Liban Ali Hersi - Wareysi 1/3: Bare Jaamacadda Helsinki oo ah Soomaali hooyadiis Ruush tahay

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 175

  • @samataradde686
    @samataradde68626 күн бұрын

    Liibaan ruush deris baan ahayn mogadisho Stadium (towfiiq) saaxiibna waan ahayn aad baan u salaamayaa caafimaadna waan u rajaynayaa qof maskax badan buu ahaa.

  • @hiraabnews4578
    @hiraabnews457828 күн бұрын

    Libaan anaa aqaanna waa runtii, waxu ahaa wiil dheer oo xoog badan lafweyn laakiin dherer aan hilib lahayn. Really healthies childhood ayuu lahaa baydhabo, reer buul jameeco ayuu ahaa. I remember him fondly.

  • @Xigma_

    @Xigma_

    28 күн бұрын

    Mogadishu bay degnayen abihi iyo edadi iyo walashis

  • @hiraabnews4578

    @hiraabnews4578

    28 күн бұрын

    @@Xigma_ may be, I only know him in baydhabo although I saw him many times in Mogadishu too.

  • @hiraabnews4578

    @hiraabnews4578

    28 күн бұрын

    We knew us each other back then.

  • @MahadHassan-zk8ih

    @MahadHassan-zk8ih

    27 күн бұрын

    Haa

  • @Xigma_

    @Xigma_

    26 күн бұрын

    @@hiraabnews4578 he is related to my mum

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa975028 күн бұрын

    Professor Liban is a great person May Alllah keep him

  • @MohamedOsoble-fr9gu
    @MohamedOsoble-fr9gu28 күн бұрын

    Masha allah allaha barakeeyo prof. LIIBAAN, Aabihii inj. Cali xirsi waan garanayaa oo injineerkeenii warshadii dharka ee balcad weaving department ayuu ahaa, waa runtii hooyadiis warshadda ayey ka shaqeeyn jirtay

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax28 күн бұрын

    Balcad wa magaalo qurux badan Allow barakeey balcad Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure359925 күн бұрын

    What a good mother .May God rest her in peace .she taught you the somali way .Thanks my brother prof liiban .

  • @Abdi_AlSheikh
    @Abdi_AlSheikh28 күн бұрын

    Aad iyo aad aad u mahadsatihiin Team Hanoolaato waraysigan noo soo dhiyaariyay.

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool28 күн бұрын

    Maasha Allah Markii Hore Waxaan U Haystay Wiil Aabahiis Sarkaal Milateri Ah Oo Reer Woqooyi Ahaa Uu Yahay, Wiilkaas Hooyadiis Eva Ayaa La Oran Jirey Iskoolkii Miritimo(Badda) Oo Liido Ku Yaalley Bay Macallimad Ka Ahayd Isaganu Hal Class Buu Iga Sarreeyey Magaciisu Inuu Ahaa Saleebaan Baan Filayaa Hooyadaasi Af Soomaaliga Way Fahmi Jidhey Se English Ayay Ku Hadli Jidhey Maadaama Iskuulkaas Maadooyinkiisa Oo Idil Ay Luqadda Englishka Uu Ku Bixi Jirey Isagu Wuxuu Ahaa Gurmadkii Ugu Horreeyey 1983-84 Markaas Uu Iskoolka Dhameeyey Baa Isugu Kaaya Danbeysey.

  • @mohamedhajiisseilaak138
    @mohamedhajiisseilaak13828 күн бұрын

    Masha Allaaha Hanoolato wa isha aan ku xirahay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir149528 күн бұрын

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Thanks for sharing with us, brothers 🙏 . We're very proud of you 👏 🥰

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy28 күн бұрын

    Masha,Allah. Very smart Guy and useful information.

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed236128 күн бұрын

    Maasha allaah abti liibaan cali xirsi cismaan hooyaday waa maryan cadceed diiriye cismaan ilaahay ha ku fifdiyo abti

  • @user-vw6eg6pl5o

    @user-vw6eg6pl5o

    27 күн бұрын

    Ma hubtaaa sxp anna walaalkay bay noqonayaaye

  • @user-xz5ft4ke4p

    @user-xz5ft4ke4p

    27 күн бұрын

    Walle anigana hoyaday waa safiyo cumar diiriye cisman waana yonis cumar

  • @abdinurhassan9354

    @abdinurhassan9354

    25 күн бұрын

    ​@@user-xz5ft4ke4p Yonis Omar ma kuwii reer Mudug ahaa, accent ka garteey in uu Mudug la xiriiro.

  • @user-vw6eg6pl5o

    @user-vw6eg6pl5o

    25 күн бұрын

    ​@@user-xz5ft4ke4pwaa kee ma Abdullahi baa mise abdirahman mise mohamad

  • @biznezplus
    @biznezplus28 күн бұрын

    Waa wax lagu farxo Liibaan siduu ugu kalson yahay una xambaarsan yahay Somaali nimada, una yaqaan dhaqanka waddankeena. Guul iyo horumar barnaamijka Badweynta Indiya (Waxaan jeclaan lahaa in uu buug ka qoro arimahaas uu ka dhawaajiyay, si' uu umadda ugu iftiimiyo taariikhaha Soomaaliya oo aanan si buuxda loo qirin). Marlabaad, mahadsanid waxaadna wadataa magac aad Somaali u ah 100%.😅

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman582828 күн бұрын

    Mashallah ad iyo aad ayan uxisanaya warsiga wilkan somaliyeed e reer balcad ah aniga waxan kaso jeeda qoysi ahan jiray reer balcad wa salama liban wa nin somalinimada jacel ❤mashallah barakallahu

  • @fardowsaabdi290
    @fardowsaabdi29025 күн бұрын

    Salaam sare from Nayroobi...Liibaan abtigay baa tahay,... sheekadaada waan hayey, aragtidaadaa ii dhimmaneyd.... Afsoomaaligaagana waa ku faraxsanahay...barash wanaagsan abti... Mahafsanid Ayaanle

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed55022 күн бұрын

    Hanoolato maanta barnaamig bilaa caadifad ah, awal barnaamig yadaada waxay u badnayeen wareysi hal dhinac oo dhibane reero, iyada oon baaris laba dhinac aheyn dhanka kale.wbt

  • @fadumajama7122
    @fadumajama712227 күн бұрын

    Abtigey ayaa ka mid ahaa shaqaalaha wershada dharka ee balcad kaalin buuxda ayuu ka hastet balcad anigoo yar baan joogey Aloow u wada naxariiso dhamaan intii dhimetey🤲inta joogtanacimri dheer ❤❤wllkey lii waan ku faraxsanahay aragaada oo iigu danbeysey waa hore guul iyo gobanimo huuno❤❤❤💪💪💪💪

  • @alesuge9918
    @alesuge991827 күн бұрын

    Aqoon yahanka runta ah waa liibaan waayo waxa uu wax Ku sharaxayaa waa Afkii dalkiisa waana iska ilaa linayaa Afka qalaad mnsha Allah guuleeyso wll aqoon yahan liibaan

  • @abdullahishhussein9759
    @abdullahishhussein975928 күн бұрын

    Balcad my hometown ❤

  • @muxamedadam2240

    @muxamedadam2240

    26 күн бұрын

    Same anigabo waan ku bartay

  • @mawliidcabdicilmi

    @mawliidcabdicilmi

    23 күн бұрын

    ​@@muxamedadam2240😢😢

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq28 күн бұрын

    Liibaan dadkii hore gabaraa ku bah ahayd Leylo isku xaafad iyo gurmadki Xalane dhibowgii waa isla marnay waan ku salaamay Lii

  • @akisheharara

    @akisheharara

    28 күн бұрын

    Haddaad xasuusato Xalane iyo Liibaan maxasuusataa Mustafa

  • @cheyyene

    @cheyyene

    28 күн бұрын

    Reer Hodan, Carwada Dhinaceydaa ma degenaayeen? Liibaan la dhihi jirey Hooyadiis Ruush ahey walow uu igala yaraa, Aabihiisna Dhulbahante ahaa walow aanan hubin?

  • @XUUNSHEOFFICIAL

    @XUUNSHEOFFICIAL

    28 күн бұрын

    Waa runtaa wll leylo waxa ay deggan tahay USA, Aabihiisna Holland ayuu deggan yahay Eng. Ali Hersi Osman

  • @OmarOmar-yu4mq

    @OmarOmar-yu4mq

    28 күн бұрын

    ​@@cheyyene maya xamar jadiid isbartiibo istadio muqdisho kasoo horjeedkeeda ayay deganaayeen waana majeerteen

  • @OmarOmar-yu4mq

    @OmarOmar-yu4mq

    28 күн бұрын

    ​@@XUUNSHEOFFICIALHaa waa sidaa usheegtay

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie614628 күн бұрын

    Very interesting stuff 🎉

  • @ahmeddhaqane8443
    @ahmeddhaqane844328 күн бұрын

    Very interesting

  • @ruqiyaziyad4994
    @ruqiyaziyad499424 күн бұрын

    Mashaa Allaah wawaxyaabaha naftaydu tabto Tariikhdani Allaah Ha barakeeyo wiilkaas Tariikh muhiim Ahbaakujirta kobtaas

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x28 күн бұрын

    Masha Allah what a GOOD mum

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg1628 күн бұрын

    Masha allah

  • @safasaed7715
    @safasaed771528 күн бұрын

    Libaan aniga garanaya asagoo yar ayaan xasuusta waa reer balacad Dugsiga hose balcad buu ku dhigtay Waa runtii gabar baa la dhalatay hoyadii waxay dhimatay asagoo yar

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir597128 күн бұрын

    Masha allah tabarakallah ❤ waa wiil aqlaaq iyo cilmu ku duuugan guuleeyso

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin623428 күн бұрын

    Nice to listening your interveiw i hope you come to your fatherland and contribute the higher education of somaali youth generation

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi557428 күн бұрын

    Waa waraysi qosol😂iyo tariiq wato ciyalka xafada 😂 Mahadsanid hanolato ❤

  • @user-fn4ub1kc3w
    @user-fn4ub1kc3w28 күн бұрын

    Masha allah liibanow wad mahad santahay sid akhoonta badan e aad uga hadashay arimahaan

  • @khadijagalaf8843

    @khadijagalaf8843

    28 күн бұрын

    Cali engineer miyaa dhalay isagaa naag ruush ah qabey ilmo Kalena wuu lahaa o naagta rushka ah dhalin naagtas ruushka ahayd iyada is dishay maser dartis naag kale markuu guursadey cali engjireer

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim811128 күн бұрын

    Asc liban wan salamaya iyo Ayaanle tv hanoolato na wan salamaya ❤❤👍

  • @munaluula1529
    @munaluula152926 күн бұрын

    Wow ---very impressive individual Masha Allah

  • @AhmedAhmed-ge9zi
    @AhmedAhmed-ge9zi28 күн бұрын

    Fadlan, waxaan ka codsayayaa in aan natusto masawarkii Abihi maxaa yelay waxaan ahay ardaydii Leningrad wax ka baranjirtay oo waxaa hadda jooga magalada kismayo. Waad mahad'santahay.

  • @naxlaawi9266

    @naxlaawi9266

    26 күн бұрын

    Kismaayo ❤🎉🎉🎉

  • @fnw8688
    @fnw868828 күн бұрын

    Hanoolaato ❤

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo28 күн бұрын

    Hooyinkaa Reer Balcad Ee Shaqaalihii Warshada Dharka Habaryaro Shamis muumin Suldaan Caafimaadka Allaha kuu dayo habo, Ninka Waa Hanti Qaran 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz28 күн бұрын

    Liibaan waa nin cajiib ah si fiican dhaqankiisa aad u yaqaan.

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi914828 күн бұрын

    Wallahi , dad badan ba kala dhumay dagaaldi ka dib , advisor's rushka iyo somalidi ciyalka iska dhaleen

  • @AbuukarXssanAbuukarAbuukar
    @AbuukarXssanAbuukarAbuukar28 күн бұрын

    Waala yaqaanaa iskuulka Balcad Ayaan wada dhigan jirnay

  • @cabdikarincusman2401

    @cabdikarincusman2401

    28 күн бұрын

    Aniga daris ayan ahen degmada waaberi

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v28 күн бұрын

    Manchester waxaa jooga Ing Russia wax ku so bartay kana shaqeeynayay Warshada Balcad hadana wuxuu ku noolyahay Magalada Manchester ❤ waa Ing. Cabaas

  • @somalillandpure1423

    @somalillandpure1423

    28 күн бұрын

    Anigaa Manchester ku nool ma Cadaan Russian ah baa oo af Somali yaqaan?

  • @maryan953
    @maryan95328 күн бұрын

    Masha allaah hooyada waxy rabtay in ad wiil fiican aad noqoto sababta ay dugsiga quraanka kugeysay

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed424128 күн бұрын

    Masha Allah waa barnaamij taariiqdiisa wata waan idin kaga mahad celineynaa ❤

  • @Bashe12
    @Bashe1228 күн бұрын

    Ruushka waan jecelahy inaan booqdo gaar ahaan magalada caanka ah ee lenin-grad luuqadooda waan ku hadlaa.

  • @abdimajiiduzeer1432

    @abdimajiiduzeer1432

    27 күн бұрын

    Xage ka baraty luqada ana wan ku hadla 😊

  • @dragondragz6540
    @dragondragz654022 күн бұрын

    Aamiin

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed236128 күн бұрын

    Maasha allaah waa abtigaay liibaan ruush xamar jadiid gurigii habo canab aadan baad noogu imaa jirtay aadbaan kuugu farxay horay u soco abti

  • @cheyyene

    @cheyyene

    28 күн бұрын

    Ma deganayeen Carwada dhinaceyda, Hodon?

  • @ashawooo
    @ashawooo28 күн бұрын

    Mashallaha waa ware qiima laha

  • @fadumajama7122
    @fadumajama712227 күн бұрын

    Mashallaah wllkeen liibaan kuleejada xafadeena ilaa 11januari waa la yaqaanaa si weyn wllken mrs lii Liibaan rush xafadeena salaan sare wllkey

  • @user-xz5ft4ke4p
    @user-xz5ft4ke4p26 күн бұрын

    Liban cali xirsi cisman hoyadayna waa safiyo cumar diriye cisman waa nin yonis cumara intaa

  • @mohamedmirreh1939
    @mohamedmirreh193928 күн бұрын

    ASC Ayaanle, Ayaanle aad barn ku salaamaya waxan kugu bogaadinaya parnamijkagan qiima badan. Waxan ka mid ahay dadka aad xiiseya waraysiyada oo aan isleeyayahay waxay aad uu anfacan bulshadeena. Shaqada shariifka ah halkaa ka sii wad. Maxamad Cali Mire.

  • @mcc6023
    @mcc602328 күн бұрын

    M.a aqoonyhy qabkaa su aalaha igu jawaabayo ayaa ina cadi aheen m.a

  • @Pekka135
    @Pekka13527 күн бұрын

    Waan aqaanaa Liiban ma xasusata niile saxibke bu aha Mogdisho wan u xiisay Aniga xataa somali iyo chinese baan ahay

  • @abdiselamsultan

    @abdiselamsultan

    27 күн бұрын

    😢xagee joogtaa hadda

  • @Pekka135

    @Pekka135

    27 күн бұрын

    Hada china ku nolnalay 😢 somali badan baan nahay Dhulkena Shàngdì bǎohù

  • @yasinsalah6538

    @yasinsalah6538

    26 күн бұрын

    ok isku day in aad dib u booqatid Dalkaagi insha allah

  • @morelyfe1891
    @morelyfe189128 күн бұрын

    Qeybta hore waa fahanay lkn Muqdisho waxa ka waqooyi waa Warsheikh, Cadale, Meregh, Xarardhere, Ceel Huur, Hobyo oo umad loogu tagay, waxaa koonfuur ka ah waa Abaay Dhaxan, Jaziira, j/ gendersha, Marka iyo Baraawe. Xee tahay 150 city state u sheegaayo? Habarteey aa cadaan ah wax kasto aan sheego ha liska yeelo miyaa?

  • @feysalbolanyo5587
    @feysalbolanyo558728 күн бұрын

    Masha allah waa Aqoonyahan, dagan

  • @fartaagan2359
    @fartaagan235926 күн бұрын

    Wa Farxad dadkena o aduunka Aqoonta Tariikh yada wa ka dhigo kana qeyb qato isbadalada hormar ka le guulesta mar walba wa mahadsan tihin barafasor liiban iyo wayriye ayaan le

  • @mmh8047
    @mmh804728 күн бұрын

  • @awilmusse9380
    @awilmusse938028 күн бұрын

    Liiban ruush waxaan deris ku ahayn xamar qaasatan xaafada towfiq ka soo horjeedka Stadium Mogadishu

  • @CaliyareCaliyare-ht4bk
    @CaliyareCaliyare-ht4bk25 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @abbasabdi1987
    @abbasabdi198725 күн бұрын

    M.a oday adag aa dhalay midabka aad uma badalmin hambalyo proff..

  • @SurprisedComputer-gz9hk
    @SurprisedComputer-gz9hk21 күн бұрын

    Liibaan waa soomaali run ah waxa dhashay hooyo fiican.

  • @micraaj6621
    @micraaj662128 күн бұрын

    Liban rush waxan soo wada marnay nolol dhalinyarinimo isku skool na waan ahayn waxaa la yaab leh inaanu family hoose wada ahayn Lakin isma aanu aqoon burburkii ka dib ban swedan iigu yimid liban deedna wA kala lunay

  • @zahrahaji622
    @zahrahaji62228 күн бұрын

    Mashaa allah liibaan ruush he was my classmate janal dauud school

  • @akisheharara

    @akisheharara

    28 күн бұрын

    Sahra, ma xasuusataa Mustafa

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay26 күн бұрын

    Carabta Kutubo Badan bey hayaan oo ay Nagaqarinayaan, waayo Waxey rabaan iney Nacarabeeyaan waana Sababta Ay Uqarinayaan Taariiqdeena.

  • @munahussein9687
    @munahussein968723 күн бұрын

    🎉🎉🎉🎉

  • @ebyanish3760
    @ebyanish376028 күн бұрын

    mash allaaah waa nin aad uu quruxbadan

  • @Xigma_

    @Xigma_

    28 күн бұрын

    Wa nin mj ah mash allah

  • @mohamednaik3718
    @mohamednaik371828 күн бұрын

    Prof LIBAN Ali Hersi .

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi28 күн бұрын

    Waa wareysi Bartiisii ladhigay .

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw28 күн бұрын

    Ina cali xirsi iyo ayaanle wwan idin salaamay somali ruush maasha allaa

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay26 күн бұрын

    Bilaadul Sinj , Kutubkii Afcarabiga Kuqornaa, Teedakale Somalida Doomahooda Waxey Ahaayeen kuwa ugu Fiican, Dowladii Ajuuraankana Waxey Lahayd 649 Doomood oo Navy ah ilaa Chine Ayaa Canshuur lagaqaadijiray! Qarfaha , Heelka, Spices Waxaa Xoog kuhaystay Somalida Carabtana Dalaal bey ka ahaayeen!

  • @user-br8qs5qb8o
    @user-br8qs5qb8o28 күн бұрын

    ❤❤❤m.a

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo28 күн бұрын

    Mashaa Allah Dadkaa Warshada Dharka Ee Balcad ,Waxaa eng ka Ahaa Abti Sheekh hussein bookh ,Qaybta Dunta duubta ayuu qaabilsanaa Aun

  • @user-kw6js7hz5u
    @user-kw6js7hz5u28 күн бұрын

    Kooow

  • @mahadjama1481
    @mahadjama148128 күн бұрын

    Lakiin Hoyo in ee Rush tahay ma lo maleeyo sida iilmo adeerky Hoyada Belarus eeh dhiinaca kale uu batay.

  • @Abdikarin_malin
    @Abdikarin_malin28 күн бұрын

    Professor Liban Ali Hersi, Somali weli dhaqankiisa wata SOMALINIMADAA WAX WEYN AH.

  • @maanchanel738
    @maanchanel73828 күн бұрын

    Брат, добро пожаловать в Сомали🤝

  • @sadioawahmed7802
    @sadioawahmed780228 күн бұрын

    Ayaale waxaan aqaanay Nataasha yusuf oo hooyadeed Russian aheyd Aabaheedna Somali ahaa 21 October dhiganjirtay iyo jijgiga school house

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd763428 күн бұрын

    Somali Museum Ayaan u baahanhy ninkaan haloo dhiibo Insha’Allah

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey28 күн бұрын

    Aqoonyahan liibaan, waareysi wanaagsan, xataa suaalaha si aqoonleh ayuu uga jawaabayaa

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d28 күн бұрын

    Hooyadi Ruush bey aheyd.

  • @mahamedali6038
    @mahamedali603827 күн бұрын

    Hooyada Liibaan dhashay wlh waxay ahay qof aad caaqilad u ah waayo waxay u carbineysay wiilkeedu in uu noqdo sida uu hada yahay oo ah nin somaali rag ah Prof ah dhaqan yaqaan ah ale ku iran waana sababta ay dugsi quraan u geysay hooyo caqli badan Bay ahayd siday u rabtay a wuu u noqday maantana wuu xanaaneyn lahaa islaam ka dhigi lahaa lkn wey ka dhimatay sorry liibaan

  • @FatumaAhmed-fq6bb
    @FatumaAhmed-fq6bb27 күн бұрын

    Asc walaal Ayaanle! Aniga su'aal iga dhax guuxeeysa ayaan rabay in aad noo baarto waa hadeey suuragal tahay,oo dabcan ka duwan mida hada laga hadlayo. Soomaalida waxeey dhahdaa ninba waxbaa u daran. Walaal arinta aan rabo in lasoo ogaado meesha aay mareeyso waxaa waaye, waa tii lalahaa Soomaalia waxeey ku biirtay East Africa Community ee goormaa ayey soomaalida ku noolaan karaan wadamadaas visa la'aan. Waxaan rajeeynaa in aad aragto fariinteyda oo aadna fahanto insha'Allah.

  • @ahmedkulowabdi821

    @ahmedkulowabdi821

    26 күн бұрын

    Waxaasi waa huuhaa

  • @maryanjaabir9623
    @maryanjaabir962328 күн бұрын

    Wll wxan kaasoo raacay tiktak

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p28 күн бұрын

    Balcad waa meeshii aan ku dhashay aabaheyna allaha unaxariisto wuxu u shaqayn jiray warshada dharka

  • @abdulrahmanibrahim5244
    @abdulrahmanibrahim524428 күн бұрын

    Liiban. Stadium. Muqdisho. Daganaaaa

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf28 күн бұрын

    Somalia takis

  • @abdulrahmanibrahim5244
    @abdulrahmanibrahim524428 күн бұрын

    Libyan. Isku galas ayaanu. Ahayn.

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed781428 күн бұрын

    Wll afsomaali.gaagu wuuficanyahay

  • @mahamedali6038
    @mahamedali603827 күн бұрын

    Aad baa u mahadsantahay hanoolaato waxaad na tustay nin laba nationlity leh somali ah Prof ah mana moodeynin in ay jiraan caruur sidaas wax u bartay oo laba jisi kla duwan dhaleeen aad baan ugu farxay balse z noo soo badi caruudahaas wey naga wada maqanyihiine

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle28 күн бұрын

    والشمس la isku qaaday yaa fahmay, yaanse fahmin?

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay26 күн бұрын

    Waa Inaan Afkeena Xooga Saarno waayo Luqada Waa Code

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi168028 күн бұрын

    Liibaan ruush odaybuu noqday

  • @hiraabnews4578
    @hiraabnews457828 күн бұрын

    Libaan had the biggest smile and firmest handshake. He was outstanding kid. I remember him fondly

  • @mahadchannel7291
    @mahadchannel729127 күн бұрын

    Hanoolaatow igu casuum wareysi anoo ku hadlaya afka Dhalinyara somaliyed ee aan dowladnimo arag weligoodba.

  • @alikaffe1242
    @alikaffe124225 күн бұрын

    Annuun nuun sheeqbo intee ka jeedne reer marko adey an waxa in mude at amal lee amaa awyootaan ahay

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire766027 күн бұрын

    Lee Ciyaalka Xaafadda!!...thanks.

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed942218 күн бұрын

    Kan jarer buu ekyahy tinta dey wa dhagax .walahy rer xamar bu u ekyahy .aniga donetsk ukrain ku soo korey .

  • @jamaaden598
    @jamaaden59826 күн бұрын

    somali ban ahay waxan jeclahay inaan hadalka saar naado 😆

  • @magool8581
    @magool858124 күн бұрын

    Ala comments ka maxaa ciyaal waayo waayo kala lumay isku warysanaya😢

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir840926 күн бұрын

    Waxoo inoogu imaan jiray xeebta warsheeikh waxoo ahaa nin dabaasha ku dheereeya Dadkana ka dheer lkn qabow jawi degan ku jiray

  • @user-zj8sp6rh1j
    @user-zj8sp6rh1j28 күн бұрын

    KZread uu leeyahay ninkaan ayaanloow

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay26 күн бұрын

    Ethiopiyana Iyada Qudheeda Inkastoo Been Badan ay Nagaqoreen Marinhabaabisna Naguwadaan Hadana Taariiq bey Hayaan oo ay Nagaqarinayaan. Waxeyna Yaalin Maktabad Kutaal Kaniisad Dhexdeed . Ee Dhulka Amxaarada .

  • @naxlaawi9266

    @naxlaawi9266

    26 күн бұрын

    Been badan ayaa naga la qoraa, aniga dalka majoogi , mid afrikaan ah oo gaar ahaan ka yimid dalalka afrikada dhexe mid ka mid ah ayaa wuxuu nugula dooday in soomaaliya ay ka mid tahay itoopiya oo ay hoos timaado, waxaa waydiinay halkuu ka keenay , wuxuu noo sheegay in iskuulka uu kusoo bartay, juqraafiga.

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed662726 күн бұрын

    waa aqoon yahan dhaba runti

Келесі