Kalsonidadu wa see imtixan iska qad

Aad ban idin salamay walalahey allaha idin xafido😘

Пікірлер: 905

  • @kawsarsaid2251
    @kawsarsaid22514 жыл бұрын

    Ma sha Allah tabarak Allah Fahima waxan isku gurxiya naftayda si aan isku yidhahdo marka hore waw iga dhe waxa sa gabadha 😉 anigu hadanan is jeclan qof negatieve ah wan rumaysanaya wuxu yidha. Ta 2 odaygayga ayan isku qurxiya iyo carurtadu si an u noqdo qof ay ku daydan. Waxan ku faraxsanahay inan ahay gabadh MUSLIM ah Somaliyad ah 🥰😍. Waxay imika ku dadalaya oon sifican ku da inan hilibka inyar iska rido Ilahay ha ifududeyo wan dadalaya aniguna 💪. In sha Allah waxan rajaynaya inay durmarka somailyed kalsonidodu ficantahay wayo waxaynu nahay dumarka ugu kartida badan . Ilahay ha idin wada xifdiyo 🤲🤲🤲

  • @somalicuisine255
    @somalicuisine2554 жыл бұрын

    Anigane Naftayda ayaa qurxiyaa gudo oo aad ooga fakaro Waxa aan "CUNAYO" iyo banaanka ba waxaa kaloo number one ii ah Maskexdayda . Thank you for ASKING Abaayo macaan 💕💕

  • @istarindhauroon6498

    @istarindhauroon6498

    4 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @maryanahmedali9059
    @maryanahmedali90594 жыл бұрын

    Fahiima qurux I love you habibti im still using the lemon and hot water to lose the stomach habibti im still going for the best relief my self macanto love your self before someone else does ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allah dartiisa ayah kuu jecelahaye habibti jazakumullahu kher for everything

  • @waliyowaliyo2342

    @waliyowaliyo2342

    4 жыл бұрын

    Hhh aniga inaa dadka ugu fano oo dadku IGA masayraan

  • @kowsarcabdiraxmaan3271
    @kowsarcabdiraxmaan32714 жыл бұрын

    Masha Allah xabibti go forward Naftayda ayan isku qurxiya

  • @khadijamuhamoud3212
    @khadijamuhamoud32124 жыл бұрын

    I do it for myself self love is important 💕👏🏽

  • @hamdiabdullahi2438
    @hamdiabdullahi24384 жыл бұрын

    Nafteeydan isku qurxiyaa oo dhaba I love myself ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maryamhussein613
    @maryamhussein6134 жыл бұрын

    My self. I am proud of my smile face eyes my whole body and my brain thanks for being positive

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan21404 жыл бұрын

    Asc abaayo mcnto suaalo fiicn ayaad nawediis aniga wax isku qurxiya nafade ee qof iskuma qurxiyo mansha'llah jzlq. Jumbo mubarak abaayo 💞💞💞👍👍❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad5944 жыл бұрын

    Wcs macaanto anigu waxaan ahay xaas lakiin weligay qofna kama fekerin qof isku qurxi laakiin naftayda ayaan jeclahay inaan isku qurxiyo weligana ma rabo inan qof raligeliyo balse naftayda nummer 1❤️❤️❤️❤️🙏🏽👏🏼

  • @ayanibrahim5092

    @ayanibrahim5092

    4 жыл бұрын

    Mashalah kula mid baan ahy naftayda u sameysta

  • @rahmaaalisalad594

    @rahmaaalisalad594

    4 жыл бұрын

    Ayan Ibrahim Masha allah abaayo🙏🏽❤️❤️

  • @farhiyamohamed5722

    @farhiyamohamed5722

    4 жыл бұрын

    Likewise ma dia siz mar walbo mzeygeyga wuxuu iweydiya ya isku qurxisa kkk wuu iga masere ayaan umaleya kkk lkin nafteyda ayaan kafikira, jirkeyga kama cajiso kkk

  • @hodanskitchen8890
    @hodanskitchen88904 жыл бұрын

    Walasheyeey kartida waa loo dhashaa’adigana Masha allah’ wax kastaana waxaa u mahiimsan qofka naftiisa❤️nin iyo nin la’aanba waa muhiim in leys qurxiyo oo leys carfiyo 💋ANIGU adigaan kugu feker ahay ’horay u soco qaali ❤️💋

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule714 жыл бұрын

    Masha allaha walasheey horay u soco ❤️waxan isku qurciya naf teyda qof darfis iskuma jecli e aniga naf teyda jcl wllo qof rali galin tisa iskuma carfiyo e wa joskeyga is carginta iyo wuruxda ❤️

  • @zamzammoha6572
    @zamzammoha65724 жыл бұрын

    Maasha allah waxan isku qurxiyaa nafteyda sanabti ah nafteyda wax iga qalisan ma jiran,wad mhdsnthy xabibti

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi81714 жыл бұрын

    Mashallaha nafteda ayan u sameye wayo hortey naftedan aya isku qurxiya markan qurxunaya Aadban u farxa iyo waxan darema farxad iyo fudeye ayan darema❤️❤️❤️💯💯💯 horeye u socoo xabibit

  • @samiaessa6006

    @samiaessa6006

    4 жыл бұрын

    Marka hore naftayda iyo ninkaga

  • @aslimohamed4939

    @aslimohamed4939

    4 жыл бұрын

    Asc naftayda Susan isku qurxiyaa

  • @kafeeyomohamed4170

    @kafeeyomohamed4170

    4 жыл бұрын

    @@aslimohamed4939nafteeyda

  • @caishaapdi5025
    @caishaapdi50254 жыл бұрын

    90% Hablaha Nimnka isu Ku QurxiyaN wLhida 10% baa aamin san In naftooda ay isku qurxiyaaN

  • @aragsanuj

    @aragsanuj

    4 жыл бұрын

    Heestii iisheega “ waxa Guudka loo firanayaa waa nin waa nin

  • @fahiimoraage9262

    @fahiimoraage9262

    4 жыл бұрын

    AscSetahy naftaada ayaa usmay naysaa

  • @safiayasin740

    @safiayasin740

    4 жыл бұрын

    Asc shugran

  • @momarmobb7924

    @momarmobb7924

    4 жыл бұрын

    Abayo nimanka waa cadow waa in layska giijiyaa cadowga kowaad waa ninka ku qaba

  • @aminaahmed429

    @aminaahmed429

    4 жыл бұрын

    Mnshallha Naftda wxa iga baahi badan wana mid aad uwnaagsan ilaadan ilaawin

  • @zahramohmeth7677
    @zahramohmeth76774 жыл бұрын

    Thanks Qaali waxan xoogaa saara naftayda in aan qurxiyo wejiga iyo timaha iyo cidiyaha waxan ugu jeclahay indhahayga alxm

  • @faadumomahamuud6205
    @faadumomahamuud62054 жыл бұрын

    mansha allah abayo horey u soco ilahay haku xifdiyo hbti❤❤❤

  • @kadroahmad7924
    @kadroahmad79244 жыл бұрын

    Waxa u sameya aniga nafteyda kalsoni lga dheh ayagaba Ma is carfiyan mana is qurxiyan nin somali faido maleh waa hee

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane83074 жыл бұрын

    Aniga jirkeyga oo dhan waan ku qanacsanahay waana is wada jeclahay nafteyda ayaana isku qurxiyaaaaa hhhhhhhhhh

  • @rabiaabukar5091
    @rabiaabukar50914 жыл бұрын

    Mashallah mama fahimo Naftayda ayaan isku qurxiyaa bcz wax walbo naftyda ayaa ka horayso.... love you 2 Mamaa keep going never look back🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel24574 жыл бұрын

    Maansha Allaah Walaashey Aleylehe Waa Runtaa Qof Hadaad u Nooshahay Waa Kuu Dhamaatay Goorkuu Dhulka Kugu Dhufanaayo Ma Dheera,

  • @naciima7117
    @naciima71174 жыл бұрын

    Masha allah xabiibti allaha ku sharfo naftayda waxan ka jeclahay ma jirto nina ima qabo oo single mother baan ahay hadana nagaha laqabo anigaa ka qurux badan i love myself always❤

  • @fahimanaturalremedieshealt8709

    @fahimanaturalremedieshealt8709

    4 жыл бұрын

    Well done xbbti allaha kuxafido ❤️👏😍🙏

  • @Khaalidcade01

    @Khaalidcade01

    4 жыл бұрын

    Naciimo I need single mother how u see hadaan izazoo qabano

  • @balqiisz.lyricsz2746
    @balqiisz.lyricsz27464 жыл бұрын

    Jiirkeega waku qaalsonaheey siida illaaheey ii abuureey ayaan ku xamdiiya miidabkegana waliigeey maa badaliin

  • @odaykasheekee6929

    @odaykasheekee6929

    4 жыл бұрын

    Kkkk sharafeey runta maan isku sheegno ileen anoo kaloo waayo arag ah hhhhhhh hee heeee heeee

  • @fatmayusuf9216
    @fatmayusuf92163 жыл бұрын

    Masha Allah you look qurux and like a person with a beautiful heart. May Allah grant you Janatul firdaws

  • @omhassbint-om8559
    @omhassbint-om85594 жыл бұрын

    Masha Allah Ilahay maskaxda haku dayo Kalsonida waa qaali. Qofka Naftisa haduu isku hagajiyo iskama Cajisayo lakin haduu qof isku hagajiyo Wax dhamaan kara Waaye. Lakin in haweenka Ninkoda isku qurxiyaana Diintaa ina faraysa. Markaa Waxa fican inadan qofna isku xirin oo maskaxda xorkatahay kolsonidaduna meel sare tahay Sidii diinta inafartayna Aan laga tegin.

  • @halwoali5532
    @halwoali55324 жыл бұрын

    Wlhi abaayo cream xitaa ma marsado markan bananka adayo xoga isa saliideya like nin waagii hore waan naashnaashi jiree hada waaba iga densantahay dhab ka hadal xoga wejiga waa kashidanahay jirkana waa kasii daran yahay qalbiga iyo maskaxdana yurub aan ku daalay cml abayo

  • @odaykasheekee6929

    @odaykasheekee6929

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkk waad is dhigatay walahi!

  • @luulabuuni8645
    @luulabuuni86454 жыл бұрын

    Fihiimo waxan kaasugaynaa Adiyo khadar oo iskaso Agmuuqda iskadhaafa khilaafka shaydaanka iskanaaea llaahy reerkiina hamideeyo marlabaad

  • @madarasatulalquranalkariim6327

    @madarasatulalquranalkariim6327

    4 жыл бұрын

    Aaaaaaaamiiiiiiiiin

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel67524 жыл бұрын

    Masha allaah allaha ku xafido wey iska yartahay qof intaas fahansan naftooda aya wax kasta uga fican iney ka hormariyaan wax badan ayaa laga fa iidayaa allaha ku xafido xbibti 💯👍

  • @fahimanaturalremedieshealt8709

    @fahimanaturalremedieshealt8709

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid xbbti qli hore usoco ❤️🙏

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre53694 жыл бұрын

    Wan ku salamayaa walalo Fahiimo salaan kadib.anigu naftayda baan isu qurxiyaa.anigu wan is jeclahayba waxaan korkayga ka jecelahay kalsonida maskaxdayda iyo dhamaan korkaygaba Waxaana madadaas iskale allah Swc❤️❤️❤️

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi63704 жыл бұрын

    Maashaa Allah abaayo fahiimo nafteydaan u sameeyaa intaan qof kale lagaarina anigaa jecel inaan happy kadhigo sicaafimaafkeyga iyo mooralkeeyga kor ugu qaato markaad naftaada qadarisaa ayaa qadarin cid kale maheshay.tan aatiri meeshee jirkaada kajeceshay meel walbaa waan jeclahay waayo waa hadiyad aan dheeman iyo luul ku iibsan karay Alhamdulillah .hore u soco fahiima qaaliyeey 🌹💕💕💕💕

  • @hoodoiyonasiib9861
    @hoodoiyonasiib98614 жыл бұрын

    In gabadhii xaas ah ninkeeda isu qurxiso waa maaha ceeb ama wax xun gabdho, ninka xaaska ahna sidoo kale ayaa looga baahanyahay. Waxaase muhiima in qofkasta naftiisu u tahay Nr1 kuna kalsoonaato naftaada!

  • @hodanbashiir4081
    @hodanbashiir40814 жыл бұрын

    Fihiima qurux nafteena isku qurux mansha alla hore usoco abaayo❤❤❤❤

  • @bisharoduranadam2443
    @bisharoduranadam24434 жыл бұрын

    Masha allah fahiimo wll kalsoonidu waa waxa ugu muhiimsan dunidan aan jogno😍😍😍

  • @queenyismail5158
    @queenyismail51584 жыл бұрын

    Naftaydaan isu qurxiyaa😂❤ number kow qofku wa inuu naftiisa jeclaada marka hore✔❤habo fahiima allah haku xafido❤

  • @fadumommohamed9454
    @fadumommohamed94544 жыл бұрын

    Anigu waxaan noolahay kaligey waana is qurxiyaa nafsadeya ayaan isu qurxiya🇸🇴🇸🇴🌹🌹🥰🥰🌺🌺🕋🕋❤❤👍👍👑👑 fihimo ha niyad Jebin hory u soco

  • @fatimaali6726
    @fatimaali67264 жыл бұрын

    Masha Allah abyo was fikrad fiican dhinac walba waan kufaraxsanahay alxamdulillaahi illaahey wuxu yiri insaanka waxan u abuuray toosni tan ugu wanagsan alxamdulillah nafteyda Ayan jeclahay qaali wixii aan awoodo waan usameeyaa

  • @shamsaqassim8046
    @shamsaqassim80464 жыл бұрын

    Masha allah famiimo wad mahadsantahey nafteyda ayan iskuqurxina waayo ayada muhiim ah

  • @nashaadnashaad1459
    @nashaadnashaad14594 жыл бұрын

    Aniga naftaydan isku qurxiyaa Runti waxan jeclahay markan bananka u baxayo in dadku yaban qabkan u ekehay masha Allah Alhmdulilah Ilaahay baa na qurxiyey 😍😍😍😍😍 abayo fahiima mahadsanid 😍😍😍😍💞💞💞💞💞💗💗💗💗

  • @fadumoaden4402
    @fadumoaden44024 жыл бұрын

    Maasha allah walashey allah kuxafido❤️❤️❤️

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire78014 жыл бұрын

    maasha allaaah fahiimo Qurux noolloow ♥️

  • @amiira164
    @amiira1644 жыл бұрын

    Aniga nafteda ina isku qurxiya jeclahay .... Mida ah halke ku faraxsantahay jirkada ... Aniga waxaba aminsanahay meel fool dun ine iku taalin alxamdulilah jirkeka aad oku faraxsanahay markasta murayad ina isku firiya jeclahay waxana dhaha I'm beautiful♥️

  • @fadumosacid3110
    @fadumosacid31104 жыл бұрын

    Maasha alaah naftayda ayaa isku qurciyaa abaayo alle ha ku xagido qaaliyey

  • @DosSalad
    @DosSalad4 жыл бұрын

    Naftayda ayaan isku qurux abaayo. ALLAH qalbigaaga kuu adkeeyo waa kaxumahay arinka dhacay abaayo horey uso

  • @simanaden1545
    @simanaden15454 жыл бұрын

    Mansha Allah Allah abyo fahima qaali qurxbadan Allah ku xifdiyo

  • @samiramohamed4037
    @samiramohamed40374 жыл бұрын

    Masha tabarakalah habo macan qosol wanag ku bixiyey waliga saan u faraxsanaw👸🏼❤️💐

  • @fahimanaturalremedieshealt8709

    @fahimanaturalremedieshealt8709

    4 жыл бұрын

    😀😀❤️🙏gabadheyda mahadsanid

  • @fatmamahmoud8869
    @fatmamahmoud88694 жыл бұрын

    Mahah Allah❤ wallahi abayo 💖mingalbi ayaan ku jecelahay Allah ku xifdiyo insha 💓allah horo ❤u soco xabiibti❣

  • @sagalmo6075
    @sagalmo60754 жыл бұрын

    Manzha allah kalsoonidu waa muhiim anbayo

  • @subayda6846
    @subayda68464 жыл бұрын

    Mansha allah fahiimo qosolkaaga baan aad u jeclahay waxaa tahay gabar farxad badan i nooloow welikaa ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @thebadbleeplikestaringatyo1749
    @thebadbleeplikestaringatyo17494 жыл бұрын

    Inaa is qurxiyo waxaa u sameya nafteyda si aan u arko quruxda rabi ii hadiyeyay Alxmd Abayo Tank u ❤❤❤❤❤

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed45074 жыл бұрын

    Masha Allah wallo waa runtaa nafatayda ayaa isku qurxiyaa wallo 💘💘💝💝💝💝💯💯💯

  • @ashajama4594
    @ashajama45944 жыл бұрын

    Maasha allah qurux iyo kalsooni alaha kuxifdiyo

  • @iqraabdilahi2278
    @iqraabdilahi22784 жыл бұрын

    Fahimo qaali dumar waad mahadsan tahay khadar iyo adiga waad isku nureysaan walina wuu ku jecel yahay ee abaayo dib umidooba inta sheydaanka Iska naartaan

  • @nuuraqosolwanaag9476
    @nuuraqosolwanaag94764 жыл бұрын

    Walashey ani hada kugu so biiray mashllh wax bdn ayn ka faaiday kher allah ku siiyo🇸🇴❤️

  • @hodanclxakiim2292
    @hodanclxakiim22924 жыл бұрын

    Masha Allah fihiima channel cusub ayaad samysaty💋💋❤❤

  • @bilankaaran5601
    @bilankaaran56014 жыл бұрын

    Nafteyda markaan is eego innan farxo ayaan jecla hay dadka marka qososhay wan farxay masha allaah qaali dumar horay usoco 🥰🥰🥰🥰🥰❤️ qalbiga1 jirkeyga iyo sida aan ufakaro intaba wan ku faraxsanaha❤️❤️❤️

  • @fahimanaturalremedieshealt8709

    @fahimanaturalremedieshealt8709

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid xbbti ❤️🙏

  • @saramahamed1901
    @saramahamed19014 жыл бұрын

    Maasha allaah fahiima qurux allaha ku xafido 🤲🏽❤️😘

  • @sareedomahamoud9295
    @sareedomahamoud92954 жыл бұрын

    Mansha Allah wllshay fahiima cadeey Allah haku sharfo dar Allah ayaan ku jecelahay 💯❤

  • @farhia2984

    @farhia2984

    4 жыл бұрын

    Aniga nafteydaan isu qurxiyaa

  • @njmelmi4708
    @njmelmi47084 жыл бұрын

    Mashallah my favourite youtuber aniga nafteyda isku qurxiya. Stay beautifu inshallah l big ❤

  • @fahimanaturalremedieshealt8709

    @fahimanaturalremedieshealt8709

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid xbbti mcn ❤️🙏

  • @sadiyalifesuccess6018
    @sadiyalifesuccess60184 жыл бұрын

    Wanku salaamay abaayo waxaan usameya nafteyda midka kalana weyjirteyo waxaan jeclahay in xajigu usan ila gursano aan midkasta oo u so arko aan u ekado

  • @amnaali5405
    @amnaali54054 жыл бұрын

    إنسانه مميزة و مثقفه 😍😍😍

  • @safakiinabdillahi1727
    @safakiinabdillahi17274 жыл бұрын

    Dumarku intooda badan ragay isu qurxiyaan lkn naftaada ka mudan inaad qof isu qurxisid alle haku xifdiyo wlshy qli

  • @khadraabdulle8819
    @khadraabdulle88194 жыл бұрын

    Naftayda ayaan isku qurxiya iyo caruurtayda fahiima qurux badan horay u soco😍😍😍❤❤❤

  • @farhiyamohamedbille2119
    @farhiyamohamedbille21194 жыл бұрын

    Fahiima runtii naftayda ayaan jeclhy inan isu qurxiyo no one aan isku quriyo,, I really love you fahiima

  • @munajama3265
    @munajama32654 жыл бұрын

    masha allah abayo qoraxey waxa xatahay qof wanga badan

  • @umucazmi3863
    @umucazmi38634 жыл бұрын

    Mashaa allh xbbtiii allh haku barkeyo nafteyda ayan isku qurxiyaa

  • @lakijamac5735
    @lakijamac57354 жыл бұрын

    Wall Allah haku xafido marka hore Anigu waxan aaminsanahy inad qofrali galisaa inay kafiicantahy inad naftaada rali galisaa Naftaadana aad qurxisaa

  • @naimamohamed5191
    @naimamohamed51914 жыл бұрын

    Wallhi naftayda ayan ayad u jecelhay inan isku qurxiyo is nadiifiyo labisto mashallh mahadasanid qali

  • @tumbujeali6040
    @tumbujeali60404 жыл бұрын

    Fahiimo abayo nafteyda ayaan jeclahay ayada ayan waqti galiyaa aniga ayaa isquruxsado si an isu firfirsado ♥️♥️♥️♥️

  • @siman8711
    @siman87114 жыл бұрын

    Masha Allah fahiimo xabiibti

  • @BulaalMediaEnt
    @BulaalMediaEnt4 жыл бұрын

    Naftada jcylow ha u samen naftada daryelkada rux dartis naftada ka mudan wax walbo naftaydayda jcylahay rux dartis uma sameyi labis ama qurxin kale intaba alxmdullaha I love myself ilahi ku dhawro habo

  • @subxanalaahwalxamdulilaah8750
    @subxanalaahwalxamdulilaah87504 жыл бұрын

    masha alaah fahimo quruxeey

  • @hafsahassan8731
    @hafsahassan87314 жыл бұрын

    Abaayo alx jir qurx badan illahay isiiyay kareen waan jujiyay saliid qunbo nadiif ah ayaan marsadaa qurx wlh kareenkaba ayadaa ka qatarsan

  • @fadumoosmanowais9079
    @fadumoosmanowais90794 жыл бұрын

    Masha allh ilhy hanoo kaa dayo xbibti qurudu waa shey uu ilhy jecel yahy الله جميل ويحب الجمال

  • @foos4126
    @foos41264 жыл бұрын

    Masha allaah anigah nafteydan u sameyaah nafteyda waan jeclahay wixii dhib ukeenayo wanka fogeeyaah 1- wejigeyga wa ku dadalaah xogah 2- timahayga laakiin jirkeygah ma u roni wixii jilicsanbo juqkasii ahay waana is ogahay lakin go anka igu adag misan dhimista

  • @Laki_Mahamed_Awad
    @Laki_Mahamed_Awad4 жыл бұрын

    Ani ahaanteyda isqurxintaan is qurxiyo iyo naash naashitaankaan is naash naasho nafteedaan u sameeyaa sababtuna waa haddaan nafteyda ka fikirin yaa kaloo ka fakaraayo ama ii nadiifinaayo waayo naftaada markaad jeclaatid lee dadka kalena ku jeclaanayaan Kalsooniduna waa shey aad iyo aad u muhiim ah, xbbt fahima Allah ya xifdak queen😍❤❤

  • @fadumofarah6994

    @fadumofarah6994

    4 жыл бұрын

    MANSHA ALLLAH 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤩😍🤩🤩😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahimanaturalremedieshealt8709

    @fahimanaturalremedieshealt8709

    4 жыл бұрын

    👏👏👏😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️😀gacaladeydi

  • @maryanmohammed2414
    @maryanmohammed24144 жыл бұрын

    Mashallaah jzk kheer👍🥰🥰😘😘😘

  • @saidomohamud2004
    @saidomohamud20044 жыл бұрын

    Dhamaan meel kasta oo jirkaga ka mid ah waan qanaxasanaha you self is first then others!

  • @aichaahmed-hassan9548
    @aichaahmed-hassan95484 жыл бұрын

    Masha'Allah fahima qali 😘💖💞

  • @ismahanita4
    @ismahanita44 жыл бұрын

    Masha Allah horay usoco fahima kama xiso 👌👌🌹🌹🌹💚💚💚❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem71794 жыл бұрын

    Maasha allaaha abaayo😍😍😍😍

  • @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647
    @cabdifataaxiidxasankhayrdo16474 жыл бұрын

    Asc wllo magaceygu wa warda wxn ku lehyahay hore uu soco gul daldaradu waa furaha guusha wixiii kugu dhacna cashar ka baro wn jecelahay qofka naftiis ku kalsoon anu nafteyda ayan usu qurxiya wlhi wax wlbana naftey ayaan ka hor mariya

  • @Baariyow114
    @Baariyow1144 жыл бұрын

    Masha allh xbbti my farxadi hablodey fenusti hablodey farxad igu waar abid aniga hadan ra iygayga kadhiibto inta anigodhan wan iskeclahy mana jiro wax nafteyda igaga qalisen mana jiro wax an nafteyda usameynin in an cidkale usomeyo kadib waxa aniga igaso harey wan ula jeclahy qof walbo islam ah in inta an heesto iyo inkabadan oo ale siiyo waliba hadan aniga sabab unoqonkaro helitankodi an an unoqdo insha allh xbbti waxan kuleyhy guul wcn insha allh🥀😍💗💥💯👍👌💫

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar88984 жыл бұрын

    Masha Allah Allah haku xidiyo Naften isuku quruxino walal

  • @ubahshideraage3442
    @ubahshideraage34424 жыл бұрын

    Mnsha allah illahy haku dhawro Wall fihiima ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @farhiaali5107
    @farhiaali51074 жыл бұрын

    Maasha alaah Abaayo HORE mar wacan ilaah hanoobadiyo kalsooni Badan ilaah lakaashado

  • @aduunyogadoon2498
    @aduunyogadoon24984 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Beautiful always Fahiima . Nafteena aan isku qurxinaa

  • @anababdi9266
    @anababdi92664 жыл бұрын

    Asc fahiima 😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤abaayo waan ku salamay kalsoonida jahadal iyo gabdhaha sida ey uga gudbilahayeeb culuska aniga ayaa isjecel sidaas ayaan isku qurxiyaa

  • @neimadaher1934
    @neimadaher19344 жыл бұрын

    Masha allah ❤❤💙💙💜💜

  • @leylahassan3861
    @leylahassan38614 жыл бұрын

    Masha Allah abayo sido kale Allah kuxafido

  • @yurubfarah4306

    @yurubfarah4306

    4 жыл бұрын

    Maasha Allah tabaarakalaah keep going

  • @mariahassan2472
    @mariahassan24724 жыл бұрын

    Mansha allah habaryar guuleyso

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane83074 жыл бұрын

    Wcs abaayo fahiimo waxaan Allah ka baryaayaa in adiga iyo Qadar uu mar kale idin mideeyo oo farxadiinii uu dib idinkugu soo celiyo

  • @haweyaadanhashi5444
    @haweyaadanhashi54444 жыл бұрын

    Asc xabibti hadii an teydaka hadlo waxaan isku qurxiyaa nafteyda hadan runta kahado

  • @sadiaelmiabdulle2210
    @sadiaelmiabdulle22104 жыл бұрын

    Asc wr wb abaayo aniga waxaan aaminsanahay in aan nafteeyda isku qurxinaayo jzkallaahu qeyr abaayo waxyaabaha aan kaa faa,idno

  • @bilanmohamed1100
    @bilanmohamed11004 жыл бұрын

    Nigu qof umaba noli anaa is jecel markaa an is qurxiyo anaa is dawada jidhkaygana wan kawala helaa lkn waxan jecelahay in an quruxdayda an ku sii daro qurux kale ilahay isameyey ed malaha. Kalsonidana wale wan wala dhalanay 😘

  • @deeqoali3277
    @deeqoali32774 жыл бұрын

    Masha allh abyo fahiima allh ku xafido 😘😘

  • @aaminacumar9781
    @aaminacumar97814 жыл бұрын

    Maasha allah.

  • @sacdiyopuntlander4500
    @sacdiyopuntlander45004 жыл бұрын

    Keep going Bbe quruxbadan

  • @sagalali5983
    @sagalali59834 жыл бұрын

    naftayda ayan u sameya xaqiiqdi😍❤❤ Fahiima qof qaaliya 💞 nolow inata nololi jirto.

  • @luluhassanhirey3023

    @luluhassanhirey3023

    4 жыл бұрын

    👍👍☝🏾🇸🇴🥰👑👑🌺🌹

  • @ayaancawil7241
    @ayaancawil72414 жыл бұрын

    Anigu waxan jeclahay waxa kasta oon samaynayo waxan usameya naftayda quruduna waa kalsonid hbo wan kusalamay hore usoco fahiimo

  • @hamdaabdi6108
    @hamdaabdi61084 жыл бұрын

    Asc wllo fihiima sharaf waan ku salaamay adoo raaliya walaalkaa udulqaado haduu xataa qaldanyey ilahay wuxuu yidhi kuwa samra ayaan garabkooda ahay ilahay balankiisa ku kalsoonoow walaalkaa hadulmin haduu isagu ku dulmaayana udulqaado cidla ku tuurin waa iga talo qaali allaah hku dhawro mhdsnd😍

  • @Bushr944
    @Bushr9444 жыл бұрын

    We love you so much haboyar stay strong 💪 mama ❤️

  • @fahimanaturalremedieshealt8709

    @fahimanaturalremedieshealt8709

    4 жыл бұрын

    😘❤️❤️❤️❤️❤️😍🤗mahadsanid habo

  • @kinnurosman1438

    @kinnurosman1438

    4 жыл бұрын

    Qurxunta marka hore waxan isku quxxiyaa nafteyda matka hore nimankaa aminsan in ayaga la isku quxrinaayo lakin sas ma ahan . Waxaan korkeyga ugu jecelahay maskaxdeyda illaheyna maskaxdena ha no dayo.

  • @khayrohassan1286

    @khayrohassan1286

    4 жыл бұрын

    @@fahimanaturalremedieshealt8709 maasha allaah 👍 ✔️ 👌 🌹