Madaxwayne Farmaajo Muxuu ka yidhi Siciid Deni iyo Axmed Madoobe | Khudbadii Baarlamaanka

Kalshaale Channel
Khubdadii Baarlamaanka ee sida wayn loo sugayey oo Madaxwayne Farmaajo uga hadlay xaalada dalka iyo Arinta Doorashada, Muxusee ka yidhi Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubbaland ?

Пікірлер: 171

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel88933 жыл бұрын

    Viva farmaajo soo nabad iyo nololo guullan u rajeena insha allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @SaidAdan

    @SaidAdan

    3 жыл бұрын

    Waxaad tidhaahdaa markii la doortay nin daarood ah aniga oo qabyaaladi dhuuxa iga gashay waxa wax qaban kara nin daarood ah hawiye waxba ma qaban karo,arinta kale waad aragtaa horumarka uu gaadhsiiyay farmaajo baardheere gedo beled xaawo iyo caabudwaaq.taas buu gaadhsiinayaa somalia inteeda kale

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan20493 жыл бұрын

    MASHA ALLAAH MW FR ALLAAH HAKUGU GUULEEYO DAACADNIMADAADA IYO GEESINIMADAADA IYO SHARAFTAADA IYO KARTIDAADA IYO SAMIRKAAGA IYO TANASULKAAGA QIIMAHA BADAN ALLAAH HAKU GUULEEYO MAR WALBA IYO GOOB WALBA ALLANA HAKU XAFIDO MW FR AMIIN YAA RABI YAA ALLAAH YAA DALJALAALI WALIKRAAM AMIIN AMIIN AMIIN YAA RYA

  • @marianabdulahi6633
    @marianabdulahi66333 жыл бұрын

    Ilahey hakulajiro madaxweyne kuwa kucoladinaya ee qarandumiskana Allaha jebiyo Amiiiiin

  • @Farxiyageedi

    @Farxiyageedi

    3 жыл бұрын

    Wale wa dadasha è ilaaah hakula jiro

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar75483 жыл бұрын

    Mashallah guul MW Farmaajo

  • @AbdulahiAli-bp6gn
    @AbdulahiAli-bp6gn3 жыл бұрын

    Labada daalim saciid dani iyo axmed madoobe illaahay haloo baryo asaga ayaa wax kaqaban karee Qaswadayaal weeyan viva🇸🇴soomalia hawaarto guulayso mudane madaxwayne

  • @umukassim2166
    @umukassim21663 жыл бұрын

    Walaalaheen maaba sii dhehe ee wallahi qof wanaagsan ayad tahay. Ilaahow somali mideey 🤲

  • @cabdiraxmaansuldaan4647

    @cabdiraxmaansuldaan4647

    3 жыл бұрын

    Wàa runtaa from borama 🇸🇴😪 from

  • @user-zn1mx6zw7m

    @user-zn1mx6zw7m

    6 ай бұрын

    Tuug bu ahaa 😂😂

  • @bashiirmaxamed8131
    @bashiirmaxamed81313 жыл бұрын

    Muudane madax weeyne maxamed c/dulaahi farmaajo waxan kuguug duceeye inaat kunoqoto mudane madax weyne farmajo guul weeyne inshlllh

  • @xassancabdulahi491
    @xassancabdulahi4913 жыл бұрын

    Farmajo guul Insha allh

  • @halimaali2937

    @halimaali2937

    3 жыл бұрын

    Fjcn

  • @halimaali2937

    @halimaali2937

    3 жыл бұрын

    😍😍

  • @amishaqarandoon2247
    @amishaqarandoon22473 жыл бұрын

    Labadaa nin ilaahy umadda haka soo qabto rabbi ayaan uga dacwooney rabbi ayaan u barinay inuu naga qabta

  • @asmadhexdadhexda283
    @asmadhexdadhexda2833 жыл бұрын

    Guulyso mudane madax Wayne inshllh alle ha ku garab galo💖❤

  • @hawahussein498
    @hawahussein4983 жыл бұрын

    Maashaallah guul iyo Soomaali si sax ah, Islaanimo iyo wallaaltinimo ku saleysan. Amiin yaa Rabbil caalamiin. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Amiin. Weli bax dhimman Mdxweyne, laakiin waa bilow wacan, Sarta in Hoosta laga so dhiso. Ka dibna Somaaliweyn.🇸🇴🦒 . 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato3 жыл бұрын

    *Ma sha Allah* Mudane Madaxweyne M Farmajo (Maxammad Wadani) 👉 (4 more yrs) In sha Allah. 🇸🇴 *In sha Allah Soonoqo ducaqabe adigo oo nabad ah* 🇸🇴 Fidnada oodhan iyo iskudirka, waxaa bilawdey Idil Farmajo, oo xaasid kuah xaaskaagi (masseer) Mahadsanidiin Kalshaale Channel 🇸🇴.

  • @isseelmi9384
    @isseelmi93843 жыл бұрын

    Gari alleey taqaanaa wixii wax garanaaya wax waat u sheegtay farmaajo ilaahay ku guuleey

  • @umukassim2166
    @umukassim21663 жыл бұрын

    Ilaahey haloo baryo ilaah baa wax ka qaban karo daalimiinta. Mudane weligen wan ku taageri doona nin wadani baa tahay raggan wexey ubaahanyihin gacan bir ah lagu qabto.

  • @nabiihamaax7553

    @nabiihamaax7553

    3 жыл бұрын

    Qwaxaan

  • @khadijaabdi5970
    @khadijaabdi59703 жыл бұрын

    Wallahi soomaalida waa sidii qoomkii nebi shuceyb kama duwana kuwii larogey hadeynu sidaa nahayna oo lagu caasiyo ulal amiriga masiibo ayeynu halis u nahay illaahayow noo gargaar adigaanu taloda ku dhiibaney yaa rabi

  • @mumin6679
    @mumin66793 жыл бұрын

    Guleso farmaajo

  • @AbdulahiAli-bp6gn
    @AbdulahiAli-bp6gn3 жыл бұрын

    Guulayso mudane madaxwayne

  • @savageboy1844
    @savageboy18443 жыл бұрын

    Ilahayoow umada somaliyed ka qabo deni iyo madoobe amen

  • @samiiramohamud4337

    @samiiramohamud4337

    3 жыл бұрын

    Mohmed UbdiLahi FarMajo GuLeyso Mudane💯

  • @fahiyamohamed4012
    @fahiyamohamed40123 жыл бұрын

    Madaxweynaheygow farmaajo aniga sidi dowladi høre u burburtay iyo wuxii kadabeyey wax adiga ka dacadsan ma arag maxamed c farmaajo waxa ilah kava barya in gacanta da nogo haysid dhulka iyo bada gacanda ku xafidid cadawga kailali maxamed amiin

  • @fahiyamohamed4012

    @fahiyamohamed4012

    3 жыл бұрын

    Wali maanta wa ooyay in aad dhaheysid amodad wa nidhafay wali wa ku jecel nahay ee kuwan shisheyo kalkal hanogo dhex tegin so noqo adigo Nabad ah farmaajo guuleyso yaarab

  • @ayaaqosolwanaag1764

    @ayaaqosolwanaag1764

    3 жыл бұрын

    Aaaamin ilaaahow inoo soo celi faramjo

  • @calibangeeni3047

    @calibangeeni3047

    3 жыл бұрын

    Nawad iyo nolol guul guul guul

  • @igudulqaadowaxaanahay3601
    @igudulqaadowaxaanahay36013 жыл бұрын

    Dad baa diintii iyo soomaalinimadii kaga qiimo badnaatay wadaniyadii soomaalinimo walhi hadaan iska qaban 2 qofood iyo kuwa la mid ah hdaan ku kici weeyno walhi 100 sano hada soo socoto sidaan baan ku jireeynaa oo dad gaar ah baa u xir xirnaaneeynaa ee shacaboow gaar ahaan dhalinyarada aan kacno dadkaan waqtigooda wey qaateen. Anaga ayaa lagu ciyaareeynaa mustaqbalkeena

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed93923 жыл бұрын

    Waxan filayaaa dhamaan waxa jiro waa fahmaynaaa meeshuu dhibka kajiro warkuna wuu cadaanaa

  • @sammie1163
    @sammie11633 жыл бұрын

    Alle ha ku xafido mdw farmaajo guul

  • @somswed.5014
    @somswed.50143 жыл бұрын

    Aniga oo kasoo jeeda Somaliland hadana waan arkay wuxuu Farmaajo qabtay caalamkana waa laga dareemay lkn 2 nin ayay soomaali oo dhan iska qaban laadahay oo calooshooda u shaqaystayaasha dabada ku wata in sorry..

  • @ahmed_yaresugaal7474

    @ahmed_yaresugaal7474

    3 жыл бұрын

    Saxixi wllkey 🙏

  • @abdihakimhusen9784

    @abdihakimhusen9784

    3 жыл бұрын

    Anigo reer puntland ah ayaa kula qaba wlhi fikirkaas umaleyn maayo non farmaajo lamida ini soo baxayo gadashii

  • @mumin6679
    @mumin66793 жыл бұрын

    Guul farmaajo

  • @calibangeeni3047
    @calibangeeni30473 жыл бұрын

    Guuleyso farmaajo

  • @jaamaccawilyuusuf2588
    @jaamaccawilyuusuf25883 жыл бұрын

    woowu

  • @munaabdizxb3347
    @munaabdizxb33473 жыл бұрын

    Alle hakuxiftiyo mudane farmaajo❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖👏👏👏👏👍

  • @munaabdizxb3347

    @munaabdizxb3347

    3 жыл бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gouledmohamedofficial4204
    @gouledmohamedofficial42043 жыл бұрын

    Waad Dulqaad badantahay farmaajo wallahi waligey ma arag dani iyo madoobe

  • @mohamedcabdiirashka6382
    @mohamedcabdiirashka63823 жыл бұрын

    Guuul FARMAJO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan46183 жыл бұрын

    Farmaajo guul Halgaamaa Weyn

  • @adnaasad7427
    @adnaasad74273 жыл бұрын

    Rabi ha ku xafido aabe somaliyeeed insha allaah Nacabku dar biyada ha jiiro ha jiiro Xasidku Darajada ha waayo ♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️✌🤲🤲🤲🤲🤲🙏

  • @somswed.5014
    @somswed.50143 жыл бұрын

    4 more years Farmaajo insha Allah...

  • @SaidAdan

    @SaidAdan

    3 жыл бұрын

    Waxaad tidhaahdaa markii la doortay nin daarood ah aniga oo qabyaaladi dhuuxa iga gashay waxa wax qaban kara nin daarood ah hawiye waxba ma qaban karo,arinta kale waad aragtaa horumarka uu gaadhsiiyay farmaajo baardheere gedo beled xaawo iyo caabudwaaq.taas buu gaadhsiinayaa somalia inteeda kale

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf3 жыл бұрын

    Aad baan ugu mahad celinayaa madax weynaha Waxaan u malaynayaa in laga baxo maamul goboleedada musiibada noqday

  • @cardafshow3080
    @cardafshow30803 жыл бұрын

    Ilahay baa somalia 🇸🇴 umaqan farmajo mudane gulayso dani iyo ahmed madobe allaa ujeda iyana inshaallaah somalia 🇸🇴 guul

  • @sulfekarim892
    @sulfekarim8923 жыл бұрын

    GUULEYSO MADAX WAYNE

  • @aliyusuf3810
    @aliyusuf38103 жыл бұрын

    WAX SOO MAD MADOOBAYSTA, WAA HADAL QOF LIITA,MR FARMAJO HA U HADLIN SIDAA

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed28943 жыл бұрын

    Mashallah guulayso halyeey qaran oo qaaliya noolow farmaajo

  • @aslimade8022
    @aslimade80223 жыл бұрын

    Nbd iyo nolol xisbiga kliya ee ee somali wc utari kara

  • @luulhassan7154
    @luulhassan71543 жыл бұрын

    Mashallah illahow noo dhaaf MD farmaajo iyo xukuumadiisa MD Rooble

  • @abdighaniahmed3469
    @abdighaniahmed34693 жыл бұрын

    Manshallah Mohamed Abdulahi farmajo iska baa runta uga dhow labada kale

  • @gouledmohamedofficial4204
    @gouledmohamedofficial42043 жыл бұрын

    Labadaas oo kale

  • @mhmdyhye7681
    @mhmdyhye76813 жыл бұрын

    Guul iyo gobanimo

  • @jeyfarah7593
    @jeyfarah75933 жыл бұрын

    Farmajo solabasha wacan oo wanagsaan

  • @cabdinaasirgaambe3335
    @cabdinaasirgaambe33353 жыл бұрын

    M .a

  • @fardooscabdalah8422
    @fardooscabdalah84223 жыл бұрын

    Mundane madaxweyne guulayso umada aad hogaamisona si fcn ula tacaamul daba dhilifka hayska tagaan

  • @maxamedayaanle509
    @maxamedayaanle5093 жыл бұрын

    Asc

  • @sahrasheikh6344
    @sahrasheikh63443 жыл бұрын

    INNAALILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN AF NOOL ILEEN HADAL MADAAYO WAR AFKAAGA URAAYA NAGALA HORTAG ALLA KU DULLEEYE QAA INUL WADDAN YAHAW TUUGA A BAASTAR AAN CAQLI IYO IIMAANBA LAHAYN BAS TEHEE ALLA MA TAQAANID

  • @saciidmaxmedchannell5181
    @saciidmaxmedchannell51813 жыл бұрын

    Farmaajo guul guul guul

  • @halimahillowle3028
    @halimahillowle30283 жыл бұрын

    Ilaahey dadka somaaliyeed haka qabto dadka wadanka khiyaanada iyo dib ucelinta kuwado

  • @dahiradan3896
    @dahiradan38963 жыл бұрын

    Inshallah taacalah alaah haagarab galow madaxweeni maxamad Abdullah farmajo madaxweena somalia ween wllhii biilah guusha somalia ween wyo soo noqo Ahdigo naabad inshallah naabad iyo noolol somalia

  • @riyaqcadeyriyaqcadey5102
    @riyaqcadeyriyaqcadey51023 жыл бұрын

    Allow farmaajo kusoo ceeli

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud66533 жыл бұрын

    Siyaasiyiinta Majerteen waa dhuuni qatayaal aan matalin bulshada Puntland. Ahmed Dhuxuleyste waa doqon iska raaca wixii uu Deni wato. Ahmedow soo xoree gobolada Jubaland ee gacanta ugu jira Al-Shabaab.

  • @maxamedabshir4043
    @maxamedabshir40433 жыл бұрын

    Erereeedes

  • @farxiyomohamed5767
    @farxiyomohamed57673 жыл бұрын

    Farmaajo guuuuuuuuuul

  • @idrissalat85
    @idrissalat853 жыл бұрын

    Saacadan ma aheen inaad kashaqeysa doorashooyinka balse waqtika wuu kukudamadhe

  • @dahiradan3896
    @dahiradan38963 жыл бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🔑💯🌹✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️ maxamad Abdullah farmajo madaxweena somalia ween wllhii

  • @MrAkbar2
    @MrAkbar23 жыл бұрын

    Thanks be to God who has brought us all here today. And using this great opportunity I want to give you a short update on the state of the elections. The state of the government I will leave to the prime minister who in the coming days will come here to speak to you. Thanks be to God. I sit before the honorable members of parliament whose term of service expired in December 27. And after that, you passed laws including the budget, the constitutional commission, the committee against corruption, and laws related to fighting corruption. You still continue to uphold your constitutional duties. I am very happy that I fulfilled my promise. I said I will not usurp the authority of the parliament. There will not be a parliament turned into a lame duck when its term has less than a year. Thanks be to God, you will be replaced by elected parliament members. That is not something we are doing as a favor to anyone, it is a duty upon us. We are a free country, free people, with a state and laws and constitution. We do not obey foreigners. I want to talk about the elections. The election law is that every 4 years there will be an election. A clean and lawful election. Knowing the responsibility given to me that I move the country forward from the indirect elections, which we went through in 2016, and we transition to one person one vote. Starting in 2017 when I was elected I began to work on how to get the country to one person one vote. It is a foundational constitutional right that the people of Somalia own their state, and that they become part of the decisions their government takes and they take part in elections either through voting or coming forward as candidates. This is to ensure that a small group does not monopolize politics, that it becomes something open that all of the Somali people can take part in. We established a commission called the Committee on Negotiating Between FMS and Federal Government (FNTS). It was compromised of the president, prime minister, and members from the federal member states. The task of the committee was to harmonize the natural resources of the country starting with oil. Their other duty was to work on the laws related to the elections, to bring the federal member states together and at the end this parliament release a law on it. God made it easy for us. The meeting in Baidoa that I called for the FMS these two agendas were our work items and God gave us victory in both. All of us , the federal member states and the federal government agreed and signed an agreement. The decision was to go to one person one vote, and particular a single constituency, all of us agreed and signed this document. Afterward we sent it to the cabinet and then forwarded to the parliament. This parliament in an honorable way fulfilled its duties even though the agreement was not how we wanted it. We wanted an at-large election - meaning the places where the enemy Shabaab controls and the places that are out due to political disagreements do not become obstacles. That the whole country becomes a single constituency, that the candidate is elected on a country-wide platform and does not work for particular regional interests . ---

  • @ismailileeye2847
    @ismailileeye28473 жыл бұрын

    *Soomaalia Soomaali baa le*

  • @nasar1020
    @nasar10202 жыл бұрын

    Mudane Moxamed Cabdullaahi Farmaajo, Maanta waa Jan 06/2022 Muqdisho waxaa ka socda Shirkii Madasha qaranka oo talada dalka ee amniga lagaaga qaadayo. Baarlamaan ma jiro maanta. Talada dalku waxay faraha ugu jirtaa Dawlad goboleedada iyo Ra'isul wasaaraha. Farmaajo, lagu mood noqonse weydey.Talo wax kuma lihid mana maqashid ee muquunis baad wax ku leedahay.

  • @SYLAR6713
    @SYLAR67133 жыл бұрын

    Caqabada dalka haysataa waa Maamul Gobaleedyada ama ragan isu haysta in ay madaxweynayaal yihiin ,waana jambalkii TPLF u tuurtay soomaalida shirkii 1) Carta 2000kii 2) iyo kii Ebagaati ee 2004, 4.5 iyo Federaalisam ka kooban maamulo gobaleedyo ku dhisan nidmaaka Qabiilaysan oo 4.5 ah waa caqabada ugu weyn ee qaranimada soomaaliyeed waligeedna waa arin aan dhamaan doonin ilaa la burburiyo labadaba cadowga umada soomaaliyeed ee TPLF ugu horaysay 1993gii iyagaa jadwalkan u jeexay umada soomaaliyeed in ay noqoto wax la yidhaah maamul gobaleedyo is wada haysta iyo dowlada dhexe oo aan awood buuxda lahayn qas. muran , qalalase. qiyaamo. musuqmaasuq iwm si aan soomaali 60ka sano ee soo socda u nasanin cadowgeeduna horuuman waara gaadho waayo caqliga soomaalidu waa qab-iil waa hoog iyo halaag.. soomaaligu caqli kala aduunka kuma soo kordin aan ahayn in uu walaalkiis col iyo cadaawad uun u hayo waana caadada DOQONTA doqontu 2indhood iyo laba dhagood bay leedahay baa la yidhi 4taasba waxay ku eegtaa oo ku dhagaysataa walaalkeed waayo Doqontu caqli aan ahayn ku mashquulid xumaha iyo burburinta walaalkeed lama siinin . SOOMAALIDU waa DOQON number 1 30sano kadib caqligii halkaas buu maryaa. Hadibaa qaranimo iyo dowladnimo jiraynin 30sano kadibna aan hayno 0.0000% eber waxaa fiican in qof walba oo soomaaliyeed guriga uu degenyahay .naagtiisa iyo caruurtiisa oo kaliya ku eekaado oo maamul .qaranimo iyo dowladnimo layska hilmaamo oo nin waliba noloshiisa ku koobnaado layskana sugo inta ilaahay rag danbe u dhalin doono soomaali .habartii tashatay waxay tidhi " walee balaayoy buulkayga ayaan kaa galay " wadaadkii shaydaanku ka dhamaan waayay in uu salaada ka wiswaasiyaana waakii yidhi " walee shaydaano dib danbe hadaan kuu naaro ee waa aniga iyo adiga hadaanad shanta faraha galin " lol. Xaaladu waa labadaas ama taladaas habarta ama taladaas wadaadk waa in markay Feb 08 2021 gaado qofkii in uu caqli lihi qaataa . Ama qaranimo u dagaalan ama gurigaaga ku eekow. Soomaali waa daashay talo kale oo hadhayna ma jirto ee nin walowba tasho

  • @nashaadshacirali6987

    @nashaadshacirali6987

    3 жыл бұрын

    Madaxweyne kirba ku niri

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago19123 жыл бұрын

    Mudane madaxwayne jir o jog ilhy deni calol wayne iyo dhuxul iyo wixi la socdaba ala naga qabto kuwa danahoda garta haka dhigo hadusan hanun u qornan ala na dhafsho adna ilhy haku xifdiyo adun iyo akhiro adiga iyo inta samaha jecel ala dalka u dhibo

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack943 жыл бұрын

    War nimankan mad madowga badan jid & jaho ma laha sidii Tigreega ha laga dhigo wax la laayo & wax xabsiga liinta ku caba

  • @maxamedcali9276
    @maxamedcali92763 жыл бұрын

    Muuse biixi aynu kadhigano Madaxwaynaha Somali oo dhan nio

  • @nasraahmedsalax9869

    @nasraahmedsalax9869

    3 жыл бұрын

    Ma ogolyahay horta hhhh

  • @aishaali8539

    @aishaali8539

    3 жыл бұрын

    😅😅😅😅

  • @abdulrashiidsalaadnageeye3329

    @abdulrashiidsalaadnageeye3329

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣😂😂

  • @alihersi7825
    @alihersi78253 жыл бұрын

    Shaydaan madoobe & jeerta bariga warkooda cid dhagaysanayso ma lahan

  • @muhammadxusen5368
    @muhammadxusen53683 жыл бұрын

    shurucda dalka u yaala ma ku dhaqantaa mudane madaxwayne oo aad ku dhaaratay

  • @alikaffe1242
    @alikaffe12423 жыл бұрын

    Farmaajo waankubaryeenaa muryaanta dhan naga qabo

  • @ozmandiamond3308
    @ozmandiamond33083 жыл бұрын

    Farmaajo nolow¹

  • @x.z.s2821
    @x.z.s28213 жыл бұрын

    Axmed Naagta farinbiga yeerisay waxaan uga fadhinaa inaay keento faramaajo rag ka fiican oo wadanka hogaamiyaan hadii la waayo soo manoqoneeso naagtaasi munaafaqad Ilaah agtiisa Maxaay la tagi doontaa

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel90133 жыл бұрын

    Mudane guuulayso noona soo laabo insha Allah 8yrs more uqalaantaa mudane

  • @mohayare2646

    @mohayare2646

    3 жыл бұрын

    Wvd

  • @irshaadhurre6194
    @irshaadhurre61943 жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅🖐🖐

  • @ustaadmaxamedaxmed7527
    @ustaadmaxamedaxmed75273 жыл бұрын

    17 santeebar mar hadii portray suicide Danny anad ogoshay maad masha iskaga tagtid maxaase ka soo bidoona mar hadii hadlkaagu Sidan yahay

  • @shamsomaxamuud9161
    @shamsomaxamuud91613 жыл бұрын

    .

  • @maxamedcali9276
    @maxamedcali92763 жыл бұрын

    Horta Somali waaa wax magarato anuu rayigayga inta afka hooyo kuhadashaa myna isku jiidh ahayn waayahee maxay utashan waayeen Iyagiibaa qabiil qabiil isku kala Saarayaaa wxan nio haday isku tashanlahaayeen wlahi Cid walba way ka horayn lahayeen Lkn ninbaaa waalay somalida mar soo maray wxna usababa Lkn illaawa had a Allahay beerka somalida burcad isku mari oo dantooda garansiii yaa rabi

  • @mohamedharir235
    @mohamedharir2353 жыл бұрын

    guuul mudane farmajo karali ahow dadkan dhibka iyo bahdilka ay kugu sameyen

  • @salmocabdullahi3747
    @salmocabdullahi37473 жыл бұрын

    Somalia hanolato allw nacabku naga qabo

  • @idilidili9058
    @idilidili90583 жыл бұрын

    Handcop

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack943 жыл бұрын

    War nimankan mad madowga jid & jaho ma laehe sidii Tigreega ha laga dhigo wax la laayo & wax xabsiga liinta ku caba

  • @ayansidow4
    @ayansidow43 жыл бұрын

    Lax. Dhugani. Abaar ma.oga. Xaaladu. Halkay marayso. Iyo. Wixii. Lasoo. Dhaafay. Siduu ugu. Meeraysanayo. Kani. Waa. Madaxweyne. Qalbi.la a

  • @maxamudfaarax4152
    @maxamudfaarax41523 жыл бұрын

    Axmad.madoobe.hala.xidho

  • @idilidili9058
    @idilidili90583 жыл бұрын

    😹😹😹😹😹😹🤺😹🤺😹🤺😹

  • @kenediddirie8406
    @kenediddirie84063 жыл бұрын

    Dhusamareeb ba dhaanta samareeb magac ahan

  • @begal8223
    @begal82233 жыл бұрын

    Hada tahay tuug iyo doqon shaqo ka doono somaliya CV ku buuxi qabiil iyo qabyaalad ,

  • @dahiradan3896
    @dahiradan38963 жыл бұрын

    Ahnigo kaso jiido itoopiya gar han caasimada garow Naagta fiiribiga heersisiy waaxan ubarathy biililiqo iyo xaaran kunol wayo waano xaalal kuma dalan

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil62753 жыл бұрын

    Soo madmadoobaysta waxaa rabtaan kuLahaa Luuqad madaxweyne kuma hadlayo ninkani ee gedo ha aado oo hatago

  • @omarabdi4514

    @omarabdi4514

    3 жыл бұрын

    Gedo is your leadership province badow oo qabiil dilowday

  • @alihamud322
    @alihamud3223 жыл бұрын

    "Qol gala" ilmo miyaaa?

  • @safiamuse5060
    @safiamuse50603 жыл бұрын

    Dadka caynaya dani iyo madoobe ha ogaadaan farmaajo in somali ku aamintay kursiga 4 sano una dhamaatay shaqadiisiina basic shaqadiisiina gabay doorashana qabanwaayey kursiga baa somali masiirkeeda kala waynaaday

  • @hassanabdi2011

    @hassanabdi2011

    3 жыл бұрын

    4 sano haday dhamaatay doorashaa looga gudbaa. Sowkuwa diidan inay iyagu asixiyaan waxay keeneen oo ah gudi doorasho.? Caqligaa futada kaaga yaala . haween waa 50 marka lagu leeyahay waa tanoo kale kkk

  • @abdinasirmohamed3598
    @abdinasirmohamed35983 жыл бұрын

    daaadkan somali nimadu waa ka been runaahnti kaliyaa waxay doonayaaa si ay uga qaybqaatan cunitaanka lacagt international community lagasoo qaado taana iyaaga danbaa ugujirta butland iyo kuwaakalebaa reer muqdisho waa inay fahman waxa meesh akasocdaa lacagtaa ladoonayaa ilaidlacuno sabatoo ah central gorvrment ayaa muqdisho ah dadkaa reer muqdisho waa inay fikiraaan reer butland iyo reer iyo kuwaakleo badan waligood umada somalia nasteex umasamayn umana samiyndoonaan wax fahma waxa uu sameeyaaay baburtiii gaashanay wuxu kuqalabeeyay beeshisa waxanu dagal kabilaabay muqdisho dexdeeda hubkaa culus laisku adeegsanayaay reer muqdisho waa dad wanagsan oonn ehelnahy wax fahma waxfahma tashada sida reer somaliland from somaliland

  • @warbaansoosidaa9108
    @warbaansoosidaa91083 жыл бұрын

    Waaryaa halkan ilkayar baa soo dhoobataye talo ma gedotimes bay ka soo qaxeen.

  • @dahiradan3896
    @dahiradan38963 жыл бұрын

    Deni iyo Ahmad madoobe masibada somalia ween wllhii waana caadowka somalia ween inshallah taacalah xaabisi alaah hagaleyo waa dabadiilifka caadowka somalia ween alaah hanaga qaabto

  • @user-sw7yw1wi9r
    @user-sw7yw1wi9r4 ай бұрын

    Deni waa waln yahay mow amarka qato

  • @karim102
    @karim1023 жыл бұрын

    Tuug waa beenlow ilaahey ka cabsajeynin.. kan waa habaar umada lagu halaagi.. ilaahow kan dadka ka qabo

  • @idilidili9058
    @idilidili90583 жыл бұрын

    🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶👎🥶👎👎🥶🥶🥶🥶

  • @abdullahihussein1616
    @abdullahihussein16163 жыл бұрын

    Alla maxa yaab isdaba yaalyaala baarlamanki ayu leyahay xilkini wa dhamaday hadana u uga mahad celina inay ansaxiyeen miisaniyad waxas adunku wu arkahaya ilah aya no maqan

  • @ssuleqo5279
    @ssuleqo52793 жыл бұрын

    Wuxuu Farmajo sheegtey Tanaasul bale waligiisa ma tanaasulin..waxaase utanaasuley: kheyre,jawaari,waraabe, Xaad,Xasan sheikh iyo Duqii Mugdiaho..F.waa Dictator

  • @somalimovies5555
    @somalimovies55553 жыл бұрын

    Bisinka kamuu bilaabo hadalkiisa

  • @habsahhaaji5891

    @habsahhaaji5891

    3 жыл бұрын

    Ma waxaa sheegto weyday

  • @karim102
    @karim1023 жыл бұрын

    Ninku been badnaa

  • @zeinabosman5151
    @zeinabosman51513 жыл бұрын

    Beenaale waa lagu kashifay beentaada

  • @wadalbari412
    @wadalbari4123 жыл бұрын

    War ninkaan dalka halaga qabto maanta tanaasul laaantii aderrkii baa dalka halkaa dhigay kali talisnimadiisa War adeeroow dalka u tanaasul

  • @johnali4402
    @johnali44023 жыл бұрын

    Waan kugu siranay.

  • @abdishakuurboqorre4411
    @abdishakuurboqorre44113 жыл бұрын

    Xukun jilicsan iyo gus jilicsan midna khayr maleh bowe

Келесі