No video

LACAGTADA QODOBKAN HADAAD SAMAYSID WAAD KU TAAJIRI

Muuqaalkan waxay kaga hadlaynaa mowduuca loo yaqaano Asset and Liabilities inagoo ku sharaxayna qaab daawashayaadu ku fahmi karaan Somalida dhexdeendana lagaga faaidaysan karo.
Social Media igala soo xidhiidh.
/ zakariyecaawiye
/ zakariyecaawiye7
/ zakariyecaawiye
/ zaki-sool
Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
www.paypal.me/...
#Horumarsamee

Пікірлер: 256

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye5 жыл бұрын

    Dhaqaala kaa baxaya ha noqdo mid wax kugu soo celiya oo kaash nool kugu soo kordhiya. instagram.com/zakariyecaawiye facebook.com/deegaanturkey

  • @majabeofficial6939

    @majabeofficial6939

    5 жыл бұрын

    Asc wll message ayan ku so diray gmailkaga imanad so jaawabin😣

  • @hudaabdulahi8229

    @hudaabdulahi8229

    5 жыл бұрын

    Zakariye mahadsanid walal geela isaga makamidyahay Acid ganacsiga

  • @zerashlibashiir446

    @zerashlibashiir446

    5 жыл бұрын

    Asc sxp sakariye sxp meelaaan kaala soo xidhiidho iisheeg number

  • @mohamedahmedmohamud6791

    @mohamedahmedmohamud6791

    5 жыл бұрын

    Zakariye Abdullahi Ali ASC aboowe, waxaan raben arinta shere oo shirkadaha dahabshiil somtel in Aad more information iga siiso Aad baan u xiiseenayaa Waxaan rabaa inaan wax ku darsado Thank you very much

  • @muwahibaahmed4929

    @muwahibaahmed4929

    4 жыл бұрын

    asc wllo anigu waxaan joga sacuudi arabiya waxaan bishi qata kuna dolar lacagatan waxaay igagabaxada malayacani ee igucawi xagan ganacasi ifura

  • @shidanechannel4392
    @shidanechannel43925 жыл бұрын

    Masha allaah wlhi wxd i bartey cashar aanan waligey aaanan qaaadan guuleeso caawa laga bilaaabo wx walbo ooo nolosheyda waam badalayaaa guuuleeeso ustaaaaad

  • @MaxamuudBashiir-or8qz

    @MaxamuudBashiir-or8qz

    Жыл бұрын

    After 4years noowaran?

  • @Ahmedsahay
    @Ahmedsahay5 жыл бұрын

    Zakariye hore u soco nama dhaafo vedioyadaadu

  • @cismangurey5733
    @cismangurey57335 жыл бұрын

    Zakariye videogaan xaqiiqdi wuu i bedelay waayo waxaan kamid ahay dhalinta aadka u jecel hal abuurka ganacsi aad baan uga helay waana qorshayaal aan naftayda ku dakhai doono ilahay idankiis walaal ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo fikrada qaaliga ah ee aad nala wadaagto marwalba

  • @Basso1099
    @Basso10995 жыл бұрын

    Walal Waxa Tahay Niin RagEed dadkiisana FikradaHaa Adunka Layska Iibiyo Bilaash UGuso Jediya

  • @catworld4221
    @catworld42215 жыл бұрын

    Asc bro I love watching your videos Is interesting for all of us Keep doing what you doing family.

  • @nimcosaeed4320

    @nimcosaeed4320

    4 жыл бұрын

    War ma jamaalbaaa

  • @abdirahmanyousuf4072
    @abdirahmanyousuf40725 жыл бұрын

    Two important topics within the economy erea thanks

  • @hiidocaare5892

    @hiidocaare5892

    3 жыл бұрын

    Sidee shqo kubilba wllo

  • @mohmedsaced2010
    @mohmedsaced20103 жыл бұрын

    shugran jasakalahu khayran Sakariye abdulahi Allaah ha kuxiftiyo aduun iyo akhiraba.

  • @gedi73
    @gedi733 жыл бұрын

    Jazakallah brother Waa wacyi gelin aad uqiimo badan

  • @fadumaali3385
    @fadumaali33855 жыл бұрын

    Walalyaal wiilkan waa wiil yar masha alaah, oo aad u fikir wanaagsan ee alle darti u taageera.

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad31184 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا ilaahay haku daayo wllo

  • @drs-barwaaqochannel4570
    @drs-barwaaqochannel45705 жыл бұрын

    Mnsh-alllah walal waxaa tahay qof fikirad wanaagsan runtii chanelkaagana hada ayaa ugu horeysa, Waaana ubogey runti bro keep moving 💪

  • @3abdurhmnbinu221
    @3abdurhmnbinu2215 жыл бұрын

    Maashaa allaah sxb allaah caqliga iyo cimrigaba hakuubarakeeyo

  • @habonmahmoud6470
    @habonmahmoud6470 Жыл бұрын

    Juzakallah khair brother thank you

  • @craxmanaxmed5208
    @craxmanaxmed52085 жыл бұрын

    mansha allah ilahay hakuu barakeyo caqliga

  • @nouhahmed7743
    @nouhahmed77435 жыл бұрын

    My companion self help book and one ofy favourite book. I read it constantly. RICH DAD POOR DAD.

  • @ismailnuure2822
    @ismailnuure28225 жыл бұрын

    Masha Allah’ Mahad Sanid Walalken Zakariye Wax Badan Ayaan Ka Faidnay 🙌🏻

  • @amiindeeq7263
    @amiindeeq72635 жыл бұрын

    Mashaa Allah wll Jazakallah kheyr wax badan oo faa'iido umada u leh ayaad nala wadaagtay

  • @abdifatah2329
    @abdifatah23295 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb sakariye

  • @ahmedmohamed-qe7gd
    @ahmedmohamed-qe7gd3 жыл бұрын

    Mashlah mashlah wa figrat ad u fiican runti

  • @sahalmedia2126
    @sahalmedia21265 жыл бұрын

    liabilities qof somalia ahaan waa deeyn marka mesh ad eygaad ka,isticmaaleyso waxad ka,isticmali kartaa (expenses)ama expenditure

  • @sadikabdihussein
    @sadikabdihussein5 жыл бұрын

    Zarakiye Abdullahi motivative business man thanks bro a lot

  • @djkaraamaofficial890
    @djkaraamaofficial8905 жыл бұрын

    Inta ka heshay video gaan oo aad wax ka faaiday like iisaar

  • @caydaruuscabdi9191
    @caydaruuscabdi91915 жыл бұрын

    Mnzha allh ilahy haku barakeyo hore usoco

  • @farduusmahamett4095
    @farduusmahamett40954 жыл бұрын

    Masha allah alle haku siyadiyo aqonta iyo fikarkaga fican

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine26955 жыл бұрын

    NB: فلا إثم عليه Qaarba gaajo isku dilli !! Cuntadu ku ma jirto. 👍👍

  • @blessed2023_

    @blessed2023_

    3 жыл бұрын

    Yo 🤣

  • @somfishchannel3218
    @somfishchannel32185 жыл бұрын

    Mantoo dhan aan ku sugeeynay

  • @Kartimaal1
    @Kartimaal15 жыл бұрын

    Mansha alllah ilaahay haku ciseeyo

  • @iam_a_aziz9690
    @iam_a_aziz96905 жыл бұрын

    Ilaaahaya haka jasasyo siiyo wll Noo soo badan modun oo kale wll Mahadsantahay

  • @madadaalochanal4750
    @madadaalochanal47502 жыл бұрын

    Aad maad ugu mahadsantahay soojeedintaada

  • @c.raxmanm.c.qadircumardrma2231
    @c.raxmanm.c.qadircumardrma22315 жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo Zaki sxb wado ayaad noo iftiimisay

  • @abdirashidabdo1798
    @abdirashidabdo17982 жыл бұрын

    Mansha allah walal waa arino fiican

  • @cashaabdoulie4769
    @cashaabdoulie47695 жыл бұрын

    masha allah walal allaha ku xafido aqligaga salimka ah waa ina anagana sida noqono o ka faideysano

  • @nimofarah8193
    @nimofarah81935 жыл бұрын

    Wcs wr wbr wllky mahadsanid jisaakallaahu khayr 👏👏👏👏👏👏

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye76242 жыл бұрын

    Thanks prother

  • @sahraqasin5124
    @sahraqasin51245 жыл бұрын

    Masha Allah caqliga ale hakuu siyaadiyo

  • @najaxnuura186
    @najaxnuura1865 жыл бұрын

    Ilaa shalay Ayaan sugayey mawduucan shukran wll

  • @ahmedabdinaasir6913
    @ahmedabdinaasir69134 жыл бұрын

    Thanks 🙏 bro for your great 👍🏼 effort I’m learning the economy and I hope 🤞 to be a rich man 👨 if allah well

  • @ahmedsharif3347
    @ahmedsharif33474 жыл бұрын

    Thank you zakariya may Allah bless you and your family, wise words.

  • @YusufAli-vv7hb
    @YusufAli-vv7hb4 жыл бұрын

    ما شاء الله حفظك الله يا اخويا.

  • @omarnuh
    @omarnuh Жыл бұрын

    Masha Allah Tabarakallah Allah Yaxfidak Camoow waxaad tahay Nin wax badan laga Faaiido.Have Anice Weekend.sun.15:35pm.13nov.2022.Nederland.

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain9052 жыл бұрын

    Mahdsnid ustaad keep going

  • @hodan4523
    @hodan45235 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal.

  • @mohamednuur7086
    @mohamednuur70864 жыл бұрын

    Thanks

  • @ayanmohamed9286
    @ayanmohamed92865 жыл бұрын

    Asc Zakariye wallo maba sugi karno video-yadaada Mahadsanid 💯

  • @jamaabdirahman7370
    @jamaabdirahman73704 жыл бұрын

    So proud of you...keep going bro.

  • @Happyqaali
    @Happyqaali5 жыл бұрын

    Masha allaah zakariye wall wad mahdsantahay ala hadaan ku baran lahaa 3 sano ka hor hada tajirad baan ahaan lahaa lkn qadarallaahu mayashaa qadarka alle looma dudo bil walba waxaan ku shaqeen jiray 600$ mudo aad udheer shaqadii markaan ka tagay mudo aan laga joogin 2 bilood shilin kama haysan. Waayo meel wax madhigan jitin wax ganacsiya iyo sheer kuma fakarin lkn mar walba alxamdulillaah

  • @ubaxbaash3847
    @ubaxbaash38472 жыл бұрын

    Masha allah wll qali

  • @farxiyomaxaed9742
    @farxiyomaxaed97422 жыл бұрын

    Shukran wll qaali ah

  • @getdonegetdone3872
    @getdonegetdone38723 жыл бұрын

    Good point bro most people mindset is liability mindset unfortunately but hopefully they can thing it thank you for videos.

  • @hudayfamohamed1712
    @hudayfamohamed17125 жыл бұрын

    mashallh

  • @amiintube5736
    @amiintube57365 жыл бұрын

    M. A wll zakariye ilahey hakudowro

  • @user-nf5po4ws5t
    @user-nf5po4ws5t4 жыл бұрын

    Alaha ku xafido ee diintaada sii xooji

  • @ahmedbille9024
    @ahmedbille90245 жыл бұрын

    Mazh allah 🤗💥

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib5 жыл бұрын

    Sakariye’ Allah haku xifdo Brother. Hormar ayd La jeceshahay dadka’ horey usoco Zhp 👍👍

  • @adoonkiiallah3568
    @adoonkiiallah35685 жыл бұрын

    mahdsanid walal zakariye. warbixin koban manoogasoo diyaarin karta real state investment iyo dalkeena inay munaasib kuyahay qanacsigaasi mahdsanid.

  • @abn_ahmed556
    @abn_ahmed556 Жыл бұрын

    Good job

  • @assmamusa9272
    @assmamusa92725 жыл бұрын

    Jazakallah akhi waxbadan nofaidaysay runti

  • @officialjr2283
    @officialjr22835 жыл бұрын

    Jaza kallah wll ilahey kheer kusii no so badi

  • @Abdiaziz8
    @Abdiaziz85 жыл бұрын

    masha allah walal ad iyo aad ayaad u mahad santahy

  • @mohamedabdi7652
    @mohamedabdi76524 жыл бұрын

    Keep going bther I like your inspiration .......alha blesses you ♥️♥️

  • @cfataaxcawil4062
    @cfataaxcawil40622 жыл бұрын

    Ninka waa nin danley ah . Manshalah

  • @khairegamadid7405
    @khairegamadid74054 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal wax badan ayaan kaa faaiidey

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif4733 жыл бұрын

    Language Accounting and Finance we Understanding

  • @cabdifitaaxmuuse8926
    @cabdifitaaxmuuse89262 жыл бұрын

    Thank you

  • @abdibasid1893
    @abdibasid18935 жыл бұрын

    Cilmiga aad bulshadada lawadagayso waliba si bilaash ah Alle ayaa kaa ajir siinayo wll Cilmi unbaan ka faa'idaa muuqaladada

  • @zynabali3432
    @zynabali34325 жыл бұрын

    Ninkan wax badan buu akhriyay xariif masha Allah

  • @cabdisamedsahal6223
    @cabdisamedsahal62233 жыл бұрын

    Nin jira zxb wakuwataaa pro

  • @user-lg2yw6ir6o
    @user-lg2yw6ir6o3 ай бұрын

    In shaa Allah.

  • @caaishacuud819
    @caaishacuud819 Жыл бұрын

    Rich dad and poor dad waxaan aqriyey qeybka mida 2018 wlhi waa cajiib book waan waayey time la iiqabtay soo anoo waqti fcn uhelin lkn qeybkamida aqriyey time iga dhacay waan iska geeyey waxaan is lahaa kheyr masuulad hanuqan .lkn intaa ka aqriyey Caribbean wlhi

  • @mohamedabdirashidosman1640
    @mohamedabdirashidosman16405 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53584 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb intan chanalkagan ku xidhna waxbadan ban ka faiday

  • @najiibabd4118
    @najiibabd41182 жыл бұрын

    Anaa heysan jiray buugaa rich dad and poor dad

  • @abdirahmanwarsame9111
    @abdirahmanwarsame91115 жыл бұрын

    Liability is something you own from someone. Expenses is something you pay consistently. Assets can be fixed assets or current assets. I think you're mistaken economic and accounting terminology. Though, Economics is the mother of finance and accounting. Thank you.

  • @ZakariyeCaawiye

    @ZakariyeCaawiye

    5 жыл бұрын

    Qaamuuska Soomaaliga ah ayaa sidaa qoroya baan idhi balse sharaxa aan saaray waa intaad English ka ku qortay. Mahadsanid

  • @ibrahimsaid4482

    @ibrahimsaid4482

    4 жыл бұрын

    According to RICH DAD POOR DAD AN asset puts money in my pocket. A liability takes money out of my pocket.

  • @AhmedMohamed-sm2ob
    @AhmedMohamed-sm2ob3 жыл бұрын

    Waad mahad San tahay sida aad noosiisay wakhtigaaga iyo cilmigaagaba

  • @xirsicawaale5808
    @xirsicawaale58082 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @Leega-yq9dk
    @Leega-yq9dk3 жыл бұрын

    Keep going

  • @abdallahsomaliboy6905
    @abdallahsomaliboy69053 жыл бұрын

    thnks wllo

  • @abdiladifcirday4508
    @abdiladifcirday45083 жыл бұрын

    Great walal allah yacizak

  • @ahmedilmi8590
    @ahmedilmi85905 жыл бұрын

    Manchllh sakariye allah hakaa abaaliyo

  • @nimcodahir9330
    @nimcodahir93303 жыл бұрын

    Jazaka laahu khayran

  • @somalipubgmobelgame2392
    @somalipubgmobelgame23925 жыл бұрын

    Masha allah

  • @jaanagalehassan6307
    @jaanagalehassan63075 жыл бұрын

    Mansha allah wll

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir29505 жыл бұрын

    Sxb waan ku xiranahy channel kaaga guulayso sxb. We love you.

  • @zelmiinaali3794
    @zelmiinaali37945 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @sacdiyoidley6462
    @sacdiyoidley64622 жыл бұрын

    Mash Allah

  • @firdouskabadi
    @firdouskabadi6 ай бұрын

    Manshalluhu

  • @munir2020ful
    @munir2020ful3 жыл бұрын

    WaLaL WLHI Zakariye waxad tahay qoof bilash dadkisa fikrado ficaan ku sinaya hooree uu sooco wllkay Insha allah ilahay dabaaq sare haa ku siyoo iifkan iyoo aakhiroba.

  • @samraali4860
    @samraali48605 жыл бұрын

    masha Allah wllken jazakallah

  • @alibuush356
    @alibuush3564 жыл бұрын

    Asc wankusalaby wll shugran jazakalahukhayr wll xafidulah was helin taladada iyo wanada ad ugudeqday walalahaga somaliyed

  • @Leega-yq9dk
    @Leega-yq9dk3 жыл бұрын

    Masha alaah

  • @firdouskabadi
    @firdouskabadi6 ай бұрын

    Sakariye

  • @guulaangodgal4013
    @guulaangodgal40135 жыл бұрын

    Mahadsanid sakariye

  • @engjubbaismail1978
    @engjubbaismail19785 жыл бұрын

    Mahadsanid wll gacaliye.

  • @ZakariyeCaawiye

    @ZakariyeCaawiye

    5 жыл бұрын

    Adaa mudab eng Jubba

  • @farxaancumar1982
    @farxaancumar19823 жыл бұрын

    Xisaab xilmaleh Lkn 20kun hadii guri kugadano qaraSh dhismihii aawey zaki sxb

  • @mustafecabdirisaaqmaxamed
    @mustafecabdirisaaqmaxamed Жыл бұрын

    Lan barkaaga lagaala soo xidhiidhayo ayaan doonayaa

  • @mohamedfarah8026
    @mohamedfarah80264 жыл бұрын

    Shukran wll

  • @abdiamericoameriko9435
    @abdiamericoameriko94355 жыл бұрын

    Sxb alle haku xafido cilmigaagana haku badiyo walalo tanakle anigu waxan ku jiraa dadka wax ka baxaan lakiin aan wax soo labaan laakiin maanta ayaan isdhiibay filrado badan aan ka qatay iyo kuwa aan usoo joogay isbedel dhabaan samayn sxb waana kula soo xirirayaa markasta aad ku salaama

  • @xuseendubad6599

    @xuseendubad6599

    4 жыл бұрын

    Sxb Waxaan Ahay Ganac Sade Yar Oo Haysta Lacag Yar Oo Shan Boqol Oo Dolar Ah Sidaan Ugu Shaqaystaa

  • @nastahyusuf9254
    @nastahyusuf92545 жыл бұрын

    masha allah jasakalah khyr

  • @DrIlYaasMArab
    @DrIlYaasMArab5 жыл бұрын

    Zekiria saxiib waxaan kaa codsanayaa in aad noo soo gudbiso website-da sida online-ka ah lacagta looga sameeyo ee available ka ha africa iyo requirments-kooda mahadsanid