No video

Kuma ayuu ahaa Sh. Cali Suufi | Kulanka 1aad | Cawayska Culimada 2023.

Пікірлер: 73

  • @SodamnInsane24
    @SodamnInsane247 ай бұрын

    This is one of the best documentaries I ever watched, and I don’t usually watch Somali documentaries. May Allah have mercy on AsShaykh Cali Sufi, his sons, and his grandsons

  • @abdulxassan4657
    @abdulxassan46576 ай бұрын

    Allaha unaxariisto Macalinkaygii Sh.Cali Suufi wuxuu ahaa caalim. Aaamiin.

  • @Atherion8
    @Atherion88 ай бұрын

    Subhanallah. Aad iyo aad ayaan iskugu xishooday inaan jaahil ka ahaa siirada sheekh cali suufi. Illahey hau naxaristo sheekha illaheyna janatul firdaws haka dhigo hoygiisa 🤲🏾

  • @raadsanreeb
    @raadsanreeb Жыл бұрын

    Waa Qiso i qiiro galisay runtii, aad iyo aadna aan u jeclaaday. Allaha u naxariistee Sh. Cali Suufi waxaan Caawo ka bartay meelo badan oo uu inlooga daydo mudanyahay. Waa Muuqaal Taariikhi ah saameeyn wayna igu yeeshay ee Jizaakumullaah khayran khayral jazaa Wll Xamse Adiga, Culimada iyo dhamaan inti Barnaamijkaan soo saaridiisa kaala qeyb qaadatay. Allahuma Aamiin 🤲🏾

  • @Jama-is9gt
    @Jama-is9gt7 ай бұрын

    Illaahay ha u naxariisto sheikh Cali -suufi. Duriyadiisana ha xafido dhammaantood. Allhumma aamiin, aamiin,aamiin.

  • @spicyyahya5864
    @spicyyahya58647 ай бұрын

    Subxaanallah! Culimadeena Alle ha inoo barakeeyo. Anagana kuwa wanaaga u dhaqaaqa ha inaga dhigo. Sh. Cali Suufi Alle dembigiisa ha dhaafo oo acmaashiisa saalixa ah haka aqbalo oo Jannatul Firdowsa Alle ha geliyo - Amiin

  • @abdulkhaliqaxmed1581
    @abdulkhaliqaxmed1581 Жыл бұрын

    رحم الله الشيخ علي صوفي وأسكنه فسيح جنانه ... وجزاكم الله خيراً على هذا العمل الرائع وأسأل الله أن يجعله في ميزان حسناتكم .

  • @roodahaybe2346

    @roodahaybe2346

    Жыл бұрын

    😊

  • @roodahaybe2346

    @roodahaybe2346

    Жыл бұрын

    😊😅

  • @hodandahir8111
    @hodandahir81117 ай бұрын

    Ilahay ha U naxaristo culimad inta dhimtay inta nolahy no xifdiyo

  • @user-tr9rz9tm3h
    @user-tr9rz9tm3h Жыл бұрын

    Mansha Allah Sh Cali Suufi Alle Janatul Fardowsa ha ku irsaaqo

  • @user-um7vt4ek5s
    @user-um7vt4ek5s Жыл бұрын

    Masha allah alle ha unaxariisto inaga sidiisoo kale alle haynaga dhigo

  • @baysalax
    @baysalax Жыл бұрын

    JazakaLah Kheyr sidaad noogusoo gudbiseen tasriikhda shiikheena muhiimka ah. Allah Fartun’s ayaan u jecelnahay shiikheena Allaha janada nagutuso

  • @Qatadoz21
    @Qatadoz21 Жыл бұрын

    alla ha u naxariisto sheekh ali suufi , sheekh abdirashid iyo ustaad hamsana ha barakeeyo oo ha karaameeyo iyo dhamnaan intii qeyb ka aheyd barnaamijkan

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman93898 ай бұрын

    Allah janatul firdows haku casuumo ❤❤❤🤲🤲🥹

  • @adenabdi5563
    @adenabdi55639 ай бұрын

    Maasha Allh Illhy janda haku arsaqo Sheekh Ali suufi wlhi wn jeclaysty qisadan sheekhena runti wuxu noga tegay dhaxal muqda wana sheekhena Sheekh Abdi rashiid sheek Ali suufi xafidu Allh

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын

    aad iyo aad bay u muhiim tahay in taariikhda culimadii hore ee soomaalida laga waramo baryahan danbe sugaan iyo siyaasad uun baa laga hadlaa mahadsanidiin way banaanayd kaalintaasi

  • @faay8912
    @faay89126 ай бұрын

    ❤❤❤❤ such a beautiful story and important piece of history allahuma barik really enjoyed listening may Allah preserve our sheikh and his family. 😊

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed Жыл бұрын

    رحمة الله عليه..... إلى جنة الفردوس الأعلى❤

  • @BashirMuhamed-ut1jh
    @BashirMuhamed-ut1jh2 ай бұрын

    Ilahy naxaristi jano haka warabiyo sheikh cali suufi

  • @user-rk9kb2fm6m
    @user-rk9kb2fm6mАй бұрын

    Mashaa allah

  • @neimanaturalremedies4012
    @neimanaturalremedies40127 ай бұрын

    Mashallah, may Allah accept his good deed.

  • @user-su2gh4qy8n
    @user-su2gh4qy8n9 ай бұрын

    ilahay ha ku naxariisto yaa rabi

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed73904 ай бұрын

    Maasha allaha allaha unaxriisto Amiin yaa Rabbi😢😢😢😢😢😢

  • @DaganeAhmed
    @DaganeAhmed2 ай бұрын

    Allaah unaxariisto

  • @ahlammaden6179
    @ahlammaden6179 Жыл бұрын

    Mashallah tabaraka

  • @sharmaarke1995
    @sharmaarke1995 Жыл бұрын

    Maaaasha alaah alaw ubadkisa ubarakee iyo dadkuu katagay shikh ali sufi

  • @nasramurad-qq1xf
    @nasramurad-qq1xf3 ай бұрын

    Ilahay ha u naxariisto

  • @MohamedAli-yz2iy
    @MohamedAli-yz2iy Жыл бұрын

    Masha allah waa barnaamij aad u wacan

  • @ayaankhaliif4662
    @ayaankhaliif4662 Жыл бұрын

    Masha allah tabrakalah ❤❤❤

  • @user-rx7yu6tl2o
    @user-rx7yu6tl2o7 ай бұрын

    Masha allah alx aamiin aamiin ❤❤❤🤲🤲❤❤❤❤

  • @quenofmind4667
    @quenofmind4667 Жыл бұрын

    Allahuma baarik, dhamaan sheekhyada iyo daadihiyaha xamse.

  • @user-tr9rz9tm3h

    @user-tr9rz9tm3h

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @NuuraCilmi-ee1kr
    @NuuraCilmi-ee1kr Жыл бұрын

    Mash allaah

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b7 ай бұрын

    Mashaa allaah ❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr6 ай бұрын

    Allah haw naxariisto sh Cali suufi

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan68 ай бұрын

    Masha Allah waa sheekh cod mcn

  • @ahlammaden6179
    @ahlammaden6179 Жыл бұрын

    Mashallah

  • @faizaabdirahman1725
    @faizaabdirahman1725 Жыл бұрын

    لحظات مؤثرة جدا ، تجعلك تبكي 😢 اللهم ارحمه واغفر له وجازه عن الأمة خيرا

  • @umuibtisaam1333
    @umuibtisaam1333 Жыл бұрын

    Masha allah ❤

  • @user-vm7pq6xe7v
    @user-vm7pq6xe7v Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا شيخ حمزه عمر❤❤

  • @abdirahmanali7276
    @abdirahmanali7276 Жыл бұрын

    Maasha allah ❤

  • @fatimaabdiwahab
    @fatimaabdiwahab5 ай бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @AbdulkadirMohamed7
    @AbdulkadirMohamed711 ай бұрын

    Masha allah

  • @umumascudChannel
    @umumascudChannel7 ай бұрын

    Mashaallah❤

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants40796 ай бұрын

    Allah yarham ameen ya Allah

  • @yasserabdullah9523
    @yasserabdullah9523 Жыл бұрын

    M.a ilaheey a unaxariisto sh cali suufi

  • @MaryamoMahamud-vh9nh
    @MaryamoMahamud-vh9nh7 ай бұрын

    Allaya raxma ilahow unaxariso

  • @mustaphexasan7828
    @mustaphexasan7828 Жыл бұрын

    All❤ ha naxaiistoo😂

  • @Safiya-Cadar
    @Safiya-Cadar Жыл бұрын

    Waad mahadsan tihiin.

  • @Awraali
    @Awraali Жыл бұрын

    رحمة الله تعالى عليه

  • @abdirahmnabdilahi451
    @abdirahmnabdilahi4518 ай бұрын

    😊

  • @KhalifCilmi-dd8dz
    @KhalifCilmi-dd8dz6 ай бұрын

    Shekh cali suufi wuxuu kamid ahaa raggii wahaabiyada dalka kufaafiyey kuwii ugu horreeyey, dhibka maanta soomaalida haystana ayagaa usabab ah.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir35297 ай бұрын

    رحمه الله الشيخ علي صوفي

  • @aaminojaamac2760
    @aaminojaamac27607 ай бұрын

    Maya waa Muslim soo.aaliya

  • @ismDirir
    @ismDirir7 ай бұрын

    😂acw allah alyarxamma alyarxamma alraaximiin sheikh calie suufi jaza,aka allah khayr ❤🎉

  • @fxcooking9677
    @fxcooking96777 ай бұрын

    War heeska naga jooji culumo iyo hees shaqo iskuma laha

  • @Adan974
    @Adan9747 ай бұрын

    Alow unaxariisa

  • @Ahmed-sw6uz
    @Ahmed-sw6uz7 ай бұрын

    Allah akbar we beg allah to guide us the suitable way in here and here after❤❤❤❤❤ he was one of the best somali sheikh who struggle the islam religion❤❤❤❤❤❤

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh96888 ай бұрын

    Waan hadal badantahay ee toos usoodaa culimada

  • @user-rn4xf2fw3p
    @user-rn4xf2fw3p Жыл бұрын

    🥰😍🤩❤🧜‍♂️🧜‍♀️🧜🤴👸👸🤴🤴

  • @xafsaosman7405
    @xafsaosman7405 Жыл бұрын

    الله يرحمه

  • @user-do4vy4pz7z
    @user-do4vy4pz7z6 ай бұрын

    Wxd igu cawisan mel an ka helo kitabada xadiska ah o afsomali leh

  • @Maxkamadda-runta
    @Maxkamadda-runta7 ай бұрын

    Laakin walaalo marka leyahay abahey suufi ahay maxad u jartay biloowga suufi ma qalad u fahansantahay!?

  • @salma.abdirahman3134
    @salma.abdirahman31347 ай бұрын

    Sheekhu ma isaaaqba

  • @2sma162

    @2sma162

    7 ай бұрын

    Mya

  • @2sma162

    @2sma162

    7 ай бұрын

    Waa ogaden

  • @hodandahir8111

    @hodandahir8111

    7 ай бұрын

    Culimad qabil malahan waxa laqabil inta cadiga iyo dinta Ku xiran

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n7 ай бұрын

    Qalwa maxaa la dhahaa?

  • @edmanmohamud4431

    @edmanmohamud4431

    7 ай бұрын

    Kalinoqosho alle inaad lagali noqoto

  • @ahlamhasansiyad3333

    @ahlamhasansiyad3333

    6 ай бұрын

    QALWO, HADII AAN SI FIICAN KUUGU SHARAXO WAXAA LOOLA JEEDAA OO LA DHAHAA ?? KALI NOQOSHADA., MARNA DAMBI NOQONAYSO, MARNA QAYR NOQONAYSO,,, TUSAALE... Hadii QOF RAG AH UU QOF DUMAR AH KALIGOOD MEEL ISLA GALAAN WAA DAMBI OO WAA QALWO DAMBI KAASO GAARAYO.✋ MARNA WAXEY NOQOTAA AJIR IN AAD KU HESHO HADII ALLAAH KU HALEESHIIYO WAA MARKA ADIGOO KALIGAA INTA AAD SOO WEYSAYSATO MEEL GAAR AH TAGTO KALIGAA OO AAD ALLAAH LA GAAR NOQOTO OO AAD ALLAAH KU BARISO KU CAABUDO ALLAAH LA GOONI NOQOTO WAA ADIGOO ALLAAH LA QALWOOTO WAANA WAX QAYR OO IN ALLAAH AJIR KAA SIIYO LA RAJEYNAAYO, SIDAAS U BARO WLL EE NOQO QOF ALLAAH LA QALWOODO IN SHA ALLAAH. ✋

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan5226 ай бұрын

    War heesaha xun xun habo soo gelinin noo daa wareysiga

  • @user-ug8sf8hf5w
    @user-ug8sf8hf5w11 ай бұрын

    Masha allah❤

Келесі