Magaalada Maalqabeenada Ayaan Booqday | XARUNTA BILYANEERADA

Фильм және анимация

GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Booqo Website-keyga : www.hosowplus.com/
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZread KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 104

  • @MubarakZ
    @MubarakZ21 күн бұрын

    Cameradaada tayadeeda aad bey usareysaa masha Allaah

  • @user-zz4mg1yz5i

    @user-zz4mg1yz5i

    19 күн бұрын

    Qibrad dheer ayuu yleyahay

  • @aarzakiguure4134
    @aarzakiguure413422 күн бұрын

    Great video from Great person

  • @salmaanmaxamed-mo8tr

    @salmaanmaxamed-mo8tr

    22 күн бұрын

    With great comments 😅

  • @aarzakiguure4134

    @aarzakiguure4134

    22 күн бұрын

    @@salmaanmaxamed-mo8tr and also great reply 👍 😁

  • @dytffttg6491
    @dytffttg649122 күн бұрын

    Masha allh videoyada wanku raxesta cod degn oqurx bdn omg😊

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed159821 күн бұрын

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @saed_abdrahmn
    @saed_abdrahmn22 күн бұрын

    Salaaman walaal hoosow youtuber aan taageero ❤

  • @HamzaMalik-ez4ro
    @HamzaMalik-ez4ro18 күн бұрын

    Waa video cajiib ah runti, good job Thank you bro.

  • @ahmeddayibabdillahi9561
    @ahmeddayibabdillahi956120 күн бұрын

    Hossow pro. Hore u soco inader. You are great man.

  • @hkashkir
    @hkashkir21 күн бұрын

    Muuqaalka waa fadhiyaa m.a, gacanta allaa ku barakeeyo.

  • @abdiqanilazio1181
    @abdiqanilazio118122 күн бұрын

    Hosow bro noso badi muuqaladan oo kale waliba meelaha filimaanta lagu jilay nosoo dub wana ku mahadsan thy videoga quruxda bdn aad noso gudbisay❤

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan22 күн бұрын

    Wow muqal aad u cajiib ah ❤ 1 qalin 1600$ ka bixi xanuun waye😂 6:42

  • @nimo_hodanmohamed4308
    @nimo_hodanmohamed430821 күн бұрын

    Inaa booqdaa rabaa ❤ Thanks Hosow pro

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid103821 күн бұрын

    Wow more beautiful town great video 👌👌👌

  • @CrashidAhmed-y2r
    @CrashidAhmed-y2r17 күн бұрын

    Gulayso zhp hossow pro❤

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-90721 күн бұрын

    Keep up legend hosow proh

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial840322 күн бұрын

    Masha allah muuqaal duube sare

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo17 күн бұрын

    Keep going pro

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn22 күн бұрын

    Filmanta bollowoodka 90s ka inta ugu badan meshana lagu duube. Wa Mel indhaha u roon doog ah 👍👍👍keep going

  • @mohamedhassansaney2575

    @mohamedhassansaney2575

    19 күн бұрын

    Sax waye

  • @Khalidkasim860
    @Khalidkasim86021 күн бұрын

    Keep going lph

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar61022 күн бұрын

    GUULAYSO NIN AAD SI WEYN U TAAGEERO OO LEH ANSHAX IYO DIIN MY BRO HOOSOW SIDOO KALE WAXAAN GABDHAHA KA TAAGEERAA GABADHA AAN. ANSHAX XUMO SAMEYN ❤❤ NASRA ABTIDOON ❤❤

  • @selmamohamett
    @selmamohamett21 күн бұрын

    Meshaan 2021 baa wllkei ku arke asoo sawir kusoo gale 😍

  • @suhaiphssn
    @suhaiphssn21 күн бұрын

    Wll Ku mahadsanid dalxiiska gaaban eed noo waday waxaa kale oo cajiib ah qaabka erey bixintaada iyo muqaal duubistaada waan jeclaan lahaa inaad muuqaaladan camal aad soo samayso waliba Switzerland iyo italy

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney257522 күн бұрын

    Switzerland waa wadan qurxan waliba waa riyadeeda ilaahey ha geeyo anigo caafi maad qabo waa meel u roon indhaha wadan kaan

  • @mohamed25250
    @mohamed2525020 күн бұрын

    Muqalkan Wa fadhiya🥰

  • @Mubaarakshow
    @Mubaarakshow22 күн бұрын

    Asc sxpyal waa idin salamay flow iso dhaha mahadsanidin

  • @Wllsharuu
    @Wllsharuu22 күн бұрын

    Hosow the one only lagander man ❤

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab415320 күн бұрын

    Talow lo,da iyo xayawanka ku Nolna wa imisa lacagtooda Iyo canahooduba?

  • @Haffa.x
    @Haffa.x21 күн бұрын

    Allaah kucaafiyo🥺

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed159821 күн бұрын

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman21 күн бұрын

    Waa qurux badan tahay

  • @saladomar8670
    @saladomar867022 күн бұрын

    Cuntada bursada ku qada ahaa hee xita biyaha caadi haa ka tagin aa la dhaha inta aqlika leh aa fahmeyso

  • @abdikanimohamed9447
    @abdikanimohamed944722 күн бұрын

    Please muqaal kale oo ka yara dheer kasoo samee hadaad weli ku sugan tahay

  • @ruunayraaliyo
    @ruunayraaliyo21 күн бұрын

    Masha allah

  • @SalmaNoor-qc5mz
    @SalmaNoor-qc5mz22 күн бұрын

    I salute u ❤🎉

  • @user-ht8ps2jb7c
    @user-ht8ps2jb7c22 күн бұрын

    ❤🎉masha allah

  • @KakaKaka-ei2lf
    @KakaKaka-ei2lf18 күн бұрын

    Hhhhh wlhi blhi flog gaagu film kama dhaco bro waxad thy wlhi KZreadr ka kaliya ee aan helin taageeradi uu uqalmayay fikir ahaantayda😢 #spprtHossow❤ from burao bro

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed159821 күн бұрын

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @HusseinshariifAadan
    @HusseinshariifAadan18 күн бұрын

    Tuulan hadii qali maanta africa aan keeno waan ka taajiri lahaa wa reejiyow ayaan ka noqon la haa si aan kiru qolka aan iskaga ilaa liyo

  • @kaahiyefilms6858
    @kaahiyefilms685819 күн бұрын

    pro vidowyo badan nugu soo doob swizerland

  • @cumarqalombi
    @cumarqalombi21 күн бұрын

    Hosow pro the best KZreadber

  • @Wllhasan12
    @Wllhasan1220 күн бұрын

    Keep going

  • @user-oq4mf3vo9h
    @user-oq4mf3vo9h18 күн бұрын

    Pro noso badi vlog yada switzerland 🇨🇭 gar ahan dhinaca af Franch looga hadlo

  • @ismailali3501
    @ismailali350121 күн бұрын

    Dal guuleystay waaye lkn xagga dhaqaalaha ku dhib qabtiin hosow adiga booqasho fiican sameysay guuleyso

  • @abdiselam_muse
    @abdiselam_muse21 күн бұрын

    Vloga aadbaad ugu fiicantahy maad vloger noqotid

  • @gemes1
    @gemes119 күн бұрын

    Waa jano aduun

  • @SucaadMahamed-bd6hr
    @SucaadMahamed-bd6hr18 күн бұрын

    Dhakinyarow ukala kiciya sababtoo ah lacag bdn bakabaxdee u share gareeya mahadsinad hossow pro

  • @Abdilahimuxumedomer9928
    @Abdilahimuxumedomer992821 күн бұрын

    Zhp WxaN Raba Hday macquul tahay inanTalo Kuwaydiiyo

  • @salmancabdi2736
    @salmancabdi273622 күн бұрын

    Koobka shaahaa imisaa lagaa siyay

  • @hosowpro

    @hosowpro

    22 күн бұрын

    Ku dhawaad 6 dollar 💵

  • @user-uq7tc3xs3k
    @user-uq7tc3xs3k19 күн бұрын

    Pls Hosow waxa video kaso samaysa ninka kyle klifor la dhaho oo 2 gabadhod iyo hooyadod London ku dilay Crossbow waxa la dhaho plz

  • @Kanue101
    @Kanue10120 күн бұрын

    Great

  • @usmanpro5416
    @usmanpro541622 күн бұрын

    Ustad adigo mahadsan noo badi video yada nucan oo kle ah

  • @abdiqaniahmed5222
    @abdiqaniahmed522222 күн бұрын

    Waw❤

  • @MaxamedImaamka
    @MaxamedImaamka20 күн бұрын

    Best KZreadr in Somalia 🇸🇴🇦🇿

  • @xasankaafi7921

    @xasankaafi7921

    19 күн бұрын

    I get the somali flag, what’s the other flag supposed to mean?😢

  • @HawaAdem-to4oo

    @HawaAdem-to4oo

    18 күн бұрын

    Azerbijan flag

  • @ahmedrobel9956

    @ahmedrobel9956

    17 күн бұрын

    😅😅😅😅😅

  • @LIILCEYNAAN

    @LIILCEYNAAN

    17 күн бұрын

    ar qawiiila 😢

  • @garadgurey7153
    @garadgurey715322 күн бұрын

    What beuty is😊

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh22 күн бұрын

    ilaahow iisahal dalxiis waligey diyaarad xitaa ma raacin meshaasna waa rajynayaa

  • @cabdixakiimnuur522
    @cabdixakiimnuur52222 күн бұрын

    Muuqaalka hal qodob ayaan la dhacay oo kujira: kaasi oo ah wadankan sida ay lacagtiisu utayaysan tahay, xitaa dollar 💵 ka iyadaa ka qiimo badan. $324magaalada aan joogo waxay udhigantaa wax ku dhaw 3 million shillings.

  • @ramlomohamedfarah5670
    @ramlomohamedfarah567019 күн бұрын

    Hoosoow wall qiima badan

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka21 күн бұрын

    Qalin 1,700 USD jooga hadana la iibsanayo aduunyo wataa.

  • @cadullahiwitter

    @cadullahiwitter

    14 күн бұрын

    Haa dadka udhashey wadanka waxba lama aha ileen isku dhaqale ma nihine

  • @asmayare7814
    @asmayare781420 күн бұрын

    Ha iska quruxbdnaati way ku kicinaysa😂😂😊

  • @HusseinshariifAadan
    @HusseinshariifAadan18 күн бұрын

    Hadii aan wax helona ma imani doona

  • @HusseinshariifAadan
    @HusseinshariifAadan18 күн бұрын

    Hosowpro aniga abidkeyga ma arkin tuula tan ka nolol qaalisan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish22 күн бұрын

    Khaali wey dhaaftee maxa kaloo la dhihikaraa?

  • @ayoupapdi6774
    @ayoupapdi677421 күн бұрын

    ❤🎉

  • @UsamaJama
    @UsamaJama22 күн бұрын

    Tani wa magaladii lagu talo galay ii sheeg ii sheeg aan aade xaga lo mara😂

  • @tazniimhupii8266

    @tazniimhupii8266

    21 күн бұрын

    Sharci mbixiyaan way adagthy😂

  • @user-th2hh7mn8y
    @user-th2hh7mn8y22 күн бұрын

    Dupai ad taliye

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi649222 күн бұрын

    😮😮😮😮

  • @muxsincade2520
    @muxsincade252022 күн бұрын

    Waw

  • @hibaq1635
    @hibaq163522 күн бұрын

    Allah yaa igaya

  • @flamingoshowchannel.1630

    @flamingoshowchannel.1630

    22 күн бұрын

    Aniga😂😊

  • @Shankaron888
    @Shankaron88822 күн бұрын

    I love you lacag waaye waxoode 😂 qaali waa dhaafaane!!

  • @cadullahiwitter

    @cadullahiwitter

    14 күн бұрын

    Lkn inaga unbay qaali nala tahey dadka udhashey wadanka waxba lama aha dakhligoda ayaa aad usareeya😂

  • @updyrahman______________6931
    @updyrahman______________693122 күн бұрын

    Switzerland wa iska jeclhy wlhi

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli27222 күн бұрын

    tuulo tan maheee , kkk

  • @kingcarabproduction298
    @kingcarabproduction29822 күн бұрын

    Muqaaalda noocana camal nosoo badi

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv18 күн бұрын

    Anigu runtii qaali uma arko waayo Nolosha yurub meel badan ayaa kaabaha dhaxanta 350$ lagu iibasadaa

  • @dahirhassan7508

    @dahirhassan7508

    17 күн бұрын

    Jaakada qabowga qaar ayaa ka badan 1500 oo dolar wadanka iceland

  • @Aniga-qn9iv

    @Aniga-qn9iv

    15 күн бұрын

    @@dahirhassan7508 Waa runtaa Norway waad yaabi nolosheeda walhi

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel220122 күн бұрын

    ma malay jirin 9 sano oo aan daawanaayay soomaali youtubers video sidaan u qurxan inuu sameey karo youtuber soomaali ah

  • @abasabdulahi7439

    @abasabdulahi7439

    22 күн бұрын

    Yaa, masheegee marka

  • @queencameey2688
    @queencameey268821 күн бұрын

    Nin taajira malaga helaa😢

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj20 күн бұрын

    Iyaa gabaha caaga muqdisho 6dolar aba qaali la hayee

  • @Fayad-Moalimo
    @Fayad-Moalimo20 күн бұрын

    davos so boqo lipee

  • @Mustafe_Omar66
    @Mustafe_Omar6621 күн бұрын

    Kabaha 77$ ah waan wataa lkn 2$ ka bixiyay😂

  • @-x-muse
    @-x-muse22 күн бұрын

    Umalayn maayo inad meshan u hooyatay zxb

  • @Princehishaam

    @Princehishaam

    21 күн бұрын

    He can afford..ma adigaa jeebkisa ka War qabo😮😅

  • @Nafiso059
    @Nafiso05922 күн бұрын

    Hal qalin maxaa igu gadan weysay hhh

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW22 күн бұрын

    Su'aasha waxaa waaye; ADIGA intee seexatay? Mise inta gabalku ow dhicin, ayaad ka hoyatay. ( ka kuday, ka kud maha).

  • @Hagarlaawe-l3c

    @Hagarlaawe-l3c

    22 күн бұрын

    Haduu doono kaymaha quruxda badan ayuuba iska seexday😂.

  • @MIDNIMOJANAQOOW

    @MIDNIMOJANAQOOW

    22 күн бұрын

    @@Hagarlaawe-l3c Geedahaas SANBOOR iyo calaanyo awgeed lagu ma noolaan karo. Coows kaas iyo doogaas caafimaadka uma fiicna. HINDHISO! Ha ishoooooooow, Ha ishooooooooooow!

  • @mohamedhassansaney2575

    @mohamedhassansaney2575

    19 күн бұрын

    ​@@MIDNIMOJANAQOOWar saas maaha geedaha Aad arkeyga waalala socda maaha kuwi Somalia

  • @OmarHerer
    @OmarHerer21 күн бұрын

    Aduu xayran bad tee maxa ku geyey

  • @abdiosman7890

    @abdiosman7890

    18 күн бұрын

    Hadalka wanaagsan waa sadaqo wllo. "الكلمة الطيبة صدقة"

  • @xasan-yaretube6210
    @xasan-yaretube621021 күн бұрын

    hosow sxb waad iga cadhaysiisay markaad video noocan ah aad sidaa daqiiqadihiisa u gaabisay😡

Келесі