No video

Markaad Hurudo waxa kugu fariisto ! Jaathuumka | Sleep Paralaysis !

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 400

  • @yaxye_abdirazak9163
    @yaxye_abdirazak91634 жыл бұрын

    Maalin kasta aqoon cusub kabaro ogaansho Alle hakuu siyaadiyo macalin omar inshaar

  • @zakilakiboss1875

    @zakilakiboss1875

    4 жыл бұрын

    Sab xaana laah

  • @ahmeday9290

    @ahmeday9290

    3 жыл бұрын

    Haye saxib mahadsanid

  • @mushtaqjaamac9308

    @mushtaqjaamac9308

    3 жыл бұрын

    @@ahmeday9290 13111

  • @abdiazizaliahmed2315
    @abdiazizaliahmed23154 жыл бұрын

    Hadii adkaarta aad aqrisato intaadan seexan ilaahay baa ku xifdin ku dadaal aqrinta aayatu al kursi iyo sadexda quul huwale iyo mucawadateeynka insha allah qofkii dhibkaas heysato wuu ka caafimaad doonaa mahadsanid walaal cumar

  • @abukarhajji

    @abukarhajji

    4 жыл бұрын

    waa sax qofka haduu ku dhaqmo wixii adkaar ah oo nabiga ka sugnaaday waxba dhib ma arkayo

  • @mohamedshaker8717

    @mohamedshaker8717

    4 жыл бұрын

    wrkiiba adaa soo afjaray Jasakallah wllo

  • @aminaamish242

    @aminaamish242

    2 жыл бұрын

    MashaAlAh sax

  • @user-tm8db3cv5c

    @user-tm8db3cv5c

    Жыл бұрын

    Waa run wll lkn iyada oo ay sidaa thy oo uu qofku adkaartii akhristay ayay arintani ku dhacdaa waaka inanku ku leh maaha arin shaydaan cag ku leeyhy

  • @ikraammohamed5717

    @ikraammohamed5717

    Жыл бұрын

    ​@@user-tm8db3cv5c ana isku arkay naqaska igu dhagaya wa lay ciijinaya ano adkaar akhristay

  • @boqran2149
    @boqran21494 жыл бұрын

    run ahaanti maanta wad iga farxisay wlhi waxan wan isku arkaa walibba 5bilood o u danbeyey markan seexdo wxba i ceeejinaya ama igu fadhiisanyey isma dhaqaajin kartid o ma hadli kartid cidna uma sheegin illahy ban talo saaartay balse wa mahadsanthy wllo jin ban modayey subxanallah

  • @abdirahmanbashir3650

    @abdirahmanbashir3650

    4 жыл бұрын

    Wllo Kula mid ban ahaa anigu oo markan jiifto anigonan xita hurdo dheer galin oo qalbiga kaso jeedo yaa laygu farisanaya laiceejinaya xita far manuuxjin karo oo niyada ayaan Ka ashahataa ama iska cuudu bilastaa kadib ayaan anigo argagaxsan kaso kacaa Wlh dhowr jeer ban isku arkay alx hada waka ronahay.

  • @sadebashir1165

    @sadebashir1165

    4 жыл бұрын

    Anba kula mid ahay wlalal. Alle dhibka hanaga saaro.

  • @AliHassan-br8pf

    @AliHassan-br8pf

    4 жыл бұрын

    samiira Boss waa dubaab waxan uu ka sheekeynayo dadka mirqaama ayaa isku arka Marka uu kuu ganbiyo jaadku

  • @mohamedfarah7972

    @mohamedfarah7972

    4 жыл бұрын

    Arinka waxan isku arkay marar badan anigaba

  • @abdishakourmohamed3130

    @abdishakourmohamed3130

    4 жыл бұрын

    Ayat kursiga akhrisna dhamantiin intiinaka cabanaysa dhibkan

  • @umumushtaq5862
    @umumushtaq58624 жыл бұрын

    Xisaab malahan intaa arkay..😥😥😥 waa mahadsantahay ustaad omar.🙏🙏🙏 hore uma maqlin qof ka hadlaayo adaa ii kow ah waxa moodi jiray wax kaligeey uun ii ah..

  • @apdiziz7821
    @apdiziz78214 жыл бұрын

    Oogow HaL midna ☝🏼 Ayaad Kursida HadaaD Aqridid Wax DHbaataa LaMa kulmaysid

  • @amiiraozmanfarah6250

    @amiiraozmanfarah6250

    Жыл бұрын

    😢

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro4 жыл бұрын

    ماشاءالله hore uzoco akhii

  • @xamarproduction3404
    @xamarproduction34044 жыл бұрын

    Marwalbo ayaan dareemaa Wili arinka wuxuu igu soolaab laabtaaa Marka aan dhaqso seexan Waligeey cidna umasheegin Dhowr daqiiqo ayaan dareemaa Anigoo moodaya inan dhimanaayo Wiliba waan ashahaataa waana Malaysia codkeeyga lkn dadku imamaqlayaan Waa marki iigu horeysay ee aan arko iyadoo laga hadlaayo arintaan Thanks walaal Omar

  • @SafaMaxamed-bi6tz

    @SafaMaxamed-bi6tz

    11 ай бұрын

    Sido kale wllhi 🥺🥺

  • @user-xe8be6iu7i

    @user-xe8be6iu7i

    7 ай бұрын

    Walaahi wey igudhacday xaaladaan halista ah waa isku arkay dhibkan faraha badan waa mahadsantahy walaal

  • @mohedabdi242
    @mohedabdi2424 жыл бұрын

    I always experienced this kind of condition. Before I thought that I'm the only one,who has experience this and I worried for my self,because I feel like I'm gonna die. So now I know that's sleeping paralysis and I'm not the only one who suffer this kind of condition. Thank you @OMER INSHAR

  • @aflaxnews5264

    @aflaxnews5264

    4 жыл бұрын

    Speak somali my man!!

  • @Joseph_abukar

    @Joseph_abukar

    Жыл бұрын

    @@aflaxnews5264 khowmaluud maatahay my man fasiraadeeda waa ninkeyga

  • @Joseph_abukar

    @Joseph_abukar

    Жыл бұрын

    Mo'ed abdi shuubadi ku dhashay wasee afsomaali wax ku qor dadka haiska gadin

  • @hunterofficialchannel3183
    @hunterofficialchannel31834 жыл бұрын

    Wllh waxan ka cabsan jiray waxn u maleenjiray in nafta la iga qaadayo 😬 maanta ka hor adiga qof aheen maka maqlin Ustad lkn Alx llh wan ka bogsaday soo weeyso qaado ka Dib ducooyin akhriso midigtana u jiifo Insh. Allh

  • @HassanIbrahiimAli
    @HassanIbrahiimAli4 жыл бұрын

    Ogaansho waxan kugu tilmaami kara faylasuufka somalida

  • @Seki-Saed21

    @Seki-Saed21

    4 жыл бұрын

    Faylsuufku isagaa waxa uu sheegayo soosaara.

  • @HassanIbrahiimAli

    @HassanIbrahiimAli

    4 жыл бұрын

    Hagarlaawe Channel inta ta la gaarin wax so saarka faylasuufku wax bu bulshadisa ubidhaamiya

  • @sultanzahardid6926

    @sultanzahardid6926

    4 жыл бұрын

    AMAAN WLLKA INTAAD AMAANI KARTO WAA HADDI AAD WAX KA FAA'IDAY WAANAD DHIIRI GALIN KARTAA WAA WLLKA OO KALE WAANA SOOMAALI CID KAA XIGTAA MA JIRTO

  • @qalanjoismail6456

    @qalanjoismail6456

    4 жыл бұрын

    Wllo feylasuuf maxa laga wadaa plz isheg

  • @HassanIbrahiimAli

    @HassanIbrahiimAli

    4 жыл бұрын

    qalanjo Ismail walal waxa lola jeda qof si mug leh ufikira.

  • @ahmedHassan-xd9hv
    @ahmedHassan-xd9hv4 жыл бұрын

    "Waxa layaba dadka unlike saraya" wll mahadsanid 👍

  • @nourabdallamo2160

    @nourabdallamo2160

    4 жыл бұрын

    nio dadka qaar ma fahansana like & unlike farqiga udhxeya isago ka helay ayey unlike sarayn dadka qaar🙈

  • @paulkhaliif2

    @paulkhaliif2

    3 жыл бұрын

    @@nourabdallamo2160 ama gacanta ugu dhacday

  • @somalipeopoleisonenation.5221
    @somalipeopoleisonenation.52214 жыл бұрын

    Alxamdulilaah Aniga markii aan daa,imay Akhrinta Aayatul Kursiga ayuu Ilaahay iga Caafiyay Ilaahay ayaana iwaafajiyay Inaan Akhriyo Aayatu Kursi

  • @abdishakuurabdinor3539
    @abdishakuurabdinor35394 жыл бұрын

    Omarow wllh wll qof dhalin yarta faaida u ah ayaa tahy

  • @ogaanshahadunida
    @ogaanshahadunida4 жыл бұрын

    Aniga way igu dhacday arinkaan waliba laba mar Marki iigu horeeysay waxaan u sheegay wiil ila dhashay asigana waxoo i dhahay hadda ka hor aan isku arkay Muddo kadib hadana way igu dhaceen lkn waa iska quustay markaan oo waan ashahaatay oo dhimasho ayaan isku diyaariyay Mida kale suaasha markasto maxaa laagaaga kacshaa marka ay riyada meel fiican kuu marayso Arinkaas saakay ayaa is waydiiyay lkn jawaab waan u waayay, *salaadi subax kadib aan hurdada ku laabtay ayaan riyada ku arkay wllky buugaag oo qoray, buugaagta oo qoray ayaa waxaa ka mid ahaa buug cinwaankiisa yahay dhalinta iyo siyaasada buugi marka aan soo qabtay aan is dhahayay buuga bal isha marsii ayaa huradad la iga kiciyay* Aad iyo aad baa uamahadsanathay wllky omar❤❤🙏🏼🙏🏼👍👍 *taarikhda way ku xusi doontaa wll qali* .

  • @faizafilzan1383

    @faizafilzan1383

    4 жыл бұрын

    Taasaa been aheyn taariikhda way xusi doontaa

  • @cadaynbuuxda5520

    @cadaynbuuxda5520

    4 жыл бұрын

    Waaruntaa meel fiican markay maraysay Ayaa lagaa kicinayaa Hadhowna Ilaahow isoo celi bilaabaysaa 😂

  • @idontcare6856
    @idontcare68564 жыл бұрын

    Masha AllaaH alxamdulillah Dhibkaas imahayo Dadku ka cabanayan Leebtoda Lugu Dulfadhiyo 😂😂

  • @umuxafsa1525

    @umuxafsa1525

    4 жыл бұрын

    Adigu Meehan arkaba mataganthy hadana waxas imahaystan dhahaysaa😂

  • @miskimursal3224
    @miskimursal32244 жыл бұрын

    Way isoo martay lkn aniga mahurdenin hurdo isu diyarinaye Mahadsanid wad iga jaahil bixisay @OGaansho

  • @barkulanchannel6113
    @barkulanchannel61134 жыл бұрын

    Wllkey cumar: dhacdadasi way idaashaty ana waan iskala qabsady😂😂 kheyr alle hakusiiyo

  • @engmohan87
    @engmohan874 жыл бұрын

    Haaa Anoo YaraY iGu DhacdaY ...."wxan is iri wta maqli jirtaY qofku marku dhiNto ddka wuu maqla ....Goorma adoo saa usoo jeda lagu dhahaYa ...ALLAH WUU DHINTAY ...Ee QaaDa ...yr i aghurdaY baan is iri Toosi waan ToosiN waaYeY gcantan qaadi waaYeY" ...dhimaSho 2min ah BaY ii ahaYd

  • @HassanIbrahiimAli

    @HassanIbrahiimAli

    4 жыл бұрын

    ZuldaN MohaN walhi wad iga qoslisay. Kadib maseexata habnki xigay mise wad cabsatay 😀

  • @engmohan87

    @engmohan87

    4 жыл бұрын

    2010 BaY ahaYd ....qolki 3 days ma seexaN ....hhhhhh

  • @sadaarofficial1218

    @sadaarofficial1218

    4 жыл бұрын

    Wlhi ani xita waa arkaY

  • @heartlessG640

    @heartlessG640

    2 жыл бұрын

    Same bro

  • @abdulahihassan2402
    @abdulahihassan24024 жыл бұрын

    Orod oo meshada fadhisid, hadalkaga an lamaqlen ya isku arkay like sara

  • @gamessjr3228
    @gamessjr32284 жыл бұрын

    @ogaansho waa jamacad bilaasha aqoon tayaleh ,macluumad aad wax badan ka faa idayso mahadsanid walal cumar💛💚💙📚🖋✏✏

  • @abdirahmanomarosmankabsool6963
    @abdirahmanomarosmankabsool69634 жыл бұрын

    Anaa ugu horeya wll cumar

  • @ibrahimmohamedomer4889
    @ibrahimmohamedomer48894 жыл бұрын

    Wll omer inshaar waxaa noo soo diyaatisaa mowduuc ku saabsan ladhaqanka qofka xaasidka ah

  • @mac-macaanka7479

    @mac-macaanka7479

    4 жыл бұрын

    Ma midbaa ku xiijiyey

  • @Lowk3y19

    @Lowk3y19

    4 жыл бұрын

    😂😂😂maxaad ku dooraty

  • @ibrahimmohamedomer4889

    @ibrahimmohamedomer4889

    4 жыл бұрын

    Wlaalayaal waxaan inta abadan u hanqal taagaa gaarida fiinta sare ee salaanka guusha badanaa waxaan arkaa dad wax yaalaha aan qabanayo aan ila jeclayn WAAD MAHADSANTIHIIN

  • @dayahlion3635

    @dayahlion3635

    4 жыл бұрын

    sahratul qur'an online kafogoow qofka xaasidka ah agtiisa mxaaku agdhigay😂

  • @Smilespotlight
    @SmilespotlightАй бұрын

    Runtii intaan yaraa maanan arkin, balse marka aan dhabardhabar u seexdo ayunbaa; mararka qaar ay imanaysaa. ALLHAMDULILAAH.

  • @talaabo2065
    @talaabo20654 жыл бұрын

    Chost sound. Love you your sound...!!

  • @sacdiyoosman3218
    @sacdiyoosman32184 жыл бұрын

    Wlh aney igu dhacday😱😱😱😱 ilaa maantana waxaan aamin sanaa jini in uu ahaa wexey eheed bil ramadaan inta udhaxeyso suxuurta iyo salaada subax familkoodhan wey sugaan salaada subax lkn ani haley kiciyo ayan dhihi jiray hoyana arinkaas mey jecleysan jirin anigoo familka dhexda ugajira ayaa is iri waxyar iskalabixi walina safican uma gam,in wlh anigoo codkooda maqlayo ayaa hoos weeyn oo mugdi ah igu fariistay kaasoo iidiiday dhaq dhaqaaq xita codkiina igu xiray 😢ayatu kursi aya niyada ka aqriyay sisahlana iguma deyn wlh wan xasusta 3bilood hurdo indhaha maansaarin heer aan iri hooyo adaa ihabaaray 🤣🤣 kadibna hooyo culimo iiguyeertay ilaahow hanatusin mardanbe 😢

  • @englishtraining6393

    @englishtraining6393

    4 жыл бұрын

    Aniga xita way igu dhacday ismadhaqajini kartid

  • @AK.Koshin

    @AK.Koshin

    4 жыл бұрын

    Sacdiya Osman saa u qoslayey indhaha biya iga yimaadeen walaashey sida cajiibka ah ee aad iigu sharaxday. Waa iga qoslisay walaaahey walaahi.

  • @mazin1546

    @mazin1546

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣 wa iga qoslisay illah kuma soceliyo

  • @cabtanbaruudofficial2541

    @cabtanbaruudofficial2541

    4 жыл бұрын

    Abaayo walahi xalay iguDanbeesay

  • @ibrahimali827

    @ibrahimali827

    4 жыл бұрын

    kkkkkk

  • @MohamedHassan-cj5en
    @MohamedHassan-cj5en4 жыл бұрын

    Waa isku arkay waa hore Horena waan umaqaly Mahadasanid ustaad ilahay haaaa jaaisi siiyo wkhtigaaad noo hurtay Inbadana chanelkaaga waankuxirhnaa Ilaa sanadkii 2017

  • @munasheikh7214

    @munasheikh7214

    4 жыл бұрын

    Sidooo kale aniga xataa wan isku arkay marar badan

  • @xamzezubeer5750
    @xamzezubeer57504 жыл бұрын

    dhawaan ayay sidani aniga igu dhacdey maraan sii seexanaayey, balse waan murugooda oo waan baqa kadibna aad ayaan uso boodaa anoo qaylinaaya, barnaamij runti aan aad ugu baahnaa iftimintiisa ayuu aha aad iyo aadna waad u mahdsantahy walal omer❤👏👏

  • @Amuula
    @Amuula4 жыл бұрын

    Dhowrkii bilood hal mar ayaan isku arkaa arintan mudo 1 daqiiqo ku dhow ayaa la i ceejiyaa maadaama aan talaabo qaadi karin waxa i ceyjinaayo aanan arkeynin hurdada dhexdeeda ayaa ku aqriyaa suradaha yar yar iyo aayad kursi waana la iga fuqaa Aad ayaad u mahadsantahay Jazaaklaah khyr

  • @abdulghanihussein
    @abdulghanihussein4 жыл бұрын

    Wxaan waa hore ayaan isku arkay inay dadka ilaqabaan uma maleyneyn.

  • @abdifataxmacalin2949
    @abdifataxmacalin29494 жыл бұрын

    Walaal Omar, Insha Allah mawduuc ma ka soo diyaarin kartaa daaciga شيخ محمود الحسناة Runtii waa Sheekh ay khudbadihiisu ka ilmaysiinayaan quluubta kana hadla Qadiyadaha Muslimiinta dulmiga lagu hayo ... Mahadsanid Walaal.

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed59034 жыл бұрын

    *Alaaahu akbar Alaahu akbar Aniguu dhibaaato adag igu hayaa walaahi jaathuuumkan Aniga waxaan u shaqeeyaa nadaamka shiftaatka hurdayda waa marba sidii aan u helo maanta duhurkii qadaad kadib seexo Ayaan is iri waxbaa laabta igaga fadhiistay neefta igu celiyay waan qaylin Kari waayay gacanta waan qaadi Kari waayay anigoo nafta iga bixi rabto Ayaan soo booday markii aan soo fadhiistay baan qayliy waxaan gaaray heer aan ka cabsado hurada walalkay Aniga wax aqoon ah Uma lahayn shukran maanta waan ogaaday Ina ay tahay hurda oo aan qofka si fiican oo Degan aanu u seeexan lakin Aniga waxaan u shaqeeyaa nadaamka shiftaatka ma helo inaan sidii aan doonaayay inaan u seexdo shukran boqol goor shukran Aniga waxaan moodi jiray Jin iyo cifriid Mar walba oo aan is iraahdo seexo waan soo weyso qadan jiray si aanu iigu iman jinnigan I dhibay mahadsanid*

  • @adammaxamadcraxman7877

    @adammaxamadcraxman7877

    Жыл бұрын

    Anibo wey igu dhacdey wlhi 😢

  • @dytffttg6491

    @dytffttg6491

    9 ай бұрын

    Wllo wlh marka si saxaneso adkarta akhriso لا اله الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شى قدير ku cel celi ila hurdada ayka imaneso

  • @hasannuur4044
    @hasannuur40444 жыл бұрын

    Omar inshaar ilaha ku xifdiyo❤❤❤🇸🇴

  • @halwadaag2956
    @halwadaag29564 жыл бұрын

    Mancha Allah cumar Wad ii sheegty hurdo markas oon seexo wan Arkay zxb

  • @zamzamosman2284
    @zamzamosman22844 жыл бұрын

    Alla wall inbadan ayay igu dhacday Wallahay khayr Alle hakuu siiyee Lakiin adkarta iyo Aayad kursidaan ku celceshada lakiin kic ki cidaa igu badano hooyaan ahay 🙏🏻

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan34064 жыл бұрын

    Sadex jeer igu dhacday anigoo cunaha la ihayo qayli islee yahay la ima maqlo ana qayladu iga soo baxayn

  • @somalitiktok9371

    @somalitiktok9371

    4 жыл бұрын

    Waligay iskuma AraG Oo wll Marka CunaHa Lagugu DhaGo Ilaa InteeH Ayuu Ku HaysanaYaa Isheeg

  • @runtarabiigujecel6476

    @runtarabiigujecel6476

    4 жыл бұрын

    @@somalitiktok9371 hhhhhh lol

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt70374 жыл бұрын

    Alhamdulilah aniga waxaan maan arag balse waxaan commenting ka arkaa dad badan oo ka cabanaya ... Alle haydin cafiyo....🤣🤣

  • @AbdullSharrif
    @AbdullSharrif4 жыл бұрын

    Mahadsanid ustad omar inshar,wax badan baad nabartey allah ka xafido ❤❤❤❤

  • @cabdimalikalimaxamed3326
    @cabdimalikalimaxamed33264 жыл бұрын

    Dhammaan fiidowyaasha ogaansho hal aan katagey majiraan .xaqiiqada wlh!!

  • @shaaficicali1124
    @shaaficicali11244 жыл бұрын

    Waa marki igu horeysay ee aan maqlo arinkan shukrn Ustad cumar

  • @abdimajidosmanadan1882
    @abdimajidosmanadan18824 жыл бұрын

    Alx waligey iskuma arkin illahana uga mahad celina ❤️💯

  • @mahamaddaki4391

    @mahamaddaki4391

    Жыл бұрын

    Aniga baqdin aan ka qabo darteed caawa hurdadi waan seexan waayay 😢

  • @HamidislamHMD
    @HamidislamHMD4 жыл бұрын

    Wax ma igu fariisan lkn neefta igu dhegtay wxa arkay anoo neefta isku celinaayo tass malagu tilmaami karaa cudurkan🤔!!!

  • @TM-do8xl
    @TM-do8xl4 жыл бұрын

    😭Alla wan qaba habeen dhaweyd labo haben ka hor igh danbaysy Xanunkaas wax badan ban radinyey dawadis Ani madax ayuu igu fadhiista madaxayga guux tareen mise mashiin weyn ba la iiga fura anan xamili karin marka la iga fuqana madax aad u xanuun badan laso kacaya Shukrn wllky wan ka faaiiday🙏

  • @cumarlaki7026
    @cumarlaki70263 жыл бұрын

    8bil kahor fidiyowgaan waan arakay waanka tagay maanta markay igu dhacday aan usoo laabtay waad mahad san tahay walll🤩🤩😍😁

  • @abdullahiabdi7670
    @abdullahiabdi76704 жыл бұрын

    Waan xasuusta Wana Yara waxana isku arkay dhawrmar Wana iswaydin jiray maxay tahay arintan waxoga markay maskaxdaydu xal rasmiya uheliwayso ayan iska dhafi jiray waxana u malaynjiray arin aniga kali igu ah 😌 Lkn hada on waynaday iskuma arag moddo sanado ah , OGAANSHO. Wa Madashi ugu horaysay Ee iga jaahil bixisay arinti An iswaydin jiray waqtigas. Mahadsanid zxb Omer inshar hore usoco

  • @maryanmagaalo4258
    @maryanmagaalo42584 жыл бұрын

    Ogaansho❤❤❤❤chanelka somalida ugu wacan Iyo yislam omer laba wiiilaaaan aad ujeclhy

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan3 жыл бұрын

    Anigu waan arkay waxaas lkn alle subxaana watacaalaa ayaa iga kexeeyey alx adiga Alle hakaa abaal mariyo mahadsanid

  • @asiaa1128
    @asiaa11283 жыл бұрын

    Aniga waa igu dhacday wiliba sadex mar oo aan isku dhawayn laba ka mida sadexdaas mar aad bay iigu badnay wiliba mid buu habeen walba ii ahaa ilaa aan gaaro inan kaco oo tukado saan u hurdo baa wax magnad ah iqabsanjiray oo jin camal ah baa igu fariisanjiray wax kasto oo aan is dhaho samee isma dhaqaajin karo ducda ban niyada ka aqristaa daqiiqado kadib waa iga fuqaa xitaa sanadkaan maalin ka mida bay igu dhacday wan yaabi jiray wuxuu yahay lkn hada waan fahmay thank u 😊 ogaansho

  • @dhamystiran
    @dhamystiran4 жыл бұрын

    alhamdulilah horey uma arkin alle ayn ka magal galay dhmn dadka alle haka badbadiyo

  • @nazirziyad215
    @nazirziyad2154 жыл бұрын

    wan isku arkay qisadan lkn Jin ama shaydaan bn moodayay markan quraanka aqristoh ayay iga baabadaa .

  • @user-ty3ze3gd3h
    @user-ty3ze3gd3h8 ай бұрын

    Haa inbadan ayay igu laalabatay familykaygina waxay moodeyeen jin inuu igu jiro😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13084 жыл бұрын

    Way igu dhaday laakiin hada alxamdulilah maasha allaah sidaad noofahansiisay wll cumar jazaakalaa kheer

  • @khalid_al_sabah
    @khalid_al_sabah4 жыл бұрын

    Aniga sii joogta Ayo igu imaada Inta ilamid ah LIKE 👍

  • @samirahsamir6930

    @samirahsamir6930

    4 жыл бұрын

    خالد حسين Adkaarta badsada Ayatul kursi iyo 3quhuwale before adaan seexan

  • @axmadcade3568
    @axmadcade35684 жыл бұрын

    الحمد لله waligay ma arag

  • @said77-i5
    @said77-i54 жыл бұрын

    Hal maalin ayaan isku arkay waxay ahya 2: galabnimo waxaan arkay anoo caadi aha hadan hurada kalamad aan odhankarin far aan dhaqaa jin karin kadib mac ayaan is idhi lakiin maleh kor ayaan ubooday heer aan caadi noqday lkn waxaan is idhi maanta kuugu danbaysa wlhi masha allh sifiican ayaad nooga jaahil saartay wll cawabada waan ogaaday buuga ayaan akhrinaya intaanan seexan kahor wuuna ii dhowaa xataa thnaks wll omer allha ku garab galo

  • @suhaybaadam6201
    @suhaybaadam62014 жыл бұрын

    Nabigu waa uu sheegay in dhanka midig loo seexdo kii didaa isaga cirka roob ku og intii aragtay like saara

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad71654 жыл бұрын

    Waan isku arkay dhaw jeer 👏👏👏

  • @csalaanhero1309

    @csalaanhero1309

    2 жыл бұрын

    Wr iska kaar

  • @midnimotv9010
    @midnimotv90104 жыл бұрын

    Isoboqo issha allah wad faideysa

  • @muqtaardheere691
    @muqtaardheere6914 жыл бұрын

    Yaah...waan arkay waxbadan waliba waxan ogaaday markan fakiray in ay ubadantahay kolka dhhabarka u ujifo oo wajiga kor ujeedo , isma dhaqajin kartid markasan acudu bileeska kucelcelinayay ano walbaharsan mana tagaaye nafta iskeed ubaraarugi aakhirkii...kacid kadib ayan quraan akhrista kadibna dhankabna dhanka midig ayan useexanayay,waxan ogaaday in ay fiicantahay dhinaca in aan useexdo wan iska ilaliya dhanka dhabarka ...tan kale habeenka hore hadaan hurdada waqtigeda dayacay habeenka xiga way ubadantahay markaas waliba adoo meel banaan oo neecaw leh waaad lakulmi kartaa..thank u.

  • @moxhadar5140
    @moxhadar51404 жыл бұрын

    Mar mar difa ah aye ugu dacda qofka qolkega hortisa marayo wan arkaya lakin uma wici karo waxa ku fikira halmarle maku so galo qofkan maka kiciyo meshan waa sida riyo riyo camal wana lagugu dagaya waxana daremesa in lagu si wado camal👊👊👊

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe6894 жыл бұрын

    Marka soomliya jogay baa iku dhici jirtay lkn marka kmpla imaaday 1.maalin bas bee iku dhacday Lkn ani waxs ma.kala jclaan jirin qolka.ani walshy ba ila.seexan jirtay i miss her tooo much wlshy rxmo hadne kali cidlo daremaa elhiw amurha iyo riyoonknkena soo rumeee 😢😢😢

  • @cabdallasamow6587

    @cabdallasamow6587

    4 жыл бұрын

    Aamiin Yaa Rabbi

  • @Cukaashe.
    @Cukaashe.4 жыл бұрын

    Subscribe iisaar si aan dadka ugaadhsiiyo waxa faa,ido u,ah

  • @hoygahalabuurka1783

    @hoygahalabuurka1783

    4 жыл бұрын

    Ku sarey zhp adna igu caawi please 👏👏👏

  • @Cukaashe.

    @Cukaashe.

    4 жыл бұрын

    @@hoygahalabuurka1783 oki thnkswllo

  • @AK.Koshin

    @AK.Koshin

    4 жыл бұрын

    Maxaan like kuu saarnaa waxba umada uma sheegine LIKE ta bilaash maa ku rabtaa xitaa hadaa ku siino wax macno oo ay leedahay malahan maxaa yeelay ma aadan kasban. Waxay kaa noqonee shey aad bilash ku heshay camal ama aad tuugsatay

  • @user-pn4gb1mz9p

    @user-pn4gb1mz9p

    4 жыл бұрын

    @@AK.Koshin Wll LIKE kumuu dhihin ee SUBSCRIBE buu kaa codsaday Aniga waan kuu saray wll

  • @fartunahmed7675
    @fartunahmed76754 жыл бұрын

    Alla wey igu dhacdey waliba laba mar ayey igu dhacdey waxaan moodey malagii nafta iga qaadi lahaa ee cazraafiil wlhi saasaa moodey thnks walalkey

  • @abdiahmednur5966
    @abdiahmednur59664 жыл бұрын

    Bahashan weey dhibtay hurdo dhan ayeey nacsiisay aad ayaad u mahadsatahay bro waa iga farxisay

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir5754 жыл бұрын

    Mahadsanaid wallale, aniga waan lahan jirey arintaan micnaha wey igu dici jirtey lkns hada may lkns waa gaan yaraa haa waliba aad iyo aad in badan..

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase31844 жыл бұрын

    Machallah Golden voice

  • @happyweather1871
    @happyweather18713 жыл бұрын

    Dhawr bilood ka hor ilaa hada marmar ayan isku arka wan cabsadey bilaa awood iyo haraad daran dareema cidna ilaa hada umaan sheegin lakin si iskeey ah ayn isku manage gareeya oo wxn is ag dhigaa caagad biyo ah markasta oon xaladaa galo biyha uun cabaa kabcdi caadi noqdaa. Alhamdulilaaah Thankxx ogaaaanshoooo.

  • @jeonkimminpark5248
    @jeonkimminpark52484 жыл бұрын

    Inbadan isku arkay wxn okale Xata wxn gaarey heer hurdada anka cabsado On gidaarka ama darbiga ku tiirsado bal in wxani iga tago Alxamdulilh imka waayahan danbe iskuma arko inbadan ka raystay 👍👌

  • @haashimcabdisamaan5766
    @haashimcabdisamaan57664 жыл бұрын

    masha allah wll omar horey usoco wllhi ilaahey dartiisa ayaan kuu jeclahay

  • @maxamedaadan447
    @maxamedaadan4474 жыл бұрын

    Aniga waan ku dhib qabay Lkn alxamdulilaah 2 sano cml iskuma arkin Hurdada duhur kii ayaan ku arki jiray

  • @qalanjoismail6456

    @qalanjoismail6456

    4 жыл бұрын

    Hurdada duhur dadka qar wey dhibta ano kle 😰😰

  • @MonaHAhmed-zm5wl

    @MonaHAhmed-zm5wl

    4 жыл бұрын

    Alx wll anpa wa hyrdadaa duhur un waxn arkaa lkn hpn wali isku ma arag

  • @Xirsi695

    @Xirsi695

    4 жыл бұрын

    @@MonaHAhmed-zm5wl haa anba duhurkii unbaan arka weliba hurdada wn ku raagaa oo 5ta galbnimo markaan kacayo unbaan sidan noqo daa lkm anu wn la qabsaday oo kama cabsado wakhtitar unbuu naqsaku kugu dhaganaan ood is dhaqaanjin kari waayi oo markaad caadi noqoto hadaad hurdada ku celi istiraahdo hadana sidan bd noqon khabiir bn ku noqday ciladan nio sxp hhhhhmmm

  • @mukhohami7032

    @mukhohami7032

    4 жыл бұрын

    @@Xirsi695 hehehe Waad iga qosliday khabiir baad ku noqotay waxa. Cilladan waligay maan arag haddana sidii qof waligiiba arki jiray ayaa aan u darsay wiil aannu saxiibo nahay ayaa qaba. Dadkana inta qabta iyo inta ka bad qabta, inta qabta ayaaba ila badan sida aan muuqaalkan ka dhadhansaday.

  • @Xirsi695

    @Xirsi695

    4 жыл бұрын

    @@mukhohami7032 Allah hakaa dhowra sxp oo wiilka sxpkaa ahna haka dulqaado

  • @asadmukhtar4350
    @asadmukhtar43504 жыл бұрын

    Wax igu fadhiisanaya waan dareemi jiry, runtii cid ka hadleysa adiga hortaana maan arag, war niyow khayr Allaha ku siiyee waad iga farxisay oo wxn u maleyn jiray Jin iyo wax baas

  • @imssp7720
    @imssp77204 жыл бұрын

    Wlhi mushkiladan way iqabsata inbdn lkn ani wxn ka aaminsanaa inuu jinn yhy lkn hda si fcn ayn ufahmey hda kabacdi kma cabsan dono i.a thanks ogaansho❤

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud80324 жыл бұрын

    Acuuudi billaahi waligay ma arag ilaahay ima tuso

  • @badmaceeyeproduction1933

    @badmaceeyeproduction1933

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad cumar Allah ku barakeeyo

  • @sabriyedaljir6961

    @sabriyedaljir6961

    4 жыл бұрын

    dad ka hurdada jecel aa tahy hh😂😂

  • @askarjanagalenogob1440
    @askarjanagalenogob14404 жыл бұрын

    Masha Allah Inbadan ayaan isku arkey yaraanteydi ila hadaa marka aan hurdada bilaabirabo lkn alxaadu lillah markaan arko waxaas waan fadhiista kadibna adkaar ayaan akhristaa kolkaas kadib ayaan sifiican useexdaa oo raaxaleh

  • @haliimoahmed7476
    @haliimoahmed74765 ай бұрын

    Mahadsanid mar walbo ayan isweydinjiray waxan wexeyihin😢

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad8 күн бұрын

    MAASH allaah wXbaan kaa faaiday

  • @omarawl8210
    @omarawl82104 жыл бұрын

    Mash Allah zxp cumar

  • @mohanali9671
    @mohanali96714 жыл бұрын

    Somali ahaan *Dubaab# Ayah loogu Yedha *for example: Dubaab Aya ii yimid

  • @nimcoabdiaziz9399
    @nimcoabdiaziz93994 жыл бұрын

    Wlhi waaa run dhibkas wuu ihaysta wlhi run ahnti sida aat sheektid ayn samenayaaa m.a ilahey kheyr haku siiyo

  • @XassanAxmed-bj9ki
    @XassanAxmed-bj9ki4 жыл бұрын

    Masha alh weli ma arkin wax kahadlay wana icajabiyey mowducan marar badan ayan arkay lakin ani waxan umaley jiray sheydan quraaan ayan aqrisajiray waa wax dhibadan wllhi

  • @kionhirsi2859
    @kionhirsi28594 жыл бұрын

    I am like that ya Allah

  • @daryeelemedia9729
    @daryeelemedia97294 жыл бұрын

    wllo aad baad umahadsantahy runt ahaantii anigu waan isku arkay dhacdadan sanadkiiba mar ama labo isku arkaa yadoo cunaha iyo calooshaba la iga ga fadhiisanayo gacmahana dhulka la,iigu dhajianayo . anigu lkn wllo waxn aaminsanahy inuu yahay jin culimada usheeg baan is dhahaa lkn nasiib daro waanba ilaaba, inuu jinyahayna waxn ku cadynaya aayad kursiga markaan isdhaho aqri ayaaba carabka la igu dhagaa markaasan niyada ka aqriyaa anoo nafkaquustay ayaa mardanbe alle iga kor qaadaa balaayada . F.G: barigii hore markay waxn igu cusbaayeen markaan aayad kursida aqriyo waa laiga dulqadi jiray markiiba lkn baryihii danbe carabkaaba xataa la,igu dhagaa.

  • @canababdulahi1369

    @canababdulahi1369

    4 жыл бұрын

    Subxaan laah

  • @sukhra3585

    @sukhra3585

    3 жыл бұрын

    Walaahi waxaasi anba 2 jeer way igu dhacday markaasaan naf ka quustay goor danbaa nafisay

  • @mohamedhassanwarsame6338
    @mohamedhassanwarsame63384 жыл бұрын

    Alx Ale ayaa mahad leh horay uma arkin wlal omar inshar Mahadsanid sida aad noogu baraarujisay ❤❤

  • @ugbaadmohamedali8849
    @ugbaadmohamedali88494 жыл бұрын

    Wallahi sidas ayan noqan jirey ramadanti dhaweyd indhahana makala furi karo ma hadli karo waley cabudhinaya xata shaydanka iskma nari karo quraan ma aqrin karo waley cabudhiyaa lkn imka wan kayar ladanahay alx

  • @footballchalanges3021
    @footballchalanges30214 жыл бұрын

    Maanta anigaa ugu horeeye

  • @yaasiin2188
    @yaasiin21884 жыл бұрын

    wllhi tiro maleh inta mar ay igu dhacdy waxad isdhihi qayli lkn ma qaylin kartid wax awooda ad iskaga kicisana malihid mar marka qar kood waxan is dhihi jiry hurdada ma udaysa hadikale wuu ku baqtiine😂😂😂

  • @mohamedmahad4234

    @mohamedmahad4234

    4 жыл бұрын

    bro anigaa izku mid nahaY runti

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon40433 жыл бұрын

    Waxaan waligey ba waan ka baqi jiray in aan dhiman rabo ayaan dareemYa😭

  • @somaliasom9411
    @somaliasom94114 жыл бұрын

    Walahi wey igu dhacaday sheekadan wax badan lakin waxan ogaday aniga kaliyah ineysan igu dhicin sheekadan o dad kale qabsatay marka waad Mahadsan tihin OGAANSHO SIDAD NAGU FASIRTEN SHEEKADA THANKS

  • @hanadyuusuf9185
    @hanadyuusuf91854 жыл бұрын

    Waxaa necbahey in la kiciyo anoo sheego jaceyl qurux badan ii socoto✅👍

  • @abshiromuuse3727
    @abshiromuuse37274 жыл бұрын

    Waaa fahmay walaal

  • @dhuuxaxmed-sb3ru
    @dhuuxaxmed-sb3ru4 жыл бұрын

    Ogaansho ilaahay ha kaa baal mariyo way nagu dhacday dhacdanoo kale.

  • @mohamedcabja9151
    @mohamedcabja91514 жыл бұрын

    Maya horey umamaqlin ilhy hakubarakeyo walalkay Cumar Aniga waxaan umalen jiray Isha bani aadamka

  • @mawlidtube7049
    @mawlidtube70494 жыл бұрын

    Wlhi dhawr jeer ayay igu dhacdaY

  • @gicilo386

    @gicilo386

    4 жыл бұрын

    Maxaa dareentay

  • @daudic1829
    @daudic18294 жыл бұрын

    Ilaahay ayaan ka magan galanay

  • @daadir1235

    @daadir1235

    4 жыл бұрын

    Waa Wax Caadi Ah

  • @user-hg1iz7yu3p
    @user-hg1iz7yu3pАй бұрын

    Wallahi ani wxn isku arkay anoo hurdaayo oo maqlaayo hadalada dadka taas horey baa umaqlay,in habeenkii anoo hurdaayo igu fariisanaayo adi baakaamaqlooyaa oo ah jaathuumka,i.a ani ugu danbayn wxn seexdaa10:10 daqiiqo,ank qof ma ihi hurdada kasoobooda,

  • @cr-tp4eo
    @cr-tp4eo4 жыл бұрын

    Way isoo martay waan is dhaqaajinwaayey hadalka dadkana waan maqlayey cidii ugu horaysay ee aan arko iyadoo kahadlaysa waa Chanelka ogaansho

  • @abuukarcarab6824
    @abuukarcarab68244 жыл бұрын

    Maasha allah😍😍😍

  • @kafiyainamahamed7977
    @kafiyainamahamed79774 жыл бұрын

    Aniga wey igu dhacday lkn mar hore ayey aheyd 8jir melahaas

  • @mohamedHassan-lz4uw
    @mohamedHassan-lz4uw4 жыл бұрын

    Arinkaan mar mar dhifa baan isku arkaa. Siiba xilyada salaadu soo dhowdahay. Lkn in xag alle la iga kicinayo baanba u qabay.

  • @gabyaaawtaad7608
    @gabyaaawtaad76084 жыл бұрын

    *Allaah haku dhawro Cumarow. In badan buu i hayay aniga waanan baadhay marar dhawr ah kumaanse qancin laakiin caawuu ii dhacay. Waxaan kaa *CODSANAYAA* inaad mar ka hadasho dhacdada ah in uu qofku dadka ka baqo oo uusan indhahooda eegi karin oo uu cidlada jecelyahay......dhallin badan baan ku arkay..... Guulayso. Horay u soco.*

  • @abdishakuurabdinor3539
    @abdishakuurabdinor35394 жыл бұрын

    Asc team ogaansho fiidnimo wanaagsan 🙏🙏🙏like igu qabta asxbey

  • @cqaadirinadaahir8691

    @cqaadirinadaahir8691

    4 жыл бұрын

    🙏🙏🙏🙏 wll gacmaha sidaa isku saaran diinteena waa ka mamnuuc waayo Waxa isticmaala diinta hinduuga

  • @EditsBYfenomeno

    @EditsBYfenomeno

    4 жыл бұрын

    Lol mean praying