LUUL AABAHEED IYO MAXKAMADII OO DIIDAY RACFAANKII DILKA AR SIDAANI WAA CEEB😭

Ойын-сауық

Пікірлер: 71

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2Ай бұрын

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/yfrkhn

  • @halimoaden3264
    @halimoaden3264Ай бұрын

    Ilaahow gabadhaa xaqeeda banaanka keen,xaqeeda soo saar,Amiin Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-ce5uu7kw8m

    @user-ce5uu7kw8m

    Ай бұрын

    أللهم امين

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Allaahuma aaaamiiin

  • @abdijama1984
    @abdijama1984Ай бұрын

    Abdulaahi ninkaan haduu ahaalaha nin caadi ah waa latoogan lahaa ee wanin u shaqeenaaye koox luul kiis ayaa layeri samee weydiiday wan ladiley seyad ali waa dilaa oo luulbis madilin❤❤❤❤❤

  • @deeqocabdisalanwarsame6444

    @deeqocabdisalanwarsame6444

    Ай бұрын

    Luul keliya ayaa dadku arkan xitaa waxa jiray labo qof oo kale oo ladilay say xoguhu sheegayan habeen madow ayaa gurigoda lagala baxay kiiska ayeyna wax ka ogayen ee illahay wiixii dhiib wada umada haka qabto insha Allah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh Amin amiin amiin yaa raabi ❤ inshallah Abe cabdiaziz xaaqi lulu allha haso dadajiyo inshallah ninkas diilaga ah waa inlaa diilo qaasb tiirka diilaga togasho

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023Ай бұрын

    Masha allah Cabdulahi Caqli Allaha kuu Daayo Garasho iyo Gobanimo ayaa Rabbi Kuu kulmiyay Allaha ku xafido adiga iyo Reerkaagaba🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876Ай бұрын

    Somalia waliged Nabad ma noqonayso inchlh ugandian hablaha somaliyeed liido ku waso meel uma socdaan

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    INSHAA ALAAH XAQAA SOO DILAACAYA DADKA ALAA KAQABANAYA

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172Ай бұрын

    Ciid wanaaksan scw❤

  • @user-rd8nv6gh2o
    @user-rd8nv6gh2oАй бұрын

    Walaahi waa shayadiin kuwaan Ilaahoow naga qabo mujrimintan adeer cabdicasiis ne xaqiisa

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444Ай бұрын

    Illahay agtiisa ayey cadalad tala koxda damulshabab ee xasan shiikh hogamiyo cadalad haka sugin

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Ninkas diilaga ah waa alshabab diilaga iyo hoyads waa qaasb inla tiirka diilaga

  • @hanihersi9977
    @hanihersi9977Ай бұрын

    Siid Cali dilkiisa Allaha so dadajiyo wamusibokan bulshada lakuma dhexsideynkaree Ilaheyow kana wad kaas.

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66Ай бұрын

    Ilhay Xaqeeda hawsoo saaro marxuumada sida xun loodiley DILAAGA hala dilo

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8snАй бұрын

    Allah u naxariisto

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1xАй бұрын

    Asc cabdulaahi ALLE haku xafido aa janada haku. Grliyo intaan ku daawanaayey waxaad u hadashaa xaqa iyo wLiba hawenka ilaa caasha ulyas waan kula so day Guulayso ! .ALLE swt gabadhaa luil how naxajiisto cadogii dilayna tiirka haLa geeyo cabdilaahi duck badan gudoon

  • @halimahassan5482
    @halimahassan5482Ай бұрын

    Allaha u naxariisto

  • @aliosman8874
    @aliosman8874Ай бұрын

    HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903Ай бұрын

    RABBİ idankisa kuwas oo dhan meel xun ayay kudanbayin donan iyaga iyo faracoda iyo malkoduba.

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876Ай бұрын

    Walaahi waa runtaa 😢😢😢

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944Ай бұрын

    Scw scw scw scw ❤

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3gАй бұрын

    Thank you

  • @CabdinuurMaxamed-bx7km
    @CabdinuurMaxamed-bx7kmАй бұрын

    waa ruuntaa wall

  • @aliosman8874
    @aliosman8874Ай бұрын

    Wcs brother, SCW SCW SCW, Amin ya rabbi

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225Ай бұрын

    Xaqiiq ayaa ka hadleysaa waana kugu taageerayaa walaale tuugadu ma rabto adigooo kale

  • @highigheted8137
    @highigheted8137Ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cuАй бұрын

    Meeshaan miyuu maanta bariiska iyo Views ka galay waa gabadhaas cadallad waay haleysaa si kale bariiska u raadi

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooiАй бұрын

    Allah AK bar

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911Ай бұрын

    CABDULAAHI MASAALAX LAGA TALSHAA.BALSE, ADIGA IYO KUWA AAD DABADHILIFKA U TAHAY DHIMASHADA SID CALI MAXA KAHELESIIN?

  • @aishamohamed5469
    @aishamohamed5469Ай бұрын

    arintan wan tugeyne ee waxaa jujiifa dawlada alaah wuujoogaa

  • @safiyorooblejimcaale9998
    @safiyorooblejimcaale9998Ай бұрын

    SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW ❤️ ♥️ SCWSCW SCWSCW SCWSCW ❤️ ♥️ SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW ❤️ ♥️ SCWSCW SCWSCW SCWSCW SCWSCW ❤️ ♥️

  • @abdallasaid6149
    @abdallasaid6149Ай бұрын

  • @bushramedia4766
    @bushramedia4766Ай бұрын

    Asc walal manager saadia maso jawabeyse

  • @abdallasaid6149
    @abdallasaid6149Ай бұрын

    Waa saxw

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qrАй бұрын

    Ninkaani lamatoogan doonee meeshaan cadaalad majirtee hanagu daalinina

  • @user-ld5xk9xh7z
    @user-ld5xk9xh7zАй бұрын

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanhusen6051
    @maryanhusen6051Ай бұрын

    Ydde❤

  • @hodanasli9677
    @hodanasli9677Ай бұрын

    😭😭😭😭😭😭

  • @KifaaxYuusuf
    @KifaaxYuusufАй бұрын

    Maad nagadaysid walbahaarka wll

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120Ай бұрын

    Maxkamada sare iyo midda racfaanka Maxkamad kale Ma jirto, kaliya jajkii racfaanka Ayaan ku qanci waayey !!!

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681Ай бұрын

    Waa qaladan waryaa adab yeelo qadartii ilahey a dhacdey maxaa ka quseyo waa adiga habeen iyo malin naacaada meesha la fadhida intasa waa habargidire naceb a ka batey baxa waryaa Shaqo yeelo

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    AAMUS SHUUBA YAHAY URAYSA CLAAHI KUMA YAQAAN FADARO YAHAY DHIIGA MUSLIMKA KA MACAASHA AADUNKA KU CEBOBAY KA AAMUS UMADA QAXBO YAHAY 10 QOF OO HABARDIGIR GACAN KU DHIIGLA KU JIRA JEELKA KI NAGTISA GUBAY IYO KII MADAXA WEYNAA EE EEYQOSLAAYE MA ANAGAA KENAY MEDIYAHA EEY WALBOO XAARANTA ISKA BADIYAY INYAR BAA KAHARTAY INTAAD XAARANTA DHUQAYSAAN DHIIGA ISLAAMKA SHAYAADIIN YAHAY ALE LACNADAY INTA LATOGTAA WALIBA LA WASAYA AAWAY NAAGIHII BAQA BAQ LAHAA JEEL SOW LAGUMA GURIN KKKKKK HDIGIR O DEGAN GOFAF XAARANA HADLAAYA

  • @Fadumo-kn9mb
    @Fadumo-kn9mbАй бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @qadrocbdulahi7442
    @qadrocbdulahi7442Ай бұрын

    adigu yatahay reer cbdul qasiis mise reer sayad cali mise marin hababshe

  • @sahraqobey574
    @sahraqobey574Ай бұрын

    Xaquuq ayaa dhowreesaa hooyadaada xamar ayee ku dayacantahay kabtan xaquuqda aa ilaalineesid me tahay

  • @mohamedhashi4061
    @mohamedhashi4061Ай бұрын

    Siidcali hadii aan la dilin gabdho kalana waa uu dilayaa rag badana way ku dayan doonaan.

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875Ай бұрын

    Beenlow oo Rufiyanada umada benta kala tag viyuus radis ayaa tahay🥺🥺🥺🥺

  • @hanimakahil2444
    @hanimakahil2444Ай бұрын

    Sax

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762Ай бұрын

    Csw csw csw❤

  • @zeinabs678
    @zeinabs678Ай бұрын

    Csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw

  • @user-lc7wh1yj8f
    @user-lc7wh1yj8fАй бұрын

    Mocitka maxkamada sare wa 25 bisha

  • @sahraqobey574
    @sahraqobey574Ай бұрын

    Meeqa dhimato oo laga hisheeya mxa rabtiin oo idin wado suura suurada naka daay waxkale la imaaw taliye

  • @naima5863
    @naima5863Ай бұрын

    Was in lagu dhaqmaa dipinta islaanka ogaadan xaquuqda gabadhaas kaligeed maaha dumarka Somaliyeed yaan laga dhihin sinkalka dulkoodii lagaqaatey han sharciga Lu dhawaaqon si deg deg ah

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713Ай бұрын

    😒😎

  • @user-bm9yj4cd8f
    @user-bm9yj4cd8fАй бұрын

    Danleey dad wanaagsan iska dhigaayo iyo kuwa neceybku dilooday qabyaaladna aan ka marneyn caradiina la dhinta adiga iyo kuwa la midka ah waanu idinla soconaa waana leydinla xisaabtamaya adiga iyo kuwa la midka ah oo neceb reer muqdisho wariye beenaaloow

  • @FatoumaMareyeh
    @FatoumaMareyehАй бұрын

    Swc swc

  • @AdamAhmed-sp2xl
    @AdamAhmed-sp2xlАй бұрын

    Cilmaxa intee lagaynaa lacag la aan aabe la aan hooyo la aan warer waye

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ctАй бұрын

    Maxkamadasare xerilaliyeda warerwaqoyi dabcan halkas waxayka arken xerilaliye anudhalan muqdisho olohanjabikaro dabcan sasay isleyihin waxaselahuba inaysan iscebenayn maxkamada sare kunaracidonto kuwihore

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fmАй бұрын

    Mada.arkayey marku basinka.kubilbilayey danbiga.iska.dhaf.sayid.cali.koleyba.waqtigisa.madhafayo u ilehey u qorey

  • @safiyomohamed7980
    @safiyomohamed7980Ай бұрын

    Gabadhaasqadaraakudhacdayeedadlahaiskuleeenadeer

  • @khadrasaciidsaciid7836
    @khadrasaciidsaciid7836Ай бұрын

    Warbaladayad afka caad maxa ah oo xumanta ka buxdo adiga ismarey sida laga shegayo tada utasho kani waxa umalena kuwa ciida beesha ku kacsan inu yahay naso af cade

  • @user-vh4sy4vr1u
    @user-vh4sy4vr1uАй бұрын

    Isku dir dadka

  • @RayaanXamdi
    @RayaanXamdiАй бұрын

    Xaat sheegtay hada intaas waan lasoconaye

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681Ай бұрын

    Maalinkasto ooyin iyo qeylo meesha la soo fadhiso war jeceli a ka batatey iska amuus tiisa daryeele a tukale ku daro sayid cali lama tabanayo waxaba hadal iyo been hala soo fadhisanin maxaa laga baryaa odayga waalan car Wakasa hala dilo sayid cali

Келесі