King ck Oo Reaction Kabixiyay Heesta Lil Baliil One More Night

Комедия

#lilbaliil #Onemorenight #Kingck #Ckfamily

Пікірлер: 1 700

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs3 жыл бұрын

    Muhimada waa in dhalinyaro Aan unahay Tusaale Eey nagu dayanaayaan marabo in magac sxbtinimo ee nacaan sidaa aawgeed sorry ayaan idin leyahay dhankeyga inti qalad iiga dhacday social media ee baliil Hadana Waxba uma qabo isagana iima qabo #Hanoolaadaan #Dhalinyarada

  • @sahalbashir4565

    @sahalbashir4565

    3 жыл бұрын

    Legend hesti Lii Cato Reactions kasoo Bixii 🤚🤚

  • @zumichannel6180

    @zumichannel6180

    3 жыл бұрын

    Ck one love you

  • @Xariif_1

    @Xariif_1

    3 жыл бұрын

    Legend

  • @baapjanic5

    @baapjanic5

    3 жыл бұрын

    Lapadiinapa wxa ino tihiis tusaale wana idin jecel nahy wada joogiina

  • @salaheyibnuhassan1233

    @salaheyibnuhassan1233

    3 жыл бұрын

    Legend inaaa tahy waaa kuuu qiray runti💪💪💪

  • @c.qaadirofficial1106
    @c.qaadirofficial11063 жыл бұрын

    Away kuwa nabiga jecel ku sali scw scw scw ❤❤

  • @sabrinaabdullahi7672

    @sabrinaabdullahi7672

    3 жыл бұрын

    scw scw scw scw

  • @maxamadcabdi563

    @maxamadcabdi563

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @maanhero724

    @maanhero724

    3 жыл бұрын

    @@sabrinaabdullahi7672 scw

  • @suleqabdi2565

    @suleqabdi2565

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw ♥️

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.73 жыл бұрын

    Wow CK this reaction speaks for itself, you may have issues with How LB backstabbed you, but you took the high road, gave credit where it is due, what a King. So proud of you 👍🏽

  • @yarinhochannel9831
    @yarinhochannel98313 жыл бұрын

    Labo legend oo is helay ck io lp keep going🇸🇴🙏✌

  • @crronaldo7736
    @crronaldo77363 жыл бұрын

    Aaway dadkii JECLAA xabiibkeena Mohamed like iisaara

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Wllo please so boqo Chanel keyga

  • @mohamedcrahman4977

    @mohamedcrahman4977

    3 жыл бұрын

    adeer saliga nabiga scw like haku raadin

  • @quenfardowza320

    @quenfardowza320

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @cabdirisaqchanel9784

    @cabdirisaqchanel9784

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @cabdirisaaqmaxamuud9452

    @cabdirisaaqmaxamuud9452

    3 жыл бұрын

    Meeshaan marka aad xabiibkeena keenayso mawalantahay nacasow

  • @Mustafa.karama77
    @Mustafa.karama773 жыл бұрын

    Wllkey ama walashey kusali nabi maxamed scw ❤️🔥

  • @yusufali1079

    @yusufali1079

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @saacidmaxamedgelle9004

    @saacidmaxamedgelle9004

    3 жыл бұрын

    Mel Hes lagu qadayo magaca nabiga Ha kenin

  • @QalbiQalbi-lo4fs

    @QalbiQalbi-lo4fs

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Mustafa.karama77

    @Mustafa.karama77

    3 жыл бұрын

    @@saacidmaxamedgelle9004 ok wll

  • @sahalomaromario514

    @sahalomaromario514

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @mohamedcatoosh1267
    @mohamedcatoosh12673 жыл бұрын

    Inaad ka xuntahay waa mackhuul Inaad layaabtay waa lamafilan Inaan aniguna ku farxay waa run Inaad igula farxi doontiin waa filaa Somali youtuber to the world ck Somali music to the world lp Wlh hadaan istaageri weyno cidnataageeri maleh Ck and lp iyo ani iyo intii hami leh Calankeenu madhaco Like igu soo dhoobo noobilow wll ck

  • @updymajid778
    @updymajid7783 жыл бұрын

    Maanta yaan ogaaday inuu ck nin wanaagsanyahay oo qalbi saafi ah leh repect pro🙏💯

  • @khadarwadani6289
    @khadarwadani62893 жыл бұрын

    Ragu wey isqabtan Weyna heshiyan Ck wa nin raga libintiisa xaqirin 👏💌

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe65073 жыл бұрын

    Ck walhi wa qalbi xabxab cuqdad ma yaqan inta ila argta Ck lagend 🇸🇴🖤👇

  • @captan2527

    @captan2527

    3 жыл бұрын

    Mayee waa qalbi Tamaandho 😂

  • @amriya3587

    @amriya3587

    3 жыл бұрын

    waa runta waa qalbi xabxab 😂😂😂😂

  • @samiixoabdiqadir3855

    @samiixoabdiqadir3855

    3 жыл бұрын

    captan 252 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @captan2527

    @captan2527

    3 жыл бұрын

    @@samiixoabdiqadir3855 sister ma ila aragtay

  • @alhamdullilah9724

    @alhamdullilah9724

    3 жыл бұрын

    Sax sax

  • @ahmedqaisar6160
    @ahmedqaisar61603 жыл бұрын

    Cumar kirish wlhi hore kuumanan tageri jirin Laakin maanta waad iga kasbatay nin rag yaqaana tahay huno keep going brother

  • @munasarabubakar117

    @munasarabubakar117

    3 жыл бұрын

    🤔

  • @qumanqaaali2902

    @qumanqaaali2902

    3 жыл бұрын

    Wlcm

  • @muhammadofficial6390

    @muhammadofficial6390

    3 жыл бұрын

    @@qumanqaaali2902 Welcome

  • @abdiaziizqanciye1222

    @abdiaziizqanciye1222

    2 жыл бұрын

    Istaakhfurulaaaaa

  • @muawie
    @muawie3 жыл бұрын

    Respect Ck hadad ku ogeed isla wyne wax kle wataa cadeen teeda fasir kle uma bahana filaa Ck family one love❤

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel70273 жыл бұрын

    King Ck 👑 waxad tahay tusaalo fiican maamo mcne qalbigaga quruxda badan. Ayad Ku tilaabsatay allaha Ku Dhowro ❤️😍♥️👍👌🙏

  • @maxamedlaaskaawi

    @maxamedlaaskaawi

    3 жыл бұрын

    ppe hee ani mad iLa HadLoosaaaa🤔

  • @skypoi2634

    @skypoi2634

    3 жыл бұрын

    @@maxamedlaaskaawi 😂😂😂😂😂

  • @Mahir52143
    @Mahir521433 жыл бұрын

    Weelkaad shalay wx ku cuni jiray wali wuxuu kaaga baahan yahay sharaf Hadal xaqiiq ah ck❤🔥

  • @ibrahimmohamed3433
    @ibrahimmohamed34333 жыл бұрын

    Interms of reaction ck is on another level

  • @iraaqyt5175
    @iraaqyt51753 жыл бұрын

    Istaqfurullah😅ck video gu intuu bilabin aa sii hormarsaday😅

  • @alcadalabardherafilimoffic3329
    @alcadalabardherafilimoffic33293 жыл бұрын

    inta igula faraxsan king ck iyo lil balil oo heshiis ah Hala ismuujiya LIKE👍

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Wllo please so boqo Chanel keyga

  • @faysalcali1515

    @faysalcali1515

    3 жыл бұрын

    Astaqfurullah

  • @zakarieabdi5658
    @zakarieabdi56583 жыл бұрын

    WLH DADAA KA XUN INEY HISHIIYEEN LABADAAN LEGEND BEST SOMALI YOU TUBER AND BEST SOMALI SINGER🔥🔥

  • @2y257

    @2y257

    3 жыл бұрын

    Wa runtaa bro

  • @mohaofficial1210

    @mohaofficial1210

    3 жыл бұрын

    Wlh daada ka xu iney hishiiyseen labadaan legenf best soomali yuu tuber and best soomali rabaar

  • @sharmoak4713
    @sharmoak47133 жыл бұрын

    The one only legend CK

  • @abdifatahgolden3554
    @abdifatahgolden35543 жыл бұрын

    Ragga wu isku dhaca wuna heshiiya 2 Legends goray u socda 👏

  • @bbenacnac
    @bbenacnac3 жыл бұрын

    Inta so caraty o reaction sugeyse is mujiya 😁🙋🏾‍♀️❤️ Ck family ♥️♥️

  • @mjcadde155

    @mjcadde155

    3 жыл бұрын

    Bacaaaaac i am so like you🤣

  • @mohaofficial7766

    @mohaofficial7766

    3 жыл бұрын

    Subscribe isr

  • @cawalealcadaala299

    @cawalealcadaala299

    3 жыл бұрын

    Cᴏᴍᴇɴᴛ ᴋᴜ ᴅʜɪɪɢᴛᴇ ʜ.ᴡᴀsᴇ ɴᴀɢᴀ ɪʟᴀʟɪ

  • @bbenacnac

    @bbenacnac

    3 жыл бұрын

    @@MuduzeElHajj Wan rajeyna ina so dhigo wlloh

  • @bbenacnac

    @bbenacnac

    3 жыл бұрын

    @@mjcadde155 🤣🤣

  • @najaxdaqare1065
    @najaxdaqare10653 жыл бұрын

    Wallhi kama fileen king ck Always king

  • @Huskajr1
    @Huskajr13 жыл бұрын

    This why u are Legend😍king always king My Role Model #Ckfamily ♥️👑💥

  • @siidii33
    @siidii333 жыл бұрын

    King Alweys King✊❤🙆‍♂️🙏

  • @radaarofficialchannel7366

    @radaarofficialchannel7366

    3 жыл бұрын

    Timir capture 😄😄😄✌

  • @esmaa5938

    @esmaa5938

    3 жыл бұрын

    Kabahaaaaaiiii

  • @soccer90v16
    @soccer90v163 жыл бұрын

    Ck legend❣

  • @mohaofficial7766

    @mohaofficial7766

    3 жыл бұрын

    Subscribe isr

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE3 жыл бұрын

    CK iyo Lii baliil I love you guys be together 😍😍👊👊👊

  • @miimarsubkaash7132
    @miimarsubkaash71323 жыл бұрын

    Waxaan sugnaaba mar hadii aad heshiiseen inaad hal hees soo wada qaadaana haba yaabaane 👍💪👊✊

  • @inageeljir
    @inageeljir3 жыл бұрын

    Legend is always a legend 1 M is Coming...

  • @cabdicasiisabdulkadir111
    @cabdicasiisabdulkadir1113 жыл бұрын

    Walalo is jacel ck family iyo liil baliil carab iyo ilko isku dhow waa ay is garaan waxa ugu daran dadkii idinku dhax dhumay manta waxa ay shegan malahan

  • @macmuurcumar631
    @macmuurcumar6313 жыл бұрын

    Wlahi bilahi talahi Ck waa Rag yaqaan Because dad badan waxay sugayeen inuu heesta liilbaliil kudhago Reaction ahaan cml Intaan kuguwadano waa qalbi furnidan cml one peace love brother FROM MUQDISHO MUUQ WANAG❤❤❤❤

  • @nasriinaise1876
    @nasriinaise18763 жыл бұрын

    Keep going my big brother Respect

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi28713 жыл бұрын

    Wlh blh ck wuu qalbi wanagsanyhy ilahey haku desto wllkey mcn wanku ku farxay adiga iyo liil balil isna isku solabatan ck iyo liil balil wan idin wata wlaladey farxad kawara abid 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰💋💋❤️❤️🌹🌹😍

  • @ahmetdeey8960
    @ahmetdeey89603 жыл бұрын

    Ck waxaa tahay ruux reactionka heebad uleh wlh qofka lama xaqiro lkn wadadaan inaa kasoo labato jeclaan lahaa aqiradaada uma wanaagsana

  • @abdirashiidmazinho3948
    @abdirashiidmazinho39483 жыл бұрын

    Wanagii oo qof ck inu yahay inta igu racsan 👍

  • @istapoi4377
    @istapoi43773 жыл бұрын

    I am from india🇮🇳i love somali🇸🇴 reactions

  • @somaliboy5001

    @somaliboy5001

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Ok astan tv

  • @keyfabdinasir3188

    @keyfabdinasir3188

    2 жыл бұрын

    🇸🇴Welcome bro 🤗🤗😍 we also respect to india 🇮🇳

  • @abdirahmanali7402

    @abdirahmanali7402

    Жыл бұрын

    Respect brother 😘😘😘

  • @djfamily3654
    @djfamily36543 жыл бұрын

    Ck wllhi billhi waxawaa qof qalbi wngsan ☾︎❣︎☽︎ wll wllhi zxb adookalaa kumanoolo ani waxaan jeclaan lahaa inaa zxb kulanoqdo❤️❤️❤️❤️❤️

  • @marshamohamed6070
    @marshamohamed60703 жыл бұрын

    War waxaan yarkaa diricsana cuqdad mataqaanid xpp keep going ❤️🥰💪

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Wllo so boqo Chanel keyga please

  • @samiraabdi7465
    @samiraabdi74653 жыл бұрын

    Wwwwww😍😍😍kanaxo nafta waa waligin sidaa isku ahaada bro inta kufaraxsan heshiiskoda like saar 😍😂❣️💐🌸

  • @suweydaqurux869

    @suweydaqurux869

    3 жыл бұрын

    🥰🥰

  • @mohaofficial1210
    @mohaofficial12103 жыл бұрын

    Wlh daada ka xu iney hishiiyseen labadaan legenf best soomali yuu tuber and best soomali rabaar

  • @sultan5544
    @sultan55443 жыл бұрын

    sidan wa sida aan ku aqaanay dhalinteena, no cuqdad no qabiil, 2 legends

  • @mehbuubdek1937
    @mehbuubdek19373 жыл бұрын

    together ck and lil baliil we are Joy💝

  • @Yozack
    @Yozack3 жыл бұрын

    Yaa Ku Faraxsan Ck Iyo Liilbaliil Wada Jirkooda mar kale.....

  • @seniorebrosiny4889

    @seniorebrosiny4889

    3 жыл бұрын

    Kumafaraxsanee

  • @nolashuwaalacag573

    @nolashuwaalacag573

    3 жыл бұрын

    @@seniorebrosiny4889 what

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar38123 жыл бұрын

    King CK legend keep going pro 😍😍❤️

  • @ismailkulmiye2549
    @ismailkulmiye25493 жыл бұрын

    Legend ck adi iyo Baliil heshiis kiina wa top👏👏🙏

  • @yamanibowy1183
    @yamanibowy11833 жыл бұрын

    Rag wa kii ceesh isla wada soo cunay keep going brothers somali KZread to the world Somali music to the world ✊🏿❤🌏🇸🇴

  • @alikhan-jl4ej
    @alikhan-jl4ej3 жыл бұрын

    Ck & lp respect inta rufyaanimo usoo gashay waa adin arkaa😅😅😅

  • @aragsanmohamed8857

    @aragsanmohamed8857

    3 жыл бұрын

    Adiga xita wanku argna🤣🤣🤣wlhi vidiyowga ugu horeyy ee saky markn youtub sogaly iga so horbaxu aha🤣🤣ma anaa dayy hee waba xanfareshe wandawdy

  • @alikhan-jl4ej

    @alikhan-jl4ej

    3 жыл бұрын

    @@aragsanmohamed8857 😅😅😅 somalida baa saas iska ah xanfresh ah LA radiyaaa

  • @aragsanmohamed8857

    @aragsanmohamed8857

    3 жыл бұрын

    @@alikhan-jl4ej has wlhi xantan tan tiktok kasocota kamacaan😂😂😂😂😂

  • @alikhan-jl4ej

    @alikhan-jl4ej

    3 жыл бұрын

    @@aragsanmohamed8857 😅😅😅tik tok ma galo badanaa

  • @a9a477
    @a9a4773 жыл бұрын

    CK legend 💖 best youtuber❤️ ck vaaaaaar😂😂

  • @jama982
    @jama9823 жыл бұрын

    Legend always legend king ck nin zhptinimada wax ka yaqan keep going pro

  • @Suqurji
    @Suqurji3 жыл бұрын

    Wllhi isma dhahen reaction ayuu ka bixinaaa heestan ck😱

  • @Nmuse1981
    @Nmuse19813 жыл бұрын

    Big respect my little brother Ck King always King 🤴

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan2723 жыл бұрын

    Wan ku farxsanhy idn waxb isku qabinahy Mardmbo yaan arkin tii hore ookle Lii baliil iyo ck wllo aan jeclhy❤❤❤

  • @abdinuurahmed5163
    @abdinuurahmed51633 жыл бұрын

    Lilbaliil father of somali music To the world💯💫

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL3 жыл бұрын

    Ruux ilaahyd sartiis igusoo booqo🕋🕌😭🥺

  • @queensucdi1441
    @queensucdi14413 жыл бұрын

    Ck wllhi waa wiil qacad ah allaha ku sharfo🥰🥰🥰💪

  • @anasinhoofficial4803
    @anasinhoofficial48033 жыл бұрын

    Brother ck heesta doni b meshan ka imid ma ilawin reaction kasoo bixi respect

  • @salmanhaadiofficiall4569
    @salmanhaadiofficiall45693 жыл бұрын

    Ck and lilbaliil waa idin wata sxpo isjacel❤🇸🇴❤🇸🇴❤ ilaahow somalida isdakashan oo dhan adinka cml haa idinka dhigo

  • @fatimaabdikadir2428
    @fatimaabdikadir24283 жыл бұрын

    Reactionka ck inta sugeyse like 👍

  • @mohaofficial7766

    @mohaofficial7766

    3 жыл бұрын

    Subscribe isr

  • @mohanitomohan4117
    @mohanitomohan41173 жыл бұрын

    Rageedi waniwata walai......inta rufyanimo usogalin liketa lasogar😎😎😎😁😁😁🤗🤗🤗🤗

  • @ziiyechannel6164
    @ziiyechannel61643 жыл бұрын

    Lph keep going legend always legend

  • @ebyanmohamed4442
    @ebyanmohamed44423 жыл бұрын

    Masha Allah keep going guys, both of you ❤️🤲🏽🙌🏽

  • @Sahel.
    @Sahel.3 жыл бұрын

    😂😂 inta is laHaYd kama pixinaY0 😂✌

  • @updyrizaqmohamed86

    @updyrizaqmohamed86

    3 жыл бұрын

    Waryahe rufyaN international qurux kudigle shagayay adha ka kow ah

  • @Sahel.

    @Sahel.

    3 жыл бұрын

    @@zapirinarazmi3778 😂 Pila waji

  • @izaazaofficial8215
    @izaazaofficial82153 жыл бұрын

    Wllhi waan ku farxay geesi king ck boqorka duhurka waa libaax boqorka youtoubka waa king ck kaalay iska arag like lee dhac ku sii 🥰

  • @saaciddaahir4590
    @saaciddaahir45903 жыл бұрын

    Cuqdad manaqaan ciil xamar hadaanahy 😍keep going bro CK and LB

  • @Zalman7564
    @Zalman75643 жыл бұрын

    Rag is la soo jamhadeeyay iney is ilawaan waa dhif si walba ay isku qabtaan ck iyo lp horay usocda sxibayaal💯🙏

  • @siradhoussein2978
    @siradhoussein29783 жыл бұрын

    Another level🥰😍🇩🇯

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Walashey please iso boqo InshaAllah

  • @rakiamohammed5034
    @rakiamohammed50343 жыл бұрын

    Wxa u sameyay ya samayn kra😱❤ck always ck Never changed🤴❤🙏

  • @DayaxmediagroupDLove
    @DayaxmediagroupDLove3 жыл бұрын

    Waa lakala tagay oradna mahan ck always legend👏👏👏

  • @iqruushpea3499
    @iqruushpea34993 жыл бұрын

    21 houra 100k views another level🥰

  • @yaxayeshucayb8407
    @yaxayeshucayb84073 жыл бұрын

    Legend Alway Legend Ck Team ck cuqdad ma naqaano😍👊

  • @baapjanic5
    @baapjanic53 жыл бұрын

    Lapadiinapa wxa ino tihiin tusaale waana idin jecel nahy hadaan nahay dhalinta maanta soo paxeyso wan jeclaan laheyn wada joogiina io farxadiina insha allaah mar uun wan idin arki donaa King Ck and Liil Baliil

  • @iqrasharafiqrasharaf8471
    @iqrasharafiqrasharaf84713 жыл бұрын

    Waan kufaraxsanahay legendka iyo liil balil hesheskodha💕

  • @sharmakemohamednur8725
    @sharmakemohamednur87253 жыл бұрын

    Ck waxa aad sameysay raga oo dhan ma sameeyan wxaa thy qof ku dayasho mudan🙏

  • @dekoyusuf1228
    @dekoyusuf12283 жыл бұрын

    Gob iyo nasab inad thy anigaa ku qiray ck qalbiga nadiifka ah waa hormarka koowad m.a wllkey ✌

  • @hamzekeo
    @hamzekeo3 жыл бұрын

    King ck you tuber ka kaliyee aan dadka izka weynaysiin keep.going pro Gap io Galax kunahey reaction kaaga🔥❤☑

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe12733 жыл бұрын

    indhaweed comment kama soo dhex qeylin maanta waan iskeeNey yaa wax ka badaLi kara😂😂😂😂

  • @somboyofficial952
    @somboyofficial9523 жыл бұрын

    Respect king ck from djbouti

  • @Kmjk1258
    @Kmjk12583 жыл бұрын

    Ck always LEGENDARY kuwataa lpx Waxan xasuustay orah oronaysay qof haduu dan ka dharbaxo Daanka kale aya loo dhibtaa Si cadwtinimadisa galgaceel ugu badasho Ck wll qalbi fcn

  • @updykariimmohamett6266
    @updykariimmohamett62663 жыл бұрын

    Legend always legend one only king ck 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴

  • @bigbegediboss1542
    @bigbegediboss15423 жыл бұрын

    Keep going pro love you all team ck mar naba no hoos

  • @mowlideldas972
    @mowlideldas9723 жыл бұрын

    Dumasha iguu qaali inolow batuulayyyy keey waan ku jacelahay inbathan dumasha Batuulayyyy keey

  • @ADAM-sy6zu
    @ADAM-sy6zu3 жыл бұрын

    🤣cK with your réaction i understand what's #baliil talking about on this song 🎵 🔞🇩🇯🇩🇯

  • @moratajr3643
    @moratajr36433 жыл бұрын

    Yes yes our king wan oga ina gob tahay one love bro💗🙏

  • @ismaelabdi8896
    @ismaelabdi88963 жыл бұрын

    Reaction qurux badan aan xaqiraad laheen. Marka Hal mid oo kaliya ayaa Lagaarapy legend ck in aadan dhihin Saan Chris brown aa horay usameeyay Adiga oo umaleya inaa caadi uhadleesid Dad badan ayaa si qaldan kuu fahmaayo

  • @salmaantinoosalmaantinoo4488
    @salmaantinoosalmaantinoo44883 жыл бұрын

    Sweet music🚀🤟You really are a visionary🙏✊🏽🤘🏼🤴

  • @ilwaadkamaal8056
    @ilwaadkamaal80563 жыл бұрын

    Farxad an la uyeye wlhi king ck liilballi wan rajinayey saan wlhi 😭😭😥✊❤

  • @adnanismacil
    @adnanismacil3 жыл бұрын

    King ck wlhi ma arag bro qof kaa qalbi wanagsan oo kaa qalbi xaadhan King is always king guulayso brother.👑🦁

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Wllo please so boqo Chanel keyga

  • @adenmoussa8250
    @adenmoussa82503 жыл бұрын

    The legend lil balil😎🥰💪🏼, one the famous somali rapper all around the world 🌍 Respect 🎩🎩

  • @manwarofficial1270
    @manwarofficial12703 жыл бұрын

    Wll ck aniga waan ku amisanhye wyo waxatahye qof qalbi wangsan ck family one love ❤❤

  • @meshtiabdi6636
    @meshtiabdi66363 жыл бұрын

    Ck mar larag duni kale ninka KZread kaa danbaba king ck family another respect 🥰🤩

  • @jaceelowofficials5869
    @jaceelowofficials58693 жыл бұрын

    Comentigee ugu horeeyay ayaan ahay walalal ck i love wlhi🤩🤩🤩🤩

  • @princessifka2675
    @princessifka26753 жыл бұрын

    Awwww am just crying runti ad ayaa ugu farxaaay reaction labaa rux jecylahay ayaa tahin kala jabkina ad aya ugu walwalsanay😭😭😭😭😭😭lil balil young brother welcome back 🙏

  • @mjcadde155

    @mjcadde155

    3 жыл бұрын

    War yaawaxaan fiirso kudhahay ma adaaba qaangaaray😂

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab3 жыл бұрын

    Walaalo waa kuwa isku dhaca balse aan kala go'in 😍😍 Waan ku faraxsanahay in cuqdad idin soo kala dhex galin. Noolaada 💜💜

  • @shankaroon4847
    @shankaroon48473 жыл бұрын

    Ck waa gob yaa igu raacay like saar

  • @pesdreamer1852
    @pesdreamer18523 жыл бұрын

    Woow shahi isooqabo mark aan king ck reaction aan firsanayo wxan jclhy in aan soqabsado shax

  • @abdifatahahmed7746
    @abdifatahahmed77463 жыл бұрын

    Wallahi ck reer muqdisho intahay aa cadaase bro no uqdat , i always had respect for you bro ,it increased⬆️⬆️🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰

  • @sabrinaomar8594
    @sabrinaomar85943 жыл бұрын

    Liilpaliil iyo ck waan idin jeclahy we love together 💖💖💖😘😍

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Sister please iso boqo InshaAllah

  • @abdirahmanali6232
    @abdirahmanali62323 жыл бұрын

    Best reaction my bro

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz43 жыл бұрын

    First ck qof qalpi wanagsan bini adamnimo ku dampeyso nolosha kuma cisho wll ck❣✊

  • @omarfaruuqahmedali8523
    @omarfaruuqahmedali85233 жыл бұрын

    Like The Views of The Song Is The Same Views Of The Reaction That Would never happen ..Ck Respect For You Brother

  • @costacostavo8846
    @costacostavo88463 жыл бұрын

    Ck iyo liil baliil wa walaala cadowga cagta hoosteda ck Family 💪💪💪❤

Келесі