Karbaashkaan Kuleel Waaye - HMC - LABO JAAHIL Ft ArimaHeena Reactions

Ойын-сауық

Original Content: • Hmc - LABO JAAHIL (Off...
Halkaan ka iibso ArimaHeena Merch t.ly/AIFK
My Social Media Accounts
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,045,813 subscribers

Пікірлер: 266

  • @saadaqofficialchannel
    @saadaqofficialchannel10 ай бұрын

    Arimaheena love you my Brother Share out me 😢😢😢

  • @shayma-yarofficial3571

    @shayma-yarofficial3571

    10 ай бұрын

    Pro nasoo bookho 😊

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    10 ай бұрын

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @kinghamaaz1352

    @kinghamaaz1352

    10 ай бұрын

    Waligaa qof habaryin asiba share out looma sameyninee teeda kale share outka hal maalin lagugu soo shamuuma lkn waa lagaa kala tagaa marka hadaad hemi leedahy dadaa editinkana kudadaal qofna wax uguma baahnid guul I.a

  • @salmanhaadiofficiall4569

    @salmanhaadiofficiall4569

    10 ай бұрын

    @@mohamedmowlid7239dhibka dhaaf😂😂😂

  • @abdiwahaababdullahiqalif4324

    @abdiwahaababdullahiqalif4324

    10 ай бұрын

    🎉

  • @SUPERGLAD-dt2of
    @SUPERGLAD-dt2of10 ай бұрын

    HMC WAA RARPER WEYN WLLHI LKN SOMALIDA RAAP WAXAY U YAQANAN KUNKAN SHILIN SHISHIID KU KEYN DADKAAN CML 1M KA BADAN U QALMA WLLHI HMC LEGEND❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed272210 ай бұрын

    Allah is one☝️😢❤️🥰

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy10 ай бұрын

    qof bahdilan shamso cabtooy ciyaal xamar daandaansatay ciyaal gobolkagina waxaa kanool ikraan af qalooc oo uur leh💋😂

  • @HmcProduction
    @HmcProduction10 ай бұрын

    Respect Ma G Arimaheena #Waqtigadakafaaideyso #WaaWeenka

  • @zakinordin1820

    @zakinordin1820

    10 ай бұрын

    🫡🫡 💣

  • @xasannuur222

    @xasannuur222

    10 ай бұрын

    BIG REAL RAPPER CIYAAL XAMAR WAAN KU WATAA

  • @cabdinaasirtechnology6422

    @cabdinaasirtechnology6422

    10 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/mICJ06V_gJi5qcY.html

  • @lipaah
    @lipaah10 ай бұрын

    Legend HMC Waa Real Raaperka saxda ah lkn Lama Buun buuniyo Raapkiisu waa Another Level👑🔥🎙💯

  • @cabdinaasirtechnology6422

    @cabdinaasirtechnology6422

    10 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/mICJ06V_gJi5qcY.html

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial357110 ай бұрын

    Qofka qoraalka akhriya wll gacmaha alle hakuu barakeeyo isoo bookho ❤❤❤❤

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare903210 ай бұрын

    Ku salin Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine All created prophet Muhammed ( صلي الله عليه وسلم ☝❤🕋

  • @shayma-yarofficial3571

    @shayma-yarofficial3571

    10 ай бұрын

    Scw❤

  • @cabdinaasirtechnology6422

    @cabdinaasirtechnology6422

    10 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/mICJ06V_gJi5qcY.html

  • @greatshidane
    @greatshidane10 ай бұрын

    Wiilkan waa different cidii raab aqon u leh baan la hadlaya🔥

  • @macalimoo25
    @macalimoo2510 ай бұрын

    The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤❤

  • @user-go7ei5dk8l

    @user-go7ei5dk8l

    10 ай бұрын

    Maha allah❤

  • @cashamaxamed892

    @cashamaxamed892

    10 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XidigYare-cw6ur

    @XidigYare-cw6ur

    10 ай бұрын

    Koko Waku samay wlashe

  • @cabdinaasirtechnology6422

    @cabdinaasirtechnology6422

    10 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/mICJ06V_gJi5qcY.html

  • @husseinozil3614
    @husseinozil361410 ай бұрын

    HMC dadka ma wada yaqaanan lkn waa weynka wye 😎🔥

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar459110 ай бұрын

    Raabka dhan xamar ayuu kasoo baxaaa ciyaal xamar es not easy ❤

  • @EekoEedan
    @EekoEedan10 ай бұрын

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad scw scw scw ❤️❤️‍🩹❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🔥❤️❤️❤️💞💞💕

  • @Madridista686
    @Madridista68610 ай бұрын

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @zuldanzakir7487
    @zuldanzakir748710 ай бұрын

    Say wawenka ado wali yelan Gadhka Old is Gold ❤

  • @Larasamira1
    @Larasamira110 ай бұрын

    Soo daa Arimaheena iyagoon dhalan ada rapp guumasan jiree 🔥

  • @Mohilkacase1
    @Mohilkacase110 ай бұрын

    Ninkan waa raabar saxaa maxay somali u arki la.ada ahay

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile18810 ай бұрын

    Legend arimaheena ma diidayno hadalkaaga keep going legend arimaheena maasha allaah

  • @lamatabtan10
    @lamatabtan1010 ай бұрын

    Xamar makes people famous his brother rapper is talented for sure 👏💯

  • @user-zo1jt7ew8r
    @user-zo1jt7ew8r10 ай бұрын

    Allah unaxariisto fananka weynaa ee axmed naaji sacad Kitaabkisa gacanta midig allah ka siiyo 😭😭😭😭😭

  • @ubaxshire3842
    @ubaxshire384210 ай бұрын

    Waaweynka wixiisa kuleel waaye🙆‍♀️🔥🔥🔥🔥

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its10 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😥👍

  • @zaethkhaled5089
    @zaethkhaled508910 ай бұрын

    Outstanding

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan908310 ай бұрын

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @Haashim-xr8pp
    @Haashim-xr8pp10 ай бұрын

    Arimaheena is not easy😂

  • @user-oj5zs1zm5o
    @user-oj5zs1zm5o10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @canabmali1613
    @canabmali161310 ай бұрын

    This on fire 🔥 bro 😎

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan396810 ай бұрын

    Ala san usugayay inad HMC reaction kaso bixiso arimaheenow fire fire🔥🔥

  • @WLLAKOFFICIAL
    @WLLAKOFFICIAL10 ай бұрын

    Hees xabad joojin soo Qaad bro Arimaheena

  • @mohameddiiriyemohamedahmed5788
    @mohameddiiriyemohamedahmed578810 ай бұрын

    King of reaction ❤

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed207710 ай бұрын

    🔥🔥🔥🔥🎶 Brother HMC❤

  • @cabdinaasirtechnology6422

    @cabdinaasirtechnology6422

    10 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/mICJ06V_gJi5qcY.html

  • @ebyanmohamed4442
    @ebyanmohamed444210 ай бұрын

    Finely 🙌🏽🙌🏽

  • @MohamedAwayle-wy3ry
    @MohamedAwayle-wy3ry10 ай бұрын

    Arimaheena keep going

  • @Walalmahrez-be2ro
    @Walalmahrez-be2ro10 ай бұрын

    Big legend

  • @NETUREANIMALS
    @NETUREANIMALS10 ай бұрын

    Waaaa arimaheeena

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr---10 ай бұрын

    Arimaheena👑

  • @jecelowisxaaq6729
    @jecelowisxaaq672910 ай бұрын

    Arimaheena legend waaku aaminsanahay awoowe❤❤❤

  • @Kadar-o1w
    @Kadar-o1w10 ай бұрын

    Arimaheena best KZread 👌

  • @user-bk2ls8ht1n
    @user-bk2ls8ht1n10 ай бұрын

    Arimaheena waan kusalaamay

  • @wlldiazOffecial
    @wlldiazOffecial10 ай бұрын

    Keep going 2M 🤘

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade581610 ай бұрын

    Yes

  • @abdullahiragge5000
    @abdullahiragge500010 ай бұрын

    Qof ka ugu horeeyo❤

  • @Axmed_maxamed1189
    @Axmed_maxamed118910 ай бұрын

    Ku sali nabiga scw ❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed89210 ай бұрын

    Wcs wllo horry usoco

  • @AyuubabdiAyuubikacase-ef3tu
    @AyuubabdiAyuubikacase-ef3tu10 ай бұрын

    Waa arimaheena oo Reaction bixinaaya

  • @saabirina9060
    @saabirina906010 ай бұрын

    Xamar kaftan magash sxib ruppero aye ledhy xamar jah❤❤❤❤❤

  • @BishaarMuxumed-sz9xf
    @BishaarMuxumed-sz9xf10 ай бұрын

    Legend arimeheena ❤❤❤❤

  • @ibraahimmaxamed9992
    @ibraahimmaxamed999210 ай бұрын

    Aramaheena hees maa so wadaa sxp🥰👉

  • @user-di5he3jn5j
    @user-di5he3jn5j10 ай бұрын

    Waawenka legend waa 💣🔥

  • @BisBisBarre
    @BisBisBarre10 ай бұрын

    Nin kii ugu horeeyay ee reaction ka dawaday me😂😮😅😊

  • @menzagamer8934
    @menzagamer893410 ай бұрын

    Maalmahaaga madheero iska sabar ARIMAHEENA is back🤞🏽

  • @AbdiMexsico-cj1hk
    @AbdiMexsico-cj1hk10 ай бұрын

    Big legend Hmc

  • @siyaadpogba9681
    @siyaadpogba968110 ай бұрын

    Asc arimaheena

  • @user-re9ov2yd9q
    @user-re9ov2yd9q10 ай бұрын

    Arimaheena cawa woow kaaso harty😂😂😂

  • @haruunbey2203
    @haruunbey220310 ай бұрын

    Legend of City 🌆

  • @KINGJOY-
    @KINGJOY-10 ай бұрын

    Arimaheena ❤ the legend 😎

  • @Allu_Abshir
    @Allu_Abshir10 ай бұрын

    Waaweynka❤

  • @mohaadde296
    @mohaadde29610 ай бұрын

    Arimaheena haduu mega qaaTo ineey raabarada dami doonaan inta aaminsan like 🤙

  • @user-mr3kr1pc9w
    @user-mr3kr1pc9w10 ай бұрын

    Team armaheena guul❤

  • @user-oc7us9lj7p
    @user-oc7us9lj7p10 ай бұрын

    Arimaheena malaga yaaba horto inaa fanka 🎤🎶dib ugu so laabato

  • @ciltirecade2988
    @ciltirecade298810 ай бұрын

    Boqorka reaction wan kuwata❤❤

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine725010 ай бұрын

    i was waiting for this reaction 😂❤

  • @AZONA___

    @AZONA___

    10 ай бұрын

    Zdo kle wllh😂

  • @abulahihagio
    @abulahihagio10 ай бұрын

    Team arimahena gul ❤❤

  • @XasanMaxamuud-sg4sp
    @XasanMaxamuud-sg4sp10 ай бұрын

    Allah is one ☝️❤️

  • @InaSEBEN14
    @InaSEBEN1410 ай бұрын

    Waaaweynka Empire🎵

  • @LBSSARTIST
    @LBSSARTIST10 ай бұрын

    Arimahena 🎤 soo qado oo soo kac wax na tus

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed199310 ай бұрын

    Arimahena waku wadana❤

  • @durandeeqsideeqsi742
    @durandeeqsideeqsi74210 ай бұрын

    Big 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 fire

  • @mukhtarwarsame8893
    @mukhtarwarsame889310 ай бұрын

    Arimahena pc gamingka website miya ka gadatay mise mid mid uso gadatay?

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed185010 ай бұрын

    LABO JAAHIL

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta13810 ай бұрын

    Waxan raap we dhafeen waa wali cadi ah ciyal xamar iyagoo ku dilin nolasha ku nacsinayaan😂

  • @AbdisitaarIrbad-bq2bw
    @AbdisitaarIrbad-bq2bw10 ай бұрын

    Kabax kabax kabax❤❤

  • @MunaAxmed-rq6kx
    @MunaAxmed-rq6kx10 ай бұрын

    Dadka reaction inay views kasameyaan ayay ubixiyaan lkn arimeheen wlhi dhalinta wad so saartaaa gukeyso

  • @CarabCabdifataxbashiir-ft5nt
    @CarabCabdifataxbashiir-ft5nt10 ай бұрын

    Arimeehena salamata ayar

  • @maxamedcabdi426
    @maxamedcabdi42610 ай бұрын

    Big Lgn arimahena👋

  • @abdirahmangurey5757
    @abdirahmangurey575710 ай бұрын

    AR arimaheena wlh 😂😂Qosalka igadhameysay

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed184010 ай бұрын

    Legend xabad joojintu muhiim waaye🩸🫡

  • @cumarfuaad5590
    @cumarfuaad559010 ай бұрын

    Arimaheena dabka adiminin 😂😂sooy sooy

  • @Walalmahrez-be2ro
    @Walalmahrez-be2ro10 ай бұрын

    Hmc legend

  • @mohaamohaa7723
    @mohaamohaa772310 ай бұрын

    Wlxi sida an usagay leee❤

  • @user-tb1rs7bd2y
    @user-tb1rs7bd2y10 ай бұрын

    Armeheen horay usoco jasar wam.x wayab😂

  • @AbdullahiAden15-pb9pu
    @AbdullahiAden15-pb9pu10 ай бұрын

    Armihena💯

  • @isse_09
    @isse_0910 ай бұрын

    Arimaheena🥶🤞

  • @ciisecadde4908
    @ciisecadde490810 ай бұрын

    Waa arimahena😂😂

  • @yahyeismail8675
    @yahyeismail867510 ай бұрын

    Arimaheena heesbuusoo wada wiat

  • @superpower1867
    @superpower186710 ай бұрын

    The legend 🫡

  • @user-lh6di5qq9j
    @user-lh6di5qq9j10 ай бұрын

    ❤❤❤❤aadi maah❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic301310 ай бұрын

    Arimaheena leg3nd gulayso❤

  • @ismaaciildubad9047
    @ismaaciildubad904710 ай бұрын

    arimeheena wll taageero baan kuu ahay

  • @casharissaq8184
    @casharissaq818410 ай бұрын

    Arimaheena 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mahadcusmaan
    @mahadcusmaan10 ай бұрын

    Legend arimaheena adiga dhiman ku soo tuur waxan aada ka horeyaya 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shaficicismanxasan
    @shaficicismanxasan10 ай бұрын

    Wxakale

  • @user-yp9ru4in9w
    @user-yp9ru4in9w10 ай бұрын

    Waaweenka is not easy wlhi 😂😂😂😂

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed89210 ай бұрын

    Arimaeena😂

  • @user-uo4iq5rz2q
    @user-uo4iq5rz2q6 ай бұрын

    Big rapp❤Hmc nin weyn❤

  • @cabduqadirshaacir8262
    @cabduqadirshaacir826210 ай бұрын

    Arimaheena walaahi Fanny

  • @QaysAhmed
    @QaysAhmed10 ай бұрын

    Taliye fanka ku baahan🎉

  • @nabiilzameye4268
    @nabiilzameye426810 ай бұрын

    ❤❤❤HMC❤❤❤❤❤

  • @Shamuureofficially1451
    @Shamuureofficially145110 ай бұрын

    HEESTAAN ANAA QORAY HIT SOO MA AHAN❤

  • @tablikhpoi6152
    @tablikhpoi615210 ай бұрын

    Hmc big rapper❤

Келесі