Lamaanaha ugu shidan calafdoon wey is qaateen

Пікірлер: 44

  • @daldeeqducaysan882
    @daldeeqducaysan8829 ай бұрын

    Alla ha ku barakeeyo abti. Ilaahay ha ku soo dhaweeyo hooyada macaan.

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar21469 ай бұрын

    ❤gabdha joogta aarliad iyoi inanka jooga usdareliya mawalal way isuag yihiin ❤🎉 ❤

  • @osmanmohamoud2986
    @osmanmohamoud29869 ай бұрын

    Ina xassan gaas waa lla garanayaa waa reer gadiid lkn maaha reer gebilay ee waa reer hargeysa waana reer gadiid waa dad la yaqaano

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman97959 ай бұрын

    Nicima wlhi wa qof qalbi fican machaallah ❤❤❤ salan sare from 🇩🇯 Niciimo qaali gabadha wax bafinaysa Allah hoyaded ha uso dhaweyo amiin ❤

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim55969 ай бұрын

    WAANGARANAYAA ROODA XASSAN GAAS CALI XAYD WAA HABAR AWALL SACAD MUUSE WAA REER GADIID WAA REER KUUL WAA REER MAXAMAD BOON WAA MAALQABEENO WEYDIIYA ORYATALKA AMA HOTEL GARGAAR HARGAISA

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood128 ай бұрын

    الله يسهل

  • @user-th1pl2cw4l
    @user-th1pl2cw4l9 ай бұрын

    ilahey hakusahlo abayo niyada khyre ushek gabdha rer og ah madah tuyo mz ❤❤❤

  • @user-xk1eq2ky2b
    @user-xk1eq2ky2b18 күн бұрын

    Ahmedhede keyaan guurdoon Nairobi

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama28408 ай бұрын

    Masha Allah naciimo khar qabto wllo wan ka heelay sidad I qiimasay gabadha illaahay how sahlo

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan9 ай бұрын

    ilaahay haw so dhaweeyo lkn wad saxday inta kale ee reer gadiid reer shirdon ma jiran inay ka sij tahay wa laba qabil oo siman

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn8 ай бұрын

    INAADEER ALLE HOOYO INAAD HESHO ALLE HAKUU FUDUUDEEYO AMEEN YAH RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @falismohamed-yb2wg
    @falismohamed-yb2wgАй бұрын

    ❤❤❤❤

  • @sacadxasan3323
    @sacadxasan33239 ай бұрын

    Reergadiid mise reer shirdoon

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed40769 ай бұрын

    Anisa Maanshaallah tabarakallah May Allah bless you

  • @user-dm9db3td1j
    @user-dm9db3td1j9 ай бұрын

    Ilaaheey ha usahalo Gabar dagan masha alaah

  • @DePablo-mn4kf
    @DePablo-mn4kf9 ай бұрын

    Allow u sahaL

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali27269 ай бұрын

    Awowgaa Xasan Gas wuxuu joogaa Hargaysa ee u tag.

  • @ridwaanhaashi3174

    @ridwaanhaashi3174

    9 ай бұрын

    walal hadaa hubto ee sax kaa tahay, waata numberkeeda sheegtee caawi plz. mahadsanid

  • @xadiyochannel

    @xadiyochannel

    9 ай бұрын

    Wll hadad garanasiid oo run kaa tahay laa xiidhiidh

  • @user-ym6xz6xk5x
    @user-ym6xz6xk5x8 ай бұрын

    Nacimo aad iyo ad ayan kujeclahay

  • @rawdahahmed3477
    @rawdahahmed34779 ай бұрын

    Ala ana garanayna Soo dhawoow Habo .

  • @xasanaxmed1103
    @xasanaxmed11037 ай бұрын

    Masha allah

  • @rodahoreh6728
    @rodahoreh67289 ай бұрын

    Wan garanaya Roda hassan gass

  • @user-rg8ot9od2m
    @user-rg8ot9od2m8 ай бұрын

    Maskin Allah hoyaded hausodhaweyey

  • @mohamudissa
    @mohamudissa8 ай бұрын

    Gabdhahii somaliyeed oo naftooda ihaaneynaya iyo qiima jab xoogan oo halakan ka soo gaarey inta gabar intey caloosheeda banaanka keenyay ay qaci ka yeertey xisaab maleh

  • @qaalimohamed8901
    @qaalimohamed89019 ай бұрын

    🙏🏾🙏🏾🙏🏾🌹🌹🙏🏾🙏🏾

  • @user-rj5ut1km2y
    @user-rj5ut1km2y9 ай бұрын

    Masha allah ❤

  • @user-xk1eq2ky2b
    @user-xk1eq2ky2b18 күн бұрын

    Ahmed guurdoon keyaan

  • @YourUkhtiR
    @YourUkhtiR8 ай бұрын

    Reer shirdoon iyo reer gadiid wa laba reer oo kala Duban. She has the wrong sub clan list. But I pray she finds her mom bisalaama♥️

  • @abdifarah1091
    @abdifarah10919 ай бұрын

    Abti re shirdon iyo re gadiid kala saar. Si lo fahmo

  • @adanomeromer-sx2kl
    @adanomeromer-sx2kl9 ай бұрын

    Waxan ilahay ubaryay gabadhayar inay hesho hoyadeed

  • @Ilesy
    @Ilesy7 ай бұрын

    🌹🌹

  • @fartun9503
    @fartun95039 ай бұрын

    Palstiin U so Duceryaa

  • @user-pb8ms9pk2v
    @user-pb8ms9pk2v8 ай бұрын

    Ala isaaqu qabsana isaq hobo iyo abti hada ku dhado wax walba way ku qabanayaan oo ay awoodan

  • @osmanmohamoud2986
    @osmanmohamoud29869 ай бұрын

    Anaa kuu soo raadinaya lambarka abtigaa oon hargeysa wada joogno ku mahadi habar xabuusheed

  • @samiradhaye7621

    @samiradhaye7621

    9 ай бұрын

    😢😢 ma.inanta Abtigeed garan masha allh ajar wayn.ka.helaysa wll

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr75699 ай бұрын

    Number gabadha Ogaadeen wad khaladay baan filayaa........8 qudha weeye

  • @user-lu3wh2xw9m

    @user-lu3wh2xw9m

    6 ай бұрын

    Maya sadaxda Number ee uguhoreyo waa furaha wadanka kenya +254

  • @sacdiyosiman374
    @sacdiyosiman3749 ай бұрын

    Waxan run miy mase waa been

  • @osmanmohamoud2986
    @osmanmohamoud29869 ай бұрын

    Naa abti wanaagsan baad leedahay waa Sacad muuse, xuseen abokor, reer gadiid waa la yaqaanaa reerkaa waa reer kuul gadiid waa inan gob dhashay oo reer badaw ah ka dhalatay

  • @fardus4990

    @fardus4990

    9 ай бұрын

    Dee u sheeg walal hadad garanayso reerka inanto doon doonayso

  • @Azan586
    @Azan5869 ай бұрын

    ❤❤❤❤

Келесі