M. Xasan dabaaldagii shalay ee 1-da July Waa lagu shirqolay waliba sicad

Horn of Africa Daily news and Analysis

Пікірлер: 46

  • @maxamedcabdi5459
    @maxamedcabdi54592 күн бұрын

    Xaqiiq waaye 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman58282 күн бұрын

    Wa kugu racsanhay in munasabada sifican lo ababulin hiligi faramajo aya aad uficaned walahi lakin sifican xaflada uma dacin ❤❤lakin hambalyo habalyo Somalia 🇸🇴 hanolato 🇸🇴 ❤️ malinta gobanima dalka Somalia 🇸🇴 wa in latagero

  • @seed3966
    @seed39662 күн бұрын

    Meeshaa ardadii iyo shakhtariintii iyo guul wadayaashii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa xasan shaqadiis🦍🦧🦍🦧🦍🦧🦍🦧

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m2 күн бұрын

    Maalintii 2aad ee fair analysis aan ka arkay Jaamac

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t2 күн бұрын

    MEEDAY PLATFORM KII LOOGU TALAGALAY IN MADAXWEYNAHA IYO DADKA MACSUUMKA U AH LOOGU TALAGALAY?

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx2 күн бұрын

    Abti hadeyba intaan sameeyen weyba dadaaleyn

  • @user-ft9zr8dk4t

    @user-ft9zr8dk4t

    2 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc2 күн бұрын

    Ma ayagaa Kala jecel suuqaa laga soo oruuriyay xasan waana kasoo horjerda a taariikhdii hore

  • @farahsaid6913
    @farahsaid69132 күн бұрын

    Inaan laxusin oo lacagta ku baxaysa masaakiinta lasiiyo baa ka fiicnaan lahayd

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t2 күн бұрын

    XASAN SHEEKH WAA TAAGAN YAHAY OO ISKA SABCINAYAA. ISAGII IYO SHACABKII LAMA KALA GARANAYO😢. MAGAALO GUUREYSA OOD MOODID GEEDI UUNBAA LOO JEEDAA. AR HAWIYOW MA TAQAANIN SIDA WAX LOO QABANQAABIYO. IGAMANA AHA WIIRSI EE DALKEENA CEEBTA KA DHAWRA SIDANI SI MAAHEE

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t2 күн бұрын

    WAA RUNTAA. IS DHEXYAAC BAA KA MUUQDA. MAXAY TAHAY MAKRAFOONKA DHEGAHA KA QAADAY. ?

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv37902 күн бұрын

    CIIDAN MEESHA KUMA HAYSAAN. KKKKKKKKKKKK

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d2 күн бұрын

    Ilka dheere maxaad qaran ka garanaysaa

  • @zainabdahir2941
    @zainabdahir29412 күн бұрын

    Sidaan maqalay askartaan wamacawislaay iyo dad shacaba ootoote looxiray askartii wadhamaadan

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens2 күн бұрын

    Nagaha buur buran. Oo fit ama jir police lahayn inta kale waa okay

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t2 күн бұрын

    WELIGAY MA ARAG SHACAB IYO DADKII LOOGU TALAGALAY IN AY DABAALDEGAAN OO IS DHEX SOCDA😮. WAXAA LAMOODA DAD BANAAN BAXAYA😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj2 күн бұрын

    Ciidanka gaardis fiican looma samayn

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley50472 күн бұрын

    Xasan sheeq naceybka😂 qabyaldeysan iskadaa waad ka badbidisaa. intaa wax ka fiican oon dal burburey qaban lahaa laso naso miyaa jiraa. Allahuakbar!

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t2 күн бұрын

    JAAMACOW DRUM KII IYO QALABKII MUSIKADA EE XUBNAHA IN AY ISLA JAANQAADAAN SIINLAHA LAMABA MAQLAYO. NIN MAKRAFOON HAYSTAA UMADII DHEGAHA KA QAADAY😢

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv37902 күн бұрын

    CIIDANKAAAA EEGW. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax48842 күн бұрын

    Ma suuqa dadka laga soo ururiyey

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet49292 күн бұрын

    Ciidan jaanta isla helikaro meeshaan ma marooyaan

  • @SaMo-ln8ih
    @SaMo-ln8ih2 күн бұрын

    Ninkaan wax la sii dhagaysankaro maahan war shame on you!!!!

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc2 күн бұрын

    Jaamacaw Maha ciidankii waa la dhameyay kuwaan waamacawislex

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw2 күн бұрын

    Maxay dawlad kayaqanin waa mooryaane 34 ayey ceeb nagu wadaan rabi sharafta haka, qaado

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3hКүн бұрын

    J. GALAD, MW, DADKA LA SHAQEEYA ISGAA QORTEY, EE CIDKALE UMAQORIN, MARKAA QALAD HA DUU JIRAY, ISGAA KA MASUUL AH.

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet49292 күн бұрын

    Macawisly tuuto loo soo geliyey ayaa meeshaan ku gaardihoyo

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v2 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂 jamaca marmarka qaar runtuu sheega

  • @SiiseArtan-bh3qw
    @SiiseArtan-bh3qw2 күн бұрын

    Guul galan mel walba wad noga so warantaa

  • @mrali3601
    @mrali3601Күн бұрын

    Dad aan xaq u lahayn inay kaftaman ama comment's bixiyan ba halkan so galay War baxa oo sakiin laqa, casharki Lascano, Goojacade iyo waxba baalaha iga yaacay, Amxaar iyo Oromo Somali iga xiga, Awdal State iyo Djibouti oo naas nuujin ti iyo kolkolinti so xirtay

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan68142 күн бұрын

    Nin jiran ayad tahay wanagii iyo sharaftii meshas ka dhacdey hadad ba tiri waa lagu shir qoley aad ledahay Uqdada qabiilka u dhimo Tariikh calamiya ayu dhigay mudo 33 sano ka dib

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad546317 сағат бұрын

    Horta dowladaha labiilo maxay sidaa ugu dabaal degaan oo kharashaad ka badan ugu lumiyaan dabaal degyada waa wax la la yaabo wadamada waawayiin ee dhaqalaha hayiista wax Dabaal deg kharashyo lagu bixiyo lama sameeyo shaqalaha uun baa la fasaxaa rash uun baa la ridaa habeen kii cirka lagu midabeeyo markaa somalida iyo wadamada dumida sadexaad qaar ka mida maxay lacagta ugu lumiyaam dabaal dega waa wax yaab leh

  • @user-hx5dy8jz6v
    @user-hx5dy8jz6vКүн бұрын

    Kkkk fidhin kkkkk

  • @SaMo-ln8ih
    @SaMo-ln8ih2 күн бұрын

    Samamaliyeey Allaha idiin naxariisto qalbi buka Ilah baa daawayn kara war xaasidnimada intaas le’eg meesha ay ka timid walaahi ma sharciga karo, subxaanallah! bal aan aragno meesha Somali ku danbayso yaa Rabi noo naxariiso.

  • @user-ft9zr8dk4t

    @user-ft9zr8dk4t

    2 күн бұрын

    ANAGU MA ARAGNO DAD BUKA. WIXII KHALDAN WAA LAYSU SHEEGA. WIXII FIICAN NA WAA LAYSKU HAMBALYEEYA. MAAMULKA JIRA NASIIB BAY LEEYIHIIN HADAY HELEEN DAD JECEL OO TALO SIINAAYA. JAAMAC NA WAA RUNTIIS. ANAGANA INDHAHAYAGA IYAA NOO MACALIN AH. MIYAADZN U JEEDIN IN XATAA PLATFORM UU MADAWEYNUHU FADHIISTO USAN HAYSAN ? LAMAKALA GARANAYO ISAGII IYO SHACABKII SABCINAYEY. MAXAA SARAJOOJIYEY ? MEEYEY MAAMUUSKII IYO MARTIDII KASOO QAYB GELILAHAYD XISKA SANAD GUURADA TANI KAMA DUWANA MAGAALO QAXAYSA OO BANAANBAXAYSA SIDA LOO MAQLAAYO NINKA MICROPHON KA DADKA DHEGAHA KAGA QAADAY. BADOWSANAA AYAA KAYIRI SHEEG SHEEG CIDA GAARDIYAYSA 😂. DADKU MA CAWAANBAA ?

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752Күн бұрын

    Ma xasan dal xaraashe ba ceeb dankale horta damiirka maleeyahay

  • @seed3966
    @seed39662 күн бұрын

    Labo gaadhlayasha yaa kubadan meeshaaas kkkkk

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f2 күн бұрын

    Waa gaajo dhiiqo omg 😱 he is really dumb

  • @alihajiayanahmed9352
    @alihajiayanahmed93522 күн бұрын

    Xassan dhiiqo ninki viidanki looga tagay sowtu layey Mahada ino shegaya ciidan hhirabe ah Aya somalia u saneynaya ya Laga dhaddhicin beenntas ama diyrado ha so gato ama ciyaal ha so hibeyo wax dawlad soomaliyred fara Kuma hayo xassan dhiiqo e bal aan arragno cida u ugu dawladen doono mooryankas kkkkkk

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv37902 күн бұрын

    BAHDIL INTAASAA IDIINKU FILAN, WAAA INAAD AQBASHO WAXAAD TAHAY. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ft9zr8dk4t

    @user-ft9zr8dk4t

    2 күн бұрын

    ADIGU ISAAQ OROMO OO COL HORTIIBA JABAY AH, WAXAA LAYAAB AH MARKAAD SOOMALI OO SHARAF MUDAN AFKA XAARKA AH KU TAAGTID. OROD U WACDIYEE AMXAAKII AAD U NIIKINEYSEY EE AAD ICTIFAAR ILAA IYO AAKHIRO KA SUGEYSID😂. HALKAAN DAD NASAB AH OO XORIYAD HAYSTA IYAA WAX ISU SHEEGAAYA. OGSOONOW CIDI KUMA CASUMIN EE HANAGU SOO DHEXDHICIN SIDII DIKHSI CAANO KU DHACAY😂

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv37902 күн бұрын

    MAXORAYD BAAD QAADATEEN. HADANA WAXAAD TIHIIN FAILED STATE . XASAN DUUFLE INTIINA WUU IDINKA KALA TUURAY.. BAL IS EEGA WAXA IDIIN GAARDIYAYA. KKKKKKKKK. DAWLAD BAA LOO WAASHAY AAN LAHELAYN

  • @user-ft9zr8dk4t

    @user-ft9zr8dk4t

    2 күн бұрын

    Sidii ladoono hala yeelee, kolba somaaliya waa xor, waana dawlad caalamku aqoonsanyahay. Cadawgeed ha jabo.

  • @user-ft9zr8dk4t

    @user-ft9zr8dk4t

    2 күн бұрын

    ADIGU MEEYEY CIIDANKII KUU GAARDIYI LAHAA. SOWKA GOOJCADE KU DHAMAADAY BADHNA LAASCAANOOD KU XIRAN YIHIIN ? WAR MAAR KA HAYSAA ?😂😂😂

  • @abhayb7723
    @abhayb77232 күн бұрын

    SOMALILAND ayaa Dawlad Somaliyed ah waxani ma dawlad baa 😅😅😅😅😅

  • @user-ft9zr8dk4t

    @user-ft9zr8dk4t

    2 күн бұрын

    SOMALILAND XAGAY HORTA KU OGYIHIIN CIIDANKOODII ?😂😂 AF OOLIBA WAA HADLAA😂😂

Келесі