LACAGTA BISHII LOOGA SHAQEEYO DUKAAMADA MOÇAMPIQUE 🇲🇿|| WARBIXIN

Asalaamucaleeykum kusoo dhawaada macluumaad yar oo ku saabsan wadanka mozampique, hadaba markii aan leeyahay macluumaad kama hadli doono diiraddana ma saari doono, halka uu dhaco wadanku, Cidda uu xuduudaha lawadaago, taariikhihii uu soo maray, cidda madaxweeynaha ka ah iyo wixii lamida blse waxaan muuqaalkaan xoogga ku saari doonaa SIDA UGU MACQUULSAN EE LAGU IMAAN KARO WADANKA? SHAQOOYINKA LAGA SHAQEEYO, MUSHAARAADKA BISHII IYO SHARCIGA WADANKA QAABABKA LAGU HELO. HADABA MUUQAALKAAN LIKE-SAAR SI'UU DAD BADAN USII GAARO HADDII AAD XIISEEYNEEYSO WARBIXINO KU SAABSAN AFRIKA IYO GANACSIYADEEDA RUKUMO FARADAR MEDIA.#Faradarmedia #subscribe

Пікірлер: 18

  • @AbasAqil411
    @AbasAqil4116 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @isseali4614
    @isseali46143 ай бұрын

    Qof joogo Mozambique 🇲🇿 ha isoo qabto

  • @Abuqayska
    @Abuqayska6 ай бұрын

    Masha allah mudane xaqiiqwaye midas

  • @miilinuurxasan7468
    @miilinuurxasan74686 ай бұрын

    Keep up the good work Sxp

  • @MohamedAbdi-tc4yx
    @MohamedAbdi-tc4yx6 ай бұрын

    Saxiix bro keep going ❤

  • @4evermedia1
    @4evermedia16 ай бұрын

    Keep up sir

  • @nimcaabdiilkacas6955
    @nimcaabdiilkacas69556 ай бұрын

    M.a keep up wll Yahya👏👑✅

  • @Englishchan321
    @Englishchan3216 ай бұрын

    Waad ku mahadsantahay warbixinta ❤❤

  • @miilinuurxasan7468
    @miilinuurxasan74686 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedsiciid4995
    @maxamedsiciid49956 ай бұрын

    ❤❤

  • @user-om3rb4ez8v
    @user-om3rb4ez8v6 ай бұрын

    Waa u socdaa macalin 😂

  • @MuzemaUpdy
    @MuzemaUpdy2 ай бұрын

    Tanzania kasoo hadal

  • @samiirbinu21
    @samiirbinu215 ай бұрын

    Next sxb Angola kasoo dhig iyada aadi rabaaye

  • @mohamedsayid2899

    @mohamedsayid2899

    3 ай бұрын

    sxb anba waa raba angola kwrn see waye fursado ma yaalan

  • @isseali4614

    @isseali4614

    3 ай бұрын

    Ma aaday sxb

  • @samiirbinu21

    @samiirbinu21

    3 ай бұрын

    @@mohamedsayid2899 sxbow weli qorshe la,sanahy

  • @samiirbinu21

    @samiirbinu21

    3 ай бұрын

    @@isseali4614 weli ma aadin

  • @user-om3rb4ez8v
    @user-om3rb4ez8v6 ай бұрын

    ❤❤

Келесі