KOKO BULLE AMIIRA IYO SUNDUS QISOYINKA SAFARKA😂😂…

Пікірлер: 71

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067Ай бұрын

    Markasta koko noo keen waa boqorad

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468Ай бұрын

    Aynu ku wada salino xabiibkena suuban scw scw scw scw scw

  • @IqraSalebaan-ds1vb
    @IqraSalebaan-ds1vbАй бұрын

    Wilasha dhan wxay ula dhaqantaaa sida wllked oo kale masha allah❤ wan jeclahay koko

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8Ай бұрын

    Koko gabar caqli badn wye m.a sidey ujawab celinayso smart girl❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590Ай бұрын

    Masha Allah koko gabar ficn waye wilasha dhaan eyjeceyin ani saan ujeclahay koko❤❤😊❣️❣️💚♥️horey usoco walal alpha

  • @ubaxcali2067

    @ubaxcali2067

    Ай бұрын

    Same

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pqАй бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8pАй бұрын

    Alpha koko wllo qimo badan ❤❤❤❤❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768Ай бұрын

    Alla sundus😂 funny socdo wye😅guleysta dhamantiin❤🎉

  • @ceeynihamzeaadan6725
    @ceeynihamzeaadan6725Ай бұрын

    Koko qurux love you🎉❤❤❤❤

  • @xafsacabb3697
    @xafsacabb3697Ай бұрын

    Koko qurux❤and King alpha❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334Ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢❤

  • @zackmohali9468

    @zackmohali9468

    Ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zackmohali9468

    @zackmohali9468

    Ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-vq9uf7sc2t

    @user-vq9uf7sc2t

    Ай бұрын

    Scw

  • @user-gr5qu7iw4n
    @user-gr5qu7iw4nАй бұрын

    Mshllh koko waxan ku jeclahy caqliga

  • @user-ct1qn7mp5z
    @user-ct1qn7mp5zАй бұрын

    Koko marka arkay waso cararay ❤️

  • @Nasramohamed-dt2gd
    @Nasramohamed-dt2gdАй бұрын

    Keep going koko🎉❤

  • @user-dk7xv9zg3e
    @user-dk7xv9zg3eАй бұрын

    Koko kartidas walagugu dhalay Bena mashegin abyo

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8qАй бұрын

    Koko way naxariis iyo aqli iyo quruxba way isku darsatey❤❤❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898Ай бұрын

    Team King Alpha hore u soco apowe Mcn ❤❤ keep going inshallah coming soon 300k❤❤🎉🎉

  • @user-ef8ws2cs8k
    @user-ef8ws2cs8kАй бұрын

    scw scw❤ scw scw❤ scw❤ scw❤ scw❤

  • @user-rx9wb5ft3w
    @user-rx9wb5ft3wАй бұрын

    Koko qof qaaliya ilsho wllka alvo suaalo wacan ba waydiisay

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544Ай бұрын

    alpha horta ani qaabkaa wax uduubto ku heystaa hore usoco firkrado hadee kaa dhamadan nasoo weydiiso dhanka instegramka waa heynaa meesha ka kac teeda kale adii ugbad waa nii xiise love niigu ahay

  • @user-ni2wi5pj6x
    @user-ni2wi5pj6xАй бұрын

    King Alpha wllky mcne horay u socda abidkiin inta aad nooshahay ❤❤❤❤ wan ku tageeraa aboowe

  • @user-st6yn2fg9b
    @user-st6yn2fg9bАй бұрын

    Koko Queen ❤❤❤

  • @farxiyomursal7212
    @farxiyomursal7212Ай бұрын

    Koko ❤😢

  • @user-pk6wz9fx4x
    @user-pk6wz9fx4xАй бұрын

    Thanks brother keep going bro

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834Ай бұрын

    Kokooo queen🥰🥰😂

  • @munocismaan496
    @munocismaan496Ай бұрын

    Boqraneyyyyy koko bulle ❤

  • @user-rf3lh6uh7c
    @user-rf3lh6uh7cАй бұрын

    Koko iyo alpha wa ithin salamy

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8yАй бұрын

    Maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo ilaahey ha nu barakeyo

  • @RayaanApdikrim
    @RayaanApdikrimАй бұрын

    Ala wll ilhy kasliga kuhaysta haka korqado wlhi alphow wd cajis dhafte wll mesha shid o wx so gali inan kusugayno ma ilawday barmamij walpo laysigu yimado adna wa inad wx cusup latimada❤

  • @NimcoCiisman
    @NimcoCiismanАй бұрын

    My baro king alpha aboowe walahi wan ku tagera horay usocoo my baro 🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @user-zm4gp2hm1q
    @user-zm4gp2hm1qАй бұрын

    Koko bulle dadkas wey fahantay all ready mala qancin karo bini adamka😂

  • @shuulaccabdi8631
    @shuulaccabdi8631Ай бұрын

    Tlye reply iisoo gal waaku taageera lpx

  • @RahmaAli-vi8iu
    @RahmaAli-vi8iuАй бұрын

    Keep going bro ❤

  • @user-ld1se2dt1y
    @user-ld1se2dt1yАй бұрын

    Form koko❤❤❤

  • @Mohamednuur-jx7um
    @Mohamednuur-jx7umАй бұрын

    Keep going ❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262Ай бұрын

    Su aasha kowaad maasha Allah wllhi Amiira taas way ku saxsanayd waayo iyadoo xanuusan bay baxeen inee fiid seexato oo hurdo fiican hesho buuqa iyo qayladane ka dhex baxdo way u wagansanayd aniba saasan samayn lahaa yacnii dadkaan dhafraayo iyo kuwa live ka galaayo kuwa meelahaas wareegaayo iyaga u taala moho 😂😂 adi xaa kaa galay waaye ani wllhi xogaa marku jawiga iga qaldan yahay ama aan xanuusanahay buuq dhan ma jecli fiid ah ahaato ama maalin cadey ha ahaato qolkayga le soo xirtaa saa anoo habi eh soo baxaa oo kaftan iyo sheekaba wakhti u haaya 😂

  • @khadraaxmed4578

    @khadraaxmed4578

    Ай бұрын

    Lkn iyadu waa ogeyd inay xanuunsayde sxbteed Kamaba naxaysee wah

  • @AyaanaKadar-qr5ig

    @AyaanaKadar-qr5ig

    Ай бұрын

    Qof hurdo badaan laa waydiyey. Wayna Sheegtay

  • @khadraaxmed4578

    @khadraaxmed4578

    Ай бұрын

    @@AyaanaKadar-qr5ig iyagaa dhihi jirey way dhafartaa markay xanuunsatay dhihi waa hurdo adi malaa doc ka rartahay

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    Ай бұрын

    @@AyaanaKadar-qr5ig Amiira maba hurdo badna oo asxaabtu marka qof dhafar badan la waydiiyo Amiira ayay dhihi jireen kuwii saas dhihi jiray bayna kamid ahayd koko markaa xanuunka le ahayd oo nasiino iyo inee buuqa ka dhex baxdo le ka ahayd maahane ma hurda badna qoftaasi

  • @user-oh6vf9re1q
    @user-oh6vf9re1qАй бұрын

    Keep going pro

  • @qadanmohamuud4416
    @qadanmohamuud4416Ай бұрын

    Koko mrkazte noo keen❤❤😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262Ай бұрын

    ani 3da gabdhoodba inaa waraysanayso ban u fahmay markii hore maxa waye ciwaanka

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620Ай бұрын

    From koko

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448Ай бұрын

    Koko no keen❤

  • @Abdirahman765
    @Abdirahman765Ай бұрын

    Abti waxan kuleeyhy horay usoco

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612Ай бұрын

    Wcs war sfarkz buqisu wtay hbela lawdey hbelaa lga tgy wllhi inta bxdey inta jogta ka bdned mlmhn shqo kleba ma hyan ddki rer mlesia ay shqo ka dhigten ani wxa dhihi lhaa ddkn waa dad tgy hku dlina danihina rcda alpha adina cjizka iska daa active nqo wllka 😊❤

  • @user-we4ib6zw5h
    @user-we4ib6zw5hАй бұрын

    Allha kuu xafido wll qali

  • @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan
    @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaanАй бұрын

    Amiira qurux soo qabo wll 🙏

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq123Ай бұрын

    King alpha 🐐

  • @Happyahmed2
    @Happyahmed2Ай бұрын

    🎉🎉

  • @user-iw3mf3ob4c
    @user-iw3mf3ob4cАй бұрын

    Hurdada ka kac 217k baa kuku xiran San isku dhan yarow 😂😂

  • @Yariisay
    @YariisayАй бұрын

    Alpha dadka soo dhex gal laysiyahow😂

  • @AminoAhmed-wv9uv
    @AminoAhmed-wv9uvАй бұрын

    Team amira 1like❤❤

  • @IdmanNuuh
    @IdmanNuuhАй бұрын

    Horey usoco

  • @AminaMahamud-nu4fy
    @AminaMahamud-nu4fyАй бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ed3ro7zn6d
    @user-ed3ro7zn6dАй бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-ut3gi1qn7v
    @user-ut3gi1qn7vАй бұрын

    Cajiska naga dhaaf niyow soo dhakhso

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @drsnaimasharaf6020
    @drsnaimasharaf6020Ай бұрын

    waaw

  • @user-mq6mp6yr9l
    @user-mq6mp6yr9lАй бұрын

    Hurdada ka kac noh

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan7 күн бұрын

    Koko sundus mar walba way jeceshahay

  • @abdifatahhussein8542
    @abdifatahhussein854228 күн бұрын

    28/7/2022😭⚰️💔 bad day for alpha

  • @HafsaMohamed-qc7qq
    @HafsaMohamed-qc7qqАй бұрын

    Hurdada kakac alpha

  • @IdmanNuuh
    @IdmanNuuhАй бұрын

    Hurdada kakaca

  • @sacdiyaxaajifaarax7282
    @sacdiyaxaajifaarax7282Ай бұрын

    Kooko ,been

Келесі