Kaydka Suugaanta || Nageeye, 2022

Пікірлер: 52

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec6 ай бұрын

    Illaahow abwaan nageeyoo kle noo soo badi isaga hadii ladileyna unaxariiso haduu nool yaheyna allow noo xifdi

  • @user-bh6us1qx7e

    @user-bh6us1qx7e

    5 ай бұрын

    Amiin wall

  • @Taabiye

    @Taabiye

    Ай бұрын

    Haa walahi

  • @williamwilliam1337

    @williamwilliam1337

    24 күн бұрын

    amiin😢

  • @user-bg8zi1oi6y
    @user-bg8zi1oi6y6 ай бұрын

    Soomaali yeey halgamaa nageeye naftii hure yaan dheel dheel lagu halmaamin wallaahi aad ayaan ooga murugoodaa la aanshihiisa

  • @user-hq6fn9tp1r
    @user-hq6fn9tp1r9 ай бұрын

    Waamaxay raganimo.kujirta ninkaas

  • @maxamedkcb3847
    @maxamedkcb3847 Жыл бұрын

    Wlhi waa run 😥😥

  • @suhuurcabdirahmanmaxamed7294
    @suhuurcabdirahmanmaxamed72946 ай бұрын

    Aqoonsigu geelbeed kama xigo , maanta ayeey dhabowday😢

  • @daauud77

    @daauud77

    6 ай бұрын

    Maamta ayaan dib usoo raadiyay ninkaan gabayadiisa waxbadan buu sii ogaa alshabaabna waxaa u geeyay waa calooshood u shaqaystayaashaa dalkeenii iibinaya ee gaalada u nacamlaynaya Ciil ciilkii buu halkaas u galay oo is yidhi ayagaa loogu qaataa oo dhulka kula difaaci kara

  • @nuuraali5969
    @nuuraali5969 Жыл бұрын

    Waxaa cajiba anago heysana dhalinyaro wax garada waxa xukunka odayaashaan cado qata miraan kursiga logu ogalada

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec8 ай бұрын

    Maashaa Allah illaahow noo badi geesiyada iyo wax garadka

  • @HassenAbdiOsan
    @HassenAbdiOsan6 ай бұрын

    Walee abwanku horey ayuu u sheegay waxa maanta dhacaya

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc5 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si6 ай бұрын

    Fariiid. Aragti fog. Somali garan weyday. 2016 Kiii. Baadha gabeygiisii. Bada kahadlaayey. Iyo kan isaga iyo dhulka somalidu Wada hadlayaan.isaga iyo dhulkii oo Garamey Cajiib Nin caqli iyo hybad alle ku.maneystey 1992 kiidhashey weyaana Cajiib

  • @Mohamed-bd9my
    @Mohamed-bd9my3 ай бұрын

    Mashallh

  • @how.kasi123
    @how.kasi12329 күн бұрын

    abwaan nageeye ciduu ku biiray nin wakiba waa garanayaa doqona loo sheegi maayo

  • @user-xi7yk4fh4v
    @user-xi7yk4fh4v6 ай бұрын

    Waxan shalayto saadaliya saka aragteene😢😢

  • @MaxamuudSiciid-us5gv
    @MaxamuudSiciid-us5gv10 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hamseidiris5522
    @hamseidiris55222 ай бұрын

    Waa Nin Aragti Dheer leh lkn Ma heli doono dadla Aragtiya uu daa layaa Abwaan Nageeye

  • @user-ee5zp9si7g
    @user-ee5zp9si7g5 ай бұрын

    Dadka ninka ugu dhereba ugu ayaan daran😊

  • @aminamohamud9778
    @aminamohamud97786 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢 my heart

  • @abdirisaqcisman3235
    @abdirisaqcisman32356 ай бұрын

    nageeye garni hore joog indheergarad alaha unaxaristo

  • @muhumedgure4261

    @muhumedgure4261

    5 ай бұрын

    miyu dhintay walal

  • @Warsansiman1234

    @Warsansiman1234

    5 ай бұрын

    ​@@muhumedgure4261Wu nolyhy wll lkn alshabab bu kubire

  • @apdirizacktatiko65

    @apdirizacktatiko65

    3 ай бұрын

    @@muhumedgure4261maya

  • @nafisoahmed7956
    @nafisoahmed79563 ай бұрын

    Guulayso abwaan ❤

  • @ClshakuurAxmed-vo1kv
    @ClshakuurAxmed-vo1kvАй бұрын

    Lajan

  • @ayuubpoi9571
    @ayuubpoi9571Ай бұрын

    Guuleyso abwan

  • @CabdulahiYare-q2d
    @CabdulahiYare-q2d10 күн бұрын

    Kusoco😅😅😅😅

  • @faraxmahdi-7478
    @faraxmahdi-74786 ай бұрын

    Abwaankan hada miyaa la dilay😢😢

  • @asioaxmed875

    @asioaxmed875

    6 ай бұрын

    Maya wll waa nolyahay

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit8 ай бұрын

    The tongue is true lkn walalken maxa helay allow sohanuni

  • @engnour29
    @engnour296 ай бұрын

    Ninkan waxay u eegtahay in Ethiopia loo dhiibay Eesi waxbadan og oo arka

  • @user-vc6kb4uo3p
    @user-vc6kb4uo3p6 ай бұрын

    Moggan Saylac iyo xeebuhu sanku joogaaye ... lkn mantaasi dhab ayey nqoty

  • @faarax1965

    @faarax1965

    6 ай бұрын

    today, we have consequences of our tribalism and our discrimination welcome to the centry of Ethiopia and the worst clonism in the world 🌎

  • @nasteexoibraahim-zm7ox
    @nasteexoibraahim-zm7ox6 ай бұрын

    Wiilkaan Ethiopia 🇪🇹 baan loo dhiibaye soomaliyey wiilkaam waa geesi been been yaan lagu iloobin😢😢😢

  • @CabdulahiYare-q2d

    @CabdulahiYare-q2d

    10 күн бұрын

    aaheey😅😅😅

  • @HassenAbdiOsan
    @HassenAbdiOsan6 ай бұрын

    Lkn dhinaca kale ayaa loo badalay

  • @abdihakimkafi8475
    @abdihakimkafi84756 ай бұрын

    Ma qabo inuu abwaan nageeye alshabaab ku biiray lkn si dhiigiisa loo xalaashado in loogu eedeeyay ayay ila tahay

  • @Somalitraveli1
    @Somalitraveli19 ай бұрын

    This guy can’t be Al-Shabaab. There is something weird about his disappearance.

  • @hafsahuubay

    @hafsahuubay

    9 ай бұрын

    In a million years, he can't be.

  • @midnimomediaproduction1620

    @midnimomediaproduction1620

    9 ай бұрын

    You dont know Alshabaab.

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    9 ай бұрын

    The Government of damjadiid are want to kill him as ikran tahlil then say abwaan nageey was add terrorism of alshabab. They think are the people they don't know their fraud 0:44

  • @asmaabukar5946

    @asmaabukar5946

    6 ай бұрын

    I agree with you negeeye ali Khalifa can't be alshabab

  • @faarax1965

    @faarax1965

    6 ай бұрын

    can we say when he realised that somalis won't wake up to the bitter truth, he decided to join extremist groups to defend his land and natinalism idea

  • @CabdiraxmaanXingalool
    @CabdiraxmaanXingalool5 ай бұрын

    Sidan filayo ninkan wadabin lodhigy alen hadraawi ba siyad barre meelbu iskaga xiry wa sidii ookle nageeyana gacanta loo galiyey nimaka alshabab ilen ninka sa ugabyaya kuma dhiradeen ama wa lacily ileen alshabab badan hlkasy ka timadaye waxan filaya ninka wa loo dhiby ogsonow somalia hadii ubaxedi sa logalayo cid kunolanysa majiryso👂dhagyso isagaba afkisa kasheega( wxan duurka ugalyay wa dalil adgee)wax yar kadib wa lawayey ninkan haddi layska qaban dadkan baa bi,inaya ubaxi dalka somalia lugaheeda

  • @williamwilliam1337

    @williamwilliam1337

    24 күн бұрын

    gabaydab aad udhuux nio wuxu kaga hadlaya halganka ay AS ku j irto asigana doortay 😮

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc5 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc5 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc5 күн бұрын

    ❤❤❤