Kalmaddii Xildhibaan Maxamed Abiib kulankii ducada iyo Xusuusta AHUN Abwaan, Siciid Maxamuud Gahayr

Пікірлер: 2

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu5 ай бұрын

    Layligu biyaha uurkiisa ku jiruu ka buubaa waa jilaa weyn oo qof wanaagsan metel is ha baadho shesheeyuu u shaqeeyaa

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu5 ай бұрын

    Waar kani meelihii uu ka oo ooyi jiray ha lagu celiyo dad kala qaybin buu ku mashquulsan isagoo dadka ugu caqli yar uguna aqoon iyo waayo aragnimo liita ayuu rabaa inuu caqligeena caayo ha laga hor wareeiyo umada waxan !

Келесі