Komishanka Dorashoyinku Labada Goaan Midkee Qaadan Doonaan.

Ойын-сауық

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 24

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    Kulmiye guuuuuuul soomaliland government

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512Ай бұрын

    Taasi suaal maaha waa xeer haday xeerka ka baxaan komishanku iyagaa cir ka roob ku og waayo marka horeba qabyo looma dhiibin waxa xeerka doorashooyinka ku qoran baa asal ah cida diidaana doorsho ma wado komishankuna haday xeerka ka gudbaan cidna ma matalaan

  • @qurbaawis642

    @qurbaawis642

    Ай бұрын

    Waligeed doorasho indho laguma galin

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466Ай бұрын

    MUUSE IYO INA KAAHIN WAA KANSAR MANA UMALEYNAYO IN SI NABAD AH WADANKA UGU WAREEJIYAAN WADANI

  • @abdalkarimibrahim6937
    @abdalkarimibrahim6937Ай бұрын

    Muuse wuxuu rabaa Bu'da ood

  • @bardacad
    @bardacadАй бұрын

    😂😂😂😂😂 WUU LA DAGAY SOMALILAND 😂😂😂😂😂😂 AYAGANA WAABA U SACBINAYAAN 😊😊😊😊😊😊

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771Ай бұрын

    Waalwaalatee xerada gal

  • @suldaanmaxamedhayaan6514
    @suldaanmaxamedhayaan6514Ай бұрын

    Kkkkk walahi muuse waa indha beel caadiya wayo waxaa lacayimay ama la jangoyay mar hare in lagu gelayo sidii lagu gelijiray taso muse waxkale radinayo

  • @Sakariye-km6ry
    @Sakariye-km6ryАй бұрын

    Waar doorasho aan arab ogalayn ma dhacayso

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562Ай бұрын

    😂😂

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yfАй бұрын

    Adeer hadaa .mawaan ku boobayaabaa hadii se lays bobo yaa u jilicsan

  • @nourismail4114
    @nourismail4114Ай бұрын

    Who ever thinks kulmeyi will hand power peaceful is dreaming, jicimi wangsan dhamtin reer SL

  • @salimabdi1145

    @salimabdi1145

    Ай бұрын

    Don't worry it will take him view days to realize he actually lost

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8bАй бұрын

    Muuse arinkiisu waa ila meerayso.

  • @HRU20209
    @HRU20209Ай бұрын

    MUUSE BIIXI UMA JEEDO DOORASHO XAALKIISU XIISAD ABUUR IYO WAA ILA MERSYSO.. MA NIMCADAN GALAAN NABAD KAGA TAGAA...? NAASKA CAANAHEEN NUUGAAYABAAN NACAB SIIN KARAA? MA NUGLAANAYOO NIMAN AAN OGAHAY WAAN NAARAYAA..

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899Ай бұрын

    Komishanka jeebka muuse ayay ku jiraan sida muuse yidhi ee isha uun bay ku dhawaaqi donaan

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060Ай бұрын

    Isma-dhaanto ayaa meesha isku haysata. Imisa sanno ayuubaa sidaa la isu jiidanayaa?

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211Ай бұрын

    Aadaga oo taraatenka ku jiira sidee Waxaa lagugu sheege kulmiye Waxakalee halooguuydhoo doorsho mahee

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5htАй бұрын

    Muuse abaarso nacalad

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642Ай бұрын

    Muse biixi maaha koomishanka ee tartamayaasha ayuu ka mid yahay komishanku gowan ha qaataan

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642Ай бұрын

    Muse biixi wixiisu waa ila mareyso ee koomishanku go,aan ha qaataan oo sidii hore doorashada halagu galo

Келесі