JIYAA OO DIRISLE KAXANAAQSAN😏

Ойын-сауық

JIYAA OO DIRISLE KAYARA XANAAQSAN DAAWO,JIYAA OO DIRISLE KA XANAAQSAN ,DAAWO DIRISLE VS JIYA,DIRISLE 2020,JIYAA VIDEO CUSUB
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
teespring.com/en-GB/stores/di...
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZread CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZreadKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 693

  • @z1_certz228
    @z1_certz2284 жыл бұрын

    Dirisle inta aragtay inuu dadaal iyo karti badan yahay like dhac

  • @amaluk7107

    @amaluk7107

    4 жыл бұрын

    yes mashaAllah

  • @zakiakram7052
    @zakiakram70524 жыл бұрын

    Allah ha ku naxaristo hada like isarato

  • @kaysemustafe5637
    @kaysemustafe56374 жыл бұрын

    Dirsle wuu so noqdayyy😅🤭 Like Sara inta oG

  • @leylascookingshow

    @leylascookingshow

    4 жыл бұрын

    Kayse brother igucawi subscribe please wankusaray like

  • @anabchannel3670

    @anabchannel3670

    4 жыл бұрын

    @@leylascookingshow abaayo subscribe isar please wan ku saree aniga

  • @Khadar_Alpha

    @Khadar_Alpha

    4 жыл бұрын

    @@anabchannel3670 Apaayo Fadlaan subscribe Igu cawi anah wnkusaraya

  • @ismacilmahamed8735
    @ismacilmahamed87354 жыл бұрын

    Wahwah dirisel abdi nin qaliya hore usoco Inta ila jecel dirisel abdi like idinkama hayo

  • @salanzeandnasiinkk8786
    @salanzeandnasiinkk87864 жыл бұрын

    Wllo illahey dartiisa iyo nabi Mohammed scw fadligiisa subscribe igu saara

  • @yarkjclyarnkod2822

    @yarkjclyarnkod2822

    4 жыл бұрын

    Unsubscribe weye sxp Ina ku saro ayn rby wx Bena man ku srmaaa nh

  • @quenranuuda5690

    @quenranuuda5690

    4 жыл бұрын

    Kuu Saray wll

  • @axmaiftiin4947

    @axmaiftiin4947

    4 жыл бұрын

    Magaca nabiga haku tugsan walal

  • @ismahanmohamed6720

    @ismahanmohamed6720

    4 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @bosswiilbalayo3210
    @bosswiilbalayo32104 жыл бұрын

    10Like waligy nigama Helin Team Dirisle😭👍

  • @meymunaahmed987

    @meymunaahmed987

    4 жыл бұрын

    Walaaloo. Kabadan aa heshay

  • @quenranuuda5690

    @quenranuuda5690

    4 жыл бұрын

    Ka badan heshay pro kep going 😘🙏

  • @bosswiilbalayo3210

    @bosswiilbalayo3210

    4 жыл бұрын

    @@meymunaahmed987 Haa inbdn

  • @bosswiilbalayo3210

    @bosswiilbalayo3210

    4 жыл бұрын

    @@quenranuuda5690 Tnx Abaayo mcnto😘❤

  • @xamdunixamduuzh4076
    @xamdunixamduuzh40764 жыл бұрын

    Ha ilaawin dhar ban leyhy Linkiga hose wad ka ibsan karta wa hada doneysid qasab maha ayad ilowday maanta😂😂😂😆

  • @raxmarajo5841

    @raxmarajo5841

    4 жыл бұрын

    Adaa u yidhi wllo

  • @hudafeizal9472

    @hudafeizal9472

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣😅

  • @xamdunixamduuzh4076

    @xamdunixamduuzh4076

    4 жыл бұрын

    @@raxmarajo5841 😆

  • @amranabdule7498

    @amranabdule7498

    4 жыл бұрын

    Wlhy qosal iku dishay lkn adaa u dhahy🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xmdusha
    @xmdusha4 жыл бұрын

    Jiyana sakan dawaday idirslena hada 😁😂 team idirsle iyo team jiya Labadaba keepgiong pro and sister

  • @anabchannel3670

    @anabchannel3670

    4 жыл бұрын

    Wllo subscribe isara

  • @Sakariajama
    @Sakariajama4 жыл бұрын

    ILahbaan kgu dhaarshay Hadaa Commentigayga Aragto Subscribe ii Saar😓😭😢

  • @leylascookingshow

    @leylascookingshow

    4 жыл бұрын

    Brother wankusaray adna isaar fadlan

  • @queennajma4194

    @queennajma4194

    3 жыл бұрын

    Wan ku saray wlalo

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial74934 жыл бұрын

    INTA SUGAYSAY REACTIONKAN LIKE KU KASBEE👍🏻 DIRISLE ADKE TAHY😂

  • @Halleyte
    @Halleyte4 жыл бұрын

    Dirisle Abdi malinkasta ku dawada manta love sar qasab waye❤❤

  • @nagipmhedaliofficial3517
    @nagipmhedaliofficial35174 жыл бұрын

    Dirisleh Baryhn caadi ahaanta wuu iska daaye WUXU BILAABAY( MAGARANSAA)

  • @leylascookingshow

    @leylascookingshow

    4 жыл бұрын

    Nagip brother igucawi subscribe fadlan wankusaray like 👍

  • @zakibelovechanel537

    @zakibelovechanel537

    4 жыл бұрын

    Igu soogura

  • @farduusismail3059

    @farduusismail3059

    4 жыл бұрын

    Haa sabab ayad uu deysay cadi ahanta

  • @abdiraxinxusenofficial1437
    @abdiraxinxusenofficial14374 жыл бұрын

    Saxib qali runta ayad shekta keeb going broo

  • @abdimuse5433
    @abdimuse54334 жыл бұрын

    Dirisle nin adag 👑👑👑👑

  • @qoysqurxoon7997

    @qoysqurxoon7997

    4 жыл бұрын

    Abdi walal fadlan #subscarabe iisaar

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial83954 жыл бұрын

    Manzha Allah Wll Horay Usoco Keep Going 😘🔥🔥🔥🔥🙏

  • @anabchannel3670

    @anabchannel3670

    4 жыл бұрын

    Abaayo subscribe isaraa please

  • @cmajiidnajo4645
    @cmajiidnajo46454 жыл бұрын

    𝑶𝒏𝒆 𝒔𝒆𝒄𝒆𝒏𝒅 𝒂𝒈𝒐 𝒂𝒚𝒂𝑵 𝒌𝑼𝒍𝒂 𝑲𝒖𝑳𝒎𝒂𝒀 𝑴𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒍𝒊𝒌𝑬 𝒎𝒂.𝒊𝒅𝒊𝑵𝒌𝒂𝑯𝑬𝒍𝒂𝑨𝑯 𝒕𝑬𝒆𝑴 𝑳𝒆𝒈𝑬𝒏𝑫 𝒅𝒊𝒓𝒊𝒔𝒍𝑬

  • @qaalidqaalid5797
    @qaalidqaalid57974 жыл бұрын

    Dirislow dadkaan ma garanaayan Official mac nahiisa 😂😂😂

  • @zakidool2922
    @zakidool29224 жыл бұрын

    Keep going pro

  • @apdizamec6737
    @apdizamec67374 жыл бұрын

    Dirisle Abdi keep Going Ninaan jecelahay youtuber aan tagero ❤️❤️🙋‍♂️♠️🤟🏻

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed43174 жыл бұрын

    Waan ku farxaa reactionkga 😂✋wllkey dirisle kaligaa ayaan youtube ka daawada alle haku daayo brother❤😄😄😄😂

  • @qoysqurxoon7997

    @qoysqurxoon7997

    4 жыл бұрын

    Queen walal fadlan #subscarabe iisaar

  • @shiineysyare4356

    @shiineysyare4356

    4 жыл бұрын

    @@qoysqurxoon7997 subscribe tuuk miya Thy wll

  • @zaamjipril3891
    @zaamjipril38914 жыл бұрын

    Dirisle adna henna viedoga nadiya yar reaction kasoo bixi

  • @simanahmed8851

    @simanahmed8851

    4 жыл бұрын

    Waxas aqli miya hada

  • @hamzekane6918
    @hamzekane69184 жыл бұрын

    C/risaq sidaad liketa ujeceshahay ayaan loveka ujecelnahay ee lovenoo saar

  • @sayidcalilegend5426
    @sayidcalilegend54264 жыл бұрын

    HADAN NAHAY TEAM DIRISLE WAANU FIKIRNAA😎

  • @sportstube263
    @sportstube2634 жыл бұрын

    Magaranayo qofka fariintaan aqrin doono hooyadaa janada allaha kawaraabiyo subscribe haiga xasdin

  • @layloibraahin715

    @layloibraahin715

    4 жыл бұрын

    Adina

  • @asmayusufawale5146

    @asmayusufawale5146

    3 жыл бұрын

    Waan kusaray abowe

  • @mariaahmed9762
    @mariaahmed97624 жыл бұрын

    Jiyaa inta ila aragtay inee is qalqaloocine vedio kuwi hore ay duubi jirtay way ka duwanyihiin kan wan ku qaadanaa iska dheh derisle 😃😃😃

  • @dallealiupdalla8343
    @dallealiupdalla83434 жыл бұрын

    First👑

  • @ubahiinaahmedhusein4064
    @ubahiinaahmedhusein40644 жыл бұрын

    Dirisle wll qaali Reaction adaa ku deyny m.a Jiyaa pea one💕😘

  • @mohamedashraf6216
    @mohamedashraf62164 жыл бұрын

    Drslow hrmar wacan man keep it up 🤘✅

  • @apdifataahmaxamed4606

    @apdifataahmaxamed4606

    4 жыл бұрын

    Hhhh dirisle muxuu kugu fali nocagan hhhh

  • @saalimibnufaarax9032

    @saalimibnufaarax9032

    4 жыл бұрын

    Dirisle abdi Laguna dhaho Dirisle reaction weeyaan nagacaagu

  • @arwaibrahim6732
    @arwaibrahim67324 жыл бұрын

    Dareen jacaylpa kugu jira gabdha kuwa kalpa markipa wadiga sheegya lkn jiya oo kaliyad amuztay illhy cafkagi haka dhigo

  • @koutherabdalle5673
    @koutherabdalle56734 жыл бұрын

    Dirisle musqul ayan ka dhaxa dawany like

  • @rahmaahmed4317

    @rahmaahmed4317

    4 жыл бұрын

    Obisinka o mxaa qol caadiya kuu diiday sis astaqfurullh😂😂😂🙈

  • @zakir0242

    @zakir0242

    4 жыл бұрын

    😳😳rabi Yasir walaaa tu casir inta hawsha dhameystid ma iska daawatid

  • @mahamedaliyi4308

    @mahamedaliyi4308

    4 жыл бұрын

    Laa xawlaa anagaa wax aragnay🤔🤔🤔🤔😂😂😂😂😂😂

  • @ayubabdulkadir1437

    @ayubabdulkadir1437

    4 жыл бұрын

    War musqula shegte xita sarirta hosteda kadhawo 🤔😎☝️

  • @koutherabdalle5673

    @koutherabdalle5673

    4 жыл бұрын

    @@caqilkamuudi415 wl anpa wiil ahy ee ciwanka khaldan

  • @naimayuuzuf1143
    @naimayuuzuf11434 жыл бұрын

    Mrkaad dirisle u.soo jawaabi weyday anigaa is.iri u jawaab taagerinimo awgeed 😸❤️🖇️📍

  • @somaliatiktokstars3191
    @somaliatiktokstars31914 жыл бұрын

    Keep gonig pro

  • @qalisalad1224
    @qalisalad12244 жыл бұрын

    Wll horay usoco waligaa

  • @ruweydoabdikadir162
    @ruweydoabdikadir1624 жыл бұрын

    Dirisle abdi keep going Brot legend 💖💗

  • @koutherabdalle5673
    @koutherabdalle56734 жыл бұрын

    HADAD ilahy jacazhy like iyo rasuulkisa Like

  • @asiyaofficail6904
    @asiyaofficail69044 жыл бұрын

    Keeb going abowe

  • @saabiriinmahomedahmed9381
    @saabiriinmahomedahmed93814 жыл бұрын

    Horay usoco

  • @leylascookingshow
    @leylascookingshow4 жыл бұрын

    Masha Allah guleyso ❤️👌

  • @rayaanabdirasaaq3577
    @rayaanabdirasaaq35774 жыл бұрын

    Dirisle aboowe keepgoign

  • @leylascookingshow

    @leylascookingshow

    4 жыл бұрын

    Rayaan fadlan igucawi subscribe 🙏soboqo channel cunta karin aad umacaan mahadsanid 👍

  • @maxamedxasan7230
    @maxamedxasan72304 жыл бұрын

    Guul wcn pro

  • @thefamousfj254
    @thefamousfj2544 жыл бұрын

    Dirisle like saaar 👍 Ck comments 🤝

  • @walaalakiim5277

    @walaalakiim5277

    4 жыл бұрын

    🤚🏿🤚🏿

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj4 жыл бұрын

    Dirisle iyo jiyaa Sxbtinimadooda Waa Shax Shax 😂✌

  • @abwaanadsafiyochannel3264

    @abwaanadsafiyochannel3264

    4 жыл бұрын

    Tiktok maxaa isaga deysay ayaamahan

  • @Bb-zm4pj

    @Bb-zm4pj

    4 жыл бұрын

    @@abwaanadsafiyochannel3264 😂Hadalyaqaan. Magacaas baan wataa

  • @abwaanadsafiyochannel3264

    @abwaanadsafiyochannel3264

    4 жыл бұрын

    @@Bb-zm4pj haa magaca bedelatay waa igaaday 😂😂

  • @Bb-zm4pj

    @Bb-zm4pj

    4 жыл бұрын

    @@abwaanadsafiyochannel3264 😂😂😂

  • @rahmaahmed4317

    @rahmaahmed4317

    4 жыл бұрын

    O mxd ku nacday garyaqanow magacagi hore wa adiga yidhi hadalyaqan u badashe 😄😄

  • @abdoulrahmanahmad3788
    @abdoulrahmanahmad37884 жыл бұрын

    Disirle Abdi hore usoco wll mcn ilaahay ha kaa badbaadiyo xumaanta oo dhan inchallah 🤲

  • @Abuceyda
    @Abuceyda4 жыл бұрын

    Darisle manta waxa kaa faaiday eraka ofical waxa la kawataa yutubka rasmika ah sax Thanks Darisle

  • @ashkaashka2553
    @ashkaashka25534 жыл бұрын

    Taayga si inkaaran Ayad uxiranthy 😂😂😂😂 Keep going bro

  • @nasinahmedabdi9706

    @nasinahmedabdi9706

    4 жыл бұрын

    Taay maahan, anaa mooday markii hore lkn waa funaanad uu shaatiga ka hoos qabo

  • @ashkaashka2553

    @ashkaashka2553

    4 жыл бұрын

    Kkkkk wlhi hada arkay Taayaa mooday

  • @zaynab8abdi124
    @zaynab8abdi1244 жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅 idirisle wlhi reactionkaga kamacaajizo keep going prother

  • @imraan7877
    @imraan78774 жыл бұрын

    Dirisle abdi gabadha maxaad uga xanajisay ood udooran weysay🥵👍💯

  • @rihaanalovepbe6901
    @rihaanalovepbe69014 жыл бұрын

    Dirisle love you wlhi ku jeclahay abowe macanow ❣❣❣❣❣❣

  • @KhaalidDalab
    @KhaalidDalab4 жыл бұрын

    Dirisloow zxp ma la isku aamusi usoo bandhig zxp channelkaygaa bulshada

  • @Abdulahi_folbiraye7
    @Abdulahi_folbiraye74 жыл бұрын

    Sxp go ahead dirisle

  • @hamdamoha6067
    @hamdamoha60674 жыл бұрын

    Keep going pro dirisle abdi 😊😊

  • @bakiyosaed8895
    @bakiyosaed88954 жыл бұрын

    Jiyaa tageera keep goin sista🥰

  • @andres851
    @andres8514 жыл бұрын

    Frist

  • @leylascookingshow

    @leylascookingshow

    4 жыл бұрын

    Abdi NAASIR brother igucawi subscribe fadlan 👍

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed43174 жыл бұрын

    Best reaction😍😍😍😍😂😂👏👏👏❤

  • @nashaadahmed2385
    @nashaadahmed23854 жыл бұрын

    dirisle umadena ma tahid 😂😂😂😂😂😂

  • @lakiaxmed5461
    @lakiaxmed54614 жыл бұрын

    Mansha alllah hore isoco my pro

  • @qalanjalulaxasan2334
    @qalanjalulaxasan23344 жыл бұрын

    Frast

  • @muslimboy5298
    @muslimboy52984 жыл бұрын

    Inta dirisle fahansan inuu gabadhan doonayo like ta

  • @khadarupdullahiizzack1918
    @khadarupdullahiizzack19184 жыл бұрын

    Dirisle shp qli waa kuwataa ee horey usoco

  • @imsoomali938
    @imsoomali9384 жыл бұрын

    Woow 16 mint 2.8k legend

  • @hanadyusuuf348
    @hanadyusuuf3484 жыл бұрын

    Keep going

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.014 жыл бұрын

    Dirisle one of the best youtubers

  • @xajiyusuf2970

    @xajiyusuf2970

    4 жыл бұрын

    Arimahena aya best ah

  • @rahmaahmed4317

    @rahmaahmed4317

    4 жыл бұрын

    Yeah the best youtuber in the world dirisle abdi ❤💪😍

  • @Dangarad.01

    @Dangarad.01

    4 жыл бұрын

    @@xajiyusuf2970 kanaa ka leh bro

  • @dheeman01nasrudiin91
    @dheeman01nasrudiin914 жыл бұрын

    Keepgoing

  • @leylascookingshow

    @leylascookingshow

    4 жыл бұрын

    Dheeman01 please igucawi subscribe fadlan 👍

  • @dheeman01nasrudiin91

    @dheeman01nasrudiin91

    4 жыл бұрын

    @@leylascookingshow OK my dear siz

  • @leylascookingshow

    @leylascookingshow

    4 жыл бұрын

    Dheeman01 Nasrudiin mahadsanid 💝

  • @mounabeauty6118
    @mounabeauty61184 жыл бұрын

    Keep going derisle abdi and jiaaa❤❤❤❤

  • @yuusufabdi2054
    @yuusufabdi20544 жыл бұрын

    Badan vedieo like masaaro lkn maanta waxaa soo galay dirisle 999 heesto 1 ugu daray 1k gaarsiye inta ku faraxday maxa sugee 🤩

  • @deeqsanqurx9355
    @deeqsanqurx93554 жыл бұрын

    Dirisle wllo dharka anoo somalia joogo ma iibsankaraa👍👍👍❤

  • @asmaabdirizak6802
    @asmaabdirizak68024 жыл бұрын

    Dirsle abdi love u wllky💋❤🌎

  • @ajjaydhag5211
    @ajjaydhag52114 жыл бұрын

    Legend Gudomiyaha Iskabuladda

  • @hamzaabdirahmansheikhismai7242
    @hamzaabdirahmansheikhismai72424 жыл бұрын

    Dirisle legend wanku aaminsanahey bro ❤❤❤🙏

  • @kawsarcabdulaahi9735
    @kawsarcabdulaahi97354 жыл бұрын

    Dirisle waa ku jclahay walhi lkn waxaa rabaa inaan noloshaada ku soo biiro ooo xaqiiqa ah walhi

  • @fuufuu1797

    @fuufuu1797

    4 жыл бұрын

    Anaapa jecele qof yhy see wax uwadaa😚

  • @hamdaayaangurrey1043

    @hamdaayaangurrey1043

    4 жыл бұрын

    Instagramka kala xidhiidh qoF jclkaaga shaarac laguma sheegte

  • @hanahhasan2269

    @hanahhasan2269

    4 жыл бұрын

    HHH

  • @hamdaayaangurrey1043

    @hamdaayaangurrey1043

    4 жыл бұрын

    @@hanahhasan2269 walaal miyaanaY run ahaYna

  • @hanahhasan2269

    @hanahhasan2269

    4 жыл бұрын

    @@hamdaayaangurrey1043 HAAH WLLHY WAA RUN TA XPPTI WIGAH NIN BEER JILEEC HA TUZIN

  • @amorevalogs
    @amorevalogs4 жыл бұрын

    *Dirisle Abdi pro hore usoco hupaal guul baan kugu ogay*

  • @amorevalogs
    @amorevalogs4 жыл бұрын

    *Nio dadku maxay ladhahaan Team kayga ayaa iga soo cod saday keep going dhe talent ayay leedahy❗😜*

  • @the4rqueens555
    @the4rqueens5554 жыл бұрын

    Cuno kaabeyaal organic ah o faido badan kadhaxlaysan haynaa sidoo kale creams salidaha timaha intaba o wada dabiici ah hadi aad danaynayso reply

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed53804 жыл бұрын

    derisle jiyaa wuu jecelyahay yaa arkay ❤️

  • @kowsarfarhan8728
    @kowsarfarhan87284 жыл бұрын

    Dirsle wllo wlhy hadaan rer xmar nhy saan kuu jeclnhy lee💞💞💞🤞

  • @Humblegir
    @Humblegir4 жыл бұрын

    Qosolka Dirisla inta kuqososhay like isaar😂😂😂🥴

  • @muhzinibrahim1874
    @muhzinibrahim18744 жыл бұрын

    Waan dwdhanyahbarother mmamahan waa wareegtaa uun siidii maano wiiftada🤣🤣🤣 kaftan uun

  • @apdirahmanmuhumed9760
    @apdirahmanmuhumed97604 жыл бұрын

    Dirisle apdi 0o kle mar ka la dawado rajo horumar le ku galeyza horey usoco pro

  • @mmedguelleh7303
    @mmedguelleh73034 жыл бұрын

    Thé best Somalie youtupeur dirisle abdi🤩🤩

  • @King____zaki
    @King____zaki4 жыл бұрын

    Dirisle gorma guursanasaa 90 you tube ha dhex fadhine

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi20634 жыл бұрын

    Hhhh weykan mahe telephone kaaga so dir aan u diree ku lahaa dirisle nin adag🤣🤣🤣🙏

  • @ABDIASKARTUBESubscribe
    @ABDIASKARTUBESubscribe4 жыл бұрын

    Dirisle love isar wllka😂 iam ur big Fan

  • @enapulle809
    @enapulle8094 жыл бұрын

    Dirisle Nin QiiM0 PaDaN🤸‍♂️🌍

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed67204 жыл бұрын

    Mansha Allah Dirisle Abdi iyo Jiya wey isku sobaxayan runti wan so dhawen lahay hadey shegada nobadalan wan jecla lahay hadey xariir sameyan.

  • @ozameyoung8415
    @ozameyoung84154 жыл бұрын

    Adaa Dhaweeye 😁😁😁😁😁😁😁😜😜😜😜😜

  • @sacdiyamohamuud1846
    @sacdiyamohamuud18464 жыл бұрын

    Dirisle Boqorka reaction ka keep going

  • @amienzeadofficial2430
    @amienzeadofficial24304 жыл бұрын

    Zxp yuuye Instagram iso sheeg

  • @ahmedozil4740
    @ahmedozil47404 жыл бұрын

    Dirisle abdi Have a nice day brother

  • @cabdiraxmancabdulahicali2113
    @cabdiraxmancabdulahicali21134 жыл бұрын

    Horey usoco magaranesa kugu jeclhy

  • @sagalasadmaxamed3367
    @sagalasadmaxamed33674 жыл бұрын

    Dirisle abdi legend ❤😍

  • @lamayaqaan1280
    @lamayaqaan12804 жыл бұрын

    Gabartaan Yaa Yaa maxay utiraah 😀 dhaqancelis bee iska dhigee iyadoo Kenya Soo dhaafinee Yeah yeah bilaawdayba🤪

  • @raxmarajo5841

    @raxmarajo5841

    4 жыл бұрын

    Jiya yaan lagu mash quulin anagaa jecele

  • @inahusein9316

    @inahusein9316

    4 жыл бұрын

    Jiyaaa hala daayo

  • @hamsemahmed3943

    @hamsemahmed3943

    4 жыл бұрын

    Hhhhh runta bro

  • @quenquen884

    @quenquen884

    4 жыл бұрын

    kkkkk filinkaas ayaa socda ayaanta xamda yar oo xamar joogto oo ciyaal sey walhi iska dhigeysona waan arkaye nuradiin kl oo malesiya joogo oo yaah yaah ku waashtayna waan arkaye😃😃😃

  • @winnerg.m4400
    @winnerg.m44004 жыл бұрын

    One of the best KZreadrs dirisle

  • @ayaancadaani4864
    @ayaancadaani48644 жыл бұрын

    Dirisle Legend 🙌❤

  • @cxamiidxiirey2889
    @cxamiidxiirey28894 жыл бұрын

    Darisle in uu qosalka iska rixato inti ila argty ☝️☝️like

  • @ganaadofficial563
    @ganaadofficial5634 жыл бұрын

    allow.ka farxi allow cadaabta ka xoree qofkii subscribe isaar amiiiiin

  • @xabsoabdinaasir6753

    @xabsoabdinaasir6753

    4 жыл бұрын

    Aaamiin ya allah wanku sarey wall

  • @darual-salixinlinashrial-d1697

    @darual-salixinlinashrial-d1697

    4 жыл бұрын

    Waan ku saray walal Ganaad adigana isar subscribe inshaAllah thanks

  • @hodanahmedhassan1228
    @hodanahmedhassan12284 жыл бұрын

    Qeylo

  • @amiirocadey5111
    @amiirocadey51114 жыл бұрын

    Waaaw m.a waad isku nuureysaan labadiina ok

  • @safiyosamater9042
    @safiyosamater90424 жыл бұрын

    Maantey wuu shidan yahay darisle😁😁👏👏👏💖💖💖

  • @hadafhanaan7761
    @hadafhanaan77614 жыл бұрын

    I loved it

  • @Poqorad
    @Poqorad4 жыл бұрын

    Inta ila aragta marwalba dirisle inu marku yaxyo iskumada daliyo mobile kisa🤗🤣

  • @rahmaahmed4317

    @rahmaahmed4317

    4 жыл бұрын

    Agsomaliga wll si fiican u qor yaxyo waa mxy bal bro

  • @khadijashire672

    @khadijashire672

    4 жыл бұрын

    War jeclida ana is iri muxu ka wada 😂😂😍😍😍

  • @Poqorad

    @Poqorad

    4 жыл бұрын

    @@rahmaahmed4317 wll aduu afsomaligu kugu yaryahay yaxyo iyo qajilad wa isku mid muhim ma ahan midadtaqano inan soqoro ok

  • @Poqorad

    @Poqorad

    4 жыл бұрын

    @@rahmaahmed4317 wll aduu afsomaligu kugu yaryahay yaxyo iyo qajilad wa isku mid muhim ma ahan midadtaqano inan soqoro ok

Келесі