No video

JAWAAB CELIN : Sheekh Kishki oo karbashay culumada heesaha xaaran kadhigay &fariin fanaaninta ku ..

JAWAAB CELINTII CULUMADII HEESAHA XAARAN KADHIGAY | QEYBTA 3AAD| FADILATU SH. ABDULKADIR KISHK

Пікірлер: 122

  • @qaasimcabdisheekh7975
    @qaasimcabdisheekh79757 жыл бұрын

    mahadsanid sheekh kishki Aad ba u kala dhig dhigtay waxan sugnaa qoladii waraabayaasha, ama wahaabiyada waxey laso shir tagaan

  • @maryanswety9637

    @maryanswety9637

    7 жыл бұрын

    Jaabir Cabdi warabo waxa ah kuwa dahay markaan hadreyno ama aan saliga rasulka kuu salino scw wuu no imana bal.xagu kaa imaana haben dhan san uu sugayay wan dalay. wlhu sufii inan waxbo kaa qadan mar danbe..

  • @gureygurey321

    @gureygurey321

    7 жыл бұрын

    Jaabir cabdi Kishki yuu ku Lumin Runtaan ku Sheega ninkan waa nin Fogaatay kishki Dad baa Maalgashtay iyo Lacag sheytaamo buu u shaqeyaa Taker Guys

  • @gureygurey321

    @gureygurey321

    7 жыл бұрын

    waxaan Aqaan Kishki olms 28 years 1989 waxaan wada joognay Egypt waa dadka maskaxta laga dhaqay Waxaa looga soo dhaqay Dalka Egypt markuu Qaatay dhalashad Canada buu u noqtay Egypt markaas baa maskaxta laga soo dhaqay oo la badalay. markiisa hore wuxuu ahaa qof fiican mudo laga joogo 15 sano ka hor buu Isbadalay . taker Jaabir cabdi

  • @haliimocaadle6623

    @haliimocaadle6623

    7 жыл бұрын

    Jaabir Cabdi asc jaabir hooyo mcne waan Ku baryaaa ninkan iska jir

  • @MsHinda11

    @MsHinda11

    7 жыл бұрын

    sheikh kishki waa u egyahay qof brainwash lagu sameeyey ee ilaahay garabkiisa ha galo oo wanaag ah haddii fitan uu wadana ilaahay ummada somaliyeed inta aan waxbaranin haka qabtoo aamiin yaa rabi ayaan leeyahay

  • @ayuubaxmedmedia
    @ayuubaxmedmedia7 жыл бұрын

    Allah ayaa waxna xalaaleeya waxna xaaraameeya intaas qofka alle iyo rasuulkiisa jecel aaminsanna wuu garan karaa aayad diiday waan haynaa laakiin daliil ogol keen, waxaad rabtid sheeg heesuhu waa xaaraam waxaa dhegaystana waa inta noolaha u liidata oo quluubta madow.

  • @maxamedxasanmiremirre

    @maxamedxasanmiremirre

    6 жыл бұрын

    SuhaybSaajid Media Pro c

  • @ubahduaale5374

    @ubahduaale5374

    5 жыл бұрын

    Very goood advice

  • @Abdikaaf

    @Abdikaaf

    4 жыл бұрын

    SuhaybSaajid Media Pro .. tas wa fikiirkaga wll

  • @cusmanaadan4649

    @cusmanaadan4649

    3 жыл бұрын

    Sax walaal run baadsheegtay

  • @Abdikaaf
    @Abdikaaf4 жыл бұрын

    Sh Kishki ilaahay ha barakiyo runti waxbadan ayaan ka fa’idhay Maashaallaah

  • @mohaahmed8062
    @mohaahmed80625 жыл бұрын

    Subhanalllah ani sheekh kuma tilmaami karo kan Heesuhu waa xaaraan waxaana kuu cadeyni ,qof heesaha dhageysta quranka maxifdin karo ,qalbi madoobaad baa laga qaadaa

  • @ayaanaadan3314

    @ayaanaadan3314

    4 жыл бұрын

    Anaa heesaha dhageesto Quran na waa kaabadiyaa wax ka dheh

  • @Daacad1999.

    @Daacad1999.

    8 ай бұрын

    Anigu anoo dhagaysta ayaan quraanka na dhigan jiray walaahi inaanan midh caqabad ah kala kulmin. Ma hubo anigu xaaraan iyo xalaal ka ay yihiin.

  • @MohamedAhmed-do2fl
    @MohamedAhmed-do2fl6 ай бұрын

    Sheikanaa Sh. Kishki allaha ku barakeeyo aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay ummadaan Soomaaliyeed sida aad indhaha ugu furtay, Dadkaani mafhuumka diiniga ay haystaan waa kii WAHAABIYADA IYO KHAWAARIJTA ku abuurta khalkhalka Ummada Islaamka ah dhiigoodana caba, ee aflagaadada iyo caayda banaanka la taagan, sida Ummal iyo Shibile oo kale.

  • @caweyskaproduction9974
    @caweyskaproduction99744 жыл бұрын

    Nin weyn ayaa tahay kishki ilaahay kabaq waalagaranaayaa in heesaha xaaraan yihiin

  • @semaali5746
    @semaali57467 жыл бұрын

    shiikh kishka wa ku mahad san tahey cilmiga a nala qeybsaneyso, wana ka xumahey in dadkeenna maan gaab u badan yihin o caqligoda isticmaalin,

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir46147 жыл бұрын

    Subxaanalah, rasuulka (scws) wuxuu hadeeth saxiix ah ku yiri ( Umadeyda dhaxdeeda waxaa ahaan doono kuwo xalaashta zinada, labiska xariirta, khamrada iyo macaazifta oo ah heesaha) walee waatana maantana waxa taagan wixii xabiibka (scws) uu ka sheegay. Kishkiyow aayadaha iyo axaadithta sida asxaabta iyo A"mada ku fasireen Maan raacnaa AMA sida adi u aragto. Finally, waxaan haaya waxyaabo badan aan kugu radiyo aan inta ku soo koobi Karin . ولكن أقول لك إتق الله

  • @engasad5103
    @engasad510310 ай бұрын

    Mashalh shekh kishki waa wadad cilmi iyo caqli isku darsday dinttana jacayl ku galinaya

  • @aasifabubakar3746
    @aasifabubakar37467 жыл бұрын

    acaadanallah allah ayaan ka magan galnay shartaada kishkiyow adigana waxaad shaqeysataa leedahay oo aad allah SW la hortagi doontaa ama wuxuu alle xaarantinimeyay xalaley oo baneey ama aayat walaba iyo xadiith walboo danbigada iyo beentada ka hor imanaya cileey tafsiirkana ka badal maalintaad alle SW hortiisa taktidaa heli doontaa jazahaada insha allah nastexada iyo wanada culimadana wad diiday xujadana waa lagugu oogay marka waa adiga iyo allahada

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada96397 жыл бұрын

    ha layska ilaaliyo beenaalahan

  • @affarokurz1486

    @affarokurz1486

    4 жыл бұрын

    Muxuu been uu ku sheegay?

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan58757 жыл бұрын

    Maashaa Allaah Sh Kishki waa ka aqoon badan yahay Umul, Shibile, Xassaan & inta badan Kitaab Gablayaasha Wahaabiyada, Salafiyada, Istisaamka & AL-SHAYDAAN! in kasto oo uu Sh Kishki Masaa'ilka qaar ku gefi karo! balse sida Umul & Xassaan DILKA Muslimiinta & Gaalaysiintooda ma baneeyo!

  • @user-rv9rl3zr4l
    @user-rv9rl3zr4l5 ай бұрын

    Subxaana llaah galaa lacag siisay kan sheekh maaha

  • @AROHM11
    @AROHM117 жыл бұрын

    No longer wahabism. We are with you sheik Kishk!

  • @u.j7332

    @u.j7332

    4 жыл бұрын

    Wahaabiyiinta wakhtigoodii wuu dhamaaday Dhulka allah hala gooyo wahaabi oo dhan

  • @jamadeek5689
    @jamadeek56894 жыл бұрын

    Subxaana allaah heesaha Iyo muusiga waa xaaraan ee umada hawaalin alle hakusoo hadeeyo hadii uu alle hanuun uqorinna alle dadka islaamka hakaqabto

  • @mohamedjirde.
    @mohamedjirde.7 жыл бұрын

    Fanku waa muraayada ay umad walba ka dheehato dhaqankooda Iyo horumarkooda marka bulshada imika jirtaa waa bulsho waa hore maskaxdu istaag taye, be postive

  • @khaalidismaacilali9556

    @khaalidismaacilali9556

    4 жыл бұрын

    Ilaahay kacabso beenyaal laguusheegin

  • @asmaatalha6825
    @asmaatalha68256 жыл бұрын

    waa su aal la isku khilaafsan yhy heesaha xaran nimayteedo lkin ani ahaan sheikh kishka waan tageera .

  • @maxamadfarhan6598

    @maxamadfarhan6598

    5 жыл бұрын

    Wllo la iskuma khilaafsana si cad ayuu Nebigu u xaarantinimeeyay

  • @khaalidismaacilali9556

    @khaalidismaacilali9556

    4 жыл бұрын

    Yaan been wll laguu sheegin

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan15406 жыл бұрын

    Maansha Allaah sheekh alaha ku xafido janadana ALAHA kuugu bishaareeyo.

  • @mascudsalad3335
    @mascudsalad33357 жыл бұрын

    qofdagan baa qof wax kadhaa dhici karo lkn somaliyeey waxadan aqoon ugu laheyn haku danbaawin plz dhax dhaxad kanoqda qatimadana alaha noo hagajiyo

  • @mandeqsaidjama8262
    @mandeqsaidjama82627 жыл бұрын

    Subxanalaah runtii wa yaab ilahay hakusoohanuuniyo

  • @abdiwahabhirad8673
    @abdiwahabhirad86737 жыл бұрын

    ILAAHAY HA KU HANUUNIYO SHEKH

  • @naasirdheeg6387
    @naasirdheeg63877 жыл бұрын

    subxaana allah ininkan beentisa ayaa ka badan runtiisa imaamu shaafici oo heesaha diidaya ayaa lahayaa isna uu dhagaysan jiray ayuu leeyahay

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan58757 жыл бұрын

    Sh Kishki waa nin aqoon fiican u leh Diinta Islaamka, balse Masaa'ilka qaar wuu ku qaldanaan karaa! laakiin waxaa Sh Kishki ka GEF badan Culumida Aduunka jecel ee Al-itaxaad wal Wahaabiya "Salafiyada, Istisaamka, Khawaarijta, Shabaabka " kuwaas oo XALAALEEYAY DILKA Muslimiinta & in ay GAALAYSIIYAAN Cidii ama qofkii aan Fekerkooda BAA DILKA ah ku raacin.

  • @gureygurey321

    @gureygurey321

    7 жыл бұрын

    Abshir ninkaan yuu ku Lumin runtaa ku sheega hadaa ilaahey taqaan iyo rasuulkena scw waa nin Lunsan oo Fogaatay

  • @maxamedmahdidhiirigaliye270

    @maxamedmahdidhiirigaliye270

    6 ай бұрын

    Waxba kaadhagysanmayno Caqli xumada iyo faham xumdaada meelahaas latag

  • @zainabsheikh7792
    @zainabsheikh77927 жыл бұрын

    subxaanalaah ale hakusoo hanuuniyo bismillaah

  • @bashiircaalim159
    @bashiircaalim1595 жыл бұрын

    Dhibaatada heesaha maanta waa la ogyahy

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi617 жыл бұрын

    subxanallah

  • @ahmedmuhumed3298
    @ahmedmuhumed32982 жыл бұрын

    Subhanallah

  • @abdinasirmuse7912
    @abdinasirmuse79126 жыл бұрын

    Anigu wax kalaan ka aamin sanaa Shiikhaan lakin waxaan yaqiinsaday nin wax bartay inuu yahay, markaan dhagaystay muxaadarooyinkiisa khaasatan tan oo dhamaystiran, jecelna in loola doodo si aqoon ah. Aflagaadadu waa ceebe ama ka faa'iidaysta ama u faa'iideeya, ogaadana ninkaani nas buu isticmaalayaa. Ilaahay xaqa hayna tuso.

  • @barrehuseen4587
    @barrehuseen45874 жыл бұрын

    Culimo hees banaysay majirto wax alle xaaraan kadhigayna bini aadam xalaal kamadhigikaro waxa warkas kuhadlay waa munaafaqiin adookale ah

  • @AbdiFatah-bu4hg

    @AbdiFatah-bu4hg

    5 ай бұрын

    Wayjiraan

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali95564 жыл бұрын

    Subxaanalaah maadaa heesbanaynaya

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali95564 жыл бұрын

    Wixii ladoonayey in umada laga waaniyo ayuu xalaalaynayaa

  • @maysuunsiciid6071
    @maysuunsiciid60717 жыл бұрын

    الله يهديك

  • @abdihasan7668
    @abdihasan76687 жыл бұрын

    kishki isagaa is la saxsan madiin cusubaa timid

  • @mohamedamingelduun2586
    @mohamedamingelduun25867 жыл бұрын

    sxb adungo wa 4cisho ee iska ilaali khurafaadga

  • @nuraazadiqanciye7802
    @nuraazadiqanciye78026 жыл бұрын

    Allh ina hees dhagesatid adunka kuma kenin codka macan na woxo kuu siyay inad quran kisa ku aqrisid

  • @cusmanaadan4649
    @cusmanaadan46493 жыл бұрын

    Ilaahay haku cadaabo

  • @daldeeqducaysan882
    @daldeeqducaysan8827 жыл бұрын

    Waa faylasoof ninkani Alle ha soo hadeeyo

  • @sabestianNuur
    @sabestianNuur2 жыл бұрын

    Commintiga inta tagertay kashkey wa gaalo kashkeyna wa badarigina

  • @user-eu6zq2sk4v
    @user-eu6zq2sk4v2 ай бұрын

    Kishki diin waxba kamataqaanid jaah umada kafadhiiso

  • @farhiaali5642
    @farhiaali56427 жыл бұрын

    Muxuu isugu qoslaa nin kan allah xaqa ha ku tuso

  • @maxamedsayyid761
    @maxamedsayyid7616 жыл бұрын

    Kishkiyow waxaan layaabaneyn cali raage illeen adaaba ka daran??!!!!!!!!!!!!

  • @ibadasaid6477
    @ibadasaid64776 жыл бұрын

    Subxanallah Alle umada hakaqabto

  • @abdiahmednur5966

    @abdiahmednur5966

    6 жыл бұрын

    Faisa mohmed yaa ku baray diinta aad shikha ku beenineeyso inkaar allaha ku ridee

  • @kamaalissak6113
    @kamaalissak61137 жыл бұрын

    Somalaay gaalkan warkiisa iskadhafa waqtiga ha iskaga lumina sh.mustafe sh .umal masha allh dhaman culimada somaliyed aya idin kufilan nin kan diin tiisu way cusubtahay tii xaga adinkaa haysto kadheerada galada

  • @semaali5746
    @semaali57467 жыл бұрын

    comments somali da ey meeshan ku qorayan badan kooda waxey ku caddeyneysa in dadkeenna caqli badan ey qabin o sheeko yinka carab ta iyo dhaqan kodi loga baran wax xadaaro ah ey ku baddashen isticmaalista maskaxda

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska78877 жыл бұрын

    sheikh kishki

  • @bashiircaalim159
    @bashiircaalim1595 жыл бұрын

    Gaal

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan15406 жыл бұрын

    kuwa waxkaa sheegane alaha cadaabta ku rido.

  • @ubahduaale5374
    @ubahduaale53745 жыл бұрын

    Een please ha faafin qaladka channelaha.Heesuhu inay xaraan yihiin muran kama taagna

  • @barrehuseen4587
    @barrehuseen45874 жыл бұрын

    Wallee kan wakuwi layiri maraduu calanifaaq waxu wada fasahaad allow umadada kaqabo shaydaankaan

  • @abdirahmanyaya3969
    @abdirahmanyaya39697 жыл бұрын

    marka wuxuso wada xesaxa wa xalal iyo zinada

  • @kamalabdullahi61

    @kamalabdullahi61

    7 жыл бұрын

    abdirahman yaya hhh taasna way kuxigtaa

  • @muslimoshuceyb4123
    @muslimoshuceyb41237 жыл бұрын

    Markii la gu lahaa junuudu ibliis taas runta ayaa laga sheegay laguma danbaabin.

  • @MsHinda11
    @MsHinda117 жыл бұрын

    subxaanalaah,sheikh kishki hadana maxaa noo sheegi in quraanka isma raaci karo oo ma la isku xijin karo miyaa ,sidaas ma ah waa sidaas.asxaabihii ka soo bilaaw ilaa iyo hadeertan adiga kaligaa miyaa saxan!!!!!?????

  • @gureygurey321

    @gureygurey321

    7 жыл бұрын

    Shankaron diriye. Ninkaan dad buu sidaan Quraan ku baraa Canada Subxanalah sheytaamo buu u shaqeyaa Runti waa arin la ogyahay

  • @adamturab3252

    @adamturab3252

    7 жыл бұрын

    Shankaron Diriye sheekha daayeerada kishki

  • @MsHinda11

    @MsHinda11

    7 жыл бұрын

    adam turab,sheikh kishki adambigiisa adigu dusha ha saaran ilaahay ayaa kula xisaabtamayo yoomul qiyaabo.culumada ayaa uga jawaabi su'aaladahiisa inshaa alaah waxii caay ah ama aflagaado ninkiisa iska leh

  • @naimacali3968
    @naimacali39687 жыл бұрын

    jaahil ilaah umada hakaa qabto

  • @affarokurz1486

    @affarokurz1486

    4 жыл бұрын

    Muxuu jaahil ku yahay bal inaga jaahil bixi?

  • @xasanxudayfi7150
    @xasanxudayfi71504 жыл бұрын

    Heesaha waa xaaraan diid amaa doon waayo heesaha hadii kamanka halaga daayo waa xalaal

  • @user-jb6wx8ih3p

    @user-jb6wx8ih3p

    3 жыл бұрын

    Xata hadii musiga laha daayo o wax xun ay kahadlaysa waa xaaraan wall

  • @mursalaxmed8266
    @mursalaxmed82665 жыл бұрын

    Kan heesaha banaynaya waxa tageera kuwa dhagaysta

  • @umukhairmahmod9085
    @umukhairmahmod90857 жыл бұрын

    xasbunallah wa nicmal wakiil.

  • @ubahdulane8596

    @ubahdulane8596

    7 жыл бұрын

    subxaanallaah illaahayow adaa awoodleh kan umada ka qabo yaa jabaar

  • @Fatima-hy4ge
    @Fatima-hy4ge6 жыл бұрын

    Intaa kali ah oan kunacay sheikhan waxa waye marka dinta islmaka wax laga weydiyo bible ayu so aqrina anaga bible miya weydinay maxase inaga galaay

  • @turkiarabichd7704
    @turkiarabichd77044 жыл бұрын

    shekh ma BK taageertaa

  • @mrabdirahmanibrahim1375
    @mrabdirahmanibrahim13757 жыл бұрын

    Aqyaarey kan caadi miyaa ama waa nin waalan go to the Dr. Xalaal iyo xaaraan ayaa iskaga dhaxdarsameen istubid naga naso sheekadii Masaarida ay Shiishada ku cabeysay ayd nala timid miyaa hadaanba kaa yeelno war ha la iska jiro qaa'inkan aan midneen in Sheekh loogu yeero

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali95564 жыл бұрын

    Balaayo kastaa balaayo halatimaato

  • @sahracali4435
    @sahracali44357 жыл бұрын

    kanu wuxu wadaa isaga laftiisu inu dadka lumiyo .yaa kuu haxhay hadduu sheegay cabdullaahi ibnu cabaasiyo candulaahi ibnu mascuud hadaanu dan lahaayn maxaa dan ah oo ku jira dhegaysiga heesaha caamadaa garanaysa in galbi madoobaad xishood laaan isdhexgal rag iyo dumar bal arag qof sharafle oo heesaya arki maysid markaa maxaa waxaasoo hawla geliyey

  • @abdulkadira8384
    @abdulkadira83847 жыл бұрын

    Weli lama hayo caalim ama sheekh kugu raacay xalaalinta heesaha, marka yaa qaldan ma adiga mise culumadoo dhan. Waxaa kale oo lagugu heystaa been abuur fasiraada quraanka. Aniga waxey ila tahay inaad u shaqeysid koox islam ka cadow ku ah. Xisaabka qiyaamo kooxdaas kuma caawin doonaan.

  • @ahmedisse7641
    @ahmedisse76416 жыл бұрын

    Heesaha dadka xaaraamaynaya waa dadka nacayb ka buuxo, heesuhu waa wax fiican qofna ku mutaysan karo in la caayo.

  • @khaalidismaacilali9556

    @khaalidismaacilali9556

    4 жыл бұрын

    Ilaahay kacabso waad dhimane yaan beenlaguusheegin

  • @catoshfarah6759
    @catoshfarah67597 жыл бұрын

    yaab halis ki ilaliyo ninkan beenale

  • @cabdiwaasacdy386
    @cabdiwaasacdy3867 жыл бұрын

    ninka laso diray ayuna dadka fasahaadin waa shico xta wx cadiya ma lagu tilmami kro iska jira wllayal

  • @xamzeupdy3311
    @xamzeupdy33114 жыл бұрын

    Macbuudkow

  • @abdishakurjabiri6146
    @abdishakurjabiri61465 жыл бұрын

    Hees iyo diinta maxaa isbarbar dhigay

  • @jamacsaleebaan584

    @jamacsaleebaan584

    4 жыл бұрын

    Allow naga qabo shaydaankan somali iminka wax waliba waa kasoo baxyaan kii gaalkacayo ayuu lamidyahy kani cidii naga aamusinkarta hanaga aamusiso sidii kii gaalkacayo

  • @catoshfarah6759
    @catoshfarah67597 жыл бұрын

    junuudka ibliska kufriga innalillah subhaanaAllah

  • @khalidbiyo128

    @khalidbiyo128

    6 жыл бұрын

    ,

  • @rmrm1840
    @rmrm18407 жыл бұрын

    Been badanaayeeey🙀🙀 Benaaale faqul beenaale 👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽

  • @abdishakurjabiri6146
    @abdishakurjabiri61465 жыл бұрын

    Heestu waxay kamid tahay maysarka

  • @achmedmuhiyidiin1588
    @achmedmuhiyidiin15883 жыл бұрын

    Beenloow 👎👎🖕

  • @mohamedcandi6500
    @mohamedcandi65006 жыл бұрын

    waar faaliye diinta illaahay ka been sheegayaad tahay. oo shirki ku jira jiniga ha caabudin diintana looma barto in qof lagula doodee inay aakhiro kubad baado ayaa loo bartaa shaydaan akbar ayaad tahay

  • @yasinabdirahman5724
    @yasinabdirahman57247 жыл бұрын

    ka jaahilka ah ayaa garanaya in heesuhu xaaraan yihiin munaafiqyohow

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali95564 жыл бұрын

    Waar ilaahay kacabso islayaab

  • @haliimocaadle6623
    @haliimocaadle66237 жыл бұрын

    Beenaale bidaar leh ba tahay

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan52717 жыл бұрын

    yaahuu jaahil dheh

  • @liibaanabdi4596

    @liibaanabdi4596

    7 жыл бұрын

    Abdulahi Artan

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk22786 жыл бұрын

    Kaalka taygale day

  • @faisalugaaska2201
    @faisalugaaska22016 жыл бұрын

    Culimada waawaynee carabtaaba isku khilaafsane soomaalidu maxay cid halmar u caayaan ceeb dadka. Ehlu cilmigaa dhexdhexaad ka noqda markay wax isku qabtaan.

  • @ahmedisse7641
    @ahmedisse76416 жыл бұрын

    الغناء حلال

Келесі