Kaalmada loogu tala galay Caafimaadka Maskaxda / Help for Mental Health - Somali

Shantii qof ee ku nool gudaha Mareykanka Hal ayaa la nool xaalad caafimaad dhimireed. Waxay noqon kartaa niyad-jab, walaac, dhibaato maskaxeed ama wax kale. Si laguu caawiyo wac 2-1-1 ama bookho NAMIMN.ORG
Brought to you by the National Library of Medicine and TPT NOW.

Пікірлер