LUUL AABAHEED O FARXAD IS CELIN WAAYAY IYO MAGTII LUUL O LADHIIBI RABO ARIN Cajiiba

Ойын-сауық

Пікірлер: 237

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska22 ай бұрын

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/yfrkhn

  • @aminaawale7759

    @aminaawale7759

    2 ай бұрын

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Liiloowe

    @Liiloowe

    2 ай бұрын

    WALAAL FITNO LUGU RAADINAYO FIYUUS IYO SHER OGOOW ADIGA AYEY KUGU SOO NOQON DOONTAA. JOOJI FITNADA MARXUUMADDA IYO EHELKEEDA. WAXA KALIYA EE AAD RAADINEYSO WAA LACAG AAD HESHO. OGOOW MEEL QALDAN AYAAD KA RAADINEYSAA

  • @Liiloowe

    @Liiloowe

    2 ай бұрын

    WALAAL FITNO LUGU RAADINAYO FIYUUS IYO SHER OGOOW ADIGA AYEY KUGU SOO NOQON DOONTAA. JOOJI FITNADA MARXUUMADDA IYO EHELKEEDA. WAXA KALIYA EE AAD RAADINEYSO WAA LACAG AAD HESHO. OGOOW MEEL QALDAN AYAAD KA RAADINEYSAA

  • @halimokassim6482

    @halimokassim6482

    2 ай бұрын

    😊😊😊😊😊😊😊​@@aminaawale7759

  • @AbdirisaqKofi

    @AbdirisaqKofi

    2 ай бұрын

    Waxii sharci ah hadiidin 2:18

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed2 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur72642 ай бұрын

    Mag hadeey bixinayaan denbiga wey galeen meey qirtaan

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame98942 ай бұрын

    Subhanalah ilahayow adiga cadalad xakaga ayey jirta. Qabyaladay ba. Ilahayow ku naxariiso. Away dowladii u dharada shacabkoda ma qabiil ayey isku badashey. Ninkan hala dilo. Away dadkii dilay ninkii jareer wayne oo sixun loo gubay mala dilay mala fasaxay😭😭😭

  • @saharwafa7539

    @saharwafa7539

    2 ай бұрын

    Doolad ma jirto dhaar been ah ayey kitaab ku maraan waana wada tuugooyin xaqa shacabca dhaca. Xildhibaan daacad ahna ma jiro oo jeebkopda bis ayey fiirsadda .qofna ma filaan ilaa haduu aheyn miskiin qof u doodaayo laheyn. Laakiin ilaah ayaa la xisaabtamaya maalinta yooma qiyaamaha.

  • @mariyafarax9101
    @mariyafarax91012 ай бұрын

    Salilahu Calyhi wasalm ❤

  • @kooreebe
    @kooreebe2 ай бұрын

    Rabiyoow cadaalad aan kaatuugnay

  • @zamzam5255
    @zamzam52552 ай бұрын

    SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky61442 ай бұрын

    Hadaanu nahay dumarka somaaliyeed waxanu ka codsaneynaa qoyska waalasheen luul alle haw naxariisto ninkii hala dilo hadad diyo qadataan anagoo dhan baa godob naga gasheen😢

  • @nimcoabdullahi9597

    @nimcoabdullahi9597

    2 ай бұрын

    Luul alahaunaxariisto

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji79372 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @falisabdi2866
    @falisabdi28662 ай бұрын

    Salallahu Caleyhi wasalam ❤

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29442 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @najibmaow4755
    @najibmaow47552 ай бұрын

    Cadaalada iyo dhiiga islaamka lama xaqiri karo🙏Luul AbdulAziz Xaqa ayaa u hiilinaaya

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya92292 ай бұрын

    WAA Sharci SHAYAADIIN Wataan oo islaam Sheeganaya 😢

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa84662 ай бұрын

    Saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh insha allh abe cabdiaziz xaaq Allah haso dadajiyo inshallah diilags beenlowga ah waala quubya insha allhhh 40 ayuku jiira ninkas diilaga ah

  • @user-kx1zf1fc8w
    @user-kx1zf1fc8w2 ай бұрын

    صلي الله عليه وسام ❤❤❤❤❤

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah37112 ай бұрын

    Rabiyoow guulee reer cabdi casiis adigaa xaq sooraah

  • @dahir4122
    @dahir41222 ай бұрын

    Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed7702 ай бұрын

    Dadka waxa kaqaldan dilka iyo sababta Allaah aya wax dila qof kasta oo qof dilana sababta ayuu leeyahy sidaas ayaana keenty in loo qasqaaso sayid cali wuxu sabab u ahaa dhimashada miskiintaas

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman94462 ай бұрын

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @YusraMakami
    @YusraMakami2 ай бұрын

    Mashallah alhamdulillah

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t2 ай бұрын

    Mar marsiyo looma baahno gabadha waa lagubay shidaal baa dharka loogu shubay kadibna waa lagubay ee qol gubanayo qofna magalayo oo caruur leh oo ilaah yaqaano isma gubayee tuugaan sayid cali baa gubay inkaar haku dhacdee asiga iyo kuwa danbiga ugu kaalmeenayo

  • @MunoNur-xm9bs
    @MunoNur-xm9bs2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw mashallah ♥️ keep going bro haqa uhiili markasto inshallah

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali22362 ай бұрын

    howshu way dhamatay marka way dhamatay marka waa tiirki lageeyo insha allaah

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa51142 ай бұрын

    Aabbe cabdi casiisoow diyo ha ka qaadanin waayo xitaa allaha naxariisto lagama haayo ninkan waalidka dhalay qareenada u doodaya sida xalane alla kama aysan cabsanin iyo inuu qabri sugaayo , sidaas daraadeed diyo walba iyo lacag walboo lagu siiyaa waxa kaaga xanuun badan inaad xaqirto dhibaatadii loo geystay gabadhaada masaakinta aheeyd ee nafteedii la dhaafiyey oo ilmaheedii oo horey agoon u ahaa hadana loogu daray ineey rajo noqdaan oo hooyadood nafteedii la dhaafiyey marka aabbe cabdicasiisoow waa inaadan diyo qaadan ee aad u daneeysaa ilmahaaga agoonta iyo rajada ah oo aadan deeynin ninkii nolosha hooyadood dhaafiyey si ilmahaas aad awoowga u tahay ay u arkaan inaad u hiilisay hooyadood balse aadan qancinin cadowgii nafteeda dhaafiyey ogoowna lacag waa la helaa balse ma ahan inaad ku badalataa naftii gabadhadhaada marxuumad luul ee sida xaqdarada ah iyo kibirka iyo isla weeynida ku jirto loo dhaafiyey nafteedii iyada iyo agoonteey dhashayna la is dhaafiyey / wscww

  • @HindiyaAbdi-rm4nq

    @HindiyaAbdi-rm4nq

    2 ай бұрын

    😅🎉❤😊

  • @MohamedSalat-md8nz
    @MohamedSalat-md8nz2 ай бұрын

    Nagada benta niyow mxakamada anagadageysanyni A to Z ee magta inte lugushegay

  • @ZainabAbdiDalmar
    @ZainabAbdiDalmar2 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @shukrijama5399
    @shukrijama53992 ай бұрын

    Adeer guulayso waa halyey ❤❤❤

  • @saharwafa7539
    @saharwafa75392 ай бұрын

    Waxaa hubaal ah inaanan la dileen. Xataa hadii lagu xukumo dil in lagu bedeli lahaa qof miskiin ah oo waxba galabsan. La arki doone wixii ka soo baxo.

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan50242 ай бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @MaslaxSaciid
    @MaslaxSaciid2 ай бұрын

    صلى الله عليه و سلم🥰🥰🥰

  • @MaslaxSaciid

    @MaslaxSaciid

    2 ай бұрын

    صلى الله عليه و سلم🥰🥰🥰

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed95982 ай бұрын

    Al xamdu lilaah ilaahey bas ku mahadsan

  • @user-uz1wn1rzok
    @user-uz1wn1rzok2 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @aaminaaxmedgedoow4599
    @aaminaaxmedgedoow45992 ай бұрын

    اللهم صل وسلم عل نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-er8bb3le7i
    @user-er8bb3le7i2 ай бұрын

    Salalahucaleyhiwasalama

  • @user-xp9hi9ut1v
    @user-xp9hi9ut1v2 ай бұрын

    Cabdulaahi waan kutageeraa

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59662 ай бұрын

    Salalahu Aleihiwasalam

  • @user-re2iv3pz6b
    @user-re2iv3pz6b2 ай бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ 🥰 ♥️

  • @asliismail3792
    @asliismail37922 ай бұрын

    Scw Scw scw scw ❤

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman88692 ай бұрын

    الله يرحمها ويسكنها الفردوس الاعلى

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya2 ай бұрын

    Allaha unaxariisto maba ladhaafaayo

  • @NasiibChenel-wm4ch
    @NasiibChenel-wm4ch2 ай бұрын

    Scw scw

  • @user-pp4tl6jy6g
    @user-pp4tl6jy6g2 ай бұрын

    illahayow u naxariiso marxumada

  • @user-fo1hl2yt8q
    @user-fo1hl2yt8q2 ай бұрын

    Salalahu caleyi wasalam salalahu caleyi wasalam salalahu caleyi wasalam

  • @ShaarbooleCabdow
    @ShaarbooleCabdow2 ай бұрын

    Salallahu..caleyhi..wasallam

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi64992 ай бұрын

    Yes 👍👍👍👍👍👍👍

  • @khadramaxamed1203
    @khadramaxamed12032 ай бұрын

    Scw

  • @fadumahasan1080

    @fadumahasan1080

    2 ай бұрын

    Allah aan kabaray in dhaqaso loo togato maxa yeelay gebdha baa ka nabad galayo ninmanka iimanka ka baxaya oo dumaraks gubo dilo wax waliba oo dhib ay gelatin Raga waa in loo togata si deg deg

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim46242 ай бұрын

    وإذا حكمتم بين الناس ان تحكموا بالعدل

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed34882 ай бұрын

    Xalane cudur daawo laheyna ale haku rido

  • @user-pj4hs5ew5y

    @user-pj4hs5ew5y

    2 ай бұрын

    Aamiin

  • @shamsahassan957

    @shamsahassan957

    2 ай бұрын

    Mailin iyo mag qaata meel mawadagalaa warku waa cadyahay gacan kughiiglaha hala dilo

  • @LovelyCompass-te8si
    @LovelyCompass-te8si2 ай бұрын

    عف الله عما سلف

  • @XaliimoMaxamed-iq6nt
    @XaliimoMaxamed-iq6nt2 ай бұрын

    االله اكبر

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤🙏

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed17062 ай бұрын

    Allahu akbar ruux aadan dilin magtiisana ma ogolid

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr2 ай бұрын

    Salalaahu caleyhi wacalaa ahlihii wasacbihii wasalama

  • @mamaruney4373
    @mamaruney43732 ай бұрын

    Subxaanallaah war Qof kan

  • @user-hx6qm8np7h
    @user-hx6qm8np7h2 ай бұрын

    Waa Qaacin Abukaataha

  • @fatimajelle6370
    @fatimajelle63702 ай бұрын

    Salalahu calyhi wasalam

  • @ridwan222i
    @ridwan222i2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka26232 ай бұрын

    Ha iska qaataan magta. Hawiye kolay way sii dayn lahaayeen markasta

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane90802 ай бұрын

    Lulu Allah unaharisto haqid Allah usomujijo

  • @HabibaRoblehousleyeh
    @HabibaRoblehousleyeh2 ай бұрын

    Scw Scw

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel98972 ай бұрын

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @samiraissa-cn3pz

    @samiraissa-cn3pz

    2 ай бұрын

    Ok wllo

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg2 ай бұрын

    Caleehi salaatu wa salaam

  • @rodajibril7168
    @rodajibril71682 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Cabdulaahi875
    @Cabdulaahi8752 ай бұрын

    Salalaahù caleeyhi wasalam

  • @Cabdulaahi875
    @Cabdulaahi8752 ай бұрын

    Alaahu akar alaah is one

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq2 ай бұрын

    Konton halaad oo ayada gabadha ah , iyo Cunuga Caloosheeda kujiray oo Boqol halaad ah waaye, Magta, hadii kalle, Waa toogasho dilaaga👈

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif72 ай бұрын

    أللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @user-cq3vm1cj1q
    @user-cq3vm1cj1q2 ай бұрын

    scw scw scw❤❤

  • @user-kz8pc3xt1r

    @user-kz8pc3xt1r

    2 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi52002 ай бұрын

    Ilaahay janada hakawarabiyo

  • @fardowsoabuukar5571
    @fardowsoabuukar55712 ай бұрын

    Salallaahu caleyhi walasam salallaahu caleyhi wasalam 1salallaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray2 ай бұрын

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim46242 ай бұрын

    صلو علي الحبيب المصطفى لحبيب

  • @user-qf1gv3og5y
    @user-qf1gv3og5y2 ай бұрын

    Scw ❤❤❤❤❤

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p2 ай бұрын

    Luul aabaherd hadu qaati siiyo ama cafiyo aduun aaqiro ma cafin😢

  • @awoismil2501
    @awoismil25012 ай бұрын

    Sc Three layers of skin epldermls,dermls,hypodermls. Hypodermls is every dangerous. Abdilahi ow xaqa feedhaha ka dilaacayaaa insha allah

  • @Imraan12
    @Imraan122 ай бұрын

    Somali oo dhan waa isku mid dad isdilaya markastA Aniga kolay umasocdo somalia waligay

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame98942 ай бұрын

    Ma idinla tahay luul abaheed gabadhisa oo fridge qabow badan inta ku jirtay oo diiday mag ma ahada ayuu yelaya

  • @GuledAhmett-bt2tc
    @GuledAhmett-bt2tc2 ай бұрын

    Salaahu caleyhi wasalam

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur66052 ай бұрын

    oo maxaa lagu qoslaa ma magta qaata mise wax kalebaad aragtaa

  • @CabdiraxmanmaxamuudMaxamed
    @CabdiraxmanmaxamuudMaxamed2 ай бұрын

    Scw scw scs ❤❤❤

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy65682 ай бұрын

    Illahow xaqa marcumadaas soo dedeji miskinta 😭

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji25702 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @mustafabdi3763
    @mustafabdi37632 ай бұрын

    Sax Wayne ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dalmar41
    @dalmar412 ай бұрын

    Haye sxb arintii luul wala socona arinta kale wiilka sacad soo cadaal marabto maa kasoo hadshid si qiireesan

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed23152 ай бұрын

    Niin kan dilaga wuba naxay wuba salid mise badhi bu marsaday birbiriqi dood bu baaqaba dhagar qabee wuba qoslaya cajiib , Luul Cadalad ha hesho ???

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid4712 ай бұрын

    ❤hadii ninka xaaskisa sidaas u gubay laga qaato magta barina dumarka maxa u dambeyn doona way iska cadahay

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u2 ай бұрын

    Allow umadan u gargat

  • @leilaibrahim6961
    @leilaibrahim69612 ай бұрын

    scw

  • @NaciimoCali-jt7ib
    @NaciimoCali-jt7ib2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg2 ай бұрын

    aabo aziiz wuu ciilooday

  • @user-ms4ci4sq2s
    @user-ms4ci4sq2s2 ай бұрын

    Wokusaxanyhy

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed23152 ай бұрын

    SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg2 ай бұрын

    ilahay waa gafuuru rahim waana. shafiidul ciqaal dulmi ayay wax ku raadinayaan lkn ilahay dulmiga ma ogala

  • @hibodaahir3923
    @hibodaahir39232 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @canabcudon8460
    @canabcudon84602 ай бұрын

    Adoyga cadaalad doon ma ahan Sida dhaqankiisa ka muuuqata wlhi sayid cali in ciqaabtisa maro wan rabay Lkin hadeer cadowgiisa ha u noolado leetahay duqa ciyaal u eg yahay

  • @user-er8bb3le7i
    @user-er8bb3le7i2 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64612 ай бұрын

    Ninkani difaacaya gacan ku dhiiglaha waxa uu tubaako ku gadijirey ceelgaab maanta waa qareen cajiib

  • @nimoaden3702

    @nimoaden3702

    2 ай бұрын

    Hhhhhh

  • @HindiyaAbdi-rm4nq
    @HindiyaAbdi-rm4nq2 ай бұрын

    🎉

Келесі