No video

jawaabtii umal QEYBTII 9AAL muxaadaradii injirta by sheekh khaalid m,nuur mire

Пікірлер: 58

  • @moustafaaliguedihassan5133
    @moustafaaliguedihassan51337 жыл бұрын

    barakhallahou fiik, long vie a toi...tu es un homme ou un lion dont les wahabistes fait un pas derriere quand tu apparait , long vie a toi et encore une connaissance seigneuriale pour toi,

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye31814 жыл бұрын

    Masha Allah Ilaahow cimrigaada barakee iyo cilmigaada Waad na shaafisey Ilaahow kuwa yuhuuda soo adeegsatey oo Nabigaada fadliga weyn aad siisey nusqaaminaya Ilaahow dullee oo saxariiri. Yaa caziizu yaa jabbaar

  • @bashaashtv7084
    @bashaashtv70843 жыл бұрын

    Maashaallaah

  • @ayanleabdullahi4966
    @ayanleabdullahi49664 жыл бұрын

    Mashaa allaah sh.khalid illaahey ha xifdiyaadun iyo akhiraba

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 Жыл бұрын

    Mashaa allaah barakallaah fika ilaahaw rabiyaw rabiyaw rabiyaw raxmanaw nahanuuni aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @abdulazizinjir6860
    @abdulazizinjir68606 жыл бұрын

    Asalaamu caleykum. Ilaahay ha kaa abaalmariyo difaaca Rasuulkeennii suubbanaa SALLALLAAHU CALEYHI WA SALLAM iyo Diinteenna wanaagsan ee liibaanteenna Aakhiro iyo midda horeba aan ku heleynno. Wahaabiyaduna waa musiibada ugu weyn ee somali soo wajahday wakhtigan. Mar kale Ilaahay ha kuugu gargaaro gargaarka diinta, dhammaan dunuubtaadana Ilaahay ha kuu dhaafo, jannadiisiina ha kugu geliyo xisaab la'aan, maalinta kuugu wanaagsanna ha ka yeelo maalinta aad wejiga Ilaahay hor taagan tahay. Annagana kuwa culimada xaqa ah raaca Ilaahay ha naga yeelo. Ilaahow mu'minnimo nagu noolay naguna oofso. AAMMIIN

  • @aliandsalt185
    @aliandsalt1852 жыл бұрын

    حفظه الله شيخنا شيخ خالد

  • @abdulkarimmahmud9642
    @abdulkarimmahmud96428 жыл бұрын

    ilahow cumri dher nosii shikh khaalid maclim janadadana ugudeq

  • @abdiazizabdullahi7876
    @abdiazizabdullahi78764 жыл бұрын

    Sheekheenow shekh khaalid Cimrigaada Allah hanoo dheereyo

  • @aliandsalt185
    @aliandsalt1852 жыл бұрын

    بارك الله فيك شيخنا شيخ خالد معلم نور

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural48503 жыл бұрын

    Masha allaha barakallaahu fiika

  • @user-hg4ic9rd8t
    @user-hg4ic9rd8t2 ай бұрын

    Baaraka allah sheikhunaa sh.khaaaliid alla kuxifdiyo

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural48503 жыл бұрын

    Masha allah shikha allaha khayr badan allaha siiyo cimrikisa allaha dheereeyo aamiin

  • @samaanabdi3302
    @samaanabdi33023 жыл бұрын

    Ala hanu barakeyo culadena gar ahan sheekhena wayn

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural48503 жыл бұрын

    Carabkaaga naarta allaha kaxureeyo aamiin xaqa allaha nafahamsiyo aamiin aamin aamiin

  • @khadarqulle7334
    @khadarqulle73344 жыл бұрын

    Mansha allah sheekh khalid

  • @asaduzamanalmaxmud7671
    @asaduzamanalmaxmud76712 жыл бұрын

    Masha allah shukran

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural48503 жыл бұрын

    Maashaa allaah

  • @user-cr8sr8hs3z
    @user-cr8sr8hs3z6 ай бұрын

    شيخنا شيخ خالد معلم عبد الله حفطه الله

  • @aliandsalt185
    @aliandsalt1852 жыл бұрын

    فضيلة الشيخ خالد معلم نور

  • @fadumosheekh9549
    @fadumosheekh95493 жыл бұрын

    Sh.Noolow

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim37874 жыл бұрын

    masha Allah xaqqa wu cadyahay cidii alle hanunka la doonahayo ba ku hanuunahayo.

  • @muhamedburhaudiin6157
    @muhamedburhaudiin61577 жыл бұрын

    walaaahi dagaandig ayuu kadhigay ar aftahansanaaa wadaadkaan

  • @moustafaaliguedihassan5133

    @moustafaaliguedihassan5133

    3 жыл бұрын

    mashaallah waa runtaa

  • @aliandsalt185
    @aliandsalt1852 жыл бұрын

    ماشاءالله

  • @abdiazizabdullahi7876
    @abdiazizabdullahi78764 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @abdiazizabdullahi7876
    @abdiazizabdullahi78764 жыл бұрын

    Baarakallah

  • @aliandsalt185
    @aliandsalt1852 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @brotherabdi1
    @brotherabdi19 ай бұрын

    sheekh khaalid xagee jooga

  • @cabdixabiib3995
    @cabdixabiib39958 жыл бұрын

    insha allah wahaabiyo waa laga hor tagaa waana la laaban donan waxay la imaaden oo baadilka ah

  • @busuriahmed8298
    @busuriahmed82987 жыл бұрын

    masha alah

  • @c.qaadiribraahin3736
    @c.qaadiribraahin37363 жыл бұрын

    Sh khaalid sidiican ayaad uga badisa umal laandheere laandheere dhalay sheekheyga

  • @mohamudkahin9456
    @mohamudkahin94565 жыл бұрын

    Good work

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh17224 ай бұрын

    Difac rasuulka scw sune ma aha eewafaral

  • @abdullahiyare6251
    @abdullahiyare62518 жыл бұрын

    baarakallaahu

  • @xajarramali5542
    @xajarramali55425 жыл бұрын

    ماشاء الله

  • @aliandsalt185
    @aliandsalt1852 жыл бұрын

    زادك الله نشاطا شيخنا شيخ خالد

  • @xamseiidraage1545
    @xamseiidraage15455 жыл бұрын

    Walee laf duunta gashay ayuu kunoqday umal

  • @hamzaabdullahimuqtar3887
    @hamzaabdullahimuqtar38874 ай бұрын

    Qebta kowat aawi sxb qali iyo qebta afarat

  • @dalmar8431
    @dalmar84312 жыл бұрын

    Waxaan u baahanay in kutubta ay wahaabiyada daleenu ku fitnaynayaan dadka sida usuulu thalaatha,kashfu shubhaad,Qawaacidul arbaca,Fatxul majiid iwm. qaladaadkooda loo soo bandhigo masalo masalo,oo warbaahintana la galiyo sida yuutuubka, si ay ugu baraarugaan dadka wali caruurta u dhiibanaya iyo kuwa ku dagmaya. ilaahay Barako iyo cilmi iyo tawfiiq ha kuu siyaadiyo Sh.Khaalidaw.

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel70783 жыл бұрын

    Maxamed abdi wahab kaligis shekh noma aha horta wuxu ku khaldama culumada kale ayu ulamidyahay wana lugu ben aburtay shekga inbadan . Wax walbo u shego salafka iyo asxaabta ayu uceliya sanad lan

  • @abdulkarimmahmud9642
    @abdulkarimmahmud96428 жыл бұрын

    cadawgana ilahow kaqabo

  • @mahamedxasan8817
    @mahamedxasan88174 жыл бұрын

    si cilmiyeysan ayuu u dhexe galay uuuna bayaamiyay!!

  • @lamfilanxalwo9348
    @lamfilanxalwo9348 Жыл бұрын

    suufi iska cad aatahy hortag shiiqa kadib hirtiisa kadheb

  • @user-fs8hl7nx7r
    @user-fs8hl7nx7r3 жыл бұрын

    Firqooyiin lomey ayaay iska daba taaganyihiin

  • @zahrocadeyadan716
    @zahrocadeyadan7165 жыл бұрын

    Umal mashaAllah waa muxadith. حفظه الله

  • @user-fs8hl7nx7r
    @user-fs8hl7nx7r3 жыл бұрын

    Waa nin wareersan ninkan leh wax baan maxaadareynayaa. Waayo wuxuu ka hadlayo maba fahansana ee laf boo toobin ku hayaa

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын

    اولا من لا يعرف أين ربه ماذا يعبد ؟؟؟؟

  • @faisalkulane1556
    @faisalkulane155610 жыл бұрын

    Difaaca Suubanaha (NNKH)

  • @zahrocadeyadan716
    @zahrocadeyadan7165 жыл бұрын

    Diinta isdifaac iyo ragg iskadici ma"Aha

  • @qabdulkadir8505

    @qabdulkadir8505

    5 жыл бұрын

    Wixii wahaabiya ah oo nabiga scw aflagaadeenaaya waa in laga hortagaa waana waajib taas ka hadal ma lahan

  • @lamfilanxalwo9348
    @lamfilanxalwo9348 Жыл бұрын

    hadaladaaada sh maxamed cabdil wahaab ismasaa kitaab ayuu qoroy dadka been ta

  • @amiir3159
    @amiir31596 жыл бұрын

    dhamantin waad lunsantihiine wax hubsada caamoy

  • @samaanabdi3302

    @samaanabdi3302

    3 жыл бұрын

    Adiga ma culima tahy misa cama adaba cama ahan uhadlaye

  • @samaanabdi3302

    @samaanabdi3302

    3 жыл бұрын

    Culimada hadlkoda waa saxix

  • @maryanqadar668

    @maryanqadar668

    2 жыл бұрын

    Haamaha

  • @user-fs8hl7nx7r
    @user-fs8hl7nx7r3 жыл бұрын

    هذا المتكلم جاهل ولا يدري أنه جاهل وقد عرضت جهلك على الأمة ولو سكت لكان خير لك

  • @ismaciilexaaji4956

    @ismaciilexaaji4956

    2 жыл бұрын

    أنت جاهل لقدأخطأت في العربية لكان خير هذا خطأ والصواب لكان خيرا بالنصب لأنه خبر كان وأقول لك تعلم أولا ثم تكلم

Келесі