Jooji Dib u dhigista oo joogtee horumarka Naftaada

Пікірлер: 40

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish3 жыл бұрын

    Haddii aad ku hamineysid barashada English ka nagu soo biir Mahadsanid

  • @abdimalikmohomoud3932
    @abdimalikmohomoud39323 жыл бұрын

    Masha alh macali nololeed . Alle cilmiga haku barakeeyo

  • @suldanramos8236
    @suldanramos82362 жыл бұрын

    Prof=mubaarig Ibraahim aar Wlhu qof Dhirigaliye aha waliba Anigu ka faa.iiday waxyalo Badan oo aan ka niyad jabay Alle Cimriga haku Dheereyo

  • @catooshexasan174
    @catooshexasan1743 жыл бұрын

    M.a Alle hakuxiftiyo mcln mubaarik Ibrahim Aar

  • @musdhafyare192
    @musdhafyare1922 жыл бұрын

    Masha alah niwen guuleyso

  • @sakariyeaxmed2067
    @sakariyeaxmed20672 жыл бұрын

    The best video i listed who is changed my life My advice listed

  • @saladabdiahmed7702
    @saladabdiahmed77023 жыл бұрын

    Ilaahay hakaa jasaa isiiYo Macalin Annagana Hanagu Anfaco

  • @MohamedHassan-je1pl
    @MohamedHassan-je1pl3 жыл бұрын

    Maashs allah macalin mubarig aar waaa macalinkeyga iyi dheeri gelyaha nolosheyda iyo teenaba dhammaanteen ilhey ha inoo xifdiyoh macalin 🥰🥰❤

  • @saeedofficial
    @saeedofficial3 жыл бұрын

    Thanks 😊🙏 teacher

  • @unique__girl6301
    @unique__girl63012 жыл бұрын

    keep going you are best of KZread ❤💖💔🤘🏻🙈

  • @cawoa.warsame603
    @cawoa.warsame6033 жыл бұрын

    Mahdsanid macalin

  • @rahmacige9251
    @rahmacige92513 жыл бұрын

    Shukran macalin jazaakallahu khayr

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman52022 жыл бұрын

    Macalin bugaag aad qorty majirtaa

  • @catooshexasan174
    @catooshexasan1743 жыл бұрын

    M.a m.a m.a Alle hakuxiftiyo if iyo aakhiro mcln mubaarik Ibrahim Aar m .a

  • @NaemaJanoofficial

    @NaemaJanoofficial

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @yahyeanisabdo7004
    @yahyeanisabdo7004 Жыл бұрын

    Wlh rontu wa macalin ficany

  • @ridwanfarah3262
    @ridwanfarah32622 жыл бұрын

    Macalin ilaahay hakaa jazaayi siiyo. Wxn ahay arday ay dhibaatooyinkan haystaan. 1. Dhib u dhigashada 2. Inaan isku dayo inaan qalad la,aan u sameeyo kadib markan qaladaad arko ayaan ka niyad jabaa. Mahadsanid Macalin

  • @ahmedfarah4652

    @ahmedfarah4652

    Жыл бұрын

    Asc

  • @hassankamiinmire9845
    @hassankamiinmire98453 жыл бұрын

    Khayr Allah kusiiyo macalin Wax badanbaa kaafaaidnay

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass13433 жыл бұрын

    Macalin heer sare ah mansha Allah

  • @hibocabdi5659
    @hibocabdi56592 жыл бұрын

    Masha alah caajis waallow

  • @Heybadd
    @Heybadd3 жыл бұрын

    Masha allh macalin wax bdn ayaan kaa faaiday wlhi jazaaklah

  • @hoodcumar1105
    @hoodcumar11053 жыл бұрын

    Thanks teacher 💯💯👍

  • @abdullahiilkacaze3107
    @abdullahiilkacaze31073 жыл бұрын

    Macalin labo maalin ka hor ayaan video gaan yar aan saaxibo nahay iku soo share gareeyey dabadeed cinwaanka ayaan akhriyey anoo u baahan inaa daawado ayaan gadaal u dhigay balse maanta dhamayztay ☺️☺️☺️ Dib udhigashadu waa cudurka koowaad ee nahaya

  • @sumayaaraweelo57
    @sumayaaraweelo573 жыл бұрын

    Macalin 😚😗😘😍

  • @catooshexasan174
    @catooshexasan1743 жыл бұрын

    Caqabad ayaa haysata dadka iyo anigaba oo ah sideen wax akhrIska caado uga dhigtaa?

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.81893 жыл бұрын

    Wad mahadsan tahay wll

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab772 жыл бұрын

    Thanks

  • @ubahmohamed6925
    @ubahmohamed69253 жыл бұрын

    Thanks macalin

  • @ahmedtamam7777
    @ahmedtamam77772 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @engcabdirasaaqaadam9575
    @engcabdirasaaqaadam95753 жыл бұрын

    Mahdsnd ustaad

  • @mohamed-ub1kr
    @mohamed-ub1kr3 жыл бұрын

    Macalin

  • @raajraaj8468
    @raajraaj8468 Жыл бұрын

    Bilaw

  • @hamseahmed9607
    @hamseahmed96073 жыл бұрын

    Macalin Mahadsanid Sidad ugu helantahay inaan is badal nololed samayno dhiri galiyaha qalbiga🤝🏽

  • @sayidsayid9266
    @sayidsayid92663 жыл бұрын

    Mudaaan kugu xirna alxmdulu

  • @Awalemustaphe1717
    @Awalemustaphe17172 жыл бұрын

    Macalin hal sua,aal Ku weydina baryahan waxa igu dhacey magatan Karo o dadki madhexgeli Karo lama shekeysan karo ma eegi Karo xal keen macalin 😧

  • @hindahusein3228

    @hindahusein3228

    2 жыл бұрын

    Wll waxa laga yaaba inaad wakhtigaaga ugu badan cidla ku qaadato markaa dadka dhexgal inta badan malinkaga

  • @ubahmohamed6925
    @ubahmohamed69253 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @mohamed-ub1kr
    @mohamed-ub1kr3 жыл бұрын

    Thanks