MADINA | Halkii uu ka dhacay Dagaalkii UXUD

MADINA | Halkii uu ka dhacay Dagaalkii UXUD

Пікірлер: 868

  • @asmaidil
    @asmaidil Жыл бұрын

    Walle Qof kale igama uu nasiib badna illaa qofka halkaas tagay ma ahane😭😢!!! Allow aniga iyo qofkasto Muslim ah oo jecel u qaddar inu halkaas tago🥺🤲

  • @Xaliimokiilo

    @Xaliimokiilo

    Жыл бұрын

    Aaaaamiiin yaa alla❤

  • @Welch568

    @Welch568

    Жыл бұрын

    Aamiin.waa tagay waana kunoolaa waqti badan masha Allah

  • @sahrocabdirisaaq8336

    @sahrocabdirisaaq8336

    Жыл бұрын

    Aaamin

  • @filsanahmed5395

    @filsanahmed5395

    Жыл бұрын

    Aaamiin Allah hana geeyo

  • @safamuuse2120

    @safamuuse2120

    Жыл бұрын

    Aameen yaa allah 😥

  • @yoonisjama
    @yoonisjama Жыл бұрын

    Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 Жыл бұрын

    Ilaahayow rabiyow si niyad ban ku weydistay ramadan wayee inaan malin un tago xaramka intan dhiman waliba aniga iyo xajigeyga ❤ iyo qof kasto jecel yaa rab alahuma aamiin

  • @abdulkadirshire5915

    @abdulkadirshire5915

    Жыл бұрын

    Aamiin alaha kuu aqbalo adi iyo anagaba

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Жыл бұрын

    Magaladii Nabigenna Mahamed Salallahu Caleyhn Wasaliim🥺🥺

  • @ayanlecabdallemedia8649
    @ayanlecabdallemedia8649 Жыл бұрын

    Ilaahayoow Ramadaanka danbe ii fududee in aan Cumarda sanadka soo socda inta xaramkaga aad ku marti doonto inaad iga dhigto Ya Allah Caafimad iyo Barwaaqo Camal Suuban nagu gaadhsii Aniga iyo waalidkay iyo muslimiintaba Aamiin ya Allah

  • @rahmaanwarisse3197

    @rahmaanwarisse3197

    Жыл бұрын

    Aaaamin wllo😢

  • @roroharuun6820

    @roroharuun6820

    Жыл бұрын

    Aamin yarabi 😢

  • @safiasheikhahmed5170

    @safiasheikhahmed5170

    Жыл бұрын

    allaahu ma aamiin

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED Жыл бұрын

    Ilaahow Maalinta Aakhiro NABIGA Scw Micigiisa naga yeel

  • @Mawgaofficial1
    @Mawgaofficial1 Жыл бұрын

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdulcaziizcabdulqaadir803

    @cabdulcaziizcabdulqaadir803

    Жыл бұрын

    Scw

  • @aminahmed6821

    @aminahmed6821

    Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا اخونا QAYS

  • @abdirahmanfarahabdirahman164

    @abdirahmanfarahabdirahman164

    Жыл бұрын

    آللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤

  • @mohanadcade5040

    @mohanadcade5040

    Жыл бұрын

    Sudeys

  • @muslimahsista

    @muslimahsista

    Жыл бұрын

    SALALLAAHU CALEYHI WA SALLAM Saliga Nabiga si buuxda uqor (magacaagaba sibuuxda ayaad uqortey eh) Markii hore adiga isusax.

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Mashallah😍 waa goobta uu Qofksta oo Muslim ah ku hamiyo inuu maalin un tago inshaAllah

  • @Daud612

    @Daud612

    Жыл бұрын

    Waa saxan tahay sxp

  • @bruckestev

    @bruckestev

    Жыл бұрын

    Macho Allah

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Жыл бұрын

    Qaysow aduunka waad ku nimcaysatay ee aakhina illaahay hakuu raaxeeyo❤❤❤❤🎉🎉🎉😮😮

  • @azli5079
    @azli5079 Жыл бұрын

    Ilaahayoe dhulkaa barakaysan Ii sahal inaan maalin noloshayda ka mid ah tago Soona guto xajka soona arko magaladii nabi muxamed iyo Masjidkii nabigaba 😢🤲🤲🤲

  • @adnayusuf1489
    @adnayusuf1489 Жыл бұрын

    beautiful place mashallah one day inshallah 😢😢❤

  • @Daud612

    @Daud612

    Жыл бұрын

    Insha Allah dhamaantenba walaal😢❤❤

  • @Hakim191

    @Hakim191

    Жыл бұрын

    How about if we go here together in one day❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe

    @FarhiaFarah-wg5qe

    Жыл бұрын

    This is amaleeeyyareeykhatraaycaday yareey minyarobahyareey lagufarxohappiness younger wife system Familyyyy Nonot apprereence who iam is who iam self self Exusemeeeeeeee

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985

    @kingkhalidxidigaaddisapapa8985

    11 ай бұрын

    Insha allah both 🙏 💖 ❤ ♥ 💓 💕

  • @daganmomo
    @daganmomo Жыл бұрын

    Masha-Allah illahow iiqadar malin inan soo cumraysto , soona xaajo, inshaallah Aamin ya Rabbi🙏🏻❤😭

  • @cabdulaahimukhtaar8775

    @cabdulaahimukhtaar8775

    Жыл бұрын

    Àllahu akbar

  • @user-py8bg3ql8i
    @user-py8bg3ql8i Жыл бұрын

    Mashaa allah waa goobtaan aduunka ugu jecelay Madiina munawara iyo Makka mukarama❤Allahayoow ii qor in aan dhawaan tago Yaa Rabbi 🤲❤Qofka guriga Alle tagaa waa qof nasiib badan Allahayoow nasiibkaas nagu arsaaq🤲❤Maxaa ka wacan qofka jooga madiina munawara gaar ahaan masjidul nabawi ee Allaah halkaa ku baryaya rasuulkeenii suubanaa ku salaamaya(صلى الله عليه وسلم)❤

  • @safamuuse2120

    @safamuuse2120

    Жыл бұрын

    Aameen 😭😭

  • @raliyo005
    @raliyo005 Жыл бұрын

    Ilahow hay dilin anon baytkaaga so bokhan yarbii iyo tarikhihi nabiga scw❤❤❤🥺

  • @mohammadrashid5039
    @mohammadrashid50398 ай бұрын

    اللّهم انصر اخواننا في فلسطين ، اللّهم انصرهم و ثبت أقدامهم و مد صبرهم و أفرج عنهم و أزل عنهم الضيق، اللّهم ارحم موتاهم و اشفي جرحاهم و داوي مرضاهم … أمين يارب العالمين … كلنا فدى القدس و غزة ، كلنا فدى فلسطين الحرة …

  • @drogolyris17
    @drogolyris17 Жыл бұрын

    Inbadan waanku daawady lkn muuqaaladii ii igu quruxda badnaa ee aad so dhigto❤❤❤ m.a

  • @omarislamicchannel
    @omarislamicchannel9 ай бұрын

    Mansha Allah Maka iyo Madiina insha Allah RABI kuwa uu Geeyo Allah hanaga yeelo

  • @alfanaandhoolayare4457
    @alfanaandhoolayare4457 Жыл бұрын

    Aniga oo jooga gurigayaga □Ayaan Baratay Tariikhda Islaamka Iyo Ta nibaga SCW❤Mahadsanid shp Qays qaysar🎉

  • @eidabdifatah4621
    @eidabdifatah4621 Жыл бұрын

    Masha Allaah Legend qays qayser Allaha kaa jazaa'i siiyo videogan aad u qiimaha badan una quruxda badan runtii dareenka qofka muslimka ah aad ayuu isku badalayaa marka uu daawado muuqaaladan oo kale sheekha sida wanaagsan uu noogu sharaxayna Alle ajar iyo xasanaad fara badan haka siiyo soo wad videoyo kale oo noocan😍💯

  • @ygo253
    @ygo253 Жыл бұрын

    Masha'alaah ilaaheey ha idiin ka aqbalo cibaada wanaagsan, aabe reer jeddah idiin salaamaya

  • @TuBeEc_Yare
    @TuBeEc_Yare Жыл бұрын

    Ilaahayow dhulkaas barakeysan cidii ku hamida iney mar uun tagto allow u rumee❤😢

  • @nacimoomarsarmole8379
    @nacimoomarsarmole8379 Жыл бұрын

    Scw m.a m.a waa mel qof wlpo muslim ah ku hamiyo ❤

  • @khaalid713
    @khaalid7135 күн бұрын

    mshaa allaah markaan daawaday muuqaal kaas waxan niyaystay aniga oo dhex taagan alle hay rumeeyo inaan.mar uun tago waa mesha kaliya een ku hami waynahay waligay xitaa hadii lay dhaho yurub taga ama meelo kale maan tageen marka laga reebo wadamada carabta ee islaamka ah

  • @arafaathusseinosman4764
    @arafaathusseinosman4764 Жыл бұрын

    Allow Hooyo iyo aabo Hayga qaadin ilaa aan baytkaga haramka aan gaynayo 🥺🤲 31/03/2023

  • @hooyocaasha5205

    @hooyocaasha5205

    Жыл бұрын

    Allh riyadena hayno rumeeyO markasta ano hooyo macn geyey kuriyoda illhayna wnka baraya illhayow haydilin anon geyn waalidkeY

  • @maimunsharif165

    @maimunsharif165

    Жыл бұрын

    Ameen anna alle ha irumeeyo wa rajadayda ugu wayn inaan walidkay geeyo Inshallah 31.03.23

  • @abdirahmangeele6358

    @abdirahmangeele6358

    10 ай бұрын

    Aaaamiin

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 Жыл бұрын

    WA. SAHAL ABDI BOUULALE. OO.JOOGA. CASIIMADA .WADANKA. DJIBOUTI 🇩🇯

  • @AbdirashidElmi-yv6dr
    @AbdirashidElmi-yv6dr Жыл бұрын

    Masha Allah bro noo ducee oo dalka iyo diinta noo gu soo ducee insha Allah adigana khayr aadan filayn alle haku siiyo siiba u soo ducee walaalaheen reer laascaanood inay gartaan Narada iyo wada noolanshaha

  • @Joseph___999
    @Joseph___999 Жыл бұрын

    Masha allah waa meesha ugu qurxan aduunka oo aan rajaynayo inaan ani iyo walidinteyda tagno I.a Ramadaankan illahayow Naga aqbal rajadeydana ii rumee

  • @zumayainahmohamedzumayalak2269
    @zumayainahmohamedzumayalak2269 Жыл бұрын

    Waa meesha uu qofkastoo muslim ku hamiyo ilaahayaw naysku kaayadaa ani iyo hooyo si aan utagno anago wada jirna aabena usoo xasho maruun aamin caawa ramadaan waa 9

  • @ishaakismail8874
    @ishaakismail887410 ай бұрын

    Alxmdulilaah I visited in madina al munawarah masjid al nabawi / masjid Qubaa and also Baqiic graves I been there only a day I'm so sad to didn't see this mountain uxud and more other places however I hope to visit all next time isha allah

  • @aaminoaadan8789
    @aaminoaadan8789 Жыл бұрын

    I.a mar un waan imaan doonaa haduu alle idmo mar dhow aniga iyo laba deeda waalid in aan keeno xajka I.a waa riyadeeda qeeb kamid ah waxaana rajeenayaa in uu alle ii rumeeyo ❤❤

  • @khaalidmaxamed6052
    @khaalidmaxamed6052 Жыл бұрын

    Allah haduu nasiib ku siiyay inad tagto Alx Aniga I.a inaan tago rajeynaa waliba aniga iyo HOOYO MCN I.a ilaahey riyadeyda iirumey🤲🤲😐

  • @taatiko9307
    @taatiko93078 ай бұрын

    MASHA ALLAH TABARAKA ALLLAH LOOW IIKAS IN AAN MALIN AAN IMAADO DHULKAA BARAKEYSAN INSHA ALLAH

  • @hodanbilan7489
    @hodanbilan7489 Жыл бұрын

    Waan tagay waxaana uqabaa Hilaw badan iisoo duceeya walaalayaal in Allah iisuurto galiyo inaan marar kale kunoqdo

  • @balqiisamohamed-tx9nw
    @balqiisamohamed-tx9nw Жыл бұрын

    Masha Allah wll allah ajar hakaa siiyo acmaasha saalixa ahna Allah hakaa aqbalo❤❤ aadna waad u mahadsantay muuqaalka fiican eed nooga soo diyaarisay wlh wxn mooday inaan asaxaabadii dhex joogo 😢😢😢yaa allah maalin uun igee dhulkaa barakaysan ❤

  • @halwogelle3922
    @halwogelle392211 ай бұрын

    Words cannot explain how beautiful this place is mash ALLAH ❤

  • @burhanjacfar219
    @burhanjacfar219 Жыл бұрын

    Thank you for creating such historical and emotional video. I wanna also show my thanks to the Sheikh , we were really relished his explanation. Pls make similar videos. Visit the cave in which the prophet and his friend abubakar searched the cover escaping from the infidels. God bless you brother Qeys.

  • @Fatima-cj1ut
    @Fatima-cj1ut Жыл бұрын

    😢horta dadku qalbi adagaa buurta uxud maaha ina la booqdo meel nabigii illahay lagu jabiyey😭qalbi xanuun baan dareemayaa anoona Arag buurtaa😭wixii ka dhacay dagaalkii uxud waa qiso qalbiyadeena ruxaysa dadkan booqanayaana iyagoo faraxsan bay ag joogan subxanallah

  • @mohamedyork7136

    @mohamedyork7136

    Жыл бұрын

    أحد جبل يحبنا ونحبه

  • @jumeenamaxamed3398

    @jumeenamaxamed3398

    Жыл бұрын

    قال النبي صلى الله عليه وسلم جبل أحد يحبنا و نحبه🥺♥️

  • @Daud612

    @Daud612

    Жыл бұрын

    😢😢❤

  • @Fatima-cj1ut

    @Fatima-cj1ut

    Жыл бұрын

    اللهم صلى وسلم على حبيبنا محمد Kaliya waxaan ka wadaa qisada xanuunka badan ee ku duugan Ay ugu waa weyn yihiin1: dhooshi nabigu inay ka dhacday 2:diricii dagaalka qumac ka mida inuu wajiga ka galay 3: in uu god ku siibtay rasuulku CSW 😭😭runtii dareenkeeda lama soo kobi karo

  • @SheymaaYaasiin-do5ft

    @SheymaaYaasiin-do5ft

    Жыл бұрын

    ​@@Fatima-cj1ut 😢😢😢

  • @subeercumar8134
    @subeercumar8134 Жыл бұрын

    Mch Allah Qaysow Zhp Aniga Iigu Soo Ducee Inuu Alle Igu Simo Inantago Maka Iyo Madiinaba Oon Maruun Soo Xasho Kaligayna Ma Rabo Ee Hooyaday Iyo Aabahay Inaan Kexeeyo Ayaan Rabaa Insha Allah Intaas Iigu Duceeya Asaxaabtay

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын

    Meeshi addunka ugu fiicnayd manta tagtay qays qays😊😊😊😊😊 noo soo ducee anaguna inaan rabadanta danbe ku soo soono

  • @AadanAxmed-eg9nv
    @AadanAxmed-eg9nv10 ай бұрын

    Allahayow waa habeen jimce irumee in maalin aan tago halkaa adaa boqore insha Allah Allahayow rumee wax kasta oo qalbigayga ku jira adaa wayn oo waaxidee yaa Allah yaa waduud yaa khaaliq Allahayow adaa awood oo dhan iska

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 Жыл бұрын

    I'm the first one today ilahow Nagee anagana dhulkaa barakysan Amiin🤲 dhaha asxabey 🥰wllo qaysow Plz Kasoo Hadal Kharashka lagu tago cumrada gaar ahaan qofka Hargaysa jooga iyo waxa looga baahanyahay 😊

  • @zakipoi-os8xz
    @zakipoi-os8xz Жыл бұрын

    ilaahay nagay dunida meesh dhulka ugu jeceshay ee madiina iyo maka

  • @SafiyoQalbi-yg7fu
    @SafiyoQalbi-yg7fu Жыл бұрын

    Walaalayal ii soo duceeya Muraad Ayaan leeyahay waa codsi duco idinkaga baahanahay waa bilbarakeysan

  • @haajihassan4752
    @haajihassan4752 Жыл бұрын

    Scw meel aan jeclahay inaan marun tago❤

  • @KHADIJOEREG-li8nr
    @KHADIJOEREG-li8nr Жыл бұрын

    Qayisa wllo iso ducee murada Le yahaya 🤲🤲🤲🤲

  • @cabdiraxiimmaxamed-lj4yx
    @cabdiraxiimmaxamed-lj4yx Жыл бұрын

    Mazaajidka nabiga scw mural qurux badn ka so duup wll an ku niyad dhazane

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Жыл бұрын

    😭😭😭😭 markuu yiri jabalu rumaa waan oyay 🥰🥰🥰

  • @hodansareye3123
    @hodansareye3123 Жыл бұрын

    Wll iga soo duce murad ayan leeyay

  • @kingkm-qp6bx
    @kingkm-qp6bx Жыл бұрын

    Mansha alaah ❤ qeysow waligaaba manta unbaad meel qimoleh tagtay nio

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Жыл бұрын

    Qays wll mcn si gaar ah iguso duce muraad ayaan leeyahay in Ii Fududeeyo🤲🤲🤲

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 Жыл бұрын

    Mansha allaah walaal sidaa noogu soo duubtay hada hahor waan tagay lakiin ma korin buurta kor keda ilmahan watay Allaha ugu celiyo karkala.

  • @muscabmohamed9665
    @muscabmohamed9665 Жыл бұрын

    Masha Allah and it is so beautiful 🤩 ❤

  • @Hamdajirde

    @Hamdajirde

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Daud612

    @Daud612

    Жыл бұрын

    Masha Allah ❤❤🥰

  • @abdirahmanfarahabdirahman164

    @abdirahmanfarahabdirahman164

    Жыл бұрын

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Жыл бұрын

    Qays Qeyser waad mahadsantahay ilaahay haku barakeeyo aamiin aamiin waad naga oo hisay

  • @faaraxcumar6955
    @faaraxcumar6955 Жыл бұрын

    Masha Allah Hambalyo sxb Rabbi hkuu sahlo Acmaasha khyrka Annagana hanoo fududeeyo safarkaas khyrka ah❣️

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Жыл бұрын

    Maanshalaah meeshii ugu wanaahsanayd aduunka u soo ducee soomaalida waalatay

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 Жыл бұрын

    Ilaahow Riyada noo rume aaamiin dhaha walaalayaal one day I.shallah bi idnilaahi😢😢❤

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah9235 Жыл бұрын

    Qaysoow wllo usooducwe Abaayshen allehaunaxriiste hooyoyinkeena haynoo xafido wllo usoduce wlidinten

  • @nasra1432
    @nasra1432 Жыл бұрын

    Mansha allah tabaaarakallah allah ha kaaa aqbalo anagana si kheyr qaba ha noo geeeeyo

  • @sayidalinuur5997
    @sayidalinuur5997 Жыл бұрын

    Ilaheey waxaan ka baryaya in aan mar un helo qof igeeyo meshaan yaarabi

  • @istarsalaan2463
    @istarsalaan2463 Жыл бұрын

    Beautiful place manshallah ilahow ee kaas aniga iyo lawadeyda waliid inaan xaramka tagno maruun rabiyow adiga raxmaan aah 🤲🤲🤲❤

  • @nasurivlogs
    @nasurivlogs Жыл бұрын

    Mashalah walkee inoo so ducoy in Allah Ina cafiyo broh

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Жыл бұрын

    Mnzha allah wllky Abdirahman Abdi Wali Qayz Qayzer

  • @Mohanabditube
    @Mohanabditube Жыл бұрын

    Mar un waa tagi doona I.a aniga iyo hooyadey macaan 😍

  • @fathiaosman2294
    @fathiaosman2294 Жыл бұрын

    Masha alaah alle hanibarakeyo runhanti ad iyo ad ayan uqiroday thank you broters😥😥

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 Жыл бұрын

    Masha Allah ❤❤ Ramadan mubarak huno qaysa iyo saxiibkii sheekh adam insha Allah Allah haydi ka Aqbalo huno cimrada ee no soo ducee ❤❤❤❤ رمضان كريم وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه يارب العالمين ❤❤❤ اللهم صلى على النبي محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 Жыл бұрын

    Thank you qays and sheekh adan soo much for showing us this beautiful place and giving us beneficial information about it aad iyo aad baa ku Mahadsantihiin ❤️👏🏽

  • @hidaayatv1177

    @hidaayatv1177

    Жыл бұрын

    Qays Qayser Walaal aan Dar alle U jeclahay Alle Acmaasha Hakaa Aqbalo wllo

  • @qamarqalanjo8996

    @qamarqalanjo8996

    Жыл бұрын

    M.a

  • @fatuushabdirahman514
    @fatuushabdirahman514 Жыл бұрын

    Masha allah ramdan mubarak عمرة مقبولة ❤

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @msssilent
    @msssilent Жыл бұрын

    Abdrxmn isoo ducce adaa meeshii ugu vcneed jooga xnuun aad uwyn I haya isoo ducee hn mcn wd naga nasiip bdn thy wlhi 😢

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Alle mahadii baladul aamiin baad tagtey kheyr alle hakusiyo wll

  • @yusraxusenmaxamed9225
    @yusraxusenmaxamed9225 Жыл бұрын

    M.a Alow sonka danbe cfmd cimri nagugarsii❤

  • @mohammadrashid5039
    @mohammadrashid50398 ай бұрын

    اللّهم صلى و سلم على سيدنا محمد علية الصلاة و السلام

  • @RIDWAYUSUFMOHAMED12345
    @RIDWAYUSUFMOHAMED12345 Жыл бұрын

    ءامين يارب العالمين رمضان مبارك علينا وعليكم تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه ❤

  • @usaamemaahir3241
    @usaamemaahir324111 ай бұрын

    Masha alaah waa meesha qofkasta oo muslin ku hamiyo

  • @Caashaqraagay9048
    @Caashaqraagay9048 Жыл бұрын

    عبد الرحمن غيث انسان سعيد حفظك الله

  • @faysaismaaciil8490
    @faysaismaaciil8490 Жыл бұрын

    Mnsh allha wll ale ha inka aqbalo angana ha nagadhsiyo isha allha

  • @adnadheemanofficial3506
    @adnadheemanofficial3506 Жыл бұрын

    Mansha allah ilaahow iirumeeh inaan Mar uun lugaha.dhigo❤

  • @aishahaaji
    @aishahaaji Жыл бұрын

    Masha alah abahey mcn baa tagay dhowr jer iga shekeyey wuxuna mar walpa igu la taliyaa ina mar un tago wana tagaya hdu alle weyne ii ogolaado

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Жыл бұрын

    Mansha llh ilahyow waa riyadayda Mar un I gee anigio intii islmaa alhuma amiin 😢😢😢❤

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын

    Qays alle ha kaa aqblo cimrada ramadaan soo ducee brother gaar iyo guud ahaanba thanks waa suxuurtii Hargeisa now or just now.

  • @hooyomcn1019
    @hooyomcn1019 Жыл бұрын

    The best vlog from qays thanks bro so emotional

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Жыл бұрын

    Waan jeclahay dhalinyaro hanuunsan mashaa alaah alaha idin barakeeyo

  • @nimcoxariircali4919
    @nimcoxariircali4919 Жыл бұрын

    Masha Allah qays qayser Alle haku dhawro wllo Alle haka bambino dambiyadii hored gashay kuwa kale na haka xiftiyo meelo badano xiiso leh waad nooso gudbisay Alle haka abaaliyo prother ❤

  • @APDALEAPDIRIZAK-bc6du
    @APDALEAPDIRIZAK-bc6du Жыл бұрын

    M.a wllky qays hore uso soona badi inataad joogto magaladaas ❤😢

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 Жыл бұрын

    Ilahow maalin nageee Maka iyo madina alow dhulkii barakysnaa alow hanadilin adoon nagayn .alow aniyo waalidiintyda nawadageee hana nadilin illaa antagno aamin iidhaha walaalayaal.❤

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 Жыл бұрын

    Alloow idinka aqbbalcamaashiina idinka iyo intii lslaam ah insha allaahu

  • @munahasan3274
    @munahasan3274 Жыл бұрын

    Mansha allah shukran wllo Alle haka abaal Mariyo Anana kuwii ilaahay geeyo hanaga dhigo Maka noosoo duub marka xigta ❤

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Жыл бұрын

    QEYS QEYSAR INTA ILA JECEL INUU GUURSADO IQRO ALBATROOS LIKE 👍 SAARA

  • @HAAJIMOKTAR
    @HAAJIMOKTAR Жыл бұрын

    Ustaad adan abyad Mashalah waa maclin aad u qiimo badan

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y Жыл бұрын

    Ya allaah this is one of my dream places to go one day insha alh ❤

  • @maxamedsheekh8011
    @maxamedsheekh8011 Жыл бұрын

    وعليكم والسلام ماشاءالله تبارك الرحمن منورين ربي يحفظكم ويسعدكم اللهم ارزقني حرام المكي يا رب العرش الكريم والله انا احبك مكه المكرمه 🕋❤️😭😭😭

  • @HibomaxamedWarsame-rj5vn
    @HibomaxamedWarsame-rj5vn Жыл бұрын

    M.a wll Allaha ku xifdiyo nona so badi wll khayrka A

  • @faadumoabduqaadir6607
    @faadumoabduqaadir6607 Жыл бұрын

    A Asalama caleykum habar yar sethy Masha Allah waxa Tagtay mesha ugu fadlida badneed ilahey haku barakeye

  • @abdifatahfarah8427
    @abdifatahfarah8427 Жыл бұрын

    Ilaahay ha noo ogalaado anagana inaanu dhulkaa barakaysan nimaadno adigana acmaasha khayrka ah ha kaa aqbalo walaal.

  • @madinamohammed737
    @madinamohammed737 Жыл бұрын

    Mansha Allah magacayga madiina magalwdan ayaan isku magac nahay

  • @batalaaletv7563
    @batalaaletv7563 Жыл бұрын

    Mashallah inta jecel inay Mar uuntagaan Allah haw rumeeyo amiin amiin

  • @fardowsaabdiabrahim9089
    @fardowsaabdiabrahim9089 Жыл бұрын

    Beautiful place ❤❤❤😢😢 InshaAllah may we visit one day

  • @ahlamahya919
    @ahlamahya919 Жыл бұрын

    Masha Allah rbbiyow riydyda ii rumee inan tago😢❤❤

  • @najmahashi6031
    @najmahashi6031 Жыл бұрын

    ما شاء الله آخي تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال 😊😊

  • @abdirahmanomarosmankabsool6963
    @abdirahmanomarosmankabsool6963 Жыл бұрын

    HAL CODSI BAA WATAA QAYZOW SXB sheekh adan chanell ufur aan soo dhaweenee