Marwaan Yare Dhal Gobeed official music video

Фильм және анимация

Edited and directed by Billboard (Ayanle Omarali)
/ biillboard
Erayada Ibraahim Xagar
Laxanka qamar sugaani
Musica qaasim karama
Music Mixing and Vocal recording: Asad Faqdiid

Пікірлер: 2 000

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid4 жыл бұрын

    Ma Bro Marwaan Yare and The BiilBoard Great Job One Love DHAMAAN Asxbta

  • @mideyelyrics6705

    @mideyelyrics6705

    4 жыл бұрын

    Asad faqdiid the legend

  • @ayaanabdi8890

    @ayaanabdi8890

    4 жыл бұрын

    @@mideyelyrics6705 asad faqdid

  • @ashacud1227

    @ashacud1227

    4 жыл бұрын

    Waaaaw istel cod wax walbo qurux my ibro horay u soco

  • @ATRAXofficial.

    @ATRAXofficial.

    4 жыл бұрын

    Heesta muqdisha cadey meel ueg uga jeeda xeebta liido masa Indhaheyga waaye eppow😍🔥❤️🙏

  • @ALiMohamed-nq1zm

    @ALiMohamed-nq1zm

    4 жыл бұрын

    Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴🙏🇩🇯

  • @Gulledsimba
    @Gulledsimba4 жыл бұрын

    Well done brother 🙌🏾

  • @marwaanyareofficial7642

    @marwaanyareofficial7642

    4 жыл бұрын

    GULLEDSIMBA My brother u ✌️

  • @shinecade1145

    @shinecade1145

    4 жыл бұрын

    Simba hayeeey dooliga 😁😁

  • @ALiMohamed-nq1zm

    @ALiMohamed-nq1zm

    4 жыл бұрын

    Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴🙏

  • @umarzakiofficiall4106

    @umarzakiofficiall4106

    4 жыл бұрын

    @@marwaanyareofficial7642 Legend 🙏🏻

  • @mohameddeek990

    @mohameddeek990

    4 жыл бұрын

    @@marwaanyareofficial7642 pro isoqabo i wanner to give anew song about deeqa if u wanta u can tell me💯💯👍

  • @alto4989
    @alto498928 күн бұрын

    Heestan waa jeclahay ❤ hadaad iga dambayso like isaar

  • @nidolzack7052
    @nidolzack70524 жыл бұрын

    Away somalidii an ka dhashtay Nin korean🇰🇷 la tartamayaa somaliyey🇸🇴 like ta igu soo hurgufa

  • @sumayoabdi4343

    @sumayoabdi4343

    3 жыл бұрын

    Somali w xasidin huno only 7like bey kusiyen😭😩

  • @MohamedBiibshe
    @MohamedBiibshe4 жыл бұрын

    Marwaan Yare Hees Cajiib Ah Oo Dhinac Walba Ah 100% Dhankga Kale Ayaanle Billboard Music-ga Somalida 2020 Wax Badan Buu Ka Badalay Brother Waan Idiin Wataa Culimadii Fanka🎙

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    Maxamed biibshe adaaba wax kle fanaankeena hal codsii hes nasro la yidhaado soo qaad plz waa codsi

  • @ALiMohamed-nq1zm

    @ALiMohamed-nq1zm

    4 жыл бұрын

    Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴🙏🇩🇯

  • @ishwaaqali8305

    @ishwaaqali8305

    4 жыл бұрын

    Biibshe hore ousco walakay

  • @Samriye14

    @Samriye14

    4 жыл бұрын

    @@ishwaaqali8305 bro subscribe ii saar channel ka please walal

  • @ALiMohamed-nq1zm

    @ALiMohamed-nq1zm

    4 жыл бұрын

    Asxbay marwan yare ma rer xamar baa mise rer hargaysa??jawab oo kaliya🙏🙏🙏🇸🇴🇩🇯

  • @municadiomondofficial3581
    @municadiomondofficial35814 жыл бұрын

    Billboard studio inta jecel dubista qurxon like

  • @hamzikvlogs4700
    @hamzikvlogs47004 жыл бұрын

    Intaa heestan 2 jeer kusoo celshaty like isaar walipa marwaan yare tageerta

  • @jijocadey6303

    @jijocadey6303

    4 жыл бұрын

    Not only lawa jer tawan jer kabadan

  • @iimaanapdirahman8320

    @iimaanapdirahman8320

    4 жыл бұрын

    Tiro mleh intaan dawday

  • @hodanmohamed7785

    @hodanmohamed7785

    4 жыл бұрын

    Kun jeer ka badan inta dhageestay

  • @munoosman6818

    @munoosman6818

    4 жыл бұрын

    Isoodiire

  • @najiibcabdi3088

    @najiibcabdi3088

    2 ай бұрын

    After 4 years ago 😂😂

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi4 жыл бұрын

    Wax laga qaban karo malahan fanaan talaabsaday Marwaan Yare

  • @walalkhan3830

    @walalkhan3830

    4 жыл бұрын

    Kornel hada hestan si fcn ufiriso eraydeda dhuxda mxe ku tahy adi ahaaan

  • @drsaishaosman3898

    @drsaishaosman3898

    3 жыл бұрын

    @@walalkhan3830

  • @drsaishaosman3898

    @drsaishaosman3898

    3 жыл бұрын

    👀lollikkpmp

  • @drsaishaosman3898

    @drsaishaosman3898

    3 жыл бұрын

    @@walalkhan3830 ka day o

  • @drsaishaosman3898

    @drsaishaosman3898

    3 жыл бұрын

    HOKu l

  • @Ayub_252
    @Ayub_2524 жыл бұрын

    Bisha Ramadan in uu illaahy barare io caafimad nagu gaarsiyo wll Aminta so qor Heesahana Alle naga madoobeyo🙏💜

  • @salmamohamed1562

    @salmamohamed1562

    4 жыл бұрын

    Aamiin

  • @hayaatmohamed4930

    @hayaatmohamed4930

    4 жыл бұрын

    Aamin yaarabi

  • @mohaali6580

    @mohaali6580

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @amiiracadey4730

    @amiiracadey4730

    4 жыл бұрын

    amiiin

  • @quman1238

    @quman1238

    4 жыл бұрын

    Heesta alle hana gamoodeeyo

  • @cr7fansalltheworld914
    @cr7fansalltheworld9144 жыл бұрын

    2M markay gaarto kun like xaq ban u leyahay wlhi legend #MarwanYare ❤️🙏

  • @sabiriinahusseinabtidoon1105

    @sabiriinahusseinabtidoon1105

    4 жыл бұрын

    🤲👌💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💝💝💝💝👄👄👄👄👄👑👑👑👑👑👑😂😂😂😂😂😂😍😍😍😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩

  • @aragsanmohamed6545

    @aragsanmohamed6545

    3 жыл бұрын

    Lawa tirahdyee 1m xitaa wey gari weysy lkn wankuu saary👍🤣🤣

  • @cr7thegod660

    @cr7thegod660

    2 жыл бұрын

    Aad iyo aad 🔥✅

  • @najiibcabdi3088

    @najiibcabdi3088

    2 ай бұрын

    5m sii caga cagaynaysaa😂😂

  • @maankagaming
    @maankagaming4 жыл бұрын

    Heestan tiktok baan kuso arky durbadiiba waan ogady wlhi laxanka qamar suugani inuu leeyhay ...✌❣

  • @DuniyoyuusufIbraahim

    @DuniyoyuusufIbraahim

    9 күн бұрын

    😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @abdimohamud979
    @abdimohamud9794 жыл бұрын

    Wow Heesta100% Codka100% Muqalka100% Stylka100% Actionka100% Salaan sare Legend🙏 Horay Usoco Alfanan Marwan Yare

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir14 жыл бұрын

    Hes ka mcn oo kadanbi badan maan dhageysan 2020😅 Hadad iga danbayso Like👍🏾 dhac isaga si wa wlalkaye❤️👊

  • @yaasmiinabdiladif306

    @yaasmiinabdiladif306

    4 жыл бұрын

    Man Izku CiYaarna Marwanow

  • @muntasmaxmed5867

    @muntasmaxmed5867

    4 жыл бұрын

    Allah ku xafito Marwan yare wil aan jacelhay waxan ku Ahay tagero labar 1

  • @muntasmaxmed5867

    @muntasmaxmed5867

    4 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bibabooz1923

    @bibabooz1923

    4 жыл бұрын

    Wlh been ma ahan afkeega ka la baxday

  • @muzcapfuad5944

    @muzcapfuad5944

    4 жыл бұрын

    Wale penta maha my pro

  • @BaashiStudio
    @BaashiStudio4 жыл бұрын

    Masha Allah iska hees looma heeso wax arka My brother Marwaan Yare 💯💯🎤🎤🎤❤️👏

  • @barniahmetofficials1717
    @barniahmetofficials17174 жыл бұрын

    Hadii aad Jeceshahay Hooyo Mcn💔❤😭 Liketa Igu qabo

  • @hersare
    @hersare3 жыл бұрын

    Marwaan Yare 🎧 Waan ku wataa 🙏 fananka 🦅 fananinta 🎤

  • @cabdiqani2705
    @cabdiqani27054 жыл бұрын

    Waligay 10 like ma gadhin😭😭😭😭 Soomalay 15 like igadhsiiya

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    Cabdi qani ha ooyin anaaba kuu sarayo intaad jeceshahay plz ha iga ooyin ooyintaada wey idhibeysaayee kaliye iska qosol wiilka farxad kuu bixiyay 😂🤣😂

  • @sacdiyoabdullahi3724

    @sacdiyoabdullahi3724

    4 жыл бұрын

    woow m.a

  • @safachannel555

    @safachannel555

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid nasoo dheh he hhhh

  • @aishnusaibabdullahi1279

    @aishnusaibabdullahi1279

    4 жыл бұрын

    Wllo abdi qani 15 baa tiri 0 baa kuugu darne fiiri bal 150 like by hit lagu gareeye so qosol🤪✋🏻

  • @marwolaki909

    @marwolaki909

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkk war ana 1k kugarsinya inder

  • @libaaxcaano4894
    @libaaxcaano48944 жыл бұрын

    Codka : #Mr : Marwaan 😯 Erayada : #Mr : Ibrahim Xagar 😯🏅 Laxanka : #Mr : Qamar Sugaani 😯🏅 Music : #Mr : Qaasim karaama😯🏅 Vocal recording : #Mr : Asad faqdiid 😯🏅 #Editing Iyo boqorka duubista : #Billboard 😯🏅 Waxba lagama qaban karo heestan markay gaadho #1M likta yaan layla dhaafin💟🏅👑💟

  • @abdiazisabdilahi8174

    @abdiazisabdilahi8174

    4 жыл бұрын

    abwaankaaa midaha le masxbkay ibrahim xagarbaaa tolow

  • @hamdashugri759

    @hamdashugri759

    4 жыл бұрын

    Heesta mcnkeda ilayn qamarba laxameeyey😘😘

  • @dacardacar3530

    @dacardacar3530

    4 жыл бұрын

    Hadeer hadaan kuu saaray kawarn

  • @sahalyare7653

    @sahalyare7653

    4 жыл бұрын

    Hadana kusaare

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed8744 жыл бұрын

    WALIGAY HEES KA been badan oo ka danbi badan ma arag😂😂😂 oo waliba ka macaan😎😎😃😃😃

  • @Meeraha

    @Meeraha

    4 жыл бұрын

    😂😂🤔

  • @kamaalmohamed6692

    @kamaalmohamed6692

    4 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @maxamedmursalcumar9357

    @maxamedmursalcumar9357

    2 жыл бұрын

    Qamar suni ba ka danbi badn

  • @hamdaahmed9600
    @hamdaahmed96004 жыл бұрын

    Ilaa maalintay soo baxday heestani hees kale ma dhagaysan wlhi waar kama dhargayaba woof caleek Dhoolna waa magacayga😍❤

  • @mohamedadan1940
    @mohamedadan19404 жыл бұрын

    Inta kaba la' aan ku dawanaysa like saara wllo♥️🤦‍♂️

  • @somaligirl4749

    @somaligirl4749

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣walhi dacada u qosle

  • @waxkalewaxkale3668

    @waxkalewaxkale3668

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhh wax kalaa tahay

  • @shaficiabdirahman6913

    @shaficiabdirahman6913

    4 жыл бұрын

    Mohamed Adan subscribe isar

  • @libanali7444

    @libanali7444

    4 жыл бұрын

    Kkkk big man 😹

  • @mohamedadan1940

    @mohamedadan1940

    4 жыл бұрын

    @@somaligirl4749 🤣🙏

  • @liibaanfaysal1262
    @liibaanfaysal12624 жыл бұрын

    Qamar Sugaani mucjiada fanka iga YAABIYAY ●fanan ●Abwaan ●laxamayste Inta ila ARAGTA horumarka qamar like ta

  • @iqroqalanjoquman9873

    @iqroqalanjoquman9873

    4 жыл бұрын

    laxamyste

  • @subair74

    @subair74

    4 жыл бұрын

    Erayada isagu malaha shoodhe

  • @ayanahmedahmed31

    @ayanahmedahmed31

    4 жыл бұрын

    Funny

  • @fatumofatumo8886

    @fatumofatumo8886

    4 жыл бұрын

    Ok i

  • @NourApdiqadir-kd9sq
    @NourApdiqadir-kd9sq Жыл бұрын

    no car no girl Just pure talen🙏 Mach allah🎉👍

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed18224 жыл бұрын

    Marwan yare fanaan kugaara dholacadeen qurux majiro Masha allah 😘

  • @hawahuseinkahin8134
    @hawahuseinkahin81344 жыл бұрын

    Heesta erayadeeda inaad fahamteen mooyee gaf bay ubadanyihiin iyo awoodihii ilaahay oo laynooga dhigayo in qof wada qabtay🖐 balhada iska hubsada intaydaan 100% siinin😅

  • @noonecares6018

    @noonecares6018

    4 жыл бұрын

    Hawa Husein kahin aad iyo aad awooddii ilaahay ayaa loo dhaadhacay bisinka iyado awalba danbi ahayd heesuhu ayey hadana ereyo shirki ah kuso heesayaan subhanllah naagna darteed wax ma keenikarto e

  • @ifrahmire1888

    @ifrahmire1888

    4 жыл бұрын

    Haa aado wyn huno waaba ila argtay wx khaldan hdaan iswaydiinaayey heestaan danbigay wdato ina awooda alle loo gafay🙈

  • @taloiyotusaale5690

    @taloiyotusaale5690

    4 жыл бұрын

    waaa runta walashy walhi In badan ma yara waliba

  • @moahmed2380

    @moahmed2380

    4 жыл бұрын

    Haa wallhy waxay badan yahiin eegayo gef ah buunbuunin

  • @leiladirie3285

    @leiladirie3285

    4 жыл бұрын

    Sax wall heestan awoodi alle ba qof bil adam ah lo nisbayna subxnllh allow danbi dhaf ka barinay

  • @mohamednabiil6443
    @mohamednabiil64434 жыл бұрын

    Heestan Wax Aan Suurto Gal Aheyn Oon Ilahay Nabiyadiisi Awood Usiin ayaa ku jira amaan ma noqon karto Wax Walba Yeynaan dhaghena ku dhageysan ileen Wax Walba Wa Lagu Weydiinaya Akhiro Fadlan Yeyna Ilahay hees Iyo Wax Yaro bilaa micno ah kaga fogaan

  • @faizafilsan7485

    @faizafilsan7485

    4 жыл бұрын

    Aad io aad wll waa shirki cad heestu

  • @intaawanagajaceel

    @intaawanagajaceel

    4 жыл бұрын

    Nice sxb wax weyn ayaa ka qaldan

  • @abdikanimuktar6063

    @abdikanimuktar6063

    4 жыл бұрын

    Anba wllhi waan ka yaabay heestan gabar hdaad amaanyso dhir ku amaan lkn danbigan intaa leeg ingadaaya fanaaniinta la hdlyaa aakhiro waa lagu waydiin doonaa hlkay ciida drteed udhaqaaqdy bl mxd kujawaabi

  • @allahgreath8318

    @allahgreath8318

    4 жыл бұрын

    Run weye wll

  • @somalientertainmentcomedy4556
    @somalientertainmentcomedy45564 жыл бұрын

    Horta hees kasta oo dayaxu ku jiro Qamar sugaani lagama waayo Heestan laxanka ayuu ku jiraa Varta soo qabaty like ku qabta inta ila aragtay...... 💯💯💯✋👍👍

  • @anushbbe7242
    @anushbbe72424 жыл бұрын

    mucjisada heesta ay ledahay inta layabtaay like me 1m hdy garto 100 like lee igarsiya mucjisadi fanka qamar sugani marwan yare Guleeed simba legendis of 2020

  • @yaye_officail_3747
    @yaye_officail_37474 жыл бұрын

    Woooow heestAn walllh wan la dhacay inta iLa aragty love iziiiyah like way dhaafty😗😂😂😂

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    new NeWs hhh magaca igu dishay hhh waan kuu saaray hhh markaan qoraalka arkay aduunka dhan iftiimay 😂🤣😂🤣quruxdaada camal

  • @shukriomar2084

    @shukriomar2084

    4 жыл бұрын

    Wan ladhacay marwan horay usoco 💗💗💗💗

  • @apdrahmanqanciye2003
    @apdrahmanqanciye20034 жыл бұрын

    Hadad somalinimo ku faanto Like❤

  • @abdiwalimohamoud9637
    @abdiwalimohamoud96374 жыл бұрын

    waan gartay markaan dhagaystay heestan in uu qamar suugaani meel uun kaga jiro 😃

  • @xamsedaauus483
    @xamsedaauus4834 жыл бұрын

    Marwaan oo gar yeeshay hadaa sugaysid like igu dhufoH😂

  • @barwaqosaleban6203

    @barwaqosaleban6203

    3 жыл бұрын

    ASC and I Love it when you

  • @guyolion7801
    @guyolion78014 жыл бұрын

    2020 hestii igu macanyd hadad igu raacsantay ilaa 1m lke dhac dhac igu ziiii ♥️🦋😉

  • @saaficadey88

    @saaficadey88

    4 жыл бұрын

    Inksto ee mcdahay totally waa wrong 😥😥

  • @ayaanbile1157

    @ayaanbile1157

    4 жыл бұрын

    Mya taan dambii kabuxa😡

  • @iamabdikarim1
    @iamabdikarim14 жыл бұрын

    Laxanka qamar =100 Codkaaba layaableh marwaan yare Sidaan arkayo waa hees rag waawayn wada qabteen 6million ka eega. %100

  • @liilkacade8886
    @liilkacade88864 жыл бұрын

    Fuul respect LEGEND marwaan yare🎤❤🤟🦁

  • @munahussein1866

    @munahussein1866

    Жыл бұрын

    Full responsibility legend Marian youre

  • @ismacilelmi7670
    @ismacilelmi76704 жыл бұрын

    Hadaad heestan jiif ku dawaaney so sidaY da like iisaar😂😂

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    Ismail aniga ma jiifo waan boodboodooyaa 😂🤣😂🤣maba fadhiyo camal

  • @ismacilelmi7670

    @ismacilelmi7670

    4 жыл бұрын

    @@nasrofarah9231 😂😂 heesta kaa keentaY mar kii hore waa jiiftay soo maha Marwaan yare wax dhaama lawaa🤣🤣🤣

  • @carablyrics8214
    @carablyrics82144 жыл бұрын

    heestan haddaa aaminsanthy hal bil in ay 1M gaarayso like ii saar👍

  • @indhoyareofficiall6595

    @indhoyareofficiall6595

    4 жыл бұрын

    Hal BiL MaHa one week weyan 1M ayay Gadhi DontaH😜👈

  • @abdirisaqzaki7849

    @abdirisaqzaki7849

    4 жыл бұрын

    Bulo

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall4 жыл бұрын

    Hadaad dhooley dhawaaqdo Dhayu yeesha indhoolku Ruuxi dhimira ladnaada Curyaan dhutiya dhayooba Marwaan waku wataa 2020

  • @ayaandradam2474
    @ayaandradam24744 жыл бұрын

    Heesta views keedu hoos buu usocdaa 3hrs ago 197k bu ahaa imikana 195k tolow ma kaligy unba arka mise wa layla qabaa🤷‍♀️🤷‍♀️

  • @alibinali2141

    @alibinali2141

    4 жыл бұрын

    hadda wuxuu maraa 181k danbiga alle ayaa kasoo baxooyo dhaqso👍

  • @soumeyamohamed3154
    @soumeyamohamed31544 жыл бұрын

    Fav song🥺🤴🏾♥️Biillboard ayaanle🥺🤴🏾🥰marwaan yare😍💋😍my abtiyashay aan jecelahay😚♥️💍keep going🥰🥰

  • @quruxbadan1437
    @quruxbadan14374 жыл бұрын

    The legend king Marwaan yere wey uqalnta hestan inay one month ay ku garto 1M keep going boqorkena

  • @philipilamo7255
    @philipilamo72554 жыл бұрын

    Coronavirus inta ka Cabsaneeso Ha is Muujiso Hana is Adkeen👍😁

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    Mahdi Beesaani yaanan ka cabsaneenin hhhh Aalle ha inaga badbaadiyo dhamaanteen aamiin hh qosol igu dishay kulahaa qofkii ka cabsanaayo caadi ma thd

  • @axmedzaki2930

    @axmedzaki2930

    4 жыл бұрын

    Walahi in anan hal habeen ka cabsan xataa

  • @philipilamo7255

    @philipilamo7255

    4 жыл бұрын

    @@nasrofarah9231 🤣🤣 islii Aan joga Meshaan Afka in la xirto wajib noga Dhigeen Marka Marwalbo markuu afka ku xiran yahay Dabcan Walalkeen Corona Niyadane waku Heesaa🤣🤣🤣

  • @philipilamo7255

    @philipilamo7255

    4 жыл бұрын

    @@axmedzaki2930 Awoowe is Adkeez ka iga dhaaf

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    @@philipilamo7255 aniga xitaa meeha aan hadad bananka biyo kusoo dadiso saldhiga lagu geynaa hdad soo baxdana kaba daran

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim4 жыл бұрын

    Yaa heestan kabo la.aan kudaawanaysa welibana furaash Ku hurada weliba comentigan akhriyaya hadad intas oo sifo aan kaahelay like hayla dhaafin zhp

  • @najaxbaashe5282
    @najaxbaashe52824 жыл бұрын

    Masha Allah aniga waxba like hay saarin heesta daawo kadib wxad arkaysa adigoo like saray commentiga

  • @abdirahmanmahadabshirgurey5724
    @abdirahmanmahadabshirgurey57244 жыл бұрын

    Marwaan like saara Giled simba coment Ya taaagera badan

  • @shaficiabdirahman6913

    @shaficiabdirahman6913

    4 жыл бұрын

    Dhacdoyinka Media subscribe isar

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin8694 жыл бұрын

    Hadaad dhooley dhawaaqdo dhaayu yeesha indhoolka kulahaa MARWAAN YARE wuukabaxay fanaaninta heesahoda dibada wareego wixiisa wuu meelestay Bal LIKE iisaara

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    Cabdicasiis aniga maa igu talagashay amaantaas waan kuu saaray waliba anoo qoslaayo 😂🤣😂🤣😂🤣

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869

    @cabdicasiismaxamuudmacalin869

    4 жыл бұрын

    @@nasrofarah9231 😂😂😂

  • @anisayaqub6457

    @anisayaqub6457

    4 жыл бұрын

    Erayadu waa shirki waal amaan hamoodin dib uarki

  • @faisoyuusuf1464

    @faisoyuusuf1464

    4 жыл бұрын

    @@anisayaqub6457 saxiix

  • @shaficiabdirahman6913

    @shaficiabdirahman6913

    4 жыл бұрын

    Cabdi Casiis Maxamuud Macalin subscribe isar

  • @maandeeqahmed4107
    @maandeeqahmed41074 жыл бұрын

    woow maashaa allah guuleed siba hawada laku cunay team marwaan❤

  • @yaasmiincali3949

    @yaasmiincali3949

    Жыл бұрын

    𝗺.𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗵

  • @XabiiboXasan-rd3zr

    @XabiiboXasan-rd3zr

    Жыл бұрын

    ​@@yaasmiincali3949 o8⁸99ioooiķìi8ilokolñ

  • @amiisa6334
    @amiisa63344 жыл бұрын

    Hadaad dhooley dhawaaqdo Dhaayuu yeesha indhoolku Ruux dhimir la’ baa ladnaada Curyaan dhutiyaa dawooba Heestii u been badney😂😂 Lkn marwan yare codkiisa waa 😍♥️♥️ fanaan jira weye🥰♥️

  • @zamirahassan8351
    @zamirahassan83514 жыл бұрын

    Tageraha Aanku Hayo Waxan Gaadhay heer Aan noqdo Qofka Kowed Coment iyo Like ta 😍😍 Noloshu kuma Xumayso my Fvr Sing💎

  • @taqiyaabdirisaaq4497

    @taqiyaabdirisaaq4497

    4 жыл бұрын

    Waaaaaw nin culus love my love 💘👌

  • @fatimamaxamuudfatimamaxamu4437

    @fatimamaxamuudfatimamaxamu4437

    4 жыл бұрын

    Fanaan fanaan dhaafey keep going My dear brother

  • @najmogalmudug6619
    @najmogalmudug66194 жыл бұрын

    ayyy heesta wn la dhacye❤ marka ee 1M garto like isaar❤❤🙏👍

  • @djkb9942
    @djkb99424 жыл бұрын

    Adoo adoo war gabadhaha soomaaliyeed oo dhan ayaa saga uqurux badan😍😍😘

  • @abdihakinxako3
    @abdihakinxako34 жыл бұрын

    Qof Aan Marwan Yare Ahayn Like Kama Rabo Idhaafa Yaryarow 😂❤

  • @maxamedcabdi6735

    @maxamedcabdi6735

    4 жыл бұрын

    Waar heesta erayodambiyaa ka buuxa halkaa bal ufiirsada

  • @abdikafiabdulahi6973

    @abdikafiabdulahi6973

    4 жыл бұрын

    neefow sharaf mu na dheer yahay.nh

  • @mohamedxabeeb9163
    @mohamedxabeeb91634 жыл бұрын

    Wadankeena intii uxistay like 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj4 жыл бұрын

    Fanaan Talent leh Baa Tahay . Plus Mucjizadii Laxanka Qamar Sugaani Plus Mucjizadii Dubista Bilboard Banger 🔥👌👌

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    Garyaqaan adiga waaba qosol badanthy hhhhh kaalay iga farxi gabadha xanaaqa lay dhahaayee 😂🤣😂🤣

  • @Bb-zm4pj

    @Bb-zm4pj

    4 жыл бұрын

    @@nasrofarah9231 😀😂😂 Qof xanaaqleey iila ma ekit

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    @@Bb-zm4pj hhhh oo maxaan kuula egahay qoslaayoow

  • @Bb-zm4pj

    @Bb-zm4pj

    4 жыл бұрын

    @@nasrofarah9231 qof faraxsan😂

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    @@Bb-zm4pj 😂🤣😂🤣kaliya iisheeeg sidad ku fhmty

  • @saaficadey88
    @saaficadey884 жыл бұрын

    Istaqfrrallh 😭waa shirki weyn wxan ninka ereyda sameye wlle isku mid ba thin marwnow intan hees maqlaye ma arg midn okle gafka weyn majirto in Allah lo gafo 😥

  • @hamdaahmed9600

    @hamdaahmed9600

    4 жыл бұрын

    Iyago heesu wada danbiya ayay tan iyo Qamar suugani kuwisu kala daranyin

  • @wiilkayoutube1752
    @wiilkayoutube17524 жыл бұрын

    Sidaaa ama uhees amaba meesha aku akhiriseegine iska dhaaf heesaha aad qaaday sid faniinta ayaan lahad layaaa reer yurub🙏

  • @shaficiabdirahman6913

    @shaficiabdirahman6913

    4 жыл бұрын

    wiilka youtube subscribe isar

  • @azmodhaaki6149
    @azmodhaaki61494 жыл бұрын

    Actor Waxan ahayn Ma Moodid, Masha allah Marwaan☺️🥰✌️

  • @zuhraabdi699
    @zuhraabdi6994 жыл бұрын

    fanan klia heesiha anan hal xabo nicin kuli waan wada tageera legend marwan❤

  • @akaafikc5047
    @akaafikc50474 жыл бұрын

    Hees wey dhafty runtii 👍👍👍waa show tik 👍garta cida dhaqaaday 👍gartaa dhulka ilmeyay 👍the best song 2020

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin75984 жыл бұрын

    Hees Waali ah Marwaan yare Wxan Io Wx Kadaran waan Kaa sugeynaa Muuqaalka100% Heesta100% Music100% Horay socod wacan wll

  • @hananquruxwanaag2148
    @hananquruxwanaag21484 жыл бұрын

    Marwaan yar hees cajiib ah oo dhinca walbo 100% keep goin Bro

  • @subeirhamudvlogs6722
    @subeirhamudvlogs67224 жыл бұрын

    BILLBOURD bedelki haataf abdi ninkaas dhamaday somaha marwaanow great like bro

  • @khadraciise2044
    @khadraciise20444 жыл бұрын

    Maraan yare Fanaan an codkiisa Jeclahay gees shidan iga dheh Laxanka 100% Legend Qamar sugani inu Laxanka saaray ba u jeeda I love Qamar sugani

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet12064 жыл бұрын

    laxankii mucjizada fanka qamar sugaani wax la arky maha Mar wan yare 👑❤ fananka kliyen izku eg naHy 😂✋

  • @nur_afrax
    @nur_afrax4 жыл бұрын

    2:00 markay mareeyso 🔥🔥 legand walalkey marwaan

  • @anisaosmanabdi4405

    @anisaosmanabdi4405

    4 жыл бұрын

    Ilgara u yeshy tnx i like it

  • @shaficiabdirahman6913

    @shaficiabdirahman6913

    4 жыл бұрын

    NUR AFRAX subscribe isar

  • @gacalhassan1588
    @gacalhassan15882 жыл бұрын

    Ilahey amarkiis Waan iska jeclahay heeskaan😍 2021☝

  • @munaxaaji9869
    @munaxaaji98694 жыл бұрын

    Wooow walkey marwaan yare keep going hees igadheh top 100% 100% dhinac kasta

  • @hodanismail8492
    @hodanismail84924 жыл бұрын

    Miyaan garan fananka heestan laxameyey yaa kale qamar suugani wa fananka cirka dhulka janada nolosha maqan wax ku masaala heestan erayadeedu waa shirki waayo ilaahay awoddiisa baa qof lalasimay marwan yaraw intaadan heesta sooqaadin iska eeg 🤔🤔🤔

  • @drapdifitaahsahal3038

    @drapdifitaahsahal3038

    4 жыл бұрын

    Wlhi gbdhan si sax u aragte inta comment aqrinayo qof dhahayo sa shirki ma arkin weeba la saxanthy yaaab🤔🤔 shirki ween bani adam aa araba baxsho dhimir tagyna so celiyo qof curyNan cago uso celiyo mise roob kenu karo miss cara u dhaqajin kara dhaman wa awooda rabi leeyhy bani adana u awodin 😭

  • @zapnaamohamed1938
    @zapnaamohamed19384 жыл бұрын

    Wiilkan snadki hal mar hees dab so qadaa ee mrwliba msoo taagno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤👈

  • @Fahadkhaliil
    @Fahadkhaliil4 жыл бұрын

    Wooow imisa ila tagerta marwaan yare aniga 1 inta kle like ila sara

  • @farhanomar25
    @farhanomar256 ай бұрын

    Walahi tan waa hees. Saaxiib waad qaadday. Fanaan Marwaan Yare.

  • @saciidyusufcilmi2154
    @saciidyusufcilmi21544 жыл бұрын

    My boy #marwan yare wan ka haynaa wixi aad la maqneed.hit song ereyada 100% Laxanka 100% Masic 100% Video aan caadi aheyn ❤❤❤❤❤

  • @rahmaaay8642
    @rahmaaay86424 жыл бұрын

    Hadal Ma Garayso Heestani Waan wataa Anigu❤🎧

  • @mustafe.axmed404outlook6
    @mustafe.axmed404outlook64 жыл бұрын

    heestan waa hees shidan run ahaantii aadbaan kuga helay marwan yare hore usoco

  • @iguwaalo8552
    @iguwaalo85524 жыл бұрын

    Reer somaliland kaliyan likta Iga badan duriyadi meeye Iga shida meshan

  • @atemozilofficial954
    @atemozilofficial9544 жыл бұрын

    MARWAN YRE TAGERAYASHISA _____LIKE🚺🤭

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman36534 жыл бұрын

    NINKAA BILLBOARD LA YIDHAAH AYAAN WATAAA GAR IYO GARDARABA UMA BAAHANO KEEB GOING👇 LIKE II SAAR BLEASE 🙏🙏🙏

  • @Gabdoon2
    @Gabdoon26 ай бұрын

    Heestan Ma Qamar baa faraha Lagalay Waatan Cirka iyo Dayaxa Laga Dhaamaan Waayee ?

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr

    @KhadarIsmaciil-ed8fr

    4 ай бұрын

    😅😅

  • @balqiizaipr5580
    @balqiizaipr55804 жыл бұрын

    marWaan yare fananka kaliya tageroh ila yarteydiiH🤩🤩🎧❤️🎧❤️🎧❤️🎧horey uzocoh

  • @idirissamadoon5153
    @idirissamadoon51534 жыл бұрын

    Abwaan hadrawi baa laweydiiyey lacala sabankan la joogoh hadad hees samayso yaad udhiibilahy ama aad jeceshahy fanaaninta dada yar wuxu ku jawabey cawale yareh sabto ah maha dadkan todobaad todobad usoo sarah hesaha ana taaso kalan qabah marwaan hesihiisu aad bey ukala fog yihin fadlan hadaad aragto messege kaygan wadada haka weecan broh

  • @atoabdurazak633
    @atoabdurazak6334 жыл бұрын

    Somali music to the world bro marwaan keep going 2020 xujada soo dhigtay in laga soo bixi doono uma malaynayo ❤️❤️❤️

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu37034 жыл бұрын

    Super 😍 Song Horay u soco Marwaan Yare ❤️

  • @anisayaqub6457
    @anisayaqub64574 жыл бұрын

    Heestaan erayadeedu shirki dadkana ma faxmaayan amaan ayey moodan war dib ufiiriya erayada subhaana Allah

  • @inadaahirofficial8079
    @inadaahirofficial80794 жыл бұрын

    Heez Macaan Weeeye Lkn mawduuca Ayuu ka paxy apwaanku waayo xagee lagu arkaY dayax naag dhapankeeda ku DhaazhtaH alleh na Cafi Ya rapiH

  • @nasrofarah9231

    @nasrofarah9231

    4 жыл бұрын

    Ina daahir officail m.a wax ila fahmo waan waayay lkn adaaa ila fhmy m.a waa addunyo hala yaabin hhh adaaba qosol igu dilay

  • @fatimahusein4518

    @fatimahusein4518

    4 жыл бұрын

    ina Daahir OFFicial wllo waa amaan naag marka la amaanayo ereyada keenso ama naga daa

  • @taqwa2706
    @taqwa27064 жыл бұрын

    I like it😍style 😍 confidence 🤭 background.Boom 🔥.keep going 🙌

  • @ikhlasabdalle2939
    @ikhlasabdalle29394 жыл бұрын

    Markan daYaxa iYo quraxda maqlaY QAMAR SUGANİ 🥰inusan kamaqnaYn wa darema👏👏👏

  • @fartuuncawilkaytoon727
    @fartuuncawilkaytoon7274 жыл бұрын

    Masha Allah marwaan yare talent fiicaan ayad leedahay 👑 King of singer

  • @khalbyare

    @khalbyare

    5 ай бұрын

    , ,

  • @shaaficijoker5721
    @shaaficijoker57214 жыл бұрын

    CODKA:MARWAAN YARE❤ EREYADA:IBRAAHIM XAGAR❤ LAXANKA:QAMAR SUUGAANI❤ MUSIC:QAASIM KARAAMA❤ VOCAL RECORDING:ASAD FAQDIID❤ EDITING:AYANLE BILLBOARD❤ TWO WEEK ONLY:1MILLION IF ALLAH SAY❤ LIKE DHAC KU SII HALA YAABEE👍

  • @khadardayib1444
    @khadardayib14444 жыл бұрын

    Favorite singer nd. The Amazing billboard keep going bro 🤲🏻🥰

  • @pubgsomali2345
    @pubgsomali23457 ай бұрын

    27/11/2023❤ Wa idn salamay inta imika daawanaysa

  • @hudaqaali6212
    @hudaqaali62124 жыл бұрын

    Horta iyadoo awalba danbi heestu ahayd hadana erayada unba caadi ahaan jiray lakiin Tani kasii darann walhi abwaanka sameeyey waxan oo danbi ah ma markhaati buu u haystaa maalinka waxwalbalays waydiinayo 😭 Ilahay haynoo danbi dhaafo Heesahana haynaga madoobeeyo Sanad sanadka ka danbeya waka si darayaan

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial98104 жыл бұрын

    Hees iyo bar wlle *Marwaan* legend is back like isaar

  • @masumchannel7624
    @masumchannel76244 жыл бұрын

    Hadaan ugu sohoreye like isaaar Heestan weeey shidanthy 😍❤️

  • @fathiscookingchanelandlife5180

    @fathiscookingchanelandlife5180

    4 жыл бұрын

    Adna subscribe ii saar 💞

  • @sahalyare7653
    @sahalyare76534 жыл бұрын

    Markii 1 million gaaarto like ila dhaafin walaale iyo wlaalo 🙏🙏🙏🙏😥😥😆👈😆

  • @munadalac1700
    @munadalac17004 жыл бұрын

    Qabiilkeyga social media kuma badno ee liketa hayguciilina😥

  • @sir__cmc
    @sir__cmc4 жыл бұрын

    Inta aragta in heesta laga dhex dareemayo qamar sugaani⬇ 👎❤😄

  • @cabdiqaniquulef2938

    @cabdiqaniquulef2938

    4 жыл бұрын

    Relly

  • @saynabhassan2

    @saynabhassan2

    4 жыл бұрын

    💋💋💋💋💋💋❤❤❤👈

  • @saadaqahmed1827

    @saadaqahmed1827

    4 жыл бұрын

    Laxanka waa qamar sugaani hees dambi badan ba hada aragto maba laga wayo qamar sugaani

  • @upsidesalam2870

    @upsidesalam2870

    4 жыл бұрын

    @@saadaqahmed1827 hhhhh wad iga qoslisey wa runta

  • @Dhalaaala11

    @Dhalaaala11

    4 жыл бұрын

    #Muscab-zadaq been maaha wlhi 😂😂😂

  • @abdirashiidmoxamet2535
    @abdirashiidmoxamet25354 жыл бұрын

    Hadii aaad heestan Dawto Wllkeen #_Abdi_yare_ Ha loo soo Duceeye Oo Ku Xanuunzan Haragyzah Alleh Cafimaad Ha siiyo

  • @bandhigaxogaha9604

    @bandhigaxogaha9604

    4 жыл бұрын

    Ilaahay ha caafiyo fanaankeena waLaaL 👋

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed88334 жыл бұрын

    Maasha allaah cod halaasiya iga dheh kal iyo laab marwaan yre horu soco wllky qli farxad iigu nolow abid sharafow ❤💓💔👌👍👍

  • @najma8198
    @najma81984 жыл бұрын

    Fanaankan quruxu iyo istel iyo cod macaan alle isku darya mashallah hore u soco🤝🤝🌹🌹🌹❤❤🕺🕺🕺👌👌👌🙌🙌👏👏

  • @simanhersi3916
    @simanhersi39164 жыл бұрын

    Sana lo heesaa ama waa leyska daya Marwan yare Fanan Buuxa 😍😍😍

Келесі