LABA MAR AYUU QALBIGA KA JABIYEY TAASOO SABABTAY INAY 7 BILOOD …..

Пікірлер: 172

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc19753 ай бұрын

    Filasha la'aantu waa mid ugu badan ee qalbi jabka laga dhaxlo lkn hadad 50% aad noloshada kuu ahaato waligaa qalbiga kaa jabi mayo waana sababta loo dhoho waligaa qof haku kalsoonaan 💯👏nolosha horey uwado

  • @askiisner
    @askiisner3 ай бұрын

    Dhaliinyarow jaceylka markuu kugu cusbyahay horta waa dhiib marna waa dheef waadku guuleysan ama kuma guuleysaneysid Hadad ku guulderysatid ducada badso oo ilaahey swt isku xidha adiga arkii doona natiijada 2:xidhiidhka labaad khibraad haku ahaado sidii kii kowaad oo kale noqon maysid midkale gabadh o nin weyn shunkaasada al most 30yrs and above nin xiliga dhinac kasta ka dhisan oo guur diyaar uu ah 100%haku kalsoonan ❤

  • @AkafiDahir
    @AkafiDahir3 ай бұрын

    Illahay qof kaste wuxu daremayo ha u qabojiyo❤

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari87303 ай бұрын

    7 sanno waan dareemi karaa. Intaan medicine-ka dhiganayay baa ay xidhiidhkaas waday. Bedel khayr qabaan kuu rajeeyay wl

  • @fatimaabdi2702

    @fatimaabdi2702

    3 ай бұрын

    Miskiin😢

  • @blackgrial491
    @blackgrial4913 ай бұрын

    Runtii waa iga fcn tahy qof mar i qiyaamo fursad kle ma siiyeen waligey qof been iga sheegty iyo qof i qiyaamo wey adag thy saa ku cafiyo

  • @user-nt3xq8ts1u
    @user-nt3xq8ts1u3 ай бұрын

    Wllshei Allah qalpiga ha u qabojiyo xanuun waye jclka 💔😥 7 sano mba yaro

  • @user-wq9km1oq4o
    @user-wq9km1oq4o3 ай бұрын

    ilahay qalbiga ha,u,edkeeyo gabdhaha soomaliyed ee marwaliba qalbiga laga jabsho❤❤❤

  • @nahidamohamed9844
    @nahidamohamed98443 ай бұрын

    Maxa hablo dhawacan wlhi ka saas iigu sameya ma daayen ee wn garaci lha 7 sano ciyar ciyar mha wllhi in uu isago cafimad qaba i hor xaragonayn 😮

  • @maxamedjellemohamed
    @maxamedjellemohamed3 ай бұрын

    M.a gabar samir badan guuleyso Mar walbo

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher30583 ай бұрын

    Jakaarta waalaal qisa raba inaan kula wadaago makula soo xariiri karaa ❤

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday3 ай бұрын

    jaceeylka marka koobaad isaga ayaa kusoo doonan marka labaadna isla isaga lee kaa carari inta qalbiga laga jabiyay sigaar ah ayaan usalamayaa

  • @hothoahmed4066

    @hothoahmed4066

    3 ай бұрын

    Wanakaaqadanaya wll

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed9153 ай бұрын

    Wlhi waa igaa fcn tahay qof mar iqayame fursad kale maa siyeen waligey qof been igaa shege iyo qof iqiyaame wey adag tahay sidaa kucafiyo run aahanti gawadan anga cml maahan Ramadan Mubarak All Muslim

  • @maxamedjellemohamed
    @maxamedjellemohamed3 ай бұрын

    Jakaarta wllhi gacan baan uu taagay hadaay tahay dhanka diinta dhanka mahmaahda dhanka talada dhanka su,aalaha dhan walbo m.a horay usoco wllo

  • @user-pw4vg5ci1u
    @user-pw4vg5ci1u3 ай бұрын

    Thank you abayo❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14952 ай бұрын

    Be honest, brothers . Allahu maca saabiriin.

  • @hindacali5924
    @hindacali59243 ай бұрын

    1 anaaka aha kuwa talada qadanaaya wlllhi wiil wada socona 8 ....sano waliba waxaan ku kalanoolanahay labo dalkala fog 😢😢

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v3 ай бұрын

    Jakarta 100k ha lagu cumaamado Eid ka hore keep going pro❤

  • @AsmaYuusuf-tq9ri
    @AsmaYuusuf-tq9ri3 ай бұрын

    Aniga qisada inay iga hadkyso ayad moda😢

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar13303 ай бұрын

    Jakarta keep going ❤

  • @BABYBOY-ey2gj
    @BABYBOY-ey2gj3 ай бұрын

    Srry abayoo wax qer qabo Allah hakusiyoo❤❤

  • @shukrimustaf9537
    @shukrimustaf95373 ай бұрын

    waa daremi kara qof wax jecel qurxy lkn qof mar cidla kaga tagy mar 2 ina fursad siso waa qalad

  • @MariyaMxamed
    @MariyaMxamed3 ай бұрын

    Al gabdha facboka iyo tikako ayaan asxab ka nahy nashad nalk ayaa igu qorn alle qalbiga ha ku qabojiyo abyo nicima

  • @ciise98maxamed
    @ciise98maxamed3 ай бұрын

    Wiliga qof noloshada kabaxay ha so ceshen

  • @user-bb3us4zt1b
    @user-bb3us4zt1b3 ай бұрын

    Jikarta muqdisho meel lagu nafiso ka furtey wlhi😢😭💔🙌lkn anig Exkeyga goorma so hadlayaa 😭🥲💔

  • @ibrabimmohamed2433

    @ibrabimmohamed2433

    3 ай бұрын

    M.a

  • @ibrabimmohamed2433

    @ibrabimmohamed2433

    3 ай бұрын

    Gabdhaha u naxarista

  • @ibrabimmohamed2433

    @ibrabimmohamed2433

    3 ай бұрын

    Wasax wax rebta

  • @hoodoindho6119

    @hoodoindho6119

    3 ай бұрын

    😂

  • @naciimoibrahim2144
    @naciimoibrahim21443 ай бұрын

    7 Sano iskuul primary and secondary aa ku dhameyey, that was a time

  • @faizaabdulqadir2216

    @faizaabdulqadir2216

    3 ай бұрын

    Ayadow schol la dhigayo xiri lam sameyn karo miyaa

  • @AHMEYBISHAR-rb5zx

    @AHMEYBISHAR-rb5zx

    3 ай бұрын

    😂

  • @wadhaadhaabdalla_1818
    @wadhaadhaabdalla_18183 ай бұрын

    Barnaamij yadaan aa soo gaba gabeyneso naga daay prt1 prt2 u samey plz😊

  • @user-ck4il2iw8n
    @user-ck4il2iw8n3 ай бұрын

    M.a Jakarta keep going ❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi6353 ай бұрын

    Horta Ka Maaido Ahaan waxaan Soo Ogada Jirto oo Ah Qof Hadaa Rabto Inaa Qalbigaga Tartiib Uga Baxo Danahaaga La Racdaah waxbarashada La watah wala shaqeystaah Heeza Calaacalka Iyo wax Kasto Asiga Leyhay hada Heyso waa Laga Dheeradah adigoo Ujeedka Ka Dhigeen Ilaa Ilaa Ilow wayo Hada Nafta Qasabto Dhib baa Kusoo Gari Karo Marka Ragga Hadal kaga U Bahan baa waqtiga Yar ka ah La Siiyaah Aad Janiska Lee dahy Inta Kasoo Hartane hormar kaga Lagu Fakaraah Note: Qofka Aad Jecleed 100% Halmar Ma wada Ilaawey sid Sanado kadib Hadii uu soo Labto Dadka Kle waa Kaga Duwan Yahy anyway ka Istaqareyso Hadii Qeer kuu Yahy ilahy inuu Ku waafajiyo hadii qeer kuu aheena inuu ilahy Kaa Dheereeyo.

  • @ilhaanmohamed5054

    @ilhaanmohamed5054

    3 ай бұрын

    Horta fikirdada Beelo waaaye lkn 1 sanad bdn jceyl ka badhan adiga ayaa ku dhumayo kaas jcyl ma ahan inta ka horees dabecadiisa ama dabecadeda lee baro guur kadib jceylka hajiro qalbiyadha hala ilaaliyo 😂😂

  • @SihaamLibaan
    @SihaamLibaan3 ай бұрын

    Jakaarta tàageero ku ahay from growe bro

  • @ladanecade8307
    @ladanecade83073 ай бұрын

    Waa qiso xanuun badan lkn waligaa laysma wada siiyo waayo waxkastaba xadkiisa hadii uu dhaafo dhibaato ayuu leeyahay

  • @BuuqDamiye
    @BuuqDamiye3 ай бұрын

    Shekada si fiican usheeg dheh hana is Dajiso

  • @YussufAli-sh8mv
    @YussufAli-sh8mv3 ай бұрын

    M.a gabar samir badan

  • @DubbeYare
    @DubbeYare3 ай бұрын

    Jakarta Bes Naga Dheh Hadaba Dadkan Wada Qalbijabka Iyo Oohinta Ah Halkaa Noogu Jooji

  • @NeermaanMaxamed
    @NeermaanMaxamed3 ай бұрын

    Waa ka xomahay😢😢😢

  • @YunisMohamed-hq9zp
    @YunisMohamed-hq9zp3 ай бұрын

    Jacel ka allaha kasahlo wlshy 🎉

  • @mohamudahmedmohamed787
    @mohamudahmedmohamed7873 ай бұрын

    Am so sorry 😔😔

  • @FaadumoCismaan-vk6oo
    @FaadumoCismaan-vk6oo3 ай бұрын

    Kusali nabiga scw scw

  • @jeeleali6645
    @jeeleali66453 ай бұрын

    jakarta aboowe qiso ayan rabaa inan kula wadago ee intee jogtaa aboowe 😢😢

  • @abdirizakjakaarta

    @abdirizakjakaarta

    3 ай бұрын

    Mogadishu insgarm jakaarta7

  • @jeeleali6645

    @jeeleali6645

    3 ай бұрын

    Ok❤

  • @abdirizackhassan1028
    @abdirizackhassan10283 ай бұрын

    Next afka Cali

  • @LovelySundae-ib3lp
    @LovelySundae-ib3lp3 ай бұрын

    Sedi qisadii maariyo part 2 soo samee nooh

  • @user-ml9ij8kd6i
    @user-ml9ij8kd6i3 ай бұрын

    gabadh kasto markay jacelka ku hungowdo ayay tala bixisaa wayaab

  • @XigmaadIzmail
    @XigmaadIzmail3 ай бұрын

    Wll jakarta barnamij fcn baa wadaa ee inana shekada qofka ka dhex gasho un iskadaa

  • @hania9627
    @hania96273 ай бұрын

    Ilaaahow gabdhaha Somaliyeed caawi nin nolol maha wax barta oo Keyf sameysta waajibaadka Alla saray haka caawinina xolihiiina ku dalxiisa raga Somaliyeed markii horey xaqdaro ku dhasheen cadalo daro lagu koriye ….walalka ka Bilow how naxarisanine erya …Hana guursanina Waa talo kabaxa sabarka aad shegtaaan ee noloshina ka fekera wuuuw

  • @Mariamm34
    @Mariamm343 ай бұрын

    Gabdhaha un miya qalbiga laga jabiya raggii waxooda wey qarsdaan ilaa ay udhintaana lama sheego sidaas aana noqono gabdho wabilahi towfiiq😂😂

  • @user-fm4fe9md4h
    @user-fm4fe9md4h3 ай бұрын

    Jikaarta wiilasha bes wax waa qiyaaman aa ku celcelisaa lkn wxaa jira gabdho wiilasha dhaawaca o geysta gabdhaha waa masaakiin lkn ayagana wax wey sameyaan waa bil ramadaan waa in leys wada cafiyaa sidee walaal maxamed jaamac iyo muna qof kaste waa in oo qirtaa dambiga oo galey baraamijkaaga waan dawadaa walaal inta is cafisay ajar alle hakaa siiyo iyo kuwa imaan doona hada kadib kuli wxaan kula talin lahaa wiil ama gabar qofki isku og inoo qalad galey cafis ha dalbado ani ahaan gabar ahay qalad badan horey o galey hal wiil ayaan ka galey alx lkn qofka qaladka ka galey waan wada soconaa anaa ka tagey lkn asaga waligee ma iga tagin alx waana i cafiyay wxaa i dhibey ereyga ah wiilasha bes qalad gala wiilal dulman wey jiraan inta is jecel alle ha isku daayo walaal jikaarta keep going bro guuleyso walal jaceylku waaro abid ❤❤❤❤❤

  • @RaxmoSaciid-ne5ep
    @RaxmoSaciid-ne5ep3 ай бұрын

    Asc❤

  • @BuuqDamiye
    @BuuqDamiye3 ай бұрын

    Yaah

  • @user-rl1hp7jp9f
    @user-rl1hp7jp9f3 ай бұрын

    Jakaarta. Lanbarkada II see oo siibal

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi67283 ай бұрын

    Jakarta aboowe iska daa Qisooyinka shaqo kale raadso qof walba qiso xanuun leh iyo qiso quruxbadan markaa iska dhaaf khusuusiyaadka dadka laga yabaa inayka siibto kalmad aanu jeclaysane

  • @ibrabimmohamed2433

    @ibrabimmohamed2433

    3 ай бұрын

    😢😢❤

  • @Aligo-oh8vv
    @Aligo-oh8vv3 ай бұрын

    Zxb jakarta qiso xanunbathan ayan Lugu haya E maigaqabatid

  • @KheirowYare
    @KheirowYare17 күн бұрын

    Hay

  • @user-fh8sb7sk8y
    @user-fh8sb7sk8y3 ай бұрын

    Horta wiilasha maxay laqiyaano badanyihin😢❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab3 ай бұрын

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw❤ abyo sorry 🙏 wee dhacdaa😢😢😢😢 qiyaanada raga

  • @issackabdullahi9083
    @issackabdullahi90833 ай бұрын

    Jikarta wankujeclaxay abowe. Aadha uquruxbadhantahay

  • @HanadNour-lv2hn
    @HanadNour-lv2hn3 ай бұрын

    Jᴜsᴛ ɴᴏᴡ ǫᴏғᴋɪ ᴜʜᴏʀᴇᴇʏᴇʏ ʟɪᴋᴇ ʜᴀʟᴀ ɪʟᴀ ᴅʜᴀᴀғɪɴ

  • @user-gl1ds8qq1g
    @user-gl1ds8qq1g3 ай бұрын

    abowę jikaarto ilahey dar tiis dhar ciid igu gad abowe ciida waxyarba kadhiman.aabe iima nola hooyane wey iga xanusan.tahay.wlhi.ilahey.dar.tii

  • @user-rr9zj9lp8t
    @user-rr9zj9lp8t3 ай бұрын

    jakarta

  • @badriaxmedcali1310
    @badriaxmedcali13103 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @user-sp8sz3ow7i
    @user-sp8sz3ow7i3 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @RIJAAL-zy1tb
    @RIJAAL-zy1tb3 ай бұрын

    QoF jecLOw Balse Hays wada siiN ZhpYàL ❤😢

  • @Aligo-oh8vv
    @Aligo-oh8vv3 ай бұрын

    Zxb jakarta jawaab rabaa zxb

  • @user-vf7de6yl8z
    @user-vf7de6yl8z3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢sory abyo😊😊

  • @user-yp1vw4zy4s
    @user-yp1vw4zy4s3 ай бұрын

    🎉🎉🎉

  • @cismaancalicismaan1349
    @cismaancalicismaan13493 ай бұрын

    Maanta waakaasoodaahay taliye

  • @muminxhaka
    @muminxhaka3 ай бұрын

    Jakarta dadka si dagan u wareeyso oo su'aalo weydii hadii uu qofku kaligii dal dalmo waxa suragal ah in uu iloobo wax badan ama uu ka gudbo lkn waxaa wanagsan in aad qofka wax badan ka soo saarto. Talo

  • @user-gs6hx6bn9i
    @user-gs6hx6bn9i3 ай бұрын

    😢

  • @noormhmd-zr6jv
    @noormhmd-zr6jv3 ай бұрын

    7sano maxa adi ma qosaneysid ❤

  • @MiskiCabdullaahi
    @MiskiCabdullaahi3 ай бұрын

    😢😢

  • @AyaanCali-td8xj
    @AyaanCali-td8xj3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @qalanyocadey3287
    @qalanyocadey32873 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢 sorry sister

  • @ladanabdi5678
    @ladanabdi56783 ай бұрын

    Xanuunka haya codkeeda ayaa laga dareemayaa😭

  • @ladanecade8307
    @ladanecade83073 ай бұрын

    Mar hadii lagu dagay mar labaad waa khalad in lagu dago wll

  • @user-yn3lt7xy1k
    @user-yn3lt7xy1k3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @Deeqow_Abuukar1
    @Deeqow_Abuukar13 ай бұрын

    Niyow shaly digfeer kgu arkay mise qofkala kgu qaldayaa nin dheer cad aad udheer

  • @abdirizakjakaarta

    @abdirizakjakaarta

    3 ай бұрын

    Waa aniga

  • @Ranaa237
    @Ranaa2373 ай бұрын

    Ax xnuun wye wlhi😢😢😢

  • @maxamuudahmedmostaf2839
    @maxamuudahmedmostaf28393 ай бұрын

    Jakarta nio legend nqty😂

  • @BahjoSaaid
    @BahjoSaaid3 ай бұрын

    Sori Xiriirka dheer faaido maleh

  • @user-lg3lw9uy8e
    @user-lg3lw9uy8e3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢axax 😢

  • @MohanWali-ow6vp
    @MohanWali-ow6vp3 ай бұрын

    Sxb qiso aad uxaanuun badan ayaaa igu dhacday aaan kaharsan la ahay waxaaan jeclaystay in dadkayga aaa n lawadaaago marka inteee kugu imaaada

  • @user-pm3px9st8j
    @user-pm3px9st8j3 ай бұрын

    Wsc

  • @user-yz1bh8ct2k
    @user-yz1bh8ct2k3 ай бұрын

    Sorry abayo

  • @user-qi6lw7dc4u
    @user-qi6lw7dc4u3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz82283 ай бұрын

    Sorry abaayo 😢

  • @rabiileMowuliid
    @rabiileMowuliid3 ай бұрын

    Nimco ka mayidho wixii ku soo marayi wall

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan51203 ай бұрын

    Waa runteed wlh

  • @UnityTravelAgency
    @UnityTravelAgency3 ай бұрын

    lpx jakarta ad ayn ku jclhy si walaltinimo lpx zii wad barnamijka dadkana zi ficn ha u sheegan qisooyinka ramadan krim lpx

  • @nasrohasan3968
    @nasrohasan39683 ай бұрын

    Qisan San cml waa igu dhacday ani😢 ilaa aan qalbi jabo 3jeeer 2019😢💔😭

  • @user-rb1eg5ch7t

    @user-rb1eg5ch7t

    3 ай бұрын

    Isheg no😩

  • @DucaysanAli

    @DucaysanAli

    3 ай бұрын

    Sorry byo 😩

  • @anissamahamoudmoussa6660
    @anissamahamoudmoussa66603 ай бұрын

    Jakarta fani ku axay from Djibouti 🥰 iso jawab pls

  • @abdirizakjakaarta

    @abdirizakjakaarta

    3 ай бұрын

    Huno I love you ❤️😘💕

  • @hodmanafyare306
    @hodmanafyare3063 ай бұрын

    Mss 777

  • @fardowsaosman6456
    @fardowsaosman64563 ай бұрын

    Jakarta kuso nafisa ciyaalka xamaroo sarena uqaada wiilk

  • @user-en7xr3kw2d
    @user-en7xr3kw2d3 ай бұрын

    7 sano aaa 😂😂😂

  • @hodmanafyare306
    @hodmanafyare3063 ай бұрын

    Mss 7

  • @LuulCismaan
    @LuulCismaan3 ай бұрын

    Sorry 😞 wllMcn 😢😢😢

  • @user-fg4jw3dv4g
    @user-fg4jw3dv4g3 ай бұрын

    Sax ha dhihin jakarta ihi dheh 😂

  • @SarujaadanSarujaadan-uz9yj
    @SarujaadanSarujaadan-uz9yj3 ай бұрын

    Jakarta wll qiso ayan kuhaya seeden kula wadaga

  • @abdirizakjakaarta

    @abdirizakjakaarta

    3 ай бұрын

    Instagram jakaarta7

  • @user-nc5xf2yf8b

    @user-nc5xf2yf8b

    3 ай бұрын

    @@abdirizakjakaarta😢😢

  • @nafiso7343
    @nafiso73433 ай бұрын

    Qoftan qofti calanka galmudug oo fifa so dhigayey miga tolow mase ana modo?

  • @AnisaMohammed-zu4ss
    @AnisaMohammed-zu4ss3 ай бұрын

    War hadii I guursaneynin awalbi waiti kuma lumiyo by😅

  • @user-ys7vs1sm9b
    @user-ys7vs1sm9b3 ай бұрын

    Jikarta sheekan run miya😊

  • @NuurClaahi-kn3nd
    @NuurClaahi-kn3nd3 ай бұрын

    Aniga inaa iwaresata raba qiso xuna igu dhacday

  • @DucaysanAli
    @DucaysanAli3 ай бұрын

    Xanuun badana 😭😭😭

Келесі