KHASHIFAAD | 18 SANNO AYAY KA QARINEYSAY AABIHIISA ..Part 13

Фильм және анимация

WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZread KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 303

  • @hosowpro
    @hosowpro3 жыл бұрын

    HALKAAN KA DAAWO QEYBIHII HORE HADDAADAN DAAWAN... PART 1 kzread.info/dash/bejne/mJ-Tl8x7csrZobA.html PART 2 kzread.info/dash/bejne/qGyZlMSOlKvVZ5M.html PART 3 kzread.info/dash/bejne/oJt40Mavn6_Jg7g.html PART 4 kzread.info/dash/bejne/aGV3rrSiYKzcmKg.html PART 5 kzread.info/dash/bejne/mY2rwciohZDQp6w.html PART 6 kzread.info/dash/bejne/goyAu8pmo6bKg9o.html PART 7 kzread.info/dash/bejne/dqWW3LenlKenp6w.html PART 8 kzread.info/dash/bejne/hqmkwbuOksLVhNY.html PART 9 kzread.info/dash/bejne/omuE0spxppSxdpM.html PART 10 kzread.info/dash/bejne/hJ2AlKaNlpPgcbQ.html PART 11 kzread.info/dash/bejne/hJ2AlKaNlpPgcbQ.html PART 12 kzread.info/dash/bejne/fHpkrriLcZuckZs.html

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003

    @cabdiquduusbinuaxmed8003

    3 жыл бұрын

    Hosow su aal waar naagtan walan maxay ahayd siday naag ula see xanay iyadaba waxaba sidan markaa waa laba qawan isma qaado galo naga cilmi badan ee noo caa ookale su ala kaboosi waa iga codsi barnaamijkan aad baan ujecelahay laakin xooga faaaf reeb ku samee from burco sxb aan aad u aqaano laakiin isagu aqoon ii lahayn hosow mahadsanid

  • @neyruusjaale8118

    @neyruusjaale8118

    3 жыл бұрын

    Thanks abowe

  • @hassanabdikadir1951

    @hassanabdikadir1951

    3 жыл бұрын

    hoso Steve show kusoo dar

  • @hodanibraahim8576

    @hodanibraahim8576

    3 жыл бұрын

    Wallaalo waxan rawaa in aan ogaado qofka sirahiisa siduu mashiinka ugu raacaa micnha haduu wax qalbigisa kujuro oo qarsho mashiinka waxoo leyaya qalad maxaa waye

  • @user-yh1zm9dt4f

    @user-yh1zm9dt4f

    3 жыл бұрын

    Wllo soo badi barnmajydan plz

  • @djhaarriswritter4082
    @djhaarriswritter40823 жыл бұрын

    Wllhi bilaahi talaahi comment Gaan like baan saarayaa Waad dhaaratee like saar 😄😄

  • @mugdiyoinakhaliil6857

    @mugdiyoinakhaliil6857

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 warkaga jiro

  • @laakhiishharaa5195

    @laakhiishharaa5195

    3 жыл бұрын

    Waa iga qoslisay wlhi

  • @ikramdiini9278

    @ikramdiini9278

    3 жыл бұрын

    Xoog miya😏 talent kle la imow😁

  • @xafsamaxamuud6959

    @xafsamaxamuud6959

    3 жыл бұрын

    Kkk wan kisarey adiga neh wax itushee duqa😁

  • @bidhapesgaming8457
    @bidhapesgaming84573 жыл бұрын

    1 million views insha allah

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed22773 жыл бұрын

    Hasow reaction kiisa ayaan jeclhy wlhi daganaantiiyoo qofa m.a😍😍😍😍🙏

  • @safiyayaasin7529
    @safiyayaasin75293 жыл бұрын

    Somaliey aan video gaadhsino 20k like waxay ka cawinaysa in video dadban gaadho dadal ayuu inankan bixiyey si aan video qurux badan udawano balse marwaliba waxan arka inta video dawatay iyo inta like saartay kala badan yihin bal aynu is xilqaano

  • @madiinaumumohamed1749

    @madiinaumumohamed1749

    3 жыл бұрын

    Sax wll

  • @amaalisxaaqmaxamed440

    @amaalisxaaqmaxamed440

    3 жыл бұрын

    Aniga mar waliba like wan sara

  • @omarhilowle853
    @omarhilowle8533 жыл бұрын

    sidan barnamij kan u xisenayo darted telkeyga inu iga halabay aya walalkey katabashaday sidan udawado darted wakutagera walalkey hosow pro horay usoco🙋‍♂️🙋‍♂️🇸🇴🇸🇴

  • @Rays70713
    @Rays707133 жыл бұрын

    Hosow legend qofkaa kaalya Ee aan KZread ka tageero sxp so baadi sxp Waan jacelahaay barnamijka mahadsid

  • @cusmanbashiirmaxamed1931
    @cusmanbashiirmaxamed19313 жыл бұрын

    الحمدلله نعمة الإسلام 🥰

  • @anfacmahamed8824
    @anfacmahamed88243 жыл бұрын

    Hossow pro millions ayan kurajeynayaa horey usoco

  • @qnhahmt3217
    @qnhahmt32173 жыл бұрын

    Yaa dareemi kara 18 adoon aabaha arag marka lagu tuso😭 Qalbigaan ka dareemay ilaahaw aabo hanaga qarin

  • @hassanabdikadir1951
    @hassanabdikadir19513 жыл бұрын

    marwalbo iyo markasto waxaan kaa codsaneynaa barnaamidka steev show kusoo nooga soo dar

  • @najmaahmedhussen8347
    @najmaahmedhussen83473 жыл бұрын

    Yes yes malinti ugu yaran 2 jeera firiya bal inu so dhacay 🥰🥰🥰🥰

  • @shaktatinous5722
    @shaktatinous57223 жыл бұрын

    Hadi Aad Awoodo Bro Bilyan AyAn ku Gaadhsin lahaa Waad U qalanta 😍😍😍😍😍😍

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial58353 жыл бұрын

    Hosow pro shaqo Fiican I liked✌

  • @canabcabdi1014
    @canabcabdi10143 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @adirecc6200
    @adirecc62003 жыл бұрын

    Hosow pro wan ku tagera pro horay usoco 🙏🥰

  • @iphone-kz2ws
    @iphone-kz2ws3 жыл бұрын

    Siin salaamay reer hosow

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud81153 жыл бұрын

    Thanks wllhi saa usugayey ugu danbayn wad soo dhigtey

  • @anabosman7722
    @anabosman77223 жыл бұрын

    Masha allaha keep going walkey muqaladada marwalbo wan suga walkey

  • @nasrocali2707
    @nasrocali27073 жыл бұрын

    Soon 200k insha allaaah

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy45523 жыл бұрын

    The intro was so amazing ,Masha Allah,Osman walal Allah kuhafidho♥

  • @cabdaledeqsi5065
    @cabdaledeqsi50653 жыл бұрын

    Kusoli nebigeena muxamad scw hana ilawin malinta qiyamaha fadlan ana SUBSCRIBERS ii SAR KZread kena cabdale deqsi mahad sanid wall mcn

  • @noorhanmohmud6882
    @noorhanmohmud68823 жыл бұрын

    Alx allah naga dhigay dad muslim ah Hooyo muslim ah ma samayn karto inay ilamaheeda ka qariso Aabihiis mudo inta leeg

  • @shadiaabdirashiidjama
    @shadiaabdirashiidjama3 жыл бұрын

    Ayyy new intro i liked😍

  • @filsanbigays
    @filsanbigays3 жыл бұрын

    soo badi barnaamijyda saan oo kale ah waa codsi yaah

  • @xadayeduzayewalalki8355
    @xadayeduzayewalalki83553 жыл бұрын

    Omg Whats worong with the women😲🥺 A wish All the Best❤👌

  • @hassanamerica6904
    @hassanamerica69043 жыл бұрын

    Osman dumashidy yeee kugu maqlin tan kalaaa igala soo jiidasho badan😁

  • @khadraahmed2132
    @khadraahmed21323 жыл бұрын

    Wll osman thnks part 14 kasugeyna i.a keep going🙏🙏✌

  • @kingmoha1644
    @kingmoha16443 жыл бұрын

    Hosow pro wcs sxp hormar wacn wankula socda sxp waku sugay wll keep going wll macn mar walibe garabkga ayaa tagnahy👍👍👍👍👍

  • @hiboahmed4460
    @hiboahmed44603 жыл бұрын

    Hosow pro keep going my brother

  • @hassanosman5882
    @hassanosman58823 жыл бұрын

    Keep going brother

  • @aabdulahi7089
    @aabdulahi70893 жыл бұрын

    I can’t wait next video❤️✌️

  • @mohamedamiin4059
    @mohamedamiin40593 жыл бұрын

    Hoosow youtubekaba hda so galo barnamijkaga aya igu so horeyo🥰 Guleyso sxb hormar wacan ku rajena. Mar 2aad ayan ka codsanaya in aad Showga you are not the father noso qabato👍🙏

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo35363 жыл бұрын

    hossow keep going legend

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok323 жыл бұрын

    *Ima dhaafan muqaladada hosow pro fadlan maalinle inoga dhig*

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet3 жыл бұрын

    Thanks HOSOW ❤👏🏻

  • @nimaabdullah3528
    @nimaabdullah35283 жыл бұрын

    Wan kufrxsanhy sidaa KZread ugu sojedatay wana rajeynaa dhamanten inan kugu dhiragalino shaqadada quruxda badan ad noheyso wllkey

  • @moafroh6707
    @moafroh67073 жыл бұрын

    I loved this intro🥰

  • @fatximohomed1612
    @fatximohomed16123 жыл бұрын

    We love guys hosow pro♥💋💋🔐😁😊👉

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan2223 жыл бұрын

    Laandhere balwad buba no noqday barnaamij kaan keep going bro 😎

  • @sabrabilan1921
    @sabrabilan19213 жыл бұрын

    Sidaan daacad u ahy anaaba is ka helay🤣🤣

  • @osmansandheere898

    @osmansandheere898

    3 жыл бұрын

    Ma is Hubtaa halkas oo kale hadii lagu geen lahaaa

  • @sabrabilan1921

    @sabrabilan1921

    3 жыл бұрын

    @@osmansandheere898 🤣🤣🤣sidaas kama wado ee sidaan daawadaha kowad u noqday ayaan kala jeeday

  • @osmansandheere898

    @osmansandheere898

    3 жыл бұрын

    HayeY waa sheeko kale

  • @najiib8454
    @najiib84543 жыл бұрын

    Thanks u ❤️ keep Goin My bro

  • @iammuzamuza801
    @iammuzamuza8013 жыл бұрын

    Keep going legend hosow

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam40893 жыл бұрын

    Waaaw Ur intro is Another level🥰🥰🥰😍😍waa Clipyada ajaanibta ku arki jirnay

  • @mihaamabdullahi8874
    @mihaamabdullahi88743 жыл бұрын

    Thanks my bro hosow 🥰🥰🥰

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul49153 жыл бұрын

    Maxaa lagu oganayaa inay jawabta ay sheegayaan inay run tahay

  • @Adam_Ally
    @Adam_Ally3 жыл бұрын

    Wll HoSow❤❣🙈

  • @ariizhaaragsan9278
    @ariizhaaragsan92783 жыл бұрын

    Mchallah keep going pro ❤😍

  • @dailyxiin
    @dailyxiin3 жыл бұрын

    MahadsaniT Wlaal QaliH 😍

  • @istarali6481
    @istarali64813 жыл бұрын

    Wan jeclahay show kaan 🥰🥰🥰🥰

  • @xabsaabdirashid1393
    @xabsaabdirashid13933 жыл бұрын

    Hosow pro wllky xageed jogta

  • @eriknaaja
    @eriknaaja3 жыл бұрын

    2:40 Habeenimo Aan Daawanooya

  • @raageugaaz7880
    @raageugaaz78803 жыл бұрын

    999like waan zaaray 1k🥰👋🤣

  • @maxamedshariif1731
    @maxamedshariif17313 жыл бұрын

    sxb wxaan kaa sugeynaa the jerry springer show in aat Reaction kaso bixisi waa cotsi 🙏🙏👌

  • @xamdafeeroole574
    @xamdafeeroole5743 жыл бұрын

    Naagti ugu nasiibka xumeed🤣😜😂😳200k inta ku gulesatay ayey si fudud ku khasaartay😨😎Hoogto

  • @updyaziizhaaruun6050
    @updyaziizhaaruun60503 жыл бұрын

    Pal Zxp kuso dhakhso kuwa hakle hal habeen ayaanku daawaday 13ka part kuwa klena i cant wait

  • @samsamcumar3991
    @samsamcumar39913 жыл бұрын

    Waa sheeko kalee 🤣🤣

  • @abuukarseeko5495
    @abuukarseeko54953 жыл бұрын

    Ar wow aan dhihi laha waa qasartay inta lay kashifo artaasi waali waaye nio

  • @naimo3372
    @naimo33723 жыл бұрын

    Plz part 14 😁

  • @hanzy9499
    @hanzy94993 жыл бұрын

    Ooof!! Maanta waan hafsaamey 🥺🥺

  • @marryahmed159
    @marryahmed1593 жыл бұрын

    Bro hosow we love u♥️♥️♥️

  • @neyruusjaale8118
    @neyruusjaale81183 жыл бұрын

    Waaa markii ugu horeysay an arka iney dad yar iga horeyan wan ku faraxsanhy

  • @shuebashikir7593
    @shuebashikir75933 жыл бұрын

    Guul wacan wllkay hosow 💯

  • @abdirisakalteso1227
    @abdirisakalteso12273 жыл бұрын

    Tanks wa laisqufaayaa yaa borokaramkan

  • @nimococo9759
    @nimococo97593 жыл бұрын

    Wait let's take a moment and talk about how beautiful this intro is🥰😍😘

  • @ayuubapdi4114

    @ayuubapdi4114

    3 жыл бұрын

    😀😀😀😀waan ku arkaaa 😋😋😋

  • @naimabashir6420

    @naimabashir6420

    Жыл бұрын

    0 L0

  • @maxamedkinaani5220
    @maxamedkinaani52203 жыл бұрын

    7:51 ma moodaa in gabadhu ay cid u dhaaranayso

  • @shamsacilmi1236
    @shamsacilmi12363 жыл бұрын

    wlh wan ku farxay sidaan usugayey ilaa shalay thank u wllo hosow

  • @asiyaasiyatwins2532
    @asiyaasiyatwins25323 жыл бұрын

    Keep going pro ❤️❤️❤️👍

  • @samsamshirwac963
    @samsamshirwac9633 жыл бұрын

    Waaaw msha allah hosow

  • @kastaro4485
    @kastaro44853 жыл бұрын

    Intro ga caadi Maahan 🙈

  • @caamirmohamed9992
    @caamirmohamed99923 жыл бұрын

    Horay usoco bro allaha kuxifdiyo billion subscribe ku rajayn insha allah.

  • @umuamiirachannel8493
    @umuamiirachannel84933 жыл бұрын

    Wllo amaan waad ka dhan tahay ee rabi haku garab galo

  • @sagalhassan4313
    @sagalhassan43133 жыл бұрын

    ☺keep going huuno

  • @suleekhasaleeban3763
    @suleekhasaleeban37633 жыл бұрын

    Aad bn kuu tageeraa Nio From Burco 🥰

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed63983 жыл бұрын

    Masha Allah waa cajab barnamijkan

  • @cabdixamiid8837
    @cabdixamiid88373 жыл бұрын

    Ooo legend hosow pro

  • @omarabdullahi5246
    @omarabdullahi52463 жыл бұрын

    Hosow legend

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet3 жыл бұрын

    140k 10k basbaaa hadhay👏🏻

  • @queena_cishqi
    @queena_cishqi3 жыл бұрын

    Hoosow legend 🙌🤴🙏

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya42543 жыл бұрын

    anugu mar waliba liketa wa iga diyar inoo soo wad waliba kiwa couples ka ah

  • @mohammadhussein4751
    @mohammadhussein47513 жыл бұрын

    Hore usoco sxb i 5000 ayaa gareynaa insha aalh

  • @hanicabdilaahi8818
    @hanicabdilaahi88183 жыл бұрын

    Hhhhhh arin layaab leh wllhi Asc marka hore wll adiga iyo familyigaba Lkn wll soo badi videoyada thnkz😊

  • @aasiyajamaaadan7053
    @aasiyajamaaadan70533 жыл бұрын

    Keeb going pro horumar wacan

  • @iqraahmed8817
    @iqraahmed88173 жыл бұрын

    I am present✋🤗

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet3 жыл бұрын

    😍WLHI BALWAD AYUU INOQDAY BARNAMIJKAAN ❤

  • @ahmedhassan-sw2wp
    @ahmedhassan-sw2wp3 жыл бұрын

    Hoosow bro moment of truth kligiis mrka daawaneso iyo mrka adi so deenesid wakala xiisad badan yihiin halkas nogasii wad bro qaali

  • @abdifataax4305
    @abdifataax43053 жыл бұрын

    Sas waye sxb su allaha sobadi

  • @ayoza9229
    @ayoza92293 жыл бұрын

    Walaal ama Saaxib waxaan kaaleeyahay dan muhiim ah plz isii meelaan kaalasooxariiro Waxaan sugaaa adiga jawabtaada Thanks walaal ama saaxiib

  • @najahhazzan2212
    @najahhazzan22123 жыл бұрын

    First ❤️😂

  • @hargaysawardahaji1574
    @hargaysawardahaji15743 жыл бұрын

    Shukren wllkey ❤💯👍🏽❤💯👍🏽

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali4723 жыл бұрын

    Hunguri wenin malay sab ogu dhacay thanks bro

  • @sahrahared2599
    @sahrahared25993 жыл бұрын

    Thanks 🙏

  • @munamaxamed4820
    @munamaxamed48203 жыл бұрын

    Wiilkaan si qaas ah inte kala hadli karaa

  • @sihaarlovely5800
    @sihaarlovely58003 жыл бұрын

    Wax badso wax beelee Lee dahay horaa lodhahay😁any way keep going brother barnaamijkaan waa kuwestaa hal qeyb ma idhaafin😘

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed63983 жыл бұрын

    Masha Allah wan kuhaystaa banamijkan

  • @rahmohuseinahmed2877
    @rahmohuseinahmed28773 жыл бұрын

    Mahadsanid hosow💯👍

  • @sagalabdi1100
    @sagalabdi11003 жыл бұрын

    Hossow pro keep going bro

  • @musharaf25yare47
    @musharaf25yare473 жыл бұрын

    Bro keep going

  • @habibaged6855
    @habibaged68553 жыл бұрын

    Keep going

  • @lugayar9163
    @lugayar91633 жыл бұрын

    Thanks nosobadi

Келесі