No video

Madaxweyne Axmed Madoobe “Alshabaab lacag ayey ii soo diri jireen markii aan ku xirnaa Itoobiya"

Madaxweyne Axmed Madoobe “Anigoo dhaawac ah ayaa la iqabtay 2-sano iyo 8-bilood ayaan ku xirnaa Ethiopia,bil walba Alshabaab lacag ayey ii soo diri jireen"

Пікірлер: 22

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed92914 ай бұрын

    ALLAHAYOOW SIDAAS UU UHADLAAYO MID DHAB KASHEEGA KADHIG HADII SIDAAS FIICAN WAX LOO WADO WAYNU WANAAGSANAAN LAHAYN HALAGU RAACO FIKIRKIISA

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Жыл бұрын

    Axme madoobe Markuu hadlayo ninaan aqoon waa khaldayaa🙃waxaad is dhaheysaa waa inka ugu wanaagsan ee ugu wadanisan markuu hadlayo, kisimaayo ayuun fadhiyaa 11sano, j/land waa ladagey wuxuu kusoo kordhiyey majiraa dadkiina isagey kawada caraaren

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 Жыл бұрын

    Sheekh shariif alshabaab ayuu ahaa madaxweyne ayuu noqday markaa dhamaantood shisheeye airdoonkooda ayey ushaqaynayeen,atom turkey ayuu sirdoon u ahaa

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Жыл бұрын

    Subaxaanallaah Allow Adaa umaqan umada soomaaliyeed 😢😢😢😢😢😢

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c10 ай бұрын

    Madaxwayne Xasan iyo Ahmad Madobe Raysul wasare Xamse Gulaysta Cadawginu ha jabo insha Allah

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve Жыл бұрын

    Xaqiqda waa in uu qof ku sheegoxiligas cid na lama qarxin jirin Ahmed Mohamed Islam uu hogaamiyaha uu ahaa wuuna ka baxay hab ka ay wax u hogaaminayan ayuu diiday kuna dagaalamay

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek46966 ай бұрын

    Ila imika xidhiidh inay leeyihin ayaa la aaminsanyhy madoobe iyo shabab

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Жыл бұрын

    Somali dhibka waxa waaye tuga iyo dilaaga qabiil kutaageraan ninka wxuu kamid ahaa ragii shabab as aasay hadana waa noo madax 😢😢😢

  • @BOQORKAReerka
    @BOQORKAReerka3 күн бұрын

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan41278 күн бұрын

    madoobaystow shalay adigii lahaa isqarxiya

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself754 ай бұрын

    Marka madaxweeene dadkaan muslimiinta qarxinayaa ma wax6xaad ledahay waa dad fican because lacag bee iso direen waqtigii xabsiga aad kujirtay😂

  • @user-xu7qq1gj5t
    @user-xu7qq1gj5t4 ай бұрын

    Ogaaden waa daacad war aminkaba ka hortimi masaalixdii mushaaharkii dawladnimo ee waliga ha daacad hadalin

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 Жыл бұрын

    Fikirkayga ninkan aadan madoobe wuxu ahaa sirdoon ahisheeye waana sababta looga dhigay madaxweyne kenya dabada ka riixaysay

  • @DisobedientGoy

    @DisobedientGoy

    Жыл бұрын

    They're traitors and dishonest. Very sad situations.

  • @khaalid123FK0
    @khaalid123FK04 ай бұрын

    Axmad maxamed islaam guleyso mudane ❤

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Жыл бұрын

    ileyn axmed madoowe jubada dhexe waa ibsaaday al shabaab ayu ka ibsaaday isagab cadeyay

  • @nuurmaxamed3111
    @nuurmaxamed31114 ай бұрын

    Madaxweynaheygi hore mudane nooloow waan kutaageeraa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve3 ай бұрын

    Mohamed siyad barre ka dib nin an arkay oo ka hadal cad cad Ma arag wali ahmed mohamed islaaam waana geesi dhab ah Madax caadi ilahay iska u saaray lays kama dhigi karo

  • @diinishamzadiin103
    @diinishamzadiin103 Жыл бұрын

    Yahuu

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Жыл бұрын

    Axmed Wali soo kama tirsanid.

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz Жыл бұрын

    beenaale

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Жыл бұрын

    Wallahi been ah ayaad kudharaneysa, maxaad ola dagalami weysay.

Келесі