No video

Jinka Iyo Caalamka Inaga Qarsoon Sh Maxamed Ismaaciil

Subscribe to our channel:
/ @truecabletvonline
Like:
Facebook / truecabletv
Sign Up:
website truecable.tv/

Пікірлер: 272

  • @Khaledabib
    @Khaledabib5 жыл бұрын

    Jin, Ibliis, Shaydaan, Cifriit, Jaan iyo qaar kaloo badab hore uma kala aqoon lakin maanta ayaan kala bartay, Ilaahay ajar iyo xasanaat ha ka siiyo Sheeikh Mohamed Ismail

  • @aminashirdon8981

    @aminashirdon8981

    3 жыл бұрын

    @Augustine Preston why are you watching this if you don’t care

  • @nin-geed-saaran

    @nin-geed-saaran

    3 жыл бұрын

    @Augustine Preston fook you

  • @nin-geed-saaran

    @nin-geed-saaran

    3 жыл бұрын

    @Augustine Preston you don't have any girl friend

  • @hibohaybexasan6396
    @hibohaybexasan63965 жыл бұрын

    Mansha Allah tabarakalah sheq maxamed ismacil sixirolayashi wad so afjartay. 6/4/2012 ban Ku imi ano xalad xun kuugan xamilna ah dawo ad isisay ban kubogsatay inkasto mar dhexe laygu so labtay wan kuduceya si kal iyo laba allaw wax Ku dhiba ka hay aqiro iyo aduun

  • @armaanodowa7845

    @armaanodowa7845

    4 жыл бұрын

    Farax Cabdullahi dawada Ku qoray ma ila wadaagi karta

  • @nasteexonalka2779

    @nasteexonalka2779

    3 жыл бұрын

    Hibo abayo shekh namabar maka heysaa gabar iga xanuun san abayo

  • @hibohaybexasan6396

    @hibohaybexasan6396

    3 жыл бұрын

    Abayo wan heli kara lambarkisa lakin waxan maqlay wu iska daayey cileejintii

  • @____Cumar____
    @____Cumar____4 жыл бұрын

    Mnsha allah sheekh muxammad sh.ismaciil ilaahay ha barakeeyo wax badan ayaanu ka faa'idnay runtii جزاك الله خيرا

  • @hawohaajir
    @hawohaajir5 жыл бұрын

    Maashaa alaah alaha Ku xifdiyo sh m.sh.Ismacil waxaad noo iftiimisay wax naga qarsoonaa ilaahay cilmiga cimriga iyo caafimaadha hakuu SAA,idiyo

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac43864 жыл бұрын

    Alx ilaahay baa mahad leh habeen baan arkay shiikhu qawlkaa jinka uuka sheekaynayo saq dhexe bay ahayd musqushaan u kacay ka dib qolka keligay hurday tuwalayd muraayad leh baa ii yaalay aan maryaa ku gurto ka dib muraayadii baan amarka ilahay iska hor istaagay😢 markaa istaagay baan arkay wax maryo cad camal ookale oo gadaashayda/#xagayga danbe biriq ka yidhi waan naxay dadkii XAFADan kiciyay markii iska weyso qaatay dib uma seexan qolkii sheekada sheekhaan soo xasuustay waxan kaloo maqlay inan hbnkii muraayad lasku eeginba gebi ahaanba😢

  • @user-lr6ew5mv8v

    @user-lr6ew5mv8v

    2 жыл бұрын

    Kaligaa waliga hajiifsan qol

  • @eng.jicsin.1999

    @eng.jicsin.1999

    Жыл бұрын

    Sheekho film😂😂😂

  • @NasraMaxamed-cm7lc

    @NasraMaxamed-cm7lc

    Жыл бұрын

    ​@@eng.jicsin.1999isku xishood

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd94494 жыл бұрын

    Masha Allah, Allah Ajar Iyo Xasanaad Haka Siiyo Xaqiiq Waxaa Ah Waxan Kaa Faiday Faido Qiimo Badan Oo Aduun iyo Akhiro Na Anfaceyso Kuwii ee Anfacdo Ale Hanaga Dhigo 🤲 Amiin 🤲

  • @abdalleaddaani6129
    @abdalleaddaani61294 жыл бұрын

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا. ماشاء الله. Allah ha ka abaaliyo sheekha cilmigana ha u barakeeyo

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    4 жыл бұрын

    Aamiin

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar46465 жыл бұрын

    Dr . Sheekh Mahamed Ismail walahi dar ilahay baan u jecelahay

  • @mohammedadanhassan9904

    @mohammedadanhassan9904

    3 жыл бұрын

    Sidookle

  • @cabdullahiciise9438

    @cabdullahiciise9438

    3 жыл бұрын

    Sidoo kale

  • @abyan1351
    @abyan13515 жыл бұрын

    Baarakalaah ya sheeq mxamd ismaciil Wax badan baa kaa fa'iidnay allow nagaqabo xasadka iyo shayaadiinta Sheekada inanka ardaygaa ahaa ee xamar wax baa iigabaxy waayo wadadaa warshada caanaha mar walba wxaa ku rogmada gawaarida malaha jin baa dagan yasir allah

  • @nuurtocadey6631
    @nuurtocadey66314 жыл бұрын

    شيخ جزاك الله خيرا

  • @muwaahibabdi8625
    @muwaahibabdi86255 жыл бұрын

    جزاك الله شيخ الفضيل محمد اسماعيل

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid88705 жыл бұрын

    Maansha Allah Sheekh Mohamed Ismacill Allah cimriga hakuu siyaadiyo adeero.

  • @abdirahmanmohamud686
    @abdirahmanmohamud6865 жыл бұрын

    1999 ayey aheyd markii ugu horeysay aan maqlo sheekh maxamed ismaciil waxaan cajalado badan ka duubtay masjid ku yaalo magaalada Eindhoven ee wadanka Holland mashaa alaah ilaah ha xifdiyo sheekan wuxuu mudan yahay shahaado u qalanto Nobel prize waxaase codsanayaa in lagu tarjumo luqado kale duwan oo hoosta looga qoro. mahadsanid

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine26955 жыл бұрын

    Macha allah, EEBBE cimmriga iyo cilmiga ha u siyaadsho sheekh mohamed ismail.

  • @mohamedaden5074

    @mohamedaden5074

    5 жыл бұрын

    ln By

  • @mohamedaden5074

    @mohamedaden5074

    5 жыл бұрын

    J

  • @hasanibrahim5448

    @hasanibrahim5448

    5 жыл бұрын

    aamiin

  • @gabrielagrest9739

    @gabrielagrest9739

    2 жыл бұрын

    ameen❤️

  • @anshaacademy6240
    @anshaacademy62404 жыл бұрын

    بارك الله فيك شيخ محمد إسماعيل

  • @KingHamada1

    @KingHamada1

    4 жыл бұрын

    Wll shiekhaan Manool yahay Pradar Mise??

  • @mohammetziyat508

    @mohammetziyat508

    3 жыл бұрын

    @@KingHamada1 haa alx wll jaarbaan nahayba hargeisa

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi48425 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا الجزا شيخنا محمد إسماعيل

  • @hayatmohmed5549

    @hayatmohmed5549

    2 жыл бұрын

    هل هذا الشيخ من الحبشة؟

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh56985 жыл бұрын

    Baarakalaah ya sheeq mxamd ismaciil Wax badan baa kaa fa'iidnay alle ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye88625 жыл бұрын

    Jazaka Allah Keir Sheikh!

  • @salaadmudey3542
    @salaadmudey35425 жыл бұрын

    جزاك ا لله خيرا ...٢🏅🥇🎖

  • @TheIsmael2010
    @TheIsmael20105 жыл бұрын

    Jazak Allah kheir

  • @jamalabdilahi438
    @jamalabdilahi4385 жыл бұрын

    Msha allh sheekh alle cimriga iyo cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo

  • @aminaali8400
    @aminaali84005 жыл бұрын

    Masha Allah sheekh cilmiga caqliga iyo caafimaadka Allah hakuu barakeeyo

  • @waxsan-sheegmaide2981
    @waxsan-sheegmaide29815 жыл бұрын

    mansha Allah sheekha aan ku daydo Allow janada inagu kul mi

  • @mahdibeel-daaje2204
    @mahdibeel-daaje22045 жыл бұрын

    illahayban ka magan galay jinka iyo dhibtiisa, 3bilood ka hor waxan waayay walashay aan aduunka ugu jeclaa oo uu jin galay isla markaana uu dab qabadsiiyay sidaasna ku dhimatay wlahi xasuustayda kama baxdo waxay igu odhan jirtay inan jaamacad dhameeyo ayan rabaa illahay waxan ka baryaya inu janada ku arsaaqo jinkii dilayna naarta alle haku fogeeyo aamin aamin

  • @wacanmohamed8788

    @wacanmohamed8788

    5 жыл бұрын

    mahdi deeqsi Allah haw naxaristo wll hablo badan o ay dilen ba jira.

  • @sabonagisomaliland5469

    @sabonagisomaliland5469

    5 жыл бұрын

    Aamiin walaal samir iyo iimaan saadiqa Allah haku siiyo u ducee intaad ifka ku nooshahay adna quraanka ku dadaal iyo adkarta Allah SWT

  • @fariyaqadaafi704

    @fariyaqadaafi704

    4 жыл бұрын

    Ilahy haw naxariisto

  • @shaficikhaliif5925

    @shaficikhaliif5925

    4 жыл бұрын

    Amiin ya allah jinka wa cadowga mumminiinta allaha kaga qabto shartiisa adinkana samir iyo iiman allaha idinka siiyo wlsh

  • @niamomohamud7041

    @niamomohamud7041

    3 жыл бұрын

    Abyo baayo Allah ha unaxaristo ilaahey baa uqorey

  • @axmedmaxamed560
    @axmedmaxamed5603 жыл бұрын

    Mshalaa adeer mcn alhakugu anfaco cilmigaa

  • @sahrahashi7256
    @sahrahashi72565 жыл бұрын

    Subxanallah.. khayr Allah Ku siiyo

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij5 жыл бұрын

    Jazzaka Allaah. Kheyr Allaha kuugu badalo, wax badan baan kaa faaiiday.

  • @mdmaareeyahaqarniiga5850
    @mdmaareeyahaqarniiga58502 жыл бұрын

    Mnsha allah sh mohamed alle cafimad iyo cimriidhere haku siiyo

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim66735 жыл бұрын

    Wa sh farxaan ah. Mashaa Allah

  • @mohamadosmaankuulofarxadaw389
    @mohamadosmaankuulofarxadaw3894 жыл бұрын

    Masha Allah alow barakeey Shiiqeyno ilahayow uu dambi Dhaaf shiiqeno iyo walidiintiso Iyo dhamaan muslimiinta alow Uudhaaf dunuumta

  • @Somcoders
    @Somcoders3 жыл бұрын

    Masha Allah sheik wax badan baa noo iftiimisay Jazaka Allah.

  • @barrecabdi4329
    @barrecabdi43295 жыл бұрын

    allah yax fiidak sheekh maxamed ismacil

  • @kadraabdirazakabdullahi8211
    @kadraabdirazakabdullahi82114 жыл бұрын

    Masha allah sheikh ajar alle haka siiyo Wax bdn ka faaiidey alxamdulillah

  • @moarbe9583
    @moarbe95835 жыл бұрын

    ManshaAllah sheekh kadaa'aka allahu khayran

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi80705 жыл бұрын

    Sheikh jisaakalah qayr fidunyaa walaaqira Amin yaarabi raxman raxiin amiin yarabi

  • @mohanrijaal2402
    @mohanrijaal24025 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا اخي العزيز

  • @ahmedabdirashiid4108
    @ahmedabdirashiid41085 жыл бұрын

    Masha Allah Sheekh maxamed ismacil halagaadhsiiyo in uu buug kooban ka qoro muhadiraadkan ?

  • @kafiabdille9845
    @kafiabdille98455 жыл бұрын

    Shiikh qayr ala haku siiyo

  • @calicige4197
    @calicige41973 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا اخي محمد اسماعيل

  • @fatiman2077
    @fatiman20775 жыл бұрын

    Mansha Alaah yaa sheekh,jzk laahu khyr.

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa37485 жыл бұрын

    Maansha Allah barakallahu fiik

  • @ibraahimbashiir511
    @ibraahimbashiir5113 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh Ismail mohmed

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi64735 жыл бұрын

    Masha Allah sheekh ilahay cilmaga haku barakeeyo

  • @abiyajama8118
    @abiyajama81185 жыл бұрын

    msha allh calmka qorson wx badn aya nogshegty jaskl lahu kher

  • @jamaahmedadansamakab7221
    @jamaahmedadansamakab72214 жыл бұрын

    Alle hakaa Amaal mariyo khayrka aad faafiso Sheikh.

  • @deeqoade9281
    @deeqoade92815 жыл бұрын

    Ma sha allah

  • @yabfbbuf7378
    @yabfbbuf73785 жыл бұрын

    Maxamed ismaaciil....barraklahu laka.....

  • @aliwaceys216
    @aliwaceys2165 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @KuxidhnoowQolkaArimahadunida
    @KuxidhnoowQolkaArimahadunida3 жыл бұрын

    Mudo 3 sano ah baan arimahaan wax ka qorayay aad baan ugu baahanahay sheekh maxamed sh ismaaciil qofkii lanbar ka haya ha igu soo xidho

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani17725 жыл бұрын

    Mnsha Allah sh.maxamed ismacil

  • @ismailsuul3136
    @ismailsuul31365 жыл бұрын

    Maalinkii Xabsiga laga soo daayey Mahadcelin allah darteed ayaan u sujuudey

  • @mahadmohamed8884

    @mahadmohamed8884

    5 жыл бұрын

    mansha allah jazkalhu kheyraa

  • @abdirahimibrahim4185
    @abdirahimibrahim41853 жыл бұрын

    ALLAH haku barakeeyo . Shieq maxamed❤

  • @shamsocabdullahi4355
    @shamsocabdullahi43553 жыл бұрын

    Asc sheekh mash Allah ilaah qeyr xakusiyo waxbadan ayaan kafacideystey xadalkaga intee lagala so xiriraa adigo rali ah jasakalah qeyrun

  • @musecabdinuur6257
    @musecabdinuur62573 жыл бұрын

    mashalah aqontada alha kuu barakeeyo

  • @nimobade8394
    @nimobade83943 жыл бұрын

    Mansha allah sheikh Jazakillah 🙏

  • @mohameddahirkeynan5446
    @mohameddahirkeynan54463 жыл бұрын

    Mashlh Sheikh Mohamed Ismacil

  • @bishaarocabdi6373
    @bishaarocabdi63735 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mohammedhussein4597
    @mohammedhussein45975 жыл бұрын

    Masha allah

  • @ismailali7589
    @ismailali758911 ай бұрын

    Mnsha allah sh numbrksa ma helki karaa

  • @failyoutubeqadhmuun983
    @failyoutubeqadhmuun9834 жыл бұрын

    ماشاء الله جزالله خير جزاءه فضيلة شيخ محمد إسماعيل

  • @kaltuunismacil2578

    @kaltuunismacil2578

    2 жыл бұрын

    Bulacda

  • @CabduQadir-ru3mw

    @CabduQadir-ru3mw

    Жыл бұрын

    ​@@kaltuunismacil2578 wwwwwwwwwwwwwww

  • @CabduQadir-ru3mw

    @CabduQadir-ru3mw

    Жыл бұрын

    ​@@kaltuunismacil2578 wwwwww

  • @CabduQadir-ru3mw

    @CabduQadir-ru3mw

    Жыл бұрын

    ​@@kaltuunismacil2578 www

  • @CabduQadir-ru3mw

    @CabduQadir-ru3mw

    Жыл бұрын

    ​@@kaltuunismacil2578 wwwwwww

  • @Funny20348
    @Funny203485 жыл бұрын

    Illahay khayr hakusiiyo

  • @abdiazizcarlos4192
    @abdiazizcarlos41924 жыл бұрын

    Alle haku barakeeeyo shekh

  • @farhiyosiciid3026
    @farhiyosiciid30265 жыл бұрын

    Mashaa allaah

  • @cabdicasiis212
    @cabdicasiis2123 жыл бұрын

    Mansha allh Ala ha ku barakeeyo sheekh

  • @roobleahmed5762
    @roobleahmed57625 жыл бұрын

    Masha allah jasaakallahu. Shiikh.wan kafa idnay.

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa37485 жыл бұрын

    46 yidhi dislike waa sixiroolayaashii malaah subxaanallah. Barakallahu shekh ismael inbadan baanu laheeyn culimadu ha hadlaan by researchers detectives investigators in Islamic method

  • @umufadumosahra1421

    @umufadumosahra1421

    4 жыл бұрын

    Ma fahmayaan like and dislike

  • @naagnool1416

    @naagnool1416

    3 жыл бұрын

    Hhhhh

  • @nacimomoh9675

    @nacimomoh9675

    6 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @sotelcomedia2139
    @sotelcomedia21394 жыл бұрын

    Wlhi caawa waan cabsaday 😢😢😢😢

  • @abdullahiabdirahamanahmed630

    @abdullahiabdirahamanahmed630

    3 жыл бұрын

    Illahay idankis ayay wax kusameyan waxay dadka kusamsyn karan malahan hadan illahay ufasixin

  • @same-kaabaar-salaan6263
    @same-kaabaar-salaan62634 жыл бұрын

    Masha allah JAZAAKALLAAHU KHAYRAN sheekh

  • @mohamedabdilaahi2889

    @mohamedabdilaahi2889

    4 жыл бұрын

    Mnsha allaah alle hakuu barakeeyo cimrigana hakuu siyaadiyo

  • @Huruuse
    @Huruuse4 жыл бұрын

    Barakallaah Sheikhuna.

  • @naalleeyee
    @naalleeyee4 жыл бұрын

    thanks sheekh

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed6865 жыл бұрын

    masha allah aqoon badan ayd noo faa'idaysey ALLAH ha ka abaalmariyo sheekha

  • @ikrayssalah5086

    @ikrayssalah5086

    5 жыл бұрын

    Masha allah

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    4 жыл бұрын

    Mansh alh

  • @foos7330
    @foos73305 жыл бұрын

    Asc sheeq jazaükum laahu qeyr

  • @alisharif9545
    @alisharif95454 жыл бұрын

    ASC mash allah shiika kheyr allah siiyo Lkn waxaan ka Codsanayaaa Marka uu soo qaato aayad Quran on Daliil ah AMA Xadiis Daliil ah inuuu is Fiican noogu sharraxo marka hore aayadda ama Xadiiska inshallah

  • @SuperAbdul0000

    @SuperAbdul0000

    3 жыл бұрын

    Waa run wll isaga iyo sh Mustafe waxaad modaa dadka ay la hadlayaan inay yihiin dad quranka iyo axadista ay wada garanayaan

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he4 жыл бұрын

    Asc Somaliyay sheekhan xageen ugu hagaagaa fadlan xiriirkisa iyo degaankisa shekhaan halaygu caawiya.

  • @somalilandergeesi3747

    @somalilandergeesi3747

    4 жыл бұрын

    Waa reer hargaysa

  • @addnaaibrahimcaaali4456

    @addnaaibrahimcaaali4456

    4 жыл бұрын

    Dagan Dagan hargysa

  • @kuwiinabdillahi568

    @kuwiinabdillahi568

    4 жыл бұрын

    Walayalow yaaa igu caawi kara numberkiisa iyo meelan kala xiriiro

  • @flsncabdi1413

    @flsncabdi1413

    4 жыл бұрын

    waa muaadinka masjidka Cali matan ee Ku yaala suuqa hargeysa

  • @hamzeabdillaahihusseinalza894
    @hamzeabdillaahihusseinalza8945 жыл бұрын

    Kuwa *dislike* saaray miyaydan Alle ka baqayn mise *Jahalnimo* Ayaa idinka haysa *Alle* haydin soo hadeeyo 😠😠😬😬

  • @hasanguregure8061

    @hasanguregure8061

    5 жыл бұрын

    *Walaal ku waan malaha waa iyaga*

  • @khadaradam6601

    @khadaradam6601

    5 жыл бұрын

    wlll waa caalamkiii kle kkkk

  • @hasanguregure8061

    @hasanguregure8061

    5 жыл бұрын

    @@khadaradam6601 *hadaad garatay khadarow ,adugu qadarow ma insi baat tahay?*

  • @aminkafi9785

    @aminkafi9785

    5 жыл бұрын

    Hamze Al zaadiq sxp inuu Caalamkii kale yahay ayaa dhici karta.

  • @hasanguregure8061

    @hasanguregure8061

    5 жыл бұрын

    *war adigu ma is baad tahay?*

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte44273 жыл бұрын

    Aniga iyo xaaskeeyga baa isla daawneynay TV ga qolka fadhiga wlh waay cabsatay ilaa iyo aniga igu dhagtay koolo cml

  • @shamsurisala9877
    @shamsurisala98774 жыл бұрын

    Masha allah sh ala ya barak

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani17725 жыл бұрын

    Alle haku xafido

  • @ahmedabdibadal2210
    @ahmedabdibadal22105 жыл бұрын

    Mansha allah sh maxamed

  • @geelleguure8808
    @geelleguure88082 жыл бұрын

    Sheekh Maxamad Ismaaciil Allaha ku xafido. Waa cashar aad loogu baahnaa in ummadda la baro.

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed74105 жыл бұрын

    MashaAllah sheikhuna Allah hakafarxiyo cimri Deree iyo cibado badan. Allah hakusiyo sheikhuna

  • @mukhtarabdullahi2683

    @mukhtarabdullahi2683

    4 жыл бұрын

    Mashalaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78272 жыл бұрын

    Maanshalaah sheekh maxamed ismail guuleyso if iyo aakhiro

  • @mohameddalmar3822
    @mohameddalmar3822 Жыл бұрын

    Jazaka allhu kheiraa

  • @janogale9919
    @janogale99195 жыл бұрын

    Maasha alaa

  • @faysalgelle1773
    @faysalgelle17735 жыл бұрын

    Kuwa deslike saaray waa shayaadiinta,wadaadka ka sheekaynaya.

  • @boono2912

    @boono2912

    4 жыл бұрын

    Hehehehe.

  • @wiilkasanadka6078

    @wiilkasanadka6078

    4 жыл бұрын

    Walahi waa runta sxb

  • @drwarsameyusufabdi5767
    @drwarsameyusufabdi57673 жыл бұрын

    Ilaah ayaa jano kugu abaal marinaaa sheikh Mohammed Ismail, diinta dhib badan baa darteed lugugu geeystay

  • @mubarakcabdi1185
    @mubarakcabdi11854 жыл бұрын

    masha allah wadmahad san tay saxib

  • @mohamoudabdikadiradam9625
    @mohamoudabdikadiradam96255 жыл бұрын

    Mnsha allaah

  • @jamakhadar5575
    @jamakhadar55752 жыл бұрын

    M.allh

  • @MohamedHassan-re2hk
    @MohamedHassan-re2hk3 жыл бұрын

    jazaakalaah sheekh

  • @nasteexonalka2779
    @nasteexonalka27793 жыл бұрын

    shekh nambarkiisa rabaa yaa haayo

  • @World_Foot-ball.
    @World_Foot-ball. Жыл бұрын

    ألحمد لله رب العالمين، جزاكم الله خيرا، ألله يطول بعمرك

  • @abdikani9509
    @abdikani95092 жыл бұрын

    Baraka lahu shiikh

  • @suhaybahmed2358
    @suhaybahmed23584 жыл бұрын

    Jasak allan khayr

  • @ikhiyarabdi8389
    @ikhiyarabdi83895 жыл бұрын

    asc

  • @hamsemohammedali110
    @hamsemohammedali1103 жыл бұрын

    Mansha allah mahadsanid ❤️

  • @issamohamed9757

    @issamohamed9757

    3 жыл бұрын

    Adiga mudan.

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali75975 жыл бұрын

    If iyo akhiroba guulayzo

  • @ayannamohamed8113
    @ayannamohamed81133 жыл бұрын

    Jazakalah khair sheikh

  • @mohamedhassankhayrekhayre8666
    @mohamedhassankhayrekhayre86665 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media.5 жыл бұрын

    Sheekh wa la heli karaa hadii la dadaalo meel lagu noolankaro

Келесі