LUUL AABAHEED O LAGU QASBAY INUU MAGTA QASAB KUQAATO ARINTI O WAJIKAKE Yeelaty😭

Ойын-сауық

Пікірлер: 65

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska22 ай бұрын

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/yfrkhn

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw ❤❤

  • @Feynuska-diinta.
    @Feynuska-diinta.2 ай бұрын

    Nabi ka igulasaliya.❤scw scw scw ❤

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow2 ай бұрын

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤🙏

  • @hodancali958
    @hodancali9582 ай бұрын

    Meelwalbo madaxa haku garaacdaan aabahaas waa geesi Allah oo keliyah ayuu ka baqaa Allah waxaan ka baryaa in Allah uu guuleeyo Aabe cabdi caziis

  • @saharwafa7539
    @saharwafa75392 ай бұрын

    Maasha Allaah sidaa xaqa uga hadleysid. Waa loo jeedaa ineysan rabnin dowladu iney disho dambiilaha . Geed dheer iyo geed gaaban ayaa loo koray si aan loo dilin dilaagaan. Ilaah ayaa xaq qeybiya. Ayaa la sugaa.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw2 ай бұрын

    scw ilahayow cadaladu sarayso xaqu guulaysto aamiin🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x2 ай бұрын

    AABE CABDI CASIIS ALLE HAKU XAFIDO GACAN KU DHIIGLAHA GABADHADII GUBAY HA CAFIYIN DIYANA HA QAADAN MABA QAADANAYSIDE ALLE HAKU GARAB GALO TUSAALE FIICAN AYAA TAHAY

  • @FaisaSuleman
    @FaisaSuleman2 ай бұрын

    Wa abihii qarniga ilahay ha xafido😢😢😢😢😢

  • @hosaynn2418
    @hosaynn24182 ай бұрын

    Xadiisayaa leh: "Ruuxii Rumeeyey Eebbe iyo maalinta aakhiro wanaag ha ku hadlo ama ha iska aamuso". Cabdullaahi Macalin Xuseen , hadalkaagu ma kheyrbaa mase waa qabiil naceyb?

  • @Amiiraib
    @Amiiraib2 ай бұрын

    Salallahu caleyhi wa salam ❤

  • @abdulkhadirjaylani5747
    @abdulkhadirjaylani57472 ай бұрын

    Asalamu aleykum warahmatulahi wabarakatu walal Abdulahi hussein jamahirtii away kama hasashid ee maxa dhacay miya laga xiray aqbartoodii?????

  • @user-wj9mj4yf4l
    @user-wj9mj4yf4l2 ай бұрын

    Kiskan wa madhamde adinkuna in uu dhamdo marabtiin illeen irsaqad xumada joogo

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed60812 ай бұрын

    Subxaanallah Reerkaan dulmiga isugu kaalmeymaayo ee dhiiga shacabka ka macaashey ee allah umada ha ka qabto asmiin waa suaal reerkaan diintey heystaan war kuwaan dulmigooda allah umada ha ka horwereejiyo aamiin

  • @abehaji4418
    @abehaji44182 ай бұрын

    Doqon Baad tahay difaacabqabiilka iska daa Waayo ilmaha aboowgooda xaq uma laha inay dhahaan mag ayaan qaadaneyna. Magta waxaan leh shiiqaal gaar ahaan gabadha aabaheeda.

  • @khadramaxamed1203
    @khadramaxamed12032 ай бұрын

    Scw

  • @abdulkhadirjaylani5747
    @abdulkhadirjaylani57472 ай бұрын

    Asalamu aleykum warahmatulahi wabarakatu

  • @user-rd8nv6gh2o
    @user-rd8nv6gh2o2 ай бұрын

    Walaahi waa arin lala yabay oo dinta an sal iyo raad ku leheen cabdullahiyoow waa ciish rajaban tara cajaban arintaan 😢

  • @abdulkhadirjaylani5747
    @abdulkhadirjaylani57472 ай бұрын

    Asalamu aleykum

  • @adhanharet4582
    @adhanharet45822 ай бұрын

    Dulmilow aaqiro xagee galeysa dadkan masiibada ku dhacdey mawadan kabaqeyn intey ku halesho warhoy jog laqwigana iska ilaali mag Hadi ey qataan illahey aya u baneyey 3ba abtiyow jog yada. Maryan gubine intu 😊dadkan heshiise ama iskada Hadi kale

  • @RisaaloBashiir
    @RisaaloBashiir2 ай бұрын

    Subxanallaàh.waa.marin.hababin

  • @raqiibmedia
    @raqiibmedia2 ай бұрын

    Meqa muqal aya kaso duubtay war mawduuc kale ka hadal

  • @bintuosman4359

    @bintuosman4359

    2 ай бұрын

    Bariiska halkaas uga dhagayu😅😅😅😅

  • @shariqashidan145

    @shariqashidan145

    2 ай бұрын

    Wiilku waa sheekhas miyaad taqaana horta

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Maa u maleynye inu qàadnyo maag 😮 ninkas diilaga ah waa inlaa diilo qaasb tiirka tiirka tiirka tiirka diilaga togasho inshallah

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan89242 ай бұрын

    Subxana. Laah waqalad

  • @xamdimuuse4520
    @xamdimuuse45202 ай бұрын

    Sharciga islaankà wuxuu awoodbuu xda usiiyey dil iyo deesmo luul aabeheed xaqa hasareeyo insha alaah

  • @user-ed4wk3hv9l
    @user-ed4wk3hv9l2 ай бұрын

    Waa lawaashey

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x2 ай бұрын

    ASC WAA SIDAA AAD I SHEEGTAY CABDULAAHI WAA IN LA DILO GACAN KU DHIIGLAHA GABADHA GUBAY

  • @ifraahabdi
    @ifraahabdi2 ай бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan89242 ай бұрын

    Ka galay subxana

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x2 ай бұрын

    ASC MUDANE CSBULAAHI ALLE HAKU XAFIDO WAA XAQ DARO WAXA LAGU HADLAYAA NINKII GUBAY GABADHS WAA GACAN KU DHIIGLE HALA DILO

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq2 ай бұрын

    Gabadha aabaheed umbaa diyada qaadan karro, Duqaas Caruurta Qaraabadiisa ah shaqo kuma lahan Hawshaan, Waa yaaab🤔🤔

  • @halimajama7814
    @halimajama78142 ай бұрын

    Wcs wrb

  • @user-tm2vb9eo7w
    @user-tm2vb9eo7w2 ай бұрын

    عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤😂لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم لا إله إلا الله مفتاح الجنه لا اله الا الله مفتاح الفرج لا اله الا الله

  • @anas_2163
    @anas_21632 ай бұрын

    Salaan kaama qaadaan sha cabka soomaaliyeed fidnowade cuqdadaysan.

  • @user-fl4le6qp8v
    @user-fl4le6qp8v2 ай бұрын

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin 😢😢😢scw scw scw scw scw scw scw ilhyo unxriisto 😢😢😢yarabi yarabi yarabi yarabi

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038Ай бұрын

    Scw scw scw scw.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c2 ай бұрын

    War cid duqa qasbaysa ma jirto e dadka benta ka da Fuyus radis aya ka batay

  • @abdallaelmi
    @abdallaelmi2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji2 ай бұрын

    Hadii taasi dhacdo ma jirto wax dawlad layiraahdo meeshana halagu kala tago

  • @halimajama7814
    @halimajama78142 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @aderjalil1785
    @aderjalil17852 ай бұрын

    Scww❤❤❤❤

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan89242 ай бұрын

    Asc walayabaye maxa

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr2 ай бұрын

    Dhiiga Luul iyo go,aankeeda oo dhan Aabe AZIZ ayaa iska leh.Awoowgaas Maxamed Cabdullahi, LuuL dhaqankeeda aduun ayuu lahaa taasna waa lasoo dhaafay.

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar77132 ай бұрын

    😒🤔🤐

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed60812 ай бұрын

    Reerkaan isma qabtaan miyaa ee wiilkooda gabadha tubtey ee dad cunka ah

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj2 ай бұрын

    N N K H❤❤

  • @XaliimoMaxamed-iq6nt
    @XaliimoMaxamed-iq6nt2 ай бұрын

    Hadu cafiyo wa u banaan tahay

  • @kingoftheworld8061
    @kingoftheworld80612 ай бұрын

    Lankabtii kudhashey was . Waxan nakusogalee nin yahudanaceb. Uqdad hg uqabtid aya kusocelcelinee .

  • @xasandhagey7923
    @xasandhagey79232 ай бұрын

    Adgaasitee dhig chicane cuqdadu dilatay ayaatahay

  • @Zurich527
    @Zurich5272 ай бұрын

    Cid Ku qasbeysa ma leh lacagtii UU diiday waxa qaatey xawaadle ninkaan waa la SOO deyneyaa

  • @shariqashidan145

    @shariqashidan145

    2 ай бұрын

    Ninka xaaskiisii oo uur leh gubey hadana kasoo daya uunbuu gubiye ma faaiiduu leeyahey

  • @Zurich527

    @Zurich527

    2 ай бұрын

    @@shariqashidan145 Aniga shaqadey ma aha ama wax ha gubo ama yuu gubin lkn saasay U egtahay

  • @raqiibmedia
    @raqiibmedia2 ай бұрын

    Muqaladada wa ka badbadis

  • @cabdallacagey2632

    @cabdallacagey2632

    2 ай бұрын

    Carabi ku dheh intaas 😂😂😂😂😂

  • @cabdallacagey2632

    @cabdallacagey2632

    2 ай бұрын

    😂😂😂😂 wixii mobilka kuu gaday ayaa danbiga leh😂😂😂

  • @raqiibmedia

    @raqiibmedia

    2 ай бұрын

    @@cabdallacagey2632 yaa kula hadlay adi

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii66562 ай бұрын

    Asaga ma dhalay marku mak qaadanayo

  • @haajarahaajara4660
    @haajarahaajara46602 ай бұрын

    Csw csw csw csw csw

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli5542 ай бұрын

    Warqada sucuudiga 😂🤣😂🤣qashin dabayli soo qaaday iigama duwana hhhh

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi66812 ай бұрын

    War jeceli a ka badatey iyo naaaca maxaa laga baryaa odaygan xanuunsan ee cuqdada dilootey uff habargidire naceb a ka batey baxa waryaa Shaqo yeelo

  • @gigachad9879

    @gigachad9879

    2 ай бұрын

    Waa in lagubaa mooryaanka siduu u gubey luul kuwa dembiilaha u doodaayana Ilaahaa Aakhiro gubaayaa inshaallaah

  • @shariqashidan145

    @shariqashidan145

    2 ай бұрын

    Sayid cali ninkii udooda faaiido ka gaari maayee Iyaguu gubi

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xkАй бұрын

    Scw

Келесі