No video

Kumuu Ahaa Siyaasigii ay Isku Deegaanka ahaayeen Siyaad Barre Ee Ka Hor yimi Xukunkiisa ?

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 30

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Жыл бұрын

    Mashallah ilaahoow unaxariisto jaale maxamed siyaad bare waxuu aabihii umada Somalia

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First Жыл бұрын

    Warkiisa in badan ayaan maqlay Maxamed Aadan Sheekh Alle naxariistiisa ha siiyee, wuxuu ahaa qof dadnimo wanaagsan oo xariir ah. Cisbitaal weyn oo uu ku dardaarmay ayaa laga dhisay Hargeisa looguna magac daray. Taas macneheedu waa in beesha Maxamed Siyaad aanay wada xumayn, dhamaanteedna aanay mas'uul ka ahayn xasuuqii loo gaystay shacabkayaga Somaliland. From Hargeisa.

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Жыл бұрын

    Maxamed siyaad Bare Madaxweyne dadka iyo Dalka u daacad ah ayuu ahaa oo hormar gaarsiiyey laakiin Niman Rabay kursiga ayaa Jabhado Qabiil adeegsatey oo Kala dambeynta ayaa codowga Ithopia soo hubeysay kadibna dalkii oo nabad ah Ku soo duulay oo Dadkii Xasuuqay ciidamadii Dowladana way la dagaalameen sidaad ayuu dalkii Ku burburiyey illaa maantana la dagi la, yahay. Kuma lihi Maxamed Siyaad Bare ma qaldamin waa Bini,aadam oo waliba Soomaali madax u noqday Laakiin waxaan oran karaa eedaymaha loo jeedinaayo wax badan oo Ka mid ah waa been. Waxaase ilaahay mahadii ah in uu Allaah u Kala xaqsoori doono umadiisa Aniga iyo adiga aan Ka midnahay ayada oo aan qofna la dulminin.

  • @amalomar860

    @amalomar860

    Жыл бұрын

    Kuwii Hargeysa dumiyay waxay kakobnayen Somali oo dhan ee ma ahan beel gooni ah shacabka Somaliyeed meelay jooganba way kaxumaayen sidan maqlay waxay ahad dawlad milatari ah oo an cidna dhagaysanan xukun militariy oo dhan faaiido malahan

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 Жыл бұрын

    illahay ha u naxariisto janatul fardawsa ha ka waraabiyo Nin wacan ayuu ahaa Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    Жыл бұрын

    Ilaahay ha cadaabo afweyne

  • @dagaanabdimahamud4255
    @dagaanabdimahamud42555 ай бұрын

    Alle ha u naxaristo janatul farfowsa ha geyo Amin 🤲🤲

  • @laqanyoves7331
    @laqanyoves7331 Жыл бұрын

    Ilaahay haw naxariisto nin wangsan buu ahaaye

  • @AdaruusAsad-ox2pg
    @AdaruusAsad-ox2pg Жыл бұрын

    Asc Saab TV Hospital kan waxa loogu talo galay muqdisho sida ay sheegtay xaaskiisu Hadaba maxaa hargaysa looga dhisay????? Xaaska Dr MAS ayaa sheegtay in ay muddo ka war sugaysan in muqdisho nabad noqoto lkn taas waxa u diiday in ay muddo kale sii naawisho in nabad ka hano qaado da’da xaaska dhakhatar oo waynaanaysay sidaas ayaa hargaysa looga dhisay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Wana hospital tayo leh laba jeer ayaan ehelkayga iyo awlaadaydaba ka daweeyay❤❤❤❤❤ Maansha allah❤❤❤❤ Dr MAD Allah ha u naxariisto

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Жыл бұрын

    Awalba abaal la idinka sugeyn Muqdisho waa kuwa ka waaweyn ayaa laga dhisay Maxamed Adan Allaha u naxariisto Hargeysa was meeshi uu oogu talagalay wuuna ka dhisay

  • @AdaruusAsad-ox2pg

    @AdaruusAsad-ox2pg

    Жыл бұрын

    Wax soo hubso adeero

  • @jamalsaleeban1666

    @jamalsaleeban1666

    11 ай бұрын

    ​@@batulasmail8261 hh abaal maxay ah

  • @Daacad-wayn
    @Daacad-wayn10 ай бұрын

    Qalad waxaad tidhaaha dalka lahaysto ee soomaalida

  • @xamsexikmaawi7570

    @xamsexikmaawi7570

    4 ай бұрын

    Waa warbaahin damiir beeshay

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 Жыл бұрын

    Alle qabriga ha nuuriyo

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 Жыл бұрын

    Afka suubasad waa dhulka soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @laqanyoves7331
    @laqanyoves7331 Жыл бұрын

    Dhakhtar ayuuhargaisa kadhisay dhalanka iyo caruurta mohamed shekh

  • @beerkaaicadaaday2057

    @beerkaaicadaaday2057

    Жыл бұрын

    Gaalkacyo kama dhisin dhakhtarb ka waran, qoyskiisuna runtii gaalkacyo ayey ka soo jeedaan, abtiyaashiisna waa reer gaalkacyood. Mareexaan waxaa isugu horaysay markii afweyne wadanka qabsaday, waana colaadiyey markii hore waayo afweyne ayey ka horyimaadeen.

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Жыл бұрын

    @@beerkaaicadaaday2057 Maxamed Adan Sheikh waa Mareexaan Celi Ka ah wuxuu ka soo jeedaan Qoys muctarim ah mutacalimiin ah oo Soomaaliya taariikh Ku leh.

  • @Hargeysa

    @Hargeysa

    4 ай бұрын

    ​@@beerkaaicadaaday2057 Allah naxariistii janno ha ka waraabiyo. Walaalkii oo walaalkay oo hadda isna geeriyooday, Allah ha u naxariistee, la soca ayaan kulannay. Nin isaguna aad gob u ah. Inta dad noocaas ahi innagu jiraan waxuunbaa innaga hadhi, in kastoo hadda ay aad u yar yihiin.

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 Жыл бұрын

    Ninkan horta ilaahay ha u naxariisto, marka labaad ninkan waa ninka fikir u soo jeediyey siyaad bare in somalia ay ka dhigtaan boqortooyo ay leeyihiin Beesha mareexan oo laga dhiso dhinac kasta dhaqaalaha iyo ciidanka

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Жыл бұрын

    Soomaalibaad leedahay boqortooyo reer leeyahay halaga sameeyo,somaalidan kawar hayn

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640

    @ahmedsaedyusufahmednur1640

    Жыл бұрын

    Malaha cuqdad qabiil iyo xanuun gaar ah ayaa ku hayee hadii uu mareexaan doonaayay in uu boqortoyo ka dhigto xukunka somalia adeer xukunka siyaad barre dad badan oo mrxan ah ayaa kasoo horjeeday oo diidanaa ninkan dr ka ah asagaba waa nin marexan ah waana uu diidanaa xukunka siyaad barre waxaana la dhigay jeelka 20 jirow markaa adeer wiil yar ayaa tahay taariikhda baadh oo wax baro qabyaaladana iska daa adeer

  • @AbddiUhu

    @AbddiUhu

    Ай бұрын

    Hhhhhhhh hada boqortooyada muuse kufaar iyo tan culusow dhis bal inay kuu shaqayso hhhhhh​@@abdirisaqjagtaofficialchannel1

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Жыл бұрын

    Maxaa idin daba dhigay meeshi uu Ku dhashay iyo taariikhda Beenta ah ee aad Ka sheegaysaan Schoolkii iyo Isbitaalkii uu idiin dhasay Ka Faa,iidaysta Qabyaaladii idin qaaday idin ma soo dhigte

  • @asha3777
    @asha3777 Жыл бұрын

    Somali oo dhan baa xunkun jacay la liidata, iyaase waxa u qabtay waddan Maxamed Siyaad Bare mooyee (aan ahayn)

  • @goudhassanaden4627

    @goudhassanaden4627

    4 ай бұрын

    Dalkana Isaga ayuun dumiyay Dictator Jaahil ah oo diin laawe ah ayuu ahaa ninka Culimaddii intuu laayay Gubay

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын

    Dad dhinday ka hadalkooda faay iisoo malaha xalakuli xaal kuli alayaa raxma

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Жыл бұрын

    Beenta isaaqland iyo gaalo jaceelkoda iyo naceybka somaaliyeed ilaahoow jibi isaaqland oo cawodga somaaliyeed