#Ma

sheekadii ninkii xabaasha ka duceelaidhi ....
#Ma markii ugu horaysay ee uu dhintaa?

Пікірлер: 29

  • @Diinwaangalin
    @DiinwaangalinАй бұрын

    M.a Ustaadka Muqdisho ayaan kasoo salaamayaa

  • @calicawil3881
    @calicawil3881Ай бұрын

    1_midnimo waa awood. 2_dadka oo la dhaliilaa guul maaha. 3_wixii aad jeclayd haddaad waydo wax aan jeclayn qabo ilaa aad gaadhayso waxii aad jeclayd. 4_guulsarda cidi malaha,se guusha waa la wada leeyahay. 5_guushaada koobaad ka dib lama seexdo.

  • @jamaalmohamudabshir8494

    @jamaalmohamudabshir8494

    28 күн бұрын

    xasiloonida iyo guushu waxa ay jurtaa amarka ALLE oo laqaato.

  • @Khalid-Cilmi
    @Khalid-CilmiАй бұрын

    Don't sleep after your first victory ❤

  • @LaylaIsmail-e4t
    @LaylaIsmail-e4t3 күн бұрын

    Muxyo qalbigaaa ka jeclaaday Masha allh

  • @user-jn4rk7ng7k
    @user-jn4rk7ng7kАй бұрын

    Xaqiiq wallaahey abwaan muxyadiin

  • @mhassan3002
    @mhassan3002Ай бұрын

    Ilaahay baa bixiya xikmada iyo caqliga ilaahay ha barakeeyo

  • @hassenm.abdikadir
    @hassenm.abdikadirАй бұрын

    Maashaa allah.

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah29 күн бұрын

    Masha allah ustaad alle xigmada akubarakeeyo 😊❤

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2hАй бұрын

    Waa salaaamayaa inaadeerkay muxiyadiin.

  • @NajaxSiciid-zj4vw

    @NajaxSiciid-zj4vw

    Ай бұрын

    Aaryaa khaalid ma xagaasaad dhiig ku leeday

  • @user-jc3ce5gz7m

    @user-jc3ce5gz7m

    Ай бұрын

    Aar ka xidh ninkoo somalio dhanbaa ehelee khaalidow horta waa qoloma😂😂 ustaad ku​@@NajaxSiciid-zj4vw

  • @Axmed-h2h

    @Axmed-h2h

    Ай бұрын

    @@NajaxSiciid-zj4vw Xagaamaaha wasiirku kk

  • @user-dn8no1gh9v

    @user-dn8no1gh9v

    Ай бұрын

    Waar indr horta ninkani ma ciidagalaa sidaasaan maqlaye

  • @Axmed-h2h

    @Axmed-h2h

    Ай бұрын

    @@user-dn8no1gh9v نعم

  • @MahadAhmed-ju7eo
    @MahadAhmed-ju7eoАй бұрын

    Masha alaah

  • @medovepenman
    @medovepenmanАй бұрын

    Murtida an kadhex helay hadalka ustaadka waxa yeeyi. "Milix isma milxiso" Hadan aqli leenahay soomalay wata an baahida uugu wayn uqabno maha inan kala qoqobnana ooo hargeisa shakhsi kasta oo somaliyi kataliya Ooo madaxwaynaha qaranka noqda shakhsi kasto somaliya maha cid kahasa Oo Djibouti xil kaqabta shakhsi kasto somaliyeed jig giga sidokale. waxan ubahantahay somalay somali mida

  • @mhassan3002
    @mhassan3002Ай бұрын

    War maalna waxaan kula talinlahaa midabka calaamada inay badalaan maadaama midabka jeegaanta qolo khaldantay ay isticmaalaan

  • @asmaluul4320
    @asmaluul432027 күн бұрын

  • @hassandahirelmi3982
    @hassandahirelmi398213 күн бұрын

    wakusexdaa guleyso muda

  • @cumaralfa3725
    @cumaralfa372521 күн бұрын

    Ninkani wa libaax

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400Ай бұрын

    miyaa

  • @AbdiwahaabmahamedDuaale
    @AbdiwahaabmahamedDuaaleАй бұрын

    M A

  • @Liibanmaxamed-ou1mg
    @Liibanmaxamed-ou1mg26 күн бұрын

    Asc

  • @Warsame17
    @Warsame17Ай бұрын

    2016 bay samaryaa maxaa ka si aha dds

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400Ай бұрын

    ku nasiibsii aheed guusha hore waaye

  • @iidkhadar4925
    @iidkhadar492529 күн бұрын

    Ustaad waan ku salaamay

  • @omarali-qw6nm
    @omarali-qw6nm29 күн бұрын

    Waxaa layiri eey tiri mooyee waxkle maheyno