Jareeerta iney Adoomo lasooo Iibsaday yihiin Ma runbaa? Wareysi Dalxa iyo Shaashaa ka daawo halkan

Jareeerta iney Adoomo lasooo Iibsaday yihiin Ma runbaa? Wareysi Dalxa iyo Shaashaa ka daawo halkan 4:00 Pm 20/June/2021.

Пікірлер: 19

  • @mahadsaalax4878
    @mahadsaalax48783 жыл бұрын

    Wareysi xiiso leh ahaaa waan sugayaa labo libaax oo aftahan ayaa is hellay

  • @imthehero76
    @imthehero763 жыл бұрын

    War bixin aad u xiiso badan Thanks bro

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul45513 жыл бұрын

    Masha Allah barfasore dalxa one love 💗💗💗💗💗💗💗💗💓 never give up keep going illahay cimrigada hano dhereyo illahay haku xifdiyo adiga iyo wll shaashaa

  • @buundobaraawemediagroup8294
    @buundobaraawemediagroup82943 жыл бұрын

    Very attractive program

  • @mohaidiris3305
    @mohaidiris33053 жыл бұрын

    Masha allah waa in aan tariikh daada barataa

  • @c.xakiinmohamed7202
    @c.xakiinmohamed72023 жыл бұрын

    Waa arin sax ah

  • @yasin5093
    @yasin50933 жыл бұрын

    Bariga africa waxaa daga cushites somalia Ethiopia Eritrea and Djibouti cushites iska leh idinka kenya tanzania iyo Uganda bantu baa iska leh wax fahma

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha19773 жыл бұрын

    Barnaamijka xiisihiisa waxaa dhadhan tiray musiko Barbar socota, iyo kamero codkeeda oo is daba joog ah.

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha19773 жыл бұрын

    Codkana misikada ka xir, Kaamiradana codka ka xir si barnaamijka dhadhan u yeesho

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha19773 жыл бұрын

    Duubid xumaa, war ka jooji kaamirada qayladeeda ee codka ka xir. Waa farsamo qaldantey

  • @maslahcabdiofficial2567
    @maslahcabdiofficial25673 жыл бұрын

    Jareerweyn waa dadka asalka ah ufiiri muqdisho degmoyinka ugu wawey degaan guriyo qadimi ah iyo inta ugubadan dadka waa iyaga

  • @mahadcismaanmaxamed1211
    @mahadcismaanmaxamed12113 жыл бұрын

    Waaba dadkii dhulka looga yimid Goor meey kooyto noqdeen ama adoon kkkkkkk waa wax lagu qosla

  • @umiabdalashukrinuur8752
    @umiabdalashukrinuur87522 жыл бұрын

    Mashs slash

  • @naciimoidiris1929
    @naciimoidiris19293 жыл бұрын

    😍😍😍😍♥️♥️♥️sax

  • @maslahcabdiofficial2567
    @maslahcabdiofficial25673 жыл бұрын

    Kkkk sax

  • @guleit89
    @guleit892 жыл бұрын

    fact:: somali beralay maheen xola dhaqato ayey aheed magaca jarer walo baxshay ee maga runta wa bantu weye.... italians brought you from central africa ..... beraha ayuu ayuu ukenay inay ka shaqeyan wayo asalkoda aya beraley ahaa .... taas waa fact ee qabyaladen maha .. dhulkan ninkasta wa yimid nin dhulka kaso baxau majiro ee lagukala horeyey .... hadana somali aya wada nahay bantu iyo cushites labadaba

  • @nurduube9182
    @nurduube91823 жыл бұрын

    waan sugi la'ahay walalkey shaashaa profesorkeena inaan wax kafaa'idaysto. waxaan camal aa namaraayo. niyow tooktaan barnaamij taxane ah oo aqoonyahada jareerta maad inoo soo deysid?

  • @umiabdalashukrinuur8752
    @umiabdalashukrinuur87522 жыл бұрын

    Mashs slash

Келесі