MA NINBAA MISE WAA NAAAG ???

Пікірлер: 98

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed71357 күн бұрын

    ASC WERIYE XUSEEN WAAD MAHADSANTAHAY SIDA KARTIDALEH EEAAD NOOGUSOOGUDBISO XAQIIQDA ILLAAHEEY HAKUXAFIDO ALLAAHUMA AAMIIN YAARABI AAMIIN INSHAA ALLAAH

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-10207 күн бұрын

    Walaahi Somaaliyeey Dhankii diinta iyo dhaqanka waa laynagaga sooduulay oo Haayado Ayaa loosoodirsadaye feejignaada

  • @MohyadinOmer
    @MohyadinOmer8 күн бұрын

    Channalka ummu amoore waan Kaaga mahadcelinayaa sida aad ummadda soomaaliyeed iyo diinteenna islaamkaba u ilaalinayso hore u soco

  • @umuamoorechanel3365

    @umuamoorechanel3365

    8 күн бұрын

    Shukran aboowe welcome nagu Soo biir

  • @munasar10001
    @munasar100018 күн бұрын

    thanx bro waa muhiim in lays baraarujiyo

  • @user-xt2rr5hp7d
    @user-xt2rr5hp7d8 күн бұрын

    ilaahay ayaa ku dhaartey meesha hargeysa la yirahdo iyo jabuti ayaa ka daran muqdisho oo aan cidna baadhin oo ay buxan noocan oo kle oo dadka ku dhex jiraan tiro ma leh inta aan arkey wxy ka shaqeyaan NGo iska dhigo samafaleyaal dagaal dhaqaale ayaa nagula so qaadey somaliyey bararuga oo ragnimadiina ayaa lo so dhigtey

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    6 күн бұрын

    WASAX MCN DALKA WAXA GACANTA KU HAYA ISMACIIL HOROR O GURGURTE LASAXIIB AH OQAMRIGA KA BAYAC MUSH TARA GURGURTE WATU DINTA UGAFAY INTASO JEER BAQTI USUJUDA INTAABA WAXAA IGA SII KURBO BADAN SHACABKII O ISKA DAAWANAYA OAN DIFAACANAYN DHULKOODA

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool23537 күн бұрын

    Subxanallah allahu akbar illahayow umada ka qabo

  • @aslisiyad2692
    @aslisiyad26928 күн бұрын

    Subhana Allah kan arintiisa waa cadahay halaga qabto dadka iyo dalka

  • @funfamily3902
    @funfamily39026 күн бұрын

    Marsha Allah, Hussein keep shining the light on these losers and their corrupted supporters . Keep it up the great work!

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund1638 күн бұрын

    WAA SALAAMAN TIHIIN WAR AAWAY QOLOOYINKII LA DAGAALAMAYEY ANSHA XUMMADDA MEEY QABTAA NINKAAN OO OO AY KU SOO OOGAAAN ANSHAX XUMMADDA UU SAMEYNAYA EE AH KU EESHEEGASHA XUQUUQDA CARUURTA IWM.

  • @user-ie3fz7rc9v
    @user-ie3fz7rc9v4 күн бұрын

    Qalbi madoobe inta uu fadhiyo baarlamaanka qurun iyo qashaabiir lawaayi maayo maxaa yeelay waa diinu faluus

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade8 күн бұрын

    Baraarujiya umadaan mahadsanid

  • @umuamoorechanel3365

    @umuamoorechanel3365

    8 күн бұрын

    Insha Allah

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed71357 күн бұрын

    SUBXAANA LLAAH ILLAAHEEY AYAAN KA MEGEN GALNAY WAXKASTA OO XUN XUN OOGAAL QURUNA IYO SHEYDAAN SHARTIISA ALLAAHUMA AAMIIN YAARABI AAMIIN INSHAA ALLAAH

  • @adonallah
    @adonallah6 күн бұрын

    Mashallah waxdahu ,wariya xuseen shaqo fican ayaad qabaTaa horey usoco ilaahey hakaa ilaalsho cadowga

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf8 күн бұрын

    Allaah haku barakeeyo Soomaali haday Abaal gudo wanaag badan baad u gashay 🙏🙏🙏🙏

  • @umuamoorechanel3365

    @umuamoorechanel3365

    8 күн бұрын

    Adiga mudan WALAASHEYDA caasho

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali43748 күн бұрын

    gudoomiyaha baarlamaanka Aaden Madoobe mashruucaan lug buu ku leeyahay.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan5226 күн бұрын

    Qaniiska ha lagaraaco wadanka halaga ceyriyo subxanalaah 😢😢🇸🇴🇸🇴❤️

  • @ashleydasouza3247
    @ashleydasouza32478 күн бұрын

    Subhana Allah He has to be stop immediately, he is bigger agenda!!!!!!!!!!! alert alert

  • @mohamedalimohamed5828

    @mohamedalimohamed5828

    8 күн бұрын

    Wa qoladi abarso xagayagi ba wa ku so bateen qqomaludki wa xabad.futada in laga galio

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    6 күн бұрын

    Aaway wallo dadkii diintan inay illaaliyaan ay ahayd wayeeeeey walhy wan ilmeeyay alloow murtadiinta kaqabo dalka gurgurte kow kayahay Aaaamiiiiin​@@mohamedalimohamed5828😭

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j9 күн бұрын

    Wajigiisa operation in lagu sameeyey baad moodaa. Muqdisho masaakiintaa lalaayaa kana waala buunbuuninayaa

  • @user-rs7je6zr1f

    @user-rs7je6zr1f

    8 күн бұрын

    Xuseenoow waan kusugayay inaad kasoohadasho ninkaan gaaladu soo adeegsatay oo nimownaaga ah

  • @sakinahss3237
    @sakinahss32378 күн бұрын

    He’s wearing make up Subhanallah Allah hana badbadiyo Acudubillahi mina shaydani rajim

  • @AshaAbdi-rd8fy

    @AshaAbdi-rd8fy

    7 күн бұрын

    No wow just oh Allah safe our people from evils .

  • @sakinahss3237

    @sakinahss3237

    6 күн бұрын

    @@AshaAbdi-rd8fy JazakaAllah kheyr sister I was shocked aamiin ya Allah ya Rahman ya Rahim

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n7 күн бұрын

    Fadlan bulshada ha lagaqabto inshaallah

  • @MaslahA-n4y
    @MaslahA-n4y5 күн бұрын

    Xuseen waad mahadsantahay wacdi gelintaada

  • @Ismahan-ub8wq
    @Ismahan-ub8wq4 күн бұрын

    Ilahay hanaga qabdo wuxii xunba amin

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad86606 күн бұрын

    WAA LAGA ROONE YAALO UJOOGA MIKDISHO

  • @mohamednur1696
    @mohamednur16968 күн бұрын

    NINOOW NAAG WAA NIN LA DULLAYEY ALLAAH KARIIM

  • @user-ce5uu7kw8m
    @user-ce5uu7kw8m8 күн бұрын

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb8 күн бұрын

    WAXAAS OO DHANI WAA DAL BA'OW YAA KULEH ILMAA ISU TALIN KARA WAA NAAQUSNIMADA DADKEENA KU DHACDEY IYO DHIBAATADA QABYAALADU NA BADEY ILAAHAAY HANA BADBAADSHO.

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame33278 күн бұрын

    .insha.allah.madhacyso.qaniis.nimo.dalkeena.laga.hirgaliyo.alle.ayaan.kamagan.galnay

  • @Hasnktal
    @Hasnktal7 күн бұрын

    Kolay khaniis nacdashii Allah ayaa kudhacday

  • @rakbah.c
    @rakbah.c7 күн бұрын

    Waraysiga laga qaaday aayaan ka ogaaday inuuyahay wasaq la soo walaqay (afkar wada wiswisa ayuu wataa halaqabto maxkamadan t hala horgeeyo cida difaacda aan aragno markaas )

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia6 күн бұрын

    Asharaf kisana manaqan wasiisku naagaba jidhkisa duuga afrikana wa qomuludki lacag ba kusocota dhalimta ayu raba inu qaribo shaydanka xata dumarka sidan masameyam cream balayo dhan ayu mariya xata wa silon.wajigisa sidu isleyahay wuxu imu garacda qowma larogay hore udaremaya balayo allow nagaqabo

  • @QaliSharif
    @QaliSharif8 күн бұрын

    Hada yaa u diidayo dadka hada jooga cadaan iyo waxay wa danba waa sujudan reer bayow yaa kuleh kaga hadlay isagaba Norwegian u tegay hawsha wll haku dalin allaynu leenahay mafaxda manta wax ka waaweyn baysan war ka hayn waxay intas bursanayan waa xasan isma laha waxnay hoosta ku waran o u qarson iyaga shilinka u daran

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi55957 күн бұрын

    Mashallah waa inaan helnaa dhaliyaro data gasha kuwa faafinaayo qoomluud iyo kuwa diima kale dalkeen ka wado qofkaan markaan arkay waan ogaday inuu qooma luud uu matalayo horta waxa dhib ku qaba waxii dhalay ninkaan marka ha iska qabto intuun fasahaadin dhalin yarada ku talaalin

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    6 күн бұрын

    Wixii dhalay haday dhib ku qabaan wey qabsan lahaayeen Dadkeena dalkena iyo diintena dhibku qabta marina mise been Rabbi hasooo qabtee

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul11227 күн бұрын

    XAMAR HADUU JOOGO NINKAAN TALAABO SHARCI HALAGA QAADO SUBXAANA ALLAH

  • @bulohus8548
    @bulohus85488 күн бұрын

    Ninkaan ! Waa Cadyahay waxa uu Yahay !! Ma Xamar buu joogaa !! Tii dhashay !! Waa Og tahay - Lacagta ‘Ayaa raali galisay!! Iimaanka laga Qaad !! Ibliis weeye

  • @Som-Hanoolaato

    @Som-Hanoolaato

    8 күн бұрын

    Alshabaab aa ka masuul ah, ee dhalinta diinta kasareen, wadankana dibdhigeen, umaddana qarxiyaan.

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    6 күн бұрын

    AS MA DALKA U DHAARTAY GUURGURTE UDHARTAY EYGA QOWMU KUUDKA AH EBAQTI USUJUDA HADAAD DAFACDO DOWLAD KUSHEGA ADIGABA MURTAD AH XAQU WU SAREYN INSH ALLAH​@@Som-Hanoolaato

  • @Subeyra
    @Subeyra6 күн бұрын

    Wll alaha awoodaleh waxaan kaagabaryaa khaayrbadan

  • @heerqaran580
    @heerqaran5808 күн бұрын

    Waxaan layaabay qof soomaliyada shaqadiisa ma qariyeen c,casiis really ayaa wareystay wuina diiday waxa uu ka shaqeeyo dhaqankiisana waa qolyahii leftiga iyo nin isturukeeynaayo aiddii dumarka rag buuxa maahan

  • @user-ew6vx4qy8r
    @user-ew6vx4qy8r8 күн бұрын

    subhanalllah subxanallah😢😢😢😢😢😢

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez6 күн бұрын

    Illahay haa ku xafido walobahanyahay dad adokale

  • @Fays2010
    @Fays20107 күн бұрын

    Kkkk ninkan raacaan baa tiri, dee waa nine waa kharbaan

  • @samirasahra1747
    @samirasahra17478 күн бұрын

    Xasbunah.Wanicma.WakiiLan

  • @maryanigal3349
    @maryanigal33497 күн бұрын

    Waa dal lagu soo duulay or qoomkasta u soo qalab qaatay allowe nae bixi ma hadaa Willie afka guduud sadayana nalaku door daadshay

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi45048 күн бұрын

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed34657 күн бұрын

    Sheko walahi heela horiya maaxana uu dhayalah

  • @fadumojama22
    @fadumojama228 күн бұрын

    Subxan Allah Allahu minajayna

  • @QaliSharif
    @QaliSharif8 күн бұрын

    Maxa dhacay megup ku gabdhaha woow

  • @AbdihersiWarsame-kq2wi
    @AbdihersiWarsame-kq2wi7 күн бұрын

    Wey iska cadahay ninkan wakhanis xalana lagudubeya nacaladi hakudhacde

  • @user-bo8bb6jf7g
    @user-bo8bb6jf7g8 күн бұрын

    dalkaaan iyo dadkaan waa islaam wllhi inaysan ku dhax faafeen dhaqan aan ahayn kan islaamka horaa looga daalay ee ha is daalin hala yiraahdo wiilkan yar arintu sida la sheegayo haday tahay

  • @anfacmohamed7597
    @anfacmohamed75977 күн бұрын

    Waxaa run in massage ow gudbinaayo

  • @haniaden2700
    @haniaden27007 күн бұрын

    Waxa nasib daro ah ado nin ah nin kale dabada udhibo uf

  • @MohamedWarsame-cb1rl
    @MohamedWarsame-cb1rl6 күн бұрын

    Ha ladilo sheeydaanka

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq6 күн бұрын

    Kaasu Qaniisbaad moodaa, Acuudubillaah Subxaanallah🤔😡

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed59038 күн бұрын

    Waxas akhlaqda xun waa inlalayaa culumada iyo muwadiniinta iyo gesiyasha soomaaliyed ba belayo ayaa loo adegsada laysa waxaa eydan loo ilashanayaa ma intuu wadankenu diin dal dhaqan iyo dadba labani inayo ayaad sugaysan dadow. Xasbunallahi wanicmal wakiil.

  • @sundusahmed-ng7gj
    @sundusahmed-ng7gj7 күн бұрын

    HADALKAAGU WAA OOOOOOOOO

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih6 күн бұрын

    War ninkani halkuu joogaa siloolasocdo

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2c8 күн бұрын

    Ma nin baa mise waa naag waa yaab dadka qarkod ma adaa lakulmay cajiib soo gar malaha ninku mise nagaha garbaa usoo baxo Rabi talo kufilan

  • @fartunosman3503
    @fartunosman35038 күн бұрын

    Subxaanallaah allow sahal amuuraha

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef.8 күн бұрын

    Wuxu u eeg yahay inu iads qaboo. Hala baadho

  • @mariaali7281
    @mariaali72818 күн бұрын

    Subxana allaah

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv7 күн бұрын

    War yaa daarood ayaa ku dheerayo arintan

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi85358 күн бұрын

    SOO FASHIL SHAYAADIINTA

  • @aslihaannalka
    @aslihaannalka8 күн бұрын

    Subaxanaallah😢

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale128 күн бұрын

    haaa war hadaan fahmay shaxda, hala xiro ninkaas

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia6 күн бұрын

    Wa qaniis wajigisa xun nacay

  • @haachannel8793
    @haachannel87935 күн бұрын

    الدنيا ملعونة

  • @mohamedibrahim-ns3mk
    @mohamedibrahim-ns3mk8 күн бұрын

    yarkan wa qaniis wee iska cadahay barnaamijkan waxa wato qoloyyinka qanisiinta ah

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b5 күн бұрын

    Hala dilo haday runtahay

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b8 күн бұрын

    He is part of LGBT becouse internet.

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r7 күн бұрын

    Ninyahow wiilkan yarka wuxuusan aheen haku dhejin qofka waa inaan afkiisa ka maqalnaa asagoo dhahaya mida kale wiilkan yar waxaa laga yaaba inuu hablo ku dhexkoray wiilasha hada hablo ku dhex koraan wey la qabsadan inay sidii dumarkii u dhaqmaan

  • @Muhiim701

    @Muhiim701

    6 күн бұрын

    Ma ninka lipstick ka marsan baad hada rabtaa inaad qiil u sameysid. Muse waxa dadka u muuqda adi kuuma muuqdaan.

  • @user-jp9mu1of2r

    @user-jp9mu1of2r

    6 күн бұрын

    @@Muhiim701 saxiib qofka waa loo nasteexeeya waxa baa difiican loogu sheega asagoon lacayn si uu uga soo laabto meeshuu u socday laakiin qofka hadii la ceyrsado meel kasiixun meeshuu hada taagan yahay kafog ayuu gaaraya

  • @mariaali7281
    @mariaali72818 күн бұрын

    Dowlada my kacayriyaan

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato8 күн бұрын

    Alshabaab baa kukalifey inay sidaas noqdaan....ayaga dhaliyarada sidaas kadhigey....habaarqabooyinka, dhalinta diinta kasareen, umaddans gaal uguyeraan (alsheydaamadi umadda qarxiya, wadankana dibdhigeen).

  • @mrsocotraisland1939

    @mrsocotraisland1939

    8 күн бұрын

    qofka al shabaab darteed qaniis ama gaal u noqonaya awalba diin ma haysen gaalnimada iyo qaniisnimadu waa wax qofku u bareero wadama muslimiina oo argagixiso joogin ba waa ka dhacdaa arimahaan oo kale sida masar jabuti tunisia algeria qaniisnimada iyo gaalnimada qiil been ah ha u raadin

  • @umuayman6814

    @umuayman6814

    5 күн бұрын

    Shabab guskaga ama silkaga masul kama aha ada masul ka ah oo aqira lagu weydina

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein48566 күн бұрын

    Shakhsigani wuxuu faafinayaa khaniisnimo, berito ayaad arki.doontaan isagoo ninkale la nool,.xataa wuxuu yidhi dumarka soomaalida.ma jeclii,.cajiib

  • @haachannel8793
    @haachannel87935 күн бұрын

    Alert Alert wain laga garaa ninka qowmu lut lgbtg culprit ka ah

  • @Mudaneey
    @Mudaneey8 күн бұрын

    Xaguu joogaa kalabka

  • @Dhir.iyo.deef.

    @Dhir.iyo.deef.

    8 күн бұрын

    Xamar

  • @habibaguellehmiguil2756
    @habibaguellehmiguil27567 күн бұрын

    Hala iska qabto intay goori goor tahay!

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac97818 күн бұрын

    Hubsiino Halbaa la siistaa😊

  • @ashleydasouza3247
    @ashleydasouza32478 күн бұрын

    The Issacs people are most gal, they are most gom al loud!!!!!! hasbillallah

  • @amnoali8348
    @amnoali83488 күн бұрын

    boring 😴😴😴😴😶😏😒🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @Dhir.iyo.deef.

    @Dhir.iyo.deef.

    8 күн бұрын

    What is boring?

  • @libanmahamud8963
    @libanmahamud89637 күн бұрын

    dalka waxa uu u dagi wayay kuwaan ayaa lagu dhex hayaa wali dad masuuliyiin waa weyn ayaa daba fadhiyo

  • @MaslahA-n4y
    @MaslahA-n4y5 күн бұрын

    Xuseen waad mahadsantahay wacdi gelintaada

  • @MaslahA-n4y
    @MaslahA-n4y5 күн бұрын

    Xuseen waad mahadsantahay wacdi gelintaada

Келесі