Marka Dhayalsigu Noqdo Furaha guusha!

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
www.waaberiweb.com
-------------------------------------
Tirada dadka ku xiran Chanalka Xiligan: 5,773 Subscriber.
Muqaalkii ugu dambeeyay: bit.ly/32yUsli
Muuqaal Ku qancin doona: bit.ly/2manFmc
Nagala Soo Xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: waberi23/?re...
Twitter: / waberi2030
Instagram: abdirahman_...

Пікірлер: 47

  • @inaayaanjaamac9237
    @inaayaanjaamac92374 жыл бұрын

    maasha allah abdirahmaan omer alle haku xifdiyo

  • @user-fi1mn3vd6x
    @user-fi1mn3vd6x3 жыл бұрын

    Legand keep going always

  • @salmansomali7186
    @salmansomali71863 жыл бұрын

    Machallah waberi media

  • @dufaylhassan7377
    @dufaylhassan73774 жыл бұрын

    Masha allah wall congratulations

  • @newgoal1799
    @newgoal17994 жыл бұрын

    masha Allah c/raxmaan cumar horey usoco ustaad

  • @yahyefaaruuq2946
    @yahyefaaruuq29463 жыл бұрын

    MashAllah may Allah bless you

  • @alyconde423
    @alyconde4233 жыл бұрын

    Thanks teacher clraxama. Umar keep going always

  • @cadnaanmaxamed3407
    @cadnaanmaxamed34074 жыл бұрын

    Waad guulaysan insha allah

  • @khalidomer8588
    @khalidomer85884 жыл бұрын

    C/rahman omer uhore usoco Alle kuma tuso wx nolashada wx udhima

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Жыл бұрын

    Shukran apdirahman waaberi

  • @abdikadirjama1168
    @abdikadirjama11684 жыл бұрын

    allllah codka iyo cilmiga hakuu barakeyo wllll.

  • @user-es9st7dd7n
    @user-es9st7dd7n4 жыл бұрын

    Jasaka allah kheeran wll

  • @craxmaanmahadgalbeyte9473
    @craxmaanmahadgalbeyte94733 жыл бұрын

    Horay usoco sxb dhiriigelintu waa mid muhiima.

  • @carfix949
    @carfix9494 жыл бұрын

    Mahadsanid mazuuul

  • @mohamedomar5182
    @mohamedomar51824 жыл бұрын

    Chennel kan waan wa mid faaido leh mahadsanid mudane

  • @hoodoali7272
    @hoodoali72724 жыл бұрын

    Masha'Allah Masha'Allah 🤗🌺 Abdirahmaan Omar💖 Somalida Aad ayey ugu badan tahay Niyad jabintani iyo in ay kuyidhahdan waxba maqabsan kartid meel magadhi kartid🤨 Khaasatan hadanu nahay dumar waxanu nahay kuwo markasta kala kulma bulshada dhexdeda😔 Marka laga reebo inyar Oo Aqoon leh fahansanna in Uu qofku xaqijin karo himiladisa intydontaba halekate rabigiina talo saarto🤲 Waan rajaynaya hayaanka aan hayo inaan kamidho dhalin donno✍ dad badn ay u'arkaan dheel-dheel misna iniyad jabiyaan bi'idnilaah👏 Mhdsanid walaal wxd tahay qof Aan kahelo dhiirigalin👏 dadaalka aad umadda uhayso halka kasii wad🙌 wxn kurajaynaya kheyr fara bdn iyo inaad kadhabayso hadafka noloshada👏

  • @diino4xmohamed328
    @diino4xmohamed3284 жыл бұрын

    Mncha allah

  • @ASRAARMEDIA
    @ASRAARMEDIA4 жыл бұрын

    Masha allah wll Abdirahmaan waaberi Horay usoco run ahaantii waan kahelaa barnaamijyadaada

  • @arahmanmjgiir1645
    @arahmanmjgiir16453 жыл бұрын

    Asc will waxaanku waydiiyey miyaanayjirinu gabdha aqoonteeda iyo cigmadeedii funida lagumaalo. Iskadaa xagjirbimada hablo kuguxidh ayaaja waxayna unoqonkarta dhiirigeli iyo kufasho waxen. Bilow sxb.

  • @zhakiip.8.x75
    @zhakiip.8.x753 жыл бұрын

    Guushu maaha inaad Afka uun ka tidhaahdo Ee waa dadaaal iyo Adkeysi badan

  • @cimrisugeofficial3424
    @cimrisugeofficial34244 жыл бұрын

    Mahad sanit masuul 👏👏👏wacyiga aat ku wacyigalineeyso bulshadaada qaas ahaan aniga nafteeyga boow sameeya sidaa u wad masuule

  • @user-vf2vl7tn3b
    @user-vf2vl7tn3b10 ай бұрын

    Allah ha ku barakeeyo wllo

  • @abdirashidsheikomar-uq3kn
    @abdirashidsheikomar-uq3kn Жыл бұрын

    My allah pless you always❤❤❤

  • @sadiiqmohamoud8050
    @sadiiqmohamoud80504 жыл бұрын

    Mncha allH

  • @mohamedibnucirife8841
    @mohamedibnucirife88414 жыл бұрын

    Wll abdirahamaan waaberi gulYso wll

  • @khaireidea2224
    @khaireidea22244 жыл бұрын

    adham sharqaawi wa qoraaga aan buugtiisa ugu akhriska badanhay masha llah

  • @abdulhamidmuktar9763
    @abdulhamidmuktar97633 жыл бұрын

    Keep going bro you are already successful.

  • @zakiabdiyaasiin4748
    @zakiabdiyaasiin47484 жыл бұрын

    Walal mcne waxaan kaa codsaneynaa inaad warbixin nooga soodiyaariso sidii horey kaaga baraneyba war bixinadii kusaabsanaa scholarship wadanka turkiga waw lafuri rabaa Mar dhaw applicationkii 2020 marka walal waxaan rabnaa inaad muqaal nooga soo diyaariso hadii ay wax iska badleen sanadkaan iyo hadii kale qaabkii loo xareysan lahaa video nooga soodiyaari adoo mahadsan waa iga codsi walal

  • @mohamedsufigudle
    @mohamedsufigudle4 жыл бұрын

    Guul wacan saxib🌝 keep going

  • @abdukadiribrahimfarah587
    @abdukadiribrahimfarah5872 жыл бұрын

    Success is not easy

  • @SAKARIAGUDAAL
    @SAKARIAGUDAAL4 жыл бұрын

    Cabdirahman Sxb waxaanka la socdaa hargaisa Somalia

  • @studiohindi4981
    @studiohindi49814 жыл бұрын

    Waaberi media

  • @hiboabdullahi6932
    @hiboabdullahi69322 жыл бұрын

    Wll keeb keeb going

  • @muhiyoaadan8721
    @muhiyoaadan87214 жыл бұрын

    wad ku mahadsantahay cabdiraxman barnamijyadada waxtarka leh ee aad bulashadada ku dhiri gallinayso

  • @libandirie2657
    @libandirie26573 жыл бұрын

    *Sxb Ayaantan Danbe Deeqihii waxbarasho ee nala wadaagi jirtay mala wadaagtid miyay wada xiran yihin mise waa ka caajistay* 👉🙏

  • @othmanhady9141
    @othmanhady91414 жыл бұрын

    ᵒᵘʳ ᵗᵉᵃᶜʰᵉʳ ᵃᵇᵈⁱʳᵃʰᵐᵃⁿ ᵒᵐᵃʳ ⁱˢᵐᵃⁱˡ ᵏᵉᵉᵖ ᵍᵒⁱⁿᵍ ᵗᵉᶜʰ🙏

  • @user-fi1mn3vd6x
    @user-fi1mn3vd6x3 жыл бұрын

    Thankis you so much

  • @user-fi1mn3vd6x
    @user-fi1mn3vd6x3 жыл бұрын

    Time team

  • @gurrigamuslimiinta4681
    @gurrigamuslimiinta46813 жыл бұрын

    Keep going

  • @FarxiyoFarxiyo-jt2sl
    @FarxiyoFarxiyo-jt2slАй бұрын

    Dhiragiliyaha bulsada

  • @kaafirashid3640
    @kaafirashid36404 жыл бұрын

    Mnsha allah abdi rahman Ömer Aad ayaad Mar walbo idhira gelisa wlhi 👍🏻 bro hadi aad awoodo Scholarship inoogaso diyaari muqaalka kale.......

  • @abdulwahaabdubad8457
    @abdulwahaabdubad84573 жыл бұрын

    Xaliimo magaranayo waxaan ugu mahadnaqo balse waa uducaynayaa

  • @xogsugan1842
    @xogsugan18424 жыл бұрын

    Zhp 100%60 diinta ayaan ka faafiyaa chanelka ee shout out ii samee zhp dhawr jeer ayaan kaa baryay

  • @mozezmediapro7686
    @mozezmediapro76864 жыл бұрын

    MAHADSANID WLL IN BADAN.

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned71764 жыл бұрын

    Walalhay waa waxaa na haysta ee walaal soo badi barnaamijyada noocaadaa qaar ka midaaa waxay gadhaday video waana ta maanta haysata somali een guulna ka gaadhina taaas