Maamulka degmada Aadan-yabaal iyo saraakiisha ciidamada oo fagaare kula hadlay boqolaal shacab ah.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 8

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 Жыл бұрын

    Maanshallaah allow ha ku soo celin xaasidka inshallaah

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 Жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын

    Reer aadan yabaal dagaalka khawaarijta wajiga labaad ka qeeyb gala ciidanka deegaanka iyo ciidanka dowlada waa in aad qabataan budbud ilaa diri wabxo coows weeyne towfiiq galhareeri ceelbuur guul iyo gobanimo gaco wada jir geed ku gooyan

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 Жыл бұрын

    N N K H❤❤❤❤❤

  • @crisaaqcumar6194
    @crisaaqcumar6194 Жыл бұрын

    Guul somalia

  • @Cadar49
    @Cadar49 Жыл бұрын

    Ilahay ha idiin guuleeyo school dagdag ah dhalinyarada haloo furo waxbarasho da waa muhiim jiilkan yaryar ee cadow ga mudo badan maskaxda ka wasaqeeyay diinta runtaa ee nabad iyo jecel ku saleysan hala baro ilahay ha xafido qawaariij tana ilahay hanaga dhameeyo Amin yarabi

  • @bashiiromarfarah4810
    @bashiiromarfarah4810 Жыл бұрын

    Allaah ha xafido Allaahna Cadowga Allaah haka qabto Umadda ku nool Magaaladii aan qur`aanka ku soo bartay kuna soo koray ee Aadan-Yabaal (Aadan-Yabaal u soo aroor Abaalna kuuma erganee). Runtii Degmadaan Aabaheey aa dhaqtar ka ahaay 1964 tii illaa iyo 1973 dii ka dibna Aabaheey loo soo bedelay Buulo-Burtye sidaas darteeda aniga weli ma hilmaamin Reer Adan-Yabaal Allaah ha xafidee

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Жыл бұрын

    😂😂😂😂. Dhiilow aaway