Madaxweyne Kasta dumar uu soo kufsaday ayaa daba socda -Prof Taakeeye

Музыка

Apple Podcast : podcasts.apple.com/us/podcast...
GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 27

  • @abdiweli7269
    @abdiweli7269 Жыл бұрын

    Waaaw masha Allah xaqiiq ayad ka hadsheen

  • @yessir4523
    @yessir4523 Жыл бұрын

    Waa qalad inay dadka wadanka maamula ama inay wax yaa lahaan oo kale inay ka doodan. Marka kow dadka AMNIGA ama GAAJADA dan yarta wax uu tara. Ineey hada islaan soo banjartay uu doodo qaniinsin iyo wax kale. Haala karbaasho ayaan dhihi lahaa. Aduunka dadka kale waxay ku meel gaareen wax la yidhaahdo PRIORITIES.

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 Жыл бұрын

    Maashaa allah Dood cilmi iyo waaqica ku dhisan Waa doodaha loo baahan yahay

  • @Ohanzahj6
    @Ohanzahj6 Жыл бұрын

    Enlightening somali community

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 Жыл бұрын

    Dhaqanka somaliga ah qaladadka kujira ayaa ah in dumarku marwalba dulmanayaal iska dhigan oo marwalba iyada lagar’siiyo xitaa hadeey iyadu. Qaladka leedahay ninkan laga dhigo dameer wax walbo lasaaro qaadan karo cid u naxdana jirin viviva wiilasheena wlhi qadiijoyinkena aduunyada kale lagama aqbaleen habdhaqankoda lkn rageena ayaa ilaheey uga dhigay kuwo adkeysi iyo dulqaad badan🥰🥰

  • @Mrgreen2558

    @Mrgreen2558

    Жыл бұрын

    The problem is all the women around the world they all are same and this era is worst. They give power to the women that why the women act she is above the man so take the redpill be man goes his own way. We know women are evil creatures and manipulate man life.

  • @MrcarIdaar-rr3yu
    @MrcarIdaar-rr3yuАй бұрын

    Waa. Xaqiiq. Mcalin

  • @AbdulRahman-dq8ig
    @AbdulRahman-dq8ig Жыл бұрын

    Aad iyo aad macalin walaahi halsano waan jiifa yacni dhawaac hal sano ano qaranka ushaqaynayo waa ciil anago jiida jirno dadki aan udhimanaynay inay waxaas soo buushgarayeen walaahi 2008 baa nin layiraa hebel jeesow waxas la yimid markaasa ciyaal inta lasoo shitaaray 10 sano nalagu qarxayay hadal marka waa mashruuci ilaa 2030 nalagu qarxin lahaa xaqa alaha nagu dilo

  • @abwaantalasameabwaantalasa4708
    @abwaantalasameabwaantalasa4708 Жыл бұрын

    Waa runtaa wlaahi

  • @Somalishorts.
    @Somalishorts. Жыл бұрын

    War waad ku mahadsantigiin inad dhalinyarta xaqiiqda fahansiisan

  • @wanaag-sheegmedia6289
    @wanaag-sheegmedia6289 Жыл бұрын

    legends baad tihiin

  • @wanaag-sheegmedia6289
    @wanaag-sheegmedia6289 Жыл бұрын

    waan ina tageera

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын

    Wadamadaa anagaa joogana qaniis lasbiyaan waa shan qaboo shan siidaa qurunkaas waxaa u dheer nacaybka musliminta iyo dad ka madoow .a day kuu kuu taalaa wadadaa mari lahayd waan kuu

  • @abdirisakmohamoud1772

    @abdirisakmohamoud1772

    Жыл бұрын

    Waan idin sheegnay reer galbeed waxa ay yihiin

  • @Hidayat_Rabbi
    @Hidayat_Rabbi Жыл бұрын

    Xaliye balaayo waaye

  • @abdisalanabdi9978
    @abdisalanabdi9978 Жыл бұрын

    Sxb wa dhabatasa

  • @speedy4522
    @speedy4522 Жыл бұрын

    This called matrix Andrew Tate

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 Жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @osmanomar5845
    @osmanomar5845 Жыл бұрын

    Labaa nin oo walaan

  • @hahdak18236

    @hahdak18236

    Жыл бұрын

    Adiga waalan oo jahil ah

  • @osmanomar5845

    @osmanomar5845

    Жыл бұрын

    @@hahdak18236 kiiir useless

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad Жыл бұрын

    Xaliye needs to go school and just learn the aspect of turn taken.

  • @yasminabdirahmanmohamed2619
    @yasminabdirahmanmohamed26199 ай бұрын

    Sufyaan waa nin dhiig islaam galay oo taasuu isku dhex qaaday lkn xaliye tolow maxa waaye cuqubda heysata oo so galay 😂

  • @documentariesinchd3070
    @documentariesinchd3070 Жыл бұрын

    Sacadiyo kastumo WA illiterate naagtas can't write her name am sure u haf to be abolochise u have to be come u haf to be abologise

  • @hamdiahmad2116

    @hamdiahmad2116

    Жыл бұрын

    Look back your English wrating before you talk some one else

  • @sali3492
    @sali34929 ай бұрын

    Labo waalan oo is helay kkkkk

Келесі