No video

Ma Ogtahay(55) Xadiiska Khulaa'u raashidiinka||by Sheikh Jabarti

Пікірлер: 15

  • @Abdukadiryusuf313
    @Abdukadiryusuf3135 ай бұрын

    Allah Haku barakeyo sh maxamed ali jabarti shaqo fiican wadaa ustadii cilmi badan inaga maqan ee nagu shubo ✍️🙏🙏🙏🙏💯

  • @abdirashidaliadam284
    @abdirashidaliadam2848 күн бұрын

    Majuusiga Somalida

  • @bashirxaaji-jq3jq
    @bashirxaaji-jq3jq4 ай бұрын

    Been ta ka daa daka 1:47

  • @WANAAGAAYAADADKADEEQA
    @WANAAGAAYAADADKADEEQA2 ай бұрын

    SHEEKH JABARTI HADDA KA HOR BAAN FIIRSADAY DOCUMENTARY UU SOO DIYAARIYEY NIN WARIYE BBC OO LOOGA HADLAYEY ASALKA DIINTA KIRISHTAANKA MAANTADANI JIRTA HALKA LAGA SOO DHIRAANDHIRIYEY AMA LAGA SOO MINGUURIYEY WARIYIHII BAARISTIISA WUXUU KU CADDEEYEY IN DIINTA KIRISHTAAN WAXAA LAGA SOO QORAY MR MATHEW. OGOW MATHEW XATAA HAL SAACADOOD LAMA NOOLAANIN NABI CIISE CSW OO ASXAABTIISA KA MID MA AHAYN ASIGAA QORAY KUTUBKA KRISHTAANKA MATHEW BIBLE. WARIYIHII HADALKIISA WUXUU KU SOO GUNAANIDAY HADDII DIINTA KRISTAANKA LAGA SOO QORI LAHAA NABI CIISE ASXAABTIISA SIDA PETER IYO JOHN MAANTA WAXAAN HAYSAN LAHAYN DIIN DHAB AH OO KA DUWAN TAN MAANTA AAN HAYSANO KRISHTAANKA. WAA MEESHA AY ISGAGA EKYIHIIN CHRISTAANKA ISHIICADDA WAAYO LABADUBA LAGAMA SOO QORIN ASXAABTAA DHABTA AHAYD EE NABI CSW LA NOOLAA. ADIGA JABARTI 4 KHULUFAA ALRAASHIDDIIN BAAD DIIDANTAHAY OO DHABTA OO DHIINTA DAKA KU MAAMULAY

  • @safiyosalad956
    @safiyosalad9564 ай бұрын

    allow nahanuuni

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr5 ай бұрын

    ما رايك عن المجرم الكافر النوري الطبرسي عليه من الله ما يستحق في كتابه: فصل الخطاب في اثبات تحريف كتاب رب الارباب ؟؟

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dlАй бұрын

    Jabartiyoow waxaad diintaadii toosneyd ee ahlu sunnaha ahayd oo aabe iyo hooyo wanaagsan kugusoo barbaariyeen kudoorsatay diin aasaaskeedu yahay in saxaabada lacaayo iyo qubuurta labaryo adigoo xogaa aduunyo iyo magac iyo view raadinaa. Runtii waad khasaartay

  • @user-ru8em6hy8c
    @user-ru8em6hy8c3 ай бұрын

    Waxaad ka hadlaysid oo qufayso ma la fahmi karo khulafaa arashiin waxay ku noqdeen mawqifyadii ay islaamka ka istageen kartida, aqoonta iyo fahamka, daacadnimada, geesinimada, deeqsinimada iyo u adeegisata diinta ayey saxabadii kale ku dhafeen sidaas ayey horseed u noqdeen ya sheekh fitno iyo belaayo ayaad abuuraysaa waayo wax laga hadlo ma yaliin waa mawqifyadii iyo RASUULKU wuxuu ka yiri mawqifyadaas ma garataty ya sheekh.

  • @warsameisaak2419
    @warsameisaak24193 ай бұрын

    Cumar iyo cuthman iyo Ali taraweh ayey jamaaca kutukadeen saxabadi oo dhan cid khalaftay neh majirte .adigan nacnacleh mxaad sheegi iska aamusteed shiici cumar neceb Aya tahay

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr5 ай бұрын

    Balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho yaa shiici al murtad

  • @bashircabdulahi3599
    @bashircabdulahi35994 ай бұрын

    ما اجهلك!!!!!!

  • @abdirahmankutuble5831
    @abdirahmankutuble58313 ай бұрын

    shiici ayaa tahay malaha beenaale