KULAN DEG-DEG AH | JAALIYADDA UK | COLAADDA & CUNAQABATAYNTA LAGU HAYO SHACABKA JUBALAND | 2020

Музыка

Jaaliyadda Jubaland Ee UK
Iyo Kulan Degdeg Ah Oo Hordhac U Noqonaya
Dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed..
CODKA SHACABKA JUBALAND
-CUNAQABTAYNTA SAARAN SHACABKA JBL
-COLAADDA LAGA ALOOSAYO #GEDO
- DIB U XORAYNTA CAASIMADDA BU'AALE
----DIYAAR GAROW & ABAABUL HOR LEH -
SOOMAALIYA DOORASHADA 2021
FARMAAJO IGA GEEYA
.......................................................

Пікірлер: 6

  • @ffgabshirweyd1197
    @ffgabshirweyd11974 жыл бұрын

    Mnsha allah jaaliyada sharafta leh aadban idin ku mahadcelinaynaa dhibka iyo gumaadka umadiina laguhayo eed laqaybsanaysaa reer jubaland wax loo reebtay malaha waxkasta ooy xuquuq ulahaayeen waa lasiyaasdeeyay hubna waa la isugu dhiibay shacabki ciidamo shisheeye waa loo isticmaalay waxan leenahay farmajo down down down

  • @astagfirullah2241
    @astagfirullah22414 жыл бұрын

    Lug-gooyo bilaa xishood ah baatihiin, markaad Madaxweeynuhu dusha ka xog-xoganeysaan wadunku 30 sano buu dayacnaayee maxaad wax ooga qaban weydeen.??? Allaha kabaqa oo umada haydinka nabadgasho.

  • @yahyamusa9733
    @yahyamusa97334 жыл бұрын

    Anigu waxaan idinkula talin lahaa inaan caruurtiina la idinka qaadan ee aad meel muslin joogo ula carartaan oo khaniisnimada la idinku soo rogey aad ka tashataan ALLOOW DOQONEEY DABKAA BAO'.

  • @abdinur4242
    @abdinur42424 жыл бұрын

    Kuwan awalba Xoolay ahaayeen waxba lama waydiin jirin markay Gaalo utageena watkoodaba daa Nacasnimada dhowrbaa loo qaybiyaaye Kuwan waxaa haysata tii ugu liidatay

Келесі