Jigjiga dabkii ka dhacay iyo qasarihiisii ?

Музыка

Qasaare badab ayuu gaystay dabkii madhiyay hantidii taalay taywankii cusbaa ee magaalada jigjiga
• ALI DHAANTO CALI DHAAN...
• DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

Пікірлер: 14

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Жыл бұрын

    Maansha Allaah, Caliyoow waad ku mahadsan tahay wacyi galintaada.... Waxaan kaa soo salaamayaa magaaladaad swedan markaad ku cusbayd nolasha aad ka billowday.... Kristianstad ee salaan sare 🙌🇸🇴

  • @rnuura334
    @rnuura334 Жыл бұрын

    Wixii Kadanbeeyay Dabkaa ee Gubey Rabi Hakhashifo oo Hasooqabto Yaa Raxmaan Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin ILaahayoow BadaL KhayRqaba Rabi Hasiiyo oo Hawgubadalo Aamiin Yaa Allaah

  • @amuunahmed9498
    @amuunahmed9498 Жыл бұрын

    badal Khayr qaba Alle ha siiyo umada reer jiigjiiga 😢

  • @MahamedInacali-dw9om
    @MahamedInacali-dw9om Жыл бұрын

    ALLAH ugargaro wllhena RER jigjiga bedel kherqaba ALLAH siyo

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 Жыл бұрын

    Ilaahay ha ugargaaro aan iscaawino walalayaal

  • @abdihamidliban113
    @abdihamidliban113 Жыл бұрын

    Manshalah adeerkay ali dhanto❤

  • @farahomar2921
    @farahomar2921 Жыл бұрын

    amin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤111

  • @hamzeibrahim461
    @hamzeibrahim461 Жыл бұрын

    Allah u gargaaro 😢❤

  • @malyuundhool6890
    @malyuundhool6890 Жыл бұрын

    Alle hau gargaaro umada somaliyeed 🤲🤲

  • @saynabomarcali-wr5dc
    @saynabomarcali-wr5dc Жыл бұрын

    😢😢😢🤲🤲🤲

  • @axmedmaxamuud2450
    @axmedmaxamuud2450 Жыл бұрын

    Fanaaneenta makacantee

  • @cabdiresaq-un1li
    @cabdiresaq-un1li Жыл бұрын

    Sidookale caliyow

  • @jallexassanali748
    @jallexassanali748 Жыл бұрын

    Illahey ummada somaliyed dhibka haka qaado

  • @NuurCadaawe

    @NuurCadaawe

    Жыл бұрын

    Ilahay badal kheyr gaba xaugu badalo ayaa leeyahay waxaa kaloo ganacsatada ufarayaa sadagada bixiya

Келесі