Mall of Africa oo Somalida Seattle u gaar ah Iyo waxyaabaha lagu hayo

Пікірлер: 71

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani11 ай бұрын

    C/ salaam hereri waa big celebrity , farxada iyo riyaaqa iyo jacaylka ka muuqda hawrenka sharafta badan bal eega مشاالله❤

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED1411 ай бұрын

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤🥰

  • @abdifatahali3099
    @abdifatahali309911 ай бұрын

    maamooyinka soomaaliyeed illaahay ha daayo waa hawlkar meel kasta ay tagaan m.a

  • @Somfox1
    @Somfox111 ай бұрын

    Laba C/Salaan rageedii .. Barmaamij aad iyo aad u qiimo badan kuna tusaya Dadaalka Umada Somaliyeed .. Well done

  • @alkheyr4
    @alkheyr411 ай бұрын

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @maxamedjoofoow4610
    @maxamedjoofoow461010 ай бұрын

    Maashaa allaah somali oodhan allaha ugargaaro

  • @Ahme_abdisak
    @Ahme_abdisak11 ай бұрын

    Hooyooyinka somaliyed meel oo ay joogaan walba waa dad wax kayaqaana ganacsiga [Entrepreneur]

  • @toobaliin
    @toobaliin5 ай бұрын

    haaye haaye haaye - love that line

  • @HasseyAxmed
    @HasseyAxmed4 ай бұрын

    ilahyow quf walba waxsii............my pple love you al

  • @shideyare3062
    @shideyare306211 ай бұрын

    Thanks ustaad c/salaam herari

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed696811 ай бұрын

    Thanks Abdisalam Hereri ❤😊 it was nice episode

  • @MuzamilTenzo
    @MuzamilTenzo7 ай бұрын

    Harri Belgium booqo oo wareysi inooga keen please 😊😭

  • @mohamedhassanabdullahi8327
    @mohamedhassanabdullahi832711 ай бұрын

    Mansha allah wariye sare hereri

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi11 ай бұрын

    "Ma kuwaas oo kale bay xidhaan Quruumaha kale aad sheegaysaa" Hereri Legend 😂

  • @kingabdalemaalik5909
    @kingabdalemaalik590911 ай бұрын

    Seatle markan maqlo aabe io wllalday ban u xiisaa ilhow aanku midowno sanadkaan dhexdiisa aamiin

  • @SiciidSaleeban-yu9ox
    @SiciidSaleeban-yu9ox11 ай бұрын

    Mnsha allh haaye haaye wax badan ayn ka faa.iidaa barnaamijkaga wd mhd sn thy c/sln

  • @ayaanismail5516
    @ayaanismail551611 ай бұрын

    Legend hereri ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey10 ай бұрын

    Masha allah Mall of Africa in Seattle Wa

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia798611 ай бұрын

    Legend herari wan kula socdaa

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed352711 ай бұрын

    Masha allah alaha hadayo maamoyinka somaliyeed

  • @SABABEEYE
    @SABABEEYE11 ай бұрын

    First one ahay😂🙋‍♂️

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein177411 ай бұрын

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo606411 ай бұрын

    Wan kula socda garo harari salaamiya

  • @bashirdhoore2670
    @bashirdhoore267011 ай бұрын

    Salam sare Mr hereri

  • @yaahee
    @yaahee11 ай бұрын

    Cabdi Salaan Cusmaan waan ku soo salaamaysaa. Waa nin ilaa yaraantaadii aad is taqaaneen oo jooga dalkii hooyo. Hadaba kumaan ahay?

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed586611 ай бұрын

    👋Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Herer&C/Salaan Osman Yuusuf.

  • @Ismlre125
    @Ismlre12510 ай бұрын

    Somalida ayaga unba wax iska iibsada gaalada cadaanka wayba kafaanan😮😮

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n11 ай бұрын

    ❤❤❤❤nabi ùdgoona ùdugiisii alaha ina siiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bh7wn7lu8z
    @user-bh7wn7lu8z8 ай бұрын

    Cabdi yare markaay dadku idin gaartaan iyaga oidinku farax saan wakhti siya ay ifikulahadlaan waayo wajiyadoda shucur kal gacayl ay idiin hayaanba kamuqda mafahaantey

  • @gaascumar8253
    @gaascumar825311 ай бұрын

    Inder kay Alsalaan osman yousuf shirdoon Ali Aniga oo ah MARWAAN GAAS OMAR SHIRDOON ALI

  • @yaahee

    @yaahee

    11 ай бұрын

    Marwaan Gaas Cumar Shirdoon Cali Raare Abtidoon Dacay Baale...😅😂😂

  • @abdrskjustjust9456

    @abdrskjustjust9456

    11 ай бұрын

    Ma gx ba mise Awal 😂 indr

  • @garyaqaanfahmi-xf8zh
    @garyaqaanfahmi-xf8zh11 ай бұрын

    video yadan 1h ago two minute ago hadana kala wadan ah kala daa nio waa mac quul ah madaxey ama suxifi wayn ina hereri naga soo baan dhe............... good luck

  • @fahiimae7336

    @fahiimae7336

    11 ай бұрын

    Way fiican tahay inuu date-ka uu duubay uu inoo sheego never the less waa wareysiyo faa’iido iyo dheeri galin u leh bulshadeena! Well done Hereri!

  • @Blacktolite
    @Blacktolite11 ай бұрын

    Abdisalaam😂I 😂😂😂 funny character 😂😂 he said if you want the menswear got through the ally and back door 😢😢😢😅😅😅

  • @abdarazakahmed3434
    @abdarazakahmed343411 ай бұрын

    Suuqi waahen ban so xasuuste

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare118611 ай бұрын

    Cabdisalaan Hereri barnaamijyadiisa aad bay dadka soomaaliyeed u anfaceen. Waxaad soo waraysataa Ninka la dhaho Abdi Nor Iftin ee ku nool portland Maine.

  • @ahmedwarsame3333
    @ahmedwarsame333311 ай бұрын

    Haha hahe hahe. Hadal Hayska abdisalaaam

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril589911 ай бұрын

    Waxan la yaabanahay ganacsiga soomaalidu ma dhaafo miyaa, toob, khamiis iyo shaadh weyn oo meel la sudho, min somaliya ila USA waa isku mid tukaanada somalidu,

  • @Supr93
    @Supr9310 ай бұрын

    Minority

  • @cabdiibrahim9590
    @cabdiibrahim959011 ай бұрын

    Abdi salaanow adoo mahatsan lalefonkaga iisoo dir aat baan udaneynayaaye

  • @musemuse1507
    @musemuse150711 ай бұрын

    dukaanka dahabka maxaa meeshan luuqa looga furay? Maxaa meel qurxan uga furan waayen?

  • @user-bd1le1ss2k
    @user-bd1le1ss2k11 ай бұрын

    Hareri sidaad America ugu Soo hadlayso yaad India nagala Soo hadlaysaa miyaadan nasan

  • @Raashyyy
    @Raashyyy11 ай бұрын

    abdisalaanow socod badnida wlhi qof kaa dadaal badan ma arag

  • @fahiimae7336

    @fahiimae7336

    11 ай бұрын

    Masha Allah dheh wllo

  • @dayibahmed9387
    @dayibahmed938711 ай бұрын

    C/salaankan kale isagaba wariye ah codka iyo balaaqada

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman11 ай бұрын

    Cabdisalan hereri su al maxay tahay sabtaa aay somalida uu maal galiiyan wadamo shiisheye maxa uu diiday ineey dalkooda maal gashaadan oo dhuul shiisheye uu maal galiiyan maa jiirto nasiib daaro kaa weyn waxan aan arkeeyno where is your country 😔😔😔😔

  • @izackali2861

    @izackali2861

    11 ай бұрын

    Anaa kagajawabi abow mxan malgalina wadankena wa wadan laibsathe somalitha jismigotha aya jooga moyee wadanka wa wadan laibsathe al shabab oo ey carab iyo cadan mal galiyen aya lagaibsathe mathaxthi wadankena wa loxyal wa mathax maskaxthotha laibsathe oo dadkothi ayey xita gaten wa wadan dinte wadankena amnigisa wad aragte gurigi ladiso wa laguwaya mxan samena wadan sithas ya mal galin karaa

  • @xarfo
    @xarfo11 ай бұрын

    Herariyow goormaad joojineysaa meelkasta aad tagto isaaqa aad raadsaneyso adigoo heli kara somali kale oo uga aqoon roon halka ay joogaan

  • @liibanmumin6582

    @liibanmumin6582

    11 ай бұрын

    Halkay kaga taal ISaaq mawajigay kaqoran tahay bal na tus maxaa Yaab isdaba yaal somali uu waraysanayo ayuunbaa noo muuqdee Meel kalaa dhagta kuhaysee Alla haku caafiyo

  • @maxamednour3742
    @maxamednour374211 ай бұрын

    Somalidu waa dad wax tara lakin hogaan fiican ayay la yihiin

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf216810 ай бұрын

    ABDISALAN HERERI SAXAFI SOMALIYEED. SOMALIDA USA WAY DADALAYAN WAAR QABYALADA ISKA ILALIYA. GANACSIGA ISKU DARSADA HEER CAALAMI

  • @izackali2861
    @izackali286111 ай бұрын

    Somalitha mell walbo jogan maxey ujecelyihin in ey dar iyo cunto ugathan😂😂

  • @rahmamohamed5636

    @rahmamohamed5636

    11 ай бұрын

    Wlhi Anaa hadda is waydinayay wax kale ma yaqaanin😂😂

  • @mohamednasersaid7164
    @mohamednasersaid716411 ай бұрын

    Dahabka sidoo kale waxa laga keena dalka pakistan

  • @Daqare666
    @Daqare66611 ай бұрын

    ISLAANTA DUKAANKII 1AAD INAY XAYAYSIIS DHAX GASHATO AY DOONAYSAY LAAKIIN HAREERI OO QIBRADIISII ISTICMAALAAYO AYAA UGU BAXAY HAYA HAYA HAYA

  • @adhi_cademedia5786

    @adhi_cademedia5786

    11 ай бұрын

    Hahahah, jac baa lagu dhajiyay, dadkan Laa salaaamay waa dad wax dhiibay

  • @mahadguray4241
    @mahadguray424111 ай бұрын

    Waad ku mahadsantahay sidaad noogu soo gudisay arimahaa siyatal

  • @AmunOsman845
    @AmunOsman84511 ай бұрын

    Hereri wariye caanbaxay

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed361511 ай бұрын

    Waan gar tey mahad aanid hereri midia mahad sanid

  • @adhi_cademedia5786
    @adhi_cademedia578611 ай бұрын

    Ninkaas ma rabin inuu sheego inuu nin kale oo daarood ah uu ku leeyahay mall meesha , ninka kale baa bombada qarxiyay, Abdulsalam ka kale maxay ila tahay raga maall of Africa share kaa ku leh weeye, Muxu wariyaha ugu sheekeeyay inuu hal mall kaliya ay soomalidu ku leedahay meesha, Nin kaaas daacad maa aheyn, C taag mall muxu ka soo horjeeda mall of Africa wiil dhalinayara leh

  • @cabadallahahmad7442
    @cabadallahahmad744211 ай бұрын

    Somalida horta mxaa kaqaldan

  • @amalidiris9641
    @amalidiris964111 ай бұрын

    tukan somaliga maxa ka folxun..talabad hadad adunka tagten xata ganacsigi waxba kamaydan badalin..dukanadan waxan modaya inan tulo somali ka mida jogo..war sida dhamo tukano indhaha qabta sameya..tasadexad marya isu mida inay kenan ma qasaba qofkasta maxu noc u keni wayay..

  • @abdihaki

    @abdihaki

    11 ай бұрын

    Agree design ka liita mid modern ah ma aha lkin dal develop ku yal

  • @xassanabadir5597
    @xassanabadir559711 ай бұрын

    Dugsigii sare ee 15 may kulaha😂😂😂 ciyaal muqdisho isla ahayeen wa xarfan hore isu taqaane.

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed305111 ай бұрын

    SOMALIDA GANACSIGOODA WAA ISKU DAYASHO. QOFKII MIIS JALAATO FURTO 20 BAA KADABA FURANAYSA BAL EEG WAXA HABAR CALAL ISKA AGFURTAY

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka262311 ай бұрын

    Suuqa sidee loo kala qaybsaday yaa u badan kolay 4.5 maaheeee kkkkk

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid605811 ай бұрын

    Mahad sanid c/ salaan hareeri

  • @ahmedwarsame3333
    @ahmedwarsame333311 ай бұрын

    Haha hahe hahe. Hadal Hayska abdisalaaam

Келесі