King Khalid Nagma

Музыка

Пікірлер: 5 700

  • @kingmaame3786
    @kingmaame37864 жыл бұрын

    Markay heestan laqaady waxaan aha arday rajo iyo hammi sare leh 😭😭😭.Laakin my famly oo dhan way kala tageen hda hargeisa kunolahy kaligay oo yoomkayga iska shaqeeysta. Wxan rajenya ina heerki marki hore tagna heer kasi sareysa inan gaaro iiso duceya ❤😰😰

  • @maxamed7597

    @maxamed7597

    4 жыл бұрын

    Never give up

  • @wlkmsskslslsllsabowamohamm4267

    @wlkmsskslslsllsabowamohamm4267

    4 жыл бұрын

    Hamigaga Allah ku rumeyo

  • @apdallabuxow4509

    @apdallabuxow4509

    3 жыл бұрын

    Allaha kabaryeenaaa si farxad leh kana sii fiican wagii hore hddana ayaan arke hdda adneh hdda ila arkeeso

  • @sumaliagood4833

    @sumaliagood4833

    3 жыл бұрын

    Insha Allah pro wad gareysaa ha is dhibin waligaaa✊💪

  • @mohamedlafcas

    @mohamedlafcas

    3 жыл бұрын

    Believe ur effort and never give up big man❤️

  • @Khalifapoii
    @Khalifapoii19 күн бұрын

    Who is listening july 2024 🥰❤️

  • @xabiibalbi4836

    @xabiibalbi4836

    18 күн бұрын

    Listening at work in Norway 😅

  • @maahiryare2950

    @maahiryare2950

    15 күн бұрын

    Me

  • @suweyz2788

    @suweyz2788

    8 күн бұрын

    Me inside London bus going home after long day of terrible work thinking about how my life will be in the future but just listening this masterpiece to pass the moment 😢❤

  • @xabiibalbi4836

    @xabiibalbi4836

    8 күн бұрын

    @@suweyz2788 May Allah make it easy for you and grant you a bright future inshaAllah 🥰🥰

  • @doonkasheeruu6968
    @doonkasheeruu6968Ай бұрын

    Heestan marki la qaadayey wxan aha ardey dugsi dhigta wlhi waqti io cimri wa socda hada wxa daawanaya 10 june 2024 hada iga dambeyso like ❤ isaar wll.

  • @amiinhassan8474
    @amiinhassan84743 ай бұрын

    After 12 years 2024 who is still listening ❤😮

  • @hodanabiib5299

    @hodanabiib5299

    3 ай бұрын

    Xaaadir 😂 tiktok ku so cajisey 😊

  • @ahmedabdullahi7115

    @ahmedabdullahi7115

    2 ай бұрын

    Wkan somali muryeeley😂😂😂

  • @mohabuuni8593

    @mohabuuni8593

    2 ай бұрын

    After 1 monthe the day you lisstened i'm here ❤

  • @IkramMaxamud

    @IkramMaxamud

    2 ай бұрын

    ​@@ahmedabdullahi7115😮😂😂😂

  • @najmaali8137

    @najmaali8137

    26 күн бұрын

    Me ❤😂

  • @najmanadar3016
    @najmanadar30164 жыл бұрын

    Hees Xasus Ah Runt malin Ano Dugsi Ka Imaday Aan Hees Tan Qadayo Hoyo Imaqashy Markasy Igaracdy😂😂😂IILAAHOW HOOYO MEEL KASTA OO JOGTO KU XAFID ❤❤❤

  • @mrzaki9745

    @mrzaki9745

    4 жыл бұрын

    Naayaa mxaa laheseesaa 💥😆🤣🤣🇸🇴❤️💯

  • @samkacadey7828

    @samkacadey7828

    4 жыл бұрын

    Aamiin aamiin

  • @DAACAD17teen

    @DAACAD17teen

    4 жыл бұрын

    @Alkraama Almusharaf kkkkkk

  • @maryanyuusuf7995

    @maryanyuusuf7995

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhhh

  • @naciimomohamed2792

    @naciimomohamed2792

    3 жыл бұрын

    Aamin wllshy

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki3 жыл бұрын

    2021 hadda dhagaysaneso nagma 😭 like dhac kusii ☝

  • @nechmanour8622

    @nechmanour8622

    3 жыл бұрын

    ☝️🥰

  • @nagmaaydarus9364

    @nagmaaydarus9364

    3 жыл бұрын

    ☝️

  • @nagmaaydarus9364

    @nagmaaydarus9364

    3 жыл бұрын

    @@maxaarabtaa 👏

  • @ruunitaruun973

    @ruunitaruun973

    3 жыл бұрын

    ☝️☝️☝️

  • @cabdullahixaaji8690

    @cabdullahixaaji8690

    3 жыл бұрын

    😢🤞

  • @mosesmatayo2437
    @mosesmatayo2437 Жыл бұрын

    Am Ethiopian 🇪🇹🇪🇹 but I love this song alot my parents used to play it but know am playing it for my self true old is Gold am watching it 23 /2/2023

  • @hamdixarago9865

    @hamdixarago9865

    Жыл бұрын

    You too my brother 13/3/2023

  • @KOTO-cod

    @KOTO-cod

    Жыл бұрын

    same

  • @subeyrnour2427

    @subeyrnour2427

    Жыл бұрын

    @@hamdixarago9865👍🙏

  • @fala.mjanja

    @fala.mjanja

    Жыл бұрын

    Because we somalis and ethiopians are related so much. Much love brother❤🇸🇴🇪🇹

  • @dadachajirmo4440

    @dadachajirmo4440

    Жыл бұрын

    16/6/2023 🔥

  • @Lily_Gabriel
    @Lily_Gabriel Жыл бұрын

    Am an Ethiopian who used to live in Djibouti and this song is my all time favourite.😍😍Love the language and the people!🫶

  • @ahmedmahamoudainan3138

    @ahmedmahamoudainan3138

    Жыл бұрын

    🎉🎉Good

  • @qabaseqabase4862

    @qabaseqabase4862

    Жыл бұрын

    @@ahmedmahamoudainan3138 1

  • @ChristopherAdams123

    @ChristopherAdams123

    8 ай бұрын

    One love to all horns

  • @amnaali408

    @amnaali408

    7 ай бұрын

    ٠٨

  • @mohavicdelofficial6891

    @mohavicdelofficial6891

    7 ай бұрын

    Us Somalians we love our Ethiopian brothers and sisters ❤🙏 I listen to Ethiopian music it’s 🔥🔥👌👌

  • @afdhaalshow7313
    @afdhaalshow73134 жыл бұрын

    Hestan waa hees xaqiiqo ah kanna bixi la shashadaha wayo qofkasto wax jecel iyadu waqtiga isu dhafiyaa 😭😭waxa jira qalbiyo wax jecel oan jacaylkoda hayn ama midkod wax jeceladay kan kalena jacylki diiday😭 waxa jira boqolaal murugoda markay maqalaan hestan wayo jacaylkodo calaf ka fogeyaya😭😭 waxa jira boqolaal nasib uyeshay inay helaan jacaylkoda ❤ allow qalbi walba qaboji kaygana qaboji😭

  • @mejjaadanofficil7912
    @mejjaadanofficil79123 жыл бұрын

    After 8 years wale cimri wasocda intii 2021 dawanysa like dac kusii🤣

  • @zuzu-ss2cl

    @zuzu-ss2cl

    Жыл бұрын

    2023🎉

  • @mejjaadanofficil7912

    @mejjaadanofficil7912

    Жыл бұрын

    ​@@zuzu-ss2cl ❤

  • @saynabxasan-eg2hl

    @saynabxasan-eg2hl

    11 ай бұрын

    2023/08/03😂 markii iigu horeysay ee aan maqly 2013 ayey ahyd after10yrs😅

  • @mejjaadanofficil7912

    @mejjaadanofficil7912

    11 ай бұрын

    @@saynabxasan-eg2hl dhambi lee uso labaty😅

  • @XajiiMohamed-xk8nt

    @XajiiMohamed-xk8nt

    5 ай бұрын

    And now we in 2024😅😂

  • @aabecade6675
    @aabecade6675 Жыл бұрын

    Qisada heestan waa midaan hilmaami doonin waxan ku dhagaysan jiray kampla 2013 waa hees xasùus igu ah gabar aan jeclaa ayaa aad u jecleed ma hilmaami doono heestan wàyo taariikh dayda ayey baal dahaba kaga jirta jaceelkaygina tahriib ayey ku dhimatay liibaya noloshu waa hogaanka qofka ma hilmaami doono waayo beer jaceel helaa ahay dhamaantina igula duceeya inuu alle u naxariisto 😓💔😭

  • @AnisaOsman-fv6ki

    @AnisaOsman-fv6ki

    4 ай бұрын

    Alaha ku qalbi qaboojiyo 😢

  • @khadarali9655

    @khadarali9655

    3 ай бұрын

    Ilaahay haw naxaristo

  • @abdaleking914

    @abdaleking914

    Ай бұрын

    jaceelka hajiro oo ha waaro ayadana allaha unaxariisto sxp

  • @C.rashiidNuuh-ei1xs
    @C.rashiidNuuh-ei1xs5 ай бұрын

    Hestaan markii la qaadayy 2012 wxaa ahaa 5 jir still wxa firsanaa 2:00 habenimo 27/1/24 anoo arday ah f2 age 17 wxana jeclhy gwar isku cllas nahay (UgBaad) la dhoho mana oga ayada inaa jeclahay i.a wxaa rajenaa inaa u shegto igana aqbasho Noloshana Hamiyo badan ka leyahay ayada moyee gabar kalena ma rabo inaa la qeebsado Buufisna waa qabaaa 15 bisha tahriib leygasoo celiyay i.a f4 markaa dhameyo Turkey 🇹🇷 ka baxaaa Wxaa rajenaa qoralkan ano rajoyinkayga dhan garay ina dib usoo xaduusto😢 Wll hadaa iga danbeso like❤

  • @ashurayt1263

    @ashurayt1263

    4 ай бұрын

    Anyone reading the translation its very wrong

  • @CabdallaCali-th1il

    @CabdallaCali-th1il

    3 ай бұрын

    Walaal Anigaba sida aan jaceyl keyga usheegto ma,aqaano si xad dhaaf ayaan u jeclahay laakiin iyada jaceyl keyga uma sheegan isku fasal baynu nahay f3 Magaceeda waa nuurto aad aayaan ujeclahay i love you nuurto Alle waxa aan ka baryaa intii is jecel in uu Alle calaf isku daro adiga iyo aniga Allaah hanoo sahlo jaceyl keenna Aamiin dheh wallaal🤲🤲🤲

  • @user-op6ew7lx4t

    @user-op6ew7lx4t

    3 ай бұрын

    Oo ileen meesha heesihii hore kujiraan dadaku way ku fardi baxaa😅😅😅😅😅😅 ilaahay ha kuu fududeeyo wll😢

  • @mohametsait3751

    @mohametsait3751

    2 ай бұрын

    Saxib noloshu way dheertahay ee waxbarashadaada awooda saar waxkasta oo kugu xeeran imika way dhamaanayaan

  • @yassinjr5600

    @yassinjr5600

    2 ай бұрын

    @@CabdallaCali-th1ilsheego sxb wn ku daremi kara walow aad wali yartahy lkn hdana sheego anba first time aan wx jeclado 2014 bay ahayd ano 14 jir ah kuma gulaysan lkn time qurux bdn ban qadanay

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610
    @engineernasrudiinal-khalaf46104 жыл бұрын

    2020 yaa daawaanaya Like iisaar wll🇸🇴👍

  • @jibriilsiciidjabro3320

    @jibriilsiciidjabro3320

    4 жыл бұрын

    aniga zxp 10/1/2020 xasuus fiican caawa iga dheh from qurbo iyo quxuunti ala dhulka hooyo wacanaa

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610

    @engineernasrudiinal-khalaf4610

    4 жыл бұрын

    @@jibriilsiciidjabro3320 Ilaahay hakugu soo nabad celiyo adoo nabada wll

  • @hermy768

    @hermy768

    4 жыл бұрын

    Hahahahaha aniga😂

  • @leyla2k202

    @leyla2k202

    4 жыл бұрын

    Engineer NasrudiiN AL-Khalafi m

  • @cabdiwahaabcabdulaahi6510

    @cabdiwahaabcabdulaahi6510

    3 жыл бұрын

    2021 pro hhhhhhh

  • @m.farah07
    @m.farah073 жыл бұрын

    7 years aya laga jooga markan kala tagnay qoftan ifka ugu jeclaa Heestan ban u diray wan xasuusta😥 Hadda wa hooyo IFRAH walal nolol wanaagsan ban ku rajenayaa Guulayso💔🤦‍♂️

  • @amaalqurux5634

    @amaalqurux5634

    3 жыл бұрын

    😭Sorry wallkay

  • @fardowsafarax7695

    @fardowsafarax7695

    3 жыл бұрын

    🥺🥺🥺🥺🥺🥺ax ax sorry 🥺 waka xumahay😭wll

  • @najuuudehunesty3039

    @najuuudehunesty3039

    3 жыл бұрын

    Aʙᴏᴡᴇʜ sᴏ sᴏʀʀʏ

  • @abdijamac8862

    @abdijamac8862

    2 жыл бұрын

    Sorry 😞bro

  • @cabdulahimphamed3192

    @cabdulahimphamed3192

    2 жыл бұрын

    still you single.

  • @Alsuldanusulaymania-sk7kf
    @Alsuldanusulaymania-sk7kf6 ай бұрын

    2024 viewer's👋❤️

  • @NimcuushMahmud

    @NimcuushMahmud

    4 ай бұрын

  • @fowsiyoabdi-jb2rb

    @fowsiyoabdi-jb2rb

    4 ай бұрын

    Wan ka dambeena ❤🎉

  • @SabirinMohamed-tq5hb

    @SabirinMohamed-tq5hb

    4 ай бұрын

  • @SalmaSicitt

    @SalmaSicitt

    4 ай бұрын

    ❤😢

  • @XabiiboMaclim

    @XabiiboMaclim

    4 ай бұрын

    👋😂

  • @NuraAbdisalan
    @NuraAbdisalan2 ай бұрын

    2024 hadad dawanaysid like❤ Nagma✌🏻

  • @adenfarah5823

    @adenfarah5823

    2 ай бұрын

    Aniga iyo Adiga hal habeen tolow mxa adigu na soo doontey ? 😅

  • @NuraAbdisalan

    @NuraAbdisalan

    2 ай бұрын

    ​@@adenfarah5823Adaa ii yeedhay😂

  • @queensuuban7477
    @queensuuban74774 жыл бұрын

    Heestan ano dugsi dhiganayaa wada ku qaadi jiray😂hadana wa 2019 wll like ta Saar hada yaran kuso dhageysate🙏😂

  • @reymaz8

    @reymaz8

    4 жыл бұрын

    kula mid ahay wlle qofki aso hesayo macalinka arkana hayey 😂

  • @maxamedabaabala8879

    @maxamedabaabala8879

    4 жыл бұрын

    Wllhi xasuus wye apayo

  • @jamaalabdi9319

    @jamaalabdi9319

    4 жыл бұрын

    @@reymaz8 😅😅

  • @sharmakeomar7089

    @sharmakeomar7089

    4 жыл бұрын

    @@reymaz8 dhoor meela kugu arkey heesihii 2010 adoo commenti ka bixinaayo heesihii waqtigaasa maa jecleed sideeda oo kale mise jeceel jiro sxbey😂😭🤣

  • @ckkaram8033

    @ckkaram8033

    4 жыл бұрын

    Abaayo ana anoo 3 jir ah ayaan marketka aabahay kadaari jiray

  • @yonasassgly7388
    @yonasassgly73883 жыл бұрын

    بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد رسول الله

  • @adisXasan

    @adisXasan

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @nazimsediq
    @nazimsediq Жыл бұрын

    I'm Afghan and just discovered this song and am in love with it. Don't understand a word but could someone please translate?

  • @aarkamudug4478

    @aarkamudug4478

    Жыл бұрын

    In the beginning, the singer says A soul that is in love, is restless and sleepless …..because of you oh Nagma (the girls name) I get rested and you are my whole life. ….. That some translation

  • @hamsemouse3789

    @hamsemouse3789

    11 ай бұрын

    If u understand it, I know u happy and sad 😢😂

  • @yusufsharif1112

    @yusufsharif1112

    9 ай бұрын

    @@aarkamudug4478 can you translate the whole song like this?

  • @Rahf_omar
    @Rahf_omarАй бұрын

    اخيرا 😭😭😭 كنت اسمعها مع خالتي و انا صغيره مع اني ما اعرف صومالي بس الاغنية طبعت في ذاكرتي و ما قدرت انساها 😭❤

  • @ADAN-XSN

    @ADAN-XSN

    15 күн бұрын

    the song is very emotional in 06/29/2023 its my fast time & last time to broken someone my hurt ❤️‍🩹.

  • @fartunahmed4475
    @fartunahmed44754 жыл бұрын

    Heesti igu horaysay aan maqlo yaraantaydi wn jeclaanjiray anoo yar ❤ Inta iladhagaysanayso 2020

  • @ShafiKhan-vb1mz

    @ShafiKhan-vb1mz

    3 жыл бұрын

    🤔🤔🤔are you here🤔🤔

  • @mahamedabbas5379

    @mahamedabbas5379

    3 жыл бұрын

    I love wll

  • @fadxaqali8809

    @fadxaqali8809

    3 жыл бұрын

    Sxb

  • @balaaklyrics971

    @balaaklyrics971

    3 жыл бұрын

    Wllhi heestan markan maqly xussus wan ilmeyay😥

  • @salmanabdirahman6218

    @salmanabdirahman6218

    2 жыл бұрын

    Hewo Gdji Wh

  • @abdirahmansaidgurey6328
    @abdirahmansaidgurey63284 жыл бұрын

    Hada dhagaysanaysoh 2020 Like Dhac 🤝🔥 Nagma😓🎶

  • @alibreezy6541

    @alibreezy6541

    4 жыл бұрын

    Aprill 2020

  • @saramahadyuusuf6853

    @saramahadyuusuf6853

    4 жыл бұрын

    June 2020

  • @kaamilcawl7924

    @kaamilcawl7924

    4 жыл бұрын

    June 4 2020

  • @mrzaki9745

    @mrzaki9745

    4 жыл бұрын

    🔥❤️🇸🇴💯

  • @GHOST-zc2ty

    @GHOST-zc2ty

    4 жыл бұрын

    😭😅😅🤣

  • @hudo3401
    @hudo3401 Жыл бұрын

    Naf jacayl hayo nuglaati dartaa nasan waydoo kunaadinibaa niyadiyo qalbiga nolaha dhamaan adigoow nimce naxariista sidee nuurgaygiye 💔💔😥😭nta dhagysanayso 2023 waan idin salaamy

  • @ridwanabdi4546
    @ridwanabdi4546 Жыл бұрын

    Wan salamya dhaman mucashaqiinta heeska faalada ka bixisay🤗 intii dhimatyna allaha unaxariisto

  • @user-tl9kw1gr1g

    @user-tl9kw1gr1g

    11 ай бұрын

    😢😢😢

  • @yasinnasir8642
    @yasinnasir86425 жыл бұрын

    Man U made me proud with my Soulmate Najma Since 2005 still together serving

  • @najmaamuhammad1278

    @najmaamuhammad1278

    4 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @kautharkhalif2282

    @kautharkhalif2282

    4 жыл бұрын

    Mashaallah

  • @yasinnasir8642

    @yasinnasir8642

    4 жыл бұрын

    @@najmaamuhammad1278 thanks najuu

  • @yasinnasir8642

    @yasinnasir8642

    4 жыл бұрын

    @@kautharkhalif2282 thanks sis

  • @abassjamaludin514

    @abassjamaludin514

    4 жыл бұрын

    Najmaa Muhammad are u the soulmate he’s talking about?🤣

  • @kingserbia4348
    @kingserbia43485 жыл бұрын

    Hada daawanayzo 2019 like dhac igu zii😂😂😂

  • @rayaanfilms8229

    @rayaanfilms8229

    5 жыл бұрын

    2019

  • @randamahamed4838

    @randamahamed4838

    5 жыл бұрын

    apdizamed serbi kkkkkkkkkkkk ok iiku halee boqol like inaa kusiiyo

  • @zakyynour6030

    @zakyynour6030

    5 жыл бұрын

    April 😂

  • @zakabdi9960

    @zakabdi9960

    5 жыл бұрын

    🙏😢😢😢💖

  • @cabaasmohajr474

    @cabaasmohajr474

    5 жыл бұрын

    apdizamed serbia 😂😂😂cilmi cusub

  • @abdinoorhassan9619
    @abdinoorhassan96196 ай бұрын

    Am from Algeria 🇩🇿 Love the song and the people ❤

  • @user-rd8nd9sw9y
    @user-rd8nd9sw9y3 ай бұрын

    Who is watching 2024❤❤🎉

  • @galdigsi3652

    @galdigsi3652

    2 ай бұрын

    I am

  • @mOh_aamiin

    @mOh_aamiin

    13 күн бұрын

    Me 😂❤

  • @2chainz576
    @2chainz5768 жыл бұрын

    I remember i was like 8 years old when this was on almost every wedding. Man the throwbacks are just too much

  • @bilanjungkook2867

    @bilanjungkook2867

    8 жыл бұрын

    Same here omfg 😍 ❤ 😭😭

  • @newage1393

    @newage1393

    7 жыл бұрын

    same age walhi ama 2ba sinaa kaaa weeynaa.

  • @fartunmohamedmcn9210

    @fartunmohamedmcn9210

    7 жыл бұрын

    Caadi maahan wlhi waa hees aan innaba caadi ahayn waan uriyaaqay

  • @Hobyosultana

    @Hobyosultana

    7 жыл бұрын

    Same, man.

  • @MuztaphaManzour

    @MuztaphaManzour

    7 жыл бұрын

    Me too walahy been maahan

  • @ahmedkhadar496
    @ahmedkhadar4964 жыл бұрын

    Ado dawanaya hada comints aqrinaysid like isaa😂

  • @mdiinilovecity1282
    @mdiinilovecity12828 ай бұрын

    I am from Malaysia 🇲🇾 i love this song i am listening ten times

  • @mohavicdelofficial6891

    @mohavicdelofficial6891

    7 ай бұрын

    Thank you so much for loving our songs I love you guys and I listen to Malaysian songs all the time as well it’s 🔥🔥👌👌

  • @SOMALi_SLOWED
    @SOMALi_SLOWED6 ай бұрын

    2024 hadaa dhageysanayso like dhac kusii 👍nagma song subcribe isoo dheh pls 🙏

  • @easter1806
    @easter1806 Жыл бұрын

    The first time I heard this song was in 2007, I attended some of my Somali friends wedding. I don't understand Even a single word but I love somali..🇰🇪🇰🇪

  • @zuzu-ss2cl

    @zuzu-ss2cl

    Жыл бұрын

    We love u to❤❤

  • @Yasinyare-cv7dp

    @Yasinyare-cv7dp

    9 ай бұрын

    Love two

  • @AntaJma-gi9jk

    @AntaJma-gi9jk

    6 ай бұрын

    We love our kenyan brothers❤🫶🏽

  • @Noor-zv6hr

    @Noor-zv6hr

    5 ай бұрын

    We love you tooooo❤❤

  • @sadiksalah6878

    @sadiksalah6878

    3 ай бұрын

    Finally I got a Kenyan in this reply😅proud to be kenyan😂mzee

  • @cpdiqanihazzan9797
    @cpdiqanihazzan97974 жыл бұрын

    2019 HadaaD Tahay horena aad u dhagaysatay heestan Wll Hygala baqiilin like

  • @abdirahmaanhassan115

    @abdirahmaanhassan115

    4 жыл бұрын

    Hees shidan

  • @mrmohajr4590

    @mrmohajr4590

    3 жыл бұрын

    Ma noshahy

  • @loosowcadde3162
    @loosowcadde31626 ай бұрын

    Who listening 2024🎵

  • @xaajiGugac

    @xaajiGugac

    3 ай бұрын

    me

  • @user-gl3hr3nm2l

    @user-gl3hr3nm2l

    3 ай бұрын

    I😂😊

  • @galdigsi3652

    @galdigsi3652

    2 ай бұрын

    Me

  • @user-hv7cr3wx5l

    @user-hv7cr3wx5l

    2 ай бұрын

    Me

  • @kowtharkalmoy5904

    @kowtharkalmoy5904

    25 күн бұрын

    Meh😂😮😅

  • @KingYaya7623
    @KingYaya7623Ай бұрын

    Heestan heesihii ugu horeye aan dhageesto ka mid aheyn anoo arday da,yar ah hada iga dambeeo like isaar👍

  • @user-rj9sx3ng3h
    @user-rj9sx3ng3h4 жыл бұрын

    محب الاغاني الصومالية اخوكم من السودان

  • @aadancambe7079

    @aadancambe7079

    3 жыл бұрын

    Shukrab istifham

  • @MOHAMUD550

    @MOHAMUD550

    5 ай бұрын

    ​@@aadancambe7079هلا بالاغاني الصوماليه بس انصحك تستمع القرءان ❤❤

  • @Qani_10
    @Qani_102 жыл бұрын

    Heestan marki iigu horeysey aan maqlo waxay aheyd 2006-7 saan qiyasayo Run ahantii waa sheeko dheer hadan dib ugu laabto yaranteydii wxan soo xasuustay cwo oo ay tahay Habeyn Khamiis ah 6/7/2022 Time 8:52Pm hadii aad dib usoo xasuusato hestan oo aad Farrintan aqriso like iyo comment igula cawee Wll qaali🥰 Aan isku duceyno Insha Allah wixii qer ah 🤲🥰

  • @abdalerashied1582

    @abdalerashied1582

    Жыл бұрын

    25-sep-2022 heestan waan iska dhagaysataa hadana wax jaceyl ah malihi amarka illahay 💔

  • @Qani_10

    @Qani_10

    Жыл бұрын

    @@abdalerashied1582 taariikhda aad soo qortay waa mid igu weyn runtii 25-sep-2021🤣🙏✊

  • @calibaxdo8239

    @calibaxdo8239

    Жыл бұрын

    ​@@Qani_10 miyaad aqal gashay nio waqtigaas😁😁😁😁

  • @Qani_10

    @Qani_10

    Жыл бұрын

    @@calibaxdo8239 hadaanba Qaan gaarin canow😅

  • @nuurkiiindhahayga4370

    @nuurkiiindhahayga4370

    Жыл бұрын

    T

  • @MohamedOmar-fu6uu
    @MohamedOmar-fu6uuАй бұрын

    Heestan 2007 anoo yar oo dugsi dhiganayo magalada b weyne ayan daganen aroosada laga daari jiray marka maqlo dugsi gab ayan usoo siinjiray ayaa ila qabo shekadas hadane niarobi ayan kunolahay 2024❤

  • @johannydepp7897

    @johannydepp7897

    Ай бұрын

    Mesha ku dhageysaneysy ama maanta joogo pro

  • @apoodi_haji3876
    @apoodi_haji38764 жыл бұрын

    hdad dawonoysid 2020.like ku qabo😂

  • @MikeyHolNike

    @MikeyHolNike

    4 жыл бұрын

    kali keligiis

  • @phaezaismael4930

    @phaezaismael4930

    4 жыл бұрын

    Here 💃💃

  • @phaezaismael4930

    @phaezaismael4930

    4 жыл бұрын

    Here 💃💃

  • @zizouent3821

    @zizouent3821

    4 жыл бұрын

    🇰🇪

  • @nayruuzfilms2022

    @nayruuzfilms2022

    4 жыл бұрын

    Haa ane 2020 March ayaan daawanaya

  • @kalidmarz9721
    @kalidmarz97216 жыл бұрын

    Hadaa dawaneyso sanadkan 2018 Ha ila dhaafi canshuurtii yareed😂✌

  • @fardowsabishar7503

    @fardowsabishar7503

    6 жыл бұрын

    Nice ssopng

  • @abdinasirjilao5783

    @abdinasirjilao5783

    6 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @hassanosman5786

    @hassanosman5786

    5 жыл бұрын

    Hhh

  • @mohamednuur1428

    @mohamednuur1428

    5 жыл бұрын

    abdinasir jilao kkkkkkkkkkkk

  • @maxamedmaxamuud4418

    @maxamedmaxamuud4418

    5 жыл бұрын

    Hadaa dawaneyso sanadkan 2019

  • @abdullahiibrahim2184
    @abdullahiibrahim218410 ай бұрын

    This Reminds me my youth when my friends used to be together and played some favourite songs of ours including this this one!! Long life, King Khalid!

  • @Kabtan.
    @Kabtan.6 ай бұрын

    2008 ilaa hada heestan hada dhagaysnaysay Legend ba tahyy Like isaaar✌️👍👍

  • @queenmuunacabdi3482
    @queenmuunacabdi34825 жыл бұрын

    Heestan bare gii hore qeema mayigu fadhiyin hada ayaan ugaaday nafjecayl hayaa mahar gashoo😭😭😭waa run yaa sa ila qaba lik isara

  • @Zayitahmet

    @Zayitahmet

    3 жыл бұрын

    Wan kula Qapaa Ani majirtoo Hee 😁🙏

  • @naimasalah2257

    @naimasalah2257

    3 жыл бұрын

    0ç09

  • @liibanboojo1673

    @liibanboojo1673

    3 жыл бұрын

    😳😳😳

  • @Mohamed-mk4kt
    @Mohamed-mk4kt7 жыл бұрын

    Waan Xasuustaa wallahi Heestan xasuus ayey igu leedahay Waxa iga dardaaran ah waliba wiilasha Walaalayaal Hablaha Yaan been loo sheegin wallahi waa masaakiin haday ku aamini ha uga bixina.

  • @shukriqalanjo9861

    @shukriqalanjo9861

    7 жыл бұрын

    mohamed suleiman thanks huuno ado kale kuduceesana

  • @faisalroble9973

    @faisalroble9973

    7 жыл бұрын

    war wa tugo dumar iskdaa jeceel

  • @yaxya5131

    @yaxya5131

    7 жыл бұрын

    kuwiii masaakinta ahaa hada majoogan aa bahalo hhh

  • @maxbuubyare6791

    @maxbuubyare6791

    6 жыл бұрын

    mohamed suleiman 😂😂😂😂😂💖👌

  • @MxmdAmn

    @MxmdAmn

    6 жыл бұрын

    Masaakin hada mojogan

  • @cabdiibraahim8017
    @cabdiibraahim8017 Жыл бұрын

    Heestan manta oo ay taarikhdu thy 6/23/2023 ayaan xasuus ahan udhagaysanayaa hadaad so boqoto inta iga danbaysa iso xus😊

  • @naimacabdi32

    @naimacabdi32

    11 ай бұрын

    👑💋

  • @cabdiibraahim8017

    @cabdiibraahim8017

    10 ай бұрын

    @@naimacabdi32 🙏✅🙏

  • @hamdiladan
    @hamdiladan Жыл бұрын

    This song reminds me my childhood memories 😢 😭 ❤

  • @ecstaticnature480

    @ecstaticnature480

    10 ай бұрын

    same omg

  • @fasluna5648

    @fasluna5648

    7 ай бұрын

    Same 😂❤

  • @iqraabdalla8229
    @iqraabdalla82294 жыл бұрын

    Ma rumaysni inaan cawa oo sanadku yahay 2020 ka aan dhagaysanayi hees aan yaraantaydii maqli jiran walahu ma aqaan intaan le'ekaa hadaan qiyaaso 4 or 5 mid baan jiray walashay iga yar ma dhalanin wagaas anoo 7 jir ah bay dhalatay walashay abtigay dhalay baa dhagaysan jirtay duhur walba markay i seexinayso xasuuus ilaahay mar labaad ha isku keen tuao byoy miss you😢❤

  • @ShafiKhan-vb1mz

    @ShafiKhan-vb1mz

    3 жыл бұрын

    Are you here 🤔r u listen this song 2020

  • @aishahallale3183

    @aishahallale3183

    3 жыл бұрын

    Meqa jidha huno hada

  • @iqraabdalla8229

    @iqraabdalla8229

    3 жыл бұрын

    @@aishahallale3183 17jir baan ahay baayo walina waan dhagaysanayaa heeskan hahaha Mahadsanid

  • @akramaabdi2377

    @akramaabdi2377

    3 жыл бұрын

    aamiin

  • @ShafiKhan-vb1mz

    @ShafiKhan-vb1mz

    3 жыл бұрын

    @@akramaabdi2377 😊😊😍

  • @zamaarailkacaz9448
    @zamaarailkacaz94482 жыл бұрын

    Heestan anigo caruura oo Markay Hooyo tagto tukanka ayay guriga dusha igaga sii xidhi Jirtay marka meherad baa nala Jaar ahayn oo mar walba laga saari jiry halkas ayn ka dhagaysan jiray anjgo caruura ayn anigo qaylinaya odhan jiry Naf Jeceyl haya ma hadh Gasho Hooyo way Yaabi Jirtay maantana anigo caruurleh ayn Si dareen leh u dhagaysanaya🥰❤🤍

  • @sacdiyocabdikariim9588

    @sacdiyocabdikariim9588

    Жыл бұрын

    @@areyousingl9133 abyo ilaahay arimahaaga hakuufududeeyo lkn is adkeey ilaahay bari heesaha jaceelkana iskadaa murug kuguqabaneese nabarkaaga siidamqinaayaane👋

  • @caydaruuzmaxamed736
    @caydaruuzmaxamed736 Жыл бұрын

    Najma; waa mid ka mid ah heesihii dhagaysan jiray barashadaydii ugu heraysay heesaha 2012 melahaa igu horaysay maqalkeeda. Alxm hada wan bartay qofkii magacaas laha 🖤😄😍 Hada waa qofka ugu wanaagsan ee agtayda joga dad 🫂😊8 may 2023 . 9:35 am isniin burco 🎉

  • @mohjoseph17

    @mohjoseph17

    Жыл бұрын

    Long life sxp

  • @bushra445

    @bushra445

    9 ай бұрын

    Najma maha waa nagma ❤

  • @caydaruuzmaxamed736

    @caydaruuzmaxamed736

    8 ай бұрын

    ​@@bushra445 King khaalid baa reer koonfureed ah oo nagma ayey dhahaan waqooyigana waa najma Al xaasil magucu waa isku mid

  • @Prince_908
    @Prince_9088 ай бұрын

    This song never gets old.

  • @NOOR-do2gl
    @NOOR-do2gl3 жыл бұрын

    The undisputed number one somali song for millions of years to come

  • @farahosman2087

    @farahosman2087

    3 жыл бұрын

    5545.

  • @monamariin750

    @monamariin750

    3 жыл бұрын

    Yes💯💯❤️❤️

  • @heylol4901

    @heylol4901

    2 жыл бұрын

    @@farahosman2087 f

  • @orwellianyoutube8978

    @orwellianyoutube8978

    Жыл бұрын

    Naah, that is 100% cap. Its good, but certainly not the number one. You probably never listen to Somali songs if you really believe this. There are so many legendary songs that are way better than this.

  • @najmaali8137

    @najmaali8137

    9 ай бұрын

    Yes❤

  • @awilmurtiilemedia1279
    @awilmurtiilemedia12795 жыл бұрын

    2004 ayey Soo baxday Waan xasuustaa guriceel boosnii studio kuyaal laygu duubay canjalka heestaan it's memorable song

  • @izabellaninkaancadimahaniz7703

    @izabellaninkaancadimahaniz7703

    3 жыл бұрын

    Kabtada ima gasho 2004 Aaaa aniga 2009 maqli jiray 😂😂😂😂

  • @abdifatahabdi1349

    @abdifatahabdi1349

    3 жыл бұрын

    2004 mise 2009🤔

  • @saacidfarah10

    @saacidfarah10

    3 жыл бұрын

    Reer Guriceel asal ah kkk Hadda ayaan fadhiyaa Bosniya Waliba talaalada😂❤👏

  • @sucdiahmedmohamed2881

    @sucdiahmedmohamed2881

    3 жыл бұрын

    @@abdifatahabdi1349 H. y 6ljl7òj łĺĺ6. V.. h . N . J l.b. .. 0 8ol

  • @fihiimaciise8968

    @fihiimaciise8968

    2 жыл бұрын

    wllhi bilaahi 2004 waa sanad maan dhashay 5/12

  • @OsmanMohamud-bn3pu
    @OsmanMohamud-bn3pu2 ай бұрын

    2024 & 2025 viewer's 👋

  • @Hankaabmedia
    @HankaabmediaАй бұрын

    Marki uguhoreysay heestan waxan kamaqlay deriska 2007 maalin khamis ah dugsi baan ka imid aadban uyara maan fahansaneyn micnaha heestan lkn 2024 aniguuba jaceylki ihaya aduunyo😊

  • @bngboy3253
    @bngboy32536 жыл бұрын

    I don't know what he saying but love it! I'm Oromo and I Love my somalian cousin! 😍

  • @adnaanahmed6017

    @adnaanahmed6017

    6 жыл бұрын

    BnG Boy we love oromo our bloood

  • @shafieahmed7850

    @shafieahmed7850

    6 жыл бұрын

    We love u too our cousins

  • @jibriilphotographer6344

    @jibriilphotographer6344

    5 жыл бұрын

    Fuck oromo hoydin wazee🖕

  • @cabdiaxmad2715

    @cabdiaxmad2715

    5 жыл бұрын

    Good

  • @sultanabdisultan8635

    @sultanabdisultan8635

    5 жыл бұрын

    Jacaylki ansoxasusani

  • @Joya11
    @Joya112 жыл бұрын

    😔 yaa sideyda soo raadiyay heestan 10:00pm 20/10/2021 Intii iga dambeysa so raadin doonta like iisaara 😭😭 noloshu wa meyrto wxn Dib u xasusanaya waqtigii ugu fiicnaa nulosheyda lkn hader wxwalba way burburen hamigii anlaha iyo farxadeydi Insha Allaah aniga iyo inta ila midka ah wxn u rajeynaya nolol qurux badan 🥺 🧖💜💜🙏

  • @hanimustafe5476

    @hanimustafe5476

    Жыл бұрын

    Me

  • @user-tl9kw1gr1g

    @user-tl9kw1gr1g

    11 ай бұрын

    😢Kume

  • @Joya11

    @Joya11

    11 ай бұрын

    @@user-tl9kw1gr1g Wey kan wll

  • @sahrahusein1009

    @sahrahusein1009

    10 ай бұрын

    Abayo ma noshahay wali😢❤

  • @quenziman79

    @quenziman79

    7 ай бұрын

    𝘔𝘢 𝘯𝘰𝘰𝘴𝘩𝘢𝘩𝘺 𝘢𝘣𝘺𝘰

  • @MssNella-ec8xc
    @MssNella-ec8xcАй бұрын

    Heestaan wexey soo baxdey 2012 waxaana dhageysanooyaa 23/5/2024. Anoo 17 jir ah fasalka f2 ah inaahey nabad ha iigu dhameeyo🤲🤲🤲

  • @King_AkTV
    @King_AkTV7 ай бұрын

    How time flies I remember my cousin playing and singing 🎵 along this song when I was 13 now am here 28 😢. RIP 🪦 Cuz still missing you 😔

  • @therock7055

    @therock7055

    7 ай бұрын

    I feel sorry bro… ALLAH yarham

  • @King_AkTV

    @King_AkTV

    7 ай бұрын

    thanks bro dhimashada was waajib Lkn dadaka qaarkood lagama Sabri karo 😢 @@therock7055

  • @gravingjannah1889

    @gravingjannah1889

    6 ай бұрын

    When did he die ?

  • @King_AkTV

    @King_AkTV

    6 ай бұрын

    @@gravingjannah1889 2010

  • @King_AkTV

    @King_AkTV

    3 ай бұрын

    @@gravingjannah1889 2008

  • @naasirmacruuf1224
    @naasirmacruuf12245 жыл бұрын

    2019 yaa dwanaya heestan lama nici karee ?😘

  • @farhiahasan3883

    @farhiahasan3883

    4 жыл бұрын

    Ana DawnYa zacDan hestan Qater wYe ma istiri🤣🤣

  • @MADARA111

    @MADARA111

    4 жыл бұрын

    @@farhiahasan3883 hhh wan joogna ebow

  • @marlan_4641

    @marlan_4641

    4 жыл бұрын

    Hhh aniga wlh heestan lama nici karo 😂😂❤

  • @Sir_Aron

    @Sir_Aron

    4 жыл бұрын

    Aniga buddy 🤣🤣

  • @marlan_4641

    @marlan_4641

    4 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @maslahahmed4655
    @maslahahmed46555 жыл бұрын

    Sanadka Cusub 2019 Iyo Hesta King Khalid Ya Ila Dawanayo Farta Kor Uu Taag Mugo

  • @zakariahusiennoor8488

    @zakariahusiennoor8488

    5 жыл бұрын

    Aniga

  • @sbriinqaliif6069

    @sbriinqaliif6069

    5 жыл бұрын

    Aniga

  • @hawaomar4303

    @hawaomar4303

    5 жыл бұрын

    @nuune cade aniga ☝

  • @ikhlaascadey9328

    @ikhlaascadey9328

    5 жыл бұрын

    Aniga

  • @yasminshiine3517

    @yasminshiine3517

    5 жыл бұрын

    Ani iyo adi

  • @abdullahibezen5714
    @abdullahibezen57143 күн бұрын

    2024 hadad dageysaneyso legend ba tahay ee liketa haila daafin❤❤❤

  • @KhadraC.qadir9746
    @KhadraC.qadir97465 ай бұрын

    2024 haddaad daawanayso liketa haila seegin😂❤

  • @BobbieDraper
    @BobbieDraper4 жыл бұрын

    I found this song after 13 years! last time i heard this I was 7 and my parents played it for me and my brothers in the car during trips. now im 20...

  • @nasrayussuf2583

    @nasrayussuf2583

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣after 13 years really

  • @Don_Ruthless

    @Don_Ruthless

    3 жыл бұрын

    @@nasrayussuf2583 same it took me 13 years to find this song I finally saw it on tik tok 🤣😂

  • @realazznibba3653

    @realazznibba3653

    3 жыл бұрын

    African Gang y’all was sleeping under a rock

  • @leilahassan8108

    @leilahassan8108

    3 жыл бұрын

    Long live Amiin

  • @ShafiKhan-vb1mz

    @ShafiKhan-vb1mz

    3 жыл бұрын

    But before i dnt your country song but now im fane your country somolia so nice country i love him im from kashmir 😑😑😑😌

  • @ismailboyka7703
    @ismailboyka77033 жыл бұрын

    Heestan was heesti ugu horeysay aa dhageysto oo Somali I was in Kenya every Aroos used this SONG that old days it was HIT DAMN what a memories like heeso Qalbiga ka hadlee anii.

  • @abdilahihirad4673
    @abdilahihirad4673 Жыл бұрын

    Heestan jacaylkaygii ugu horeeyay baa waraaq iigu soo qortay. Waraaq qurux badan oo ubaxayo iyo love Cas lagu xardhay ayay ahayd. Xasuusaha qaar baa laabtaada ku tallama.

  • @mohamedsalad4456
    @mohamedsalad4456 Жыл бұрын

    Markiiii ugu horeysay wxy ahy anoooo dugsi dhigta 2005 maantana waxaan dawanayaaa 2023 anooo jamacad dhameyay shaqeyana

  • @fatumaabdul3141
    @fatumaabdul31415 жыл бұрын

    I was barely a kid when this music was hitting, can you imagine 2019 am unapologetically still listening to it!!! Alhamdulillah am alive today.

  • @abdillekorane543

    @abdillekorane543

    5 жыл бұрын

    ME too fatma, it was over 10 years since it was released. This is without a doubt one of the best Somali musics eve recorded.

  • @mahamedgeerisa5324

    @mahamedgeerisa5324

    3 жыл бұрын

    Kk

  • @fatumaabdul3141

    @fatumaabdul3141

    3 жыл бұрын

    @@mahamedgeerisa5324 you still laughing 😂

  • @shuebhabiib9278

    @shuebhabiib9278

    2 жыл бұрын

    2021 still watching

  • @abdulmalikbusuriabdulaziz7308

    @abdulmalikbusuriabdulaziz7308

    2 жыл бұрын

    Kkkkkkk

  • @zekihaaji2337
    @zekihaaji23372 жыл бұрын

    Gabr aan jeclaa oo muwaahib la odhan jirey bn soo xasuustay runtii wn ooyey Waayo gabadhii waa tahriibtey oo liibiyey ku dhimatay sorry Blse wxn murugada isku illowsiin jirey heestan Illa hadda markaan commentiga qorayo illin baa iga socota Runtii muwaahib wxy ahayd gbr wngsan alle ha unaxariisto illaa hadda gabr xiriir lama samayn Still wxaa ka soo wareegtay 8 sano Caawaan ku ceshtay markaan soo xasuustay gacalisadaydii muwaahib ahayd 😭😭😭 Allow janada igu tus boqoradayda Aamiin amiin

  • @kaabamohmett

    @kaabamohmett

    Жыл бұрын

    AMiiiN Yarapi😓

  • @lakicali1565

    @lakicali1565

    Жыл бұрын

    😭😭 aamiin aamiin

  • @hussletv8155

    @hussletv8155

    Жыл бұрын

    Omg I’m so sorry 😢 ameen

  • @fadumomaxamuud6443

    @fadumomaxamuud6443

    Жыл бұрын

    Aamiin yaa allaah 😭😭😭

  • @yaxyemaxamuud8895

    @yaxyemaxamuud8895

    Жыл бұрын

    😭🥺

  • @AmalAbdullahi-sq2im
    @AmalAbdullahi-sq2im2 ай бұрын

    Hada 2024 dhageysanyso like dhac Kusi ❤😊😂

  • @mubaarikdhago4393
    @mubaarikdhago439310 ай бұрын

    Ax ax Hezkan Wxn U Dhagayztaa Wakhtigii Hore Wacnaa Allah Waxan Ka Baryaa Inuu Wakhtigu Ii Wacnaado Mar`uun Inzha Allah!!!💔💔😭😭😭😭

  • @MaxmedBarre-cu9bz

    @MaxmedBarre-cu9bz

    8 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @engabdilahi9659

    @engabdilahi9659

    8 ай бұрын

    Alle Waxad Ku Faraxdo Haku Siiyo My Brother

  • @mubaarikdhago4393

    @mubaarikdhago4393

    8 ай бұрын

    ​@@engabdilahi9659Zidoo Kalle Pro,,🙏

  • @nicmoaxmed3290

    @nicmoaxmed3290

    7 ай бұрын

    Wakhtigu hakuu wacnaado wlloh

  • @CaynaanDaahir

    @CaynaanDaahir

    7 ай бұрын

    Allaah Wakhtiga Hakuu Wacnysiyo WlloH😭😭😭😭

  • @mohatitanicofficial9255
    @mohatitanicofficial92555 жыл бұрын

    Heestan 2019 qofka dawanayo waa qof jcl dhab nolashisa soo dhadhamiye xAqiiq xasuus bay igu leedahay ❤️❤️❤️⭐️

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed82975 жыл бұрын

    Original Singer king Khalid 😍😍😍😍😍🇸🇴❤️🇪🇹❤️🇩🇯❤️🇰🇪 viva #Somali

  • @user-eb9mo7mk7n
    @user-eb9mo7mk7n4 ай бұрын

    Hi I am from Canada and my stepmom is Somali and I don’t speak Somali that much and i went to Somali ones and I feel in love with a good friend of mine and she always says nagma nagma she’s so beautiful ❤❤✨❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @mmawad9679
    @mmawad96792 ай бұрын

    May 2024 still listening . No one can replace King Khalid the golden voice ❤

  • @najmoali8898
    @najmoali88984 жыл бұрын

    This song never gets old. 😍😍😍

  • @Zayitahmet

    @Zayitahmet

    3 жыл бұрын

    I like song 🎵

  • @lijibroz9058

    @lijibroz9058

    3 жыл бұрын

    Yea it's gold

  • @nicicmoyareynicimoyarey7370

    @nicicmoyareynicimoyarey7370

    3 жыл бұрын

    ☝☝☝maba ka daalo waligery wan dawanaya 😛😛😛😡😡👏👏👏👏

  • @shabarresha1630

    @shabarresha1630

    3 жыл бұрын

    Jgsn kgsobs way akgsinvsks kfs 😍😍😍😍😍😔😔😔😔

  • @axmedelkhalify6184

    @axmedelkhalify6184

    3 жыл бұрын

    Old but gold

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__5562 жыл бұрын

    Still I’m listening 🎧2022 Old is Gold 🥇 king Khalid ❤️🙌🏽

  • @khaalidxasan9058

    @khaalidxasan9058

    2 жыл бұрын

    Yeah👌

  • @dheemanqaali3958

    @dheemanqaali3958

    2 жыл бұрын

    @@khaalidxasan9058 Haa sxb

  • @warabishmaxamed297

    @warabishmaxamed297

    2 жыл бұрын

    Macalimada commentska 😁🙏🤴🤴🤴

  • @cadey__boolo__556

    @cadey__boolo__556

    2 жыл бұрын

    @@warabishmaxamed297 mclin salaanta ma daji yaa 😍😁

  • @warabishmaxamed297

    @warabishmaxamed297

    2 жыл бұрын

    @@cadey__boolo__556 daji salanta ina ader 🥰🥰🥰👸👸👸

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi032 ай бұрын

    This song never gets old. ICONIC 🎉😊

  • @abdikadirknaan4206
    @abdikadirknaan420619 күн бұрын

    Since 2012 I’ve been listening to this song and it’s one of my favorites.

  • @yasmiinabdi9303
    @yasmiinabdi93034 жыл бұрын

    Xasuusi ma duugawdo 16 sano ka dib markaan dhagaysan jiray heestan 2020 kii baa la joiga bal like igu casuuma somaliyeey

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan49144 жыл бұрын

    Xusuus sxbtyda aan heestaan fariin ugu diri jiry isma calfan wlh iyadana ninkale ayey u caruur dhashay ana aabe ahy xaas kale guursaday, balse jcylkeeda xusuus igu leh😍😭

  • @Unique_girl77

    @Unique_girl77

    3 жыл бұрын

    xaskaagi yany comment ga arkin nio wixii hore way tageene

  • @mohametabdisaahid5171

    @mohametabdisaahid5171

    3 жыл бұрын

    @@Unique_girl77 😂😂😂😂😂😂

  • @sultaanmaxamed7116

    @sultaanmaxamed7116

    3 жыл бұрын

    Sorry pro

  • @xamdimaxamedbarrexamdimaxa1195

    @xamdimaxamedbarrexamdimaxa1195

    3 жыл бұрын

    @@Unique_girl77 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanuush6787

    @hanuush6787

    3 жыл бұрын

    Tan hada qabto jacayl Kumad guursan miya Inta naag xaasa ledhy Wali waan jecelhy🤣 🤗😏

  • @moustaphemuse9313
    @moustaphemuse9313 Жыл бұрын

    Dadkaaz Comentiyada Qoraya Qaar Baa Maanta Inaga Hooseya Aduun Allow Noo Dembi Dhaaf 🙏🏾👏🏿💔 2023-3-6 >> 1:47 AM GREECE ATHENS 🇬🇷

  • @user-tl9kw1gr1g

    @user-tl9kw1gr1g

    11 ай бұрын

    😢😢 aamin wll ani ina akhrzto wa jecla lkn maddhicin

  • @Bashka_studio
    @Bashka_studio6 ай бұрын

    2024 inti dib udhegeystey ban salamaya ❤👏

  • @sadaamsadaamxussencosobow
    @sadaamsadaamxussencosobow Жыл бұрын

    ❤❤😍😍🥰🥰mar hore igu dambeyse. ..2023 ya ila dhegeysowo

  • @mohamedbarre9061
    @mohamedbarre90615 жыл бұрын

    Heestan wxn dhagysn jiray beri aan yara oo aan inan najma la yidhaah jecla😎😘❤ plz like igu qabta hdad ila aragteen wxs kle

  • @mo.ziyaad6216

    @mo.ziyaad6216

    3 жыл бұрын

    Imika meeday 😂2012 ano ciyaala ethoipia ka imid o hargysa joga ayn inan xanaan la idha is baranay madarasada wada dhigan jirnay,ayduna reer imaarad ayay ahayd, xasus wlhi qiimo leh,xafada new hrgysa daganayn gurigiban ka gurnay,mlintiba igu danbaysay,2013 anigo hargysa ka tagaya ayn so booqo is idhi lkin way noqoty laygu dhahay

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial15194 жыл бұрын

    When I'm listening I am cry because True love never end 😥😥😥

  • @mohametabdisaahid5171

    @mohametabdisaahid5171

    3 жыл бұрын

    Xaqiiq wlhi 💔😔😕

  • @user-mj4oh1pt6s

    @user-mj4oh1pt6s

    2 жыл бұрын

    True love never dies

  • @user-mj4oh1pt6s

    @user-mj4oh1pt6s

    2 жыл бұрын

    💓💓💓💓💓

  • @zakibiniamofficial1519

    @zakibiniamofficial1519

    2 жыл бұрын

    @@user-mj4oh1pt6s ❤❤❤❤💋

  • @user-wz2wk6zx2d

    @user-wz2wk6zx2d

    2 жыл бұрын

    true love end not intresting

  • @user-fu9hl2dq8b
    @user-fu9hl2dq8b11 ай бұрын

    Wligaay qof ma jelcaan qofna lama hasaawin ee iso duceeya 20 jirna waa ahay😢😢😢😢😢❤😢

  • @ahmetmohamet9393
    @ahmetmohamet9393 Жыл бұрын

    Still listening 2023😎

  • @khalidjr5164
    @khalidjr5164 Жыл бұрын

    One of the greatest Somali singers of all time today I remembered my chilhood memories that I will never forget in my entire life 😭😭

  • @cumarsahal
    @cumarsahal8 ай бұрын

    This songs never gets old I’m listening since 2012 and now it’s 2023🥺

  • @Real_moha387
    @Real_moha38710 ай бұрын

    Markay hestan laqaaday wxn ahay caruur raji hammi sare leh😭😭lkn mi fmly oo dan wy kalatageen hda muqdisho kunolyahay kaligay iskabulinimo kunolyahay wxn raba herki hore ee fmlikeiga ee kunolyaayen heer kasii sareyo inaan garo isso duceya plz😭😭😭😭😭😭

  • @MohamedAhmed-rd2tb
    @MohamedAhmed-rd2tb3 жыл бұрын

    Heestan waxay soo baxday anigoo 12 jir maantana waxaan ahy nin 21 jir Alx Alle Yaa Mahada Iska Leh waxaanan joogay dhulkaygii Hooyo Hargeisa cadey imikana waxaan jooga dalka Qatar Oo Aan ka ahay Nin ciidamada militaryga ka tirsan ee Cirka🌹♥️🥰

  • @dahraanduuduu9388

    @dahraanduuduu9388

    3 жыл бұрын

    Wallo heestan 2004 ey soo baxday

  • @yahyealiahmed7776

    @yahyealiahmed7776

    Жыл бұрын

    Heestu way kaawayntahy 2003-2004 ayay soo baxday

  • @najmamaxamedahmed2424
    @najmamaxamedahmed24247 жыл бұрын

    my name najma ❤

  • @mubarikmohamud8429

    @mubarikmohamud8429

    6 жыл бұрын

    najma maxamed ahmed . akhas

  • @najmoabdallah7024

    @najmoabdallah7024

    6 жыл бұрын

    Nollow samiday respect

  • @yacquubmohamed4833

    @yacquubmohamed4833

    6 жыл бұрын

    najma maxamed ahmed

  • @najmaafataah5245

    @najmaafataah5245

    6 жыл бұрын

    najma maxamed ahmed Me too xbbt magaceyga waa najma wna jclhy heestan

  • @hassanmohamedosman1167

    @hassanmohamedosman1167

    6 жыл бұрын

    najma maxamed ahmed love

  • @abdullahiali7857
    @abdullahiali78574 ай бұрын

    Who’s here in the year 2024 and still is vibing to this piece of art 🤌🏻

  • @nazlihanali1846
    @nazlihanali1846 Жыл бұрын

    This song never gets old♥️🔥❤️

  • @najmaali8137

    @najmaali8137

    9 ай бұрын

  • @naimaabdinoormahamudashkir7028
    @naimaabdinoormahamudashkir70285 жыл бұрын

    Inta igu tagersan jclka inu rfad badan yehe like isra 👍😁😁

  • @mohamednur9821

    @mohamednur9821

    3 жыл бұрын

    Waa ruunta walaal

  • @abdijaliilzaid2228

    @abdijaliilzaid2228

    3 жыл бұрын

    waa run wllhi wllo

  • @zeydronaldo5419
    @zeydronaldo54194 жыл бұрын

    Heestaan adoo yar hadaa maqli jirtay like iisaar

  • @mahatkassim415
    @mahatkassim4155 ай бұрын

    This song have been stuck in my head 😢and still listening 2024 old is gold 😊❤️

  • @AbdiwahaaB-mohamed
    @AbdiwahaaB-mohamed9 ай бұрын

    Waa malin axad ah xiiLi duhura wakhtigu qurux badan yahay inkasto anan jacayL an lahayN waxan rajay naya ina heeLo tii naftayda an fici lahayd maliin mal maha kamiid ah 2023 10 24 ❤❤ adigana khayr banku rajay naya wll mcn❤❤😢😢😢

  • @suhaybosman

    @suhaybosman

    5 ай бұрын

    3 sano kaso waregtay welina mad helin

  • @bigbrofataale5409
    @bigbrofataale54095 жыл бұрын

    Hadad Dawaneeso 2019 Ha ila dhafin wax yaroo Like iska ah😭🤙🤣👑