JAR QAYAAS YOUTUBERKAYGA MASKAX AA LISKU DILI hhhh

Пікірлер: 1 300

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Жыл бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️🕋❤️🫵🏻

  • @user-zw6iv6bx5c

    @user-zw6iv6bx5c

    Жыл бұрын

    Koko bule❤

  • @yusufisxaaq9381

    @yusufisxaaq9381

    Жыл бұрын

    Asc

  • @user-zw6iv6bx5c

    @user-zw6iv6bx5c

    Жыл бұрын

    @@yusufisxaaq9381 wcsm

  • @rkihamou1525

    @rkihamou1525

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @tarakaldovisual1236

    @tarakaldovisual1236

    Жыл бұрын

    Scw

  • @imnotsure3985
    @imnotsure3985 Жыл бұрын

    Asad wax inaa qayaasno ma rabno ee natus wuxuu doorde please inta ila raacsan hoos taabo 👍🏽👇🏽

  • @Celin445
    @Celin445 Жыл бұрын

    Gameka rules kisa waku dheshay asad qaraarka dhaf 😂

  • @omarhosh2729

    @omarhosh2729

    Жыл бұрын

    Haa wlh wuu gaadaya wiilka yar

  • @zucduuushozzzman

    @zucduuushozzzman

    Жыл бұрын

    Haa wlhi qararkis zaid wyh iyagane we ixtiramoyin

  • @sumayamumin6534

    @sumayamumin6534

    Жыл бұрын

    Haa wlhi maskiinka quruxsan ayuu gaadaaya 😂

  • @samirasamani8298

    @samirasamani8298

    Жыл бұрын

    Qaraarkiisa too much

  • @AmiinmohamettAmiinmohamett

    @AmiinmohamettAmiinmohamett

    Жыл бұрын

    😂 qaraar Lama Dhihi karo Two much qaraar weeye😂

  • @mohamedabdullahi428
    @mohamedabdullahi428 Жыл бұрын

    Zxp asadow suaalaha ugama jaawaabin qaarkood waad iska indha tirtay, sida round two cml markii uu ku weydiinaayey meeqa ilmo ayey hystaa. Waxaan ku leeyahay sharciga halo sin naado Keep going part two on the way inshallah

  • @arimahiinaofficiel5661

    @arimahiinaofficiel5661

    Жыл бұрын

    Sax su.aalaha qaar ku adkenowaa asi neh woo qaraarayey

  • @rueidamohamed2303

    @rueidamohamed2303

    Жыл бұрын

    Waa saxanthy wlhi ciil uu igu dile hadaa loose gareye wa ila loose grene wye wixiisa dadka guul uma ogala🙄

  • @amaalatoosh2047

    @amaalatoosh2047

    Жыл бұрын

    ​@@rueidamohamed2303qof saan dhahan raadinsyey wllhi ciil iga qabty

  • @motivationalspeakermoa6994

    @motivationalspeakermoa6994

    Жыл бұрын

    Aad iyo qofka gameka la ciyaaraayo suaashoo doonoo ku weediin karaa sida saxda ahneh waa inaa uga jawaabtaa.

  • @maryamaruun5232

    @maryamaruun5232

    Жыл бұрын

    Asad wa jeclahay lkn dhaqankiisa waxa u bdn inu nafte nafte cml u dhaqmo mana ficna dhaqankas tusale challenge yada marki barbar imado ciyarta wu jojina marko dadka kala sari laha video le ka dubana marke qof badisp u ciyarta ku jirin wuxu isku daya sidu lacagta u badbadsado wuxu dhaha ani iga ray kadib badi cml hhh lacag jaceyl Qeybta hade e dhelayan sualaha wuxu dhahay suasha ku weydiyo maiweydinkatid asine wu weydina suashane qofka asaaba usheegayo diriq sorry Asad ina dabecas ledahay maha dabeecad fcn plz isku laabo taagero n 1 a ku ahay lkn xiliyadan a dhaqankan ku dhaqmeysid ma jecleysto hadane wa dawada si tagernimo ah 🙌🙌

  • @Awil_127
    @Awil_127 Жыл бұрын

    Ceyda gamekaan caadi lagaaga hoos bixiyey, mar su aalahaaga ayuu ku weydiiyey marna su aashaada ayuu kaa diiday.

  • @abdirihmanmajidho6695
    @abdirihmanmajidho6695 Жыл бұрын

    Dadkoo dhanoo wada mashqulsan hdana wxaa jira qof wanagsan o sidagan qoralkyga uakhrinya hadana like isaaray😘

  • @samirasamani8298

    @samirasamani8298

    Жыл бұрын

    Like mi😂😂😂

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Жыл бұрын

    two legends asad and cayda❤ gamekaan waa another levell soo badiya

  • @himilo101
    @himilo101 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 Жыл бұрын

    Asad wuu qaldanyhy suasha ku weydiyo ima weydiin kertid ayuu dhahy asna wuu weydiinaa 😀😀

  • @iqraahmed9321

    @iqraahmed9321

    Жыл бұрын

    Qaraarka kabatay

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid Жыл бұрын

    Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw❤😊

  • @cabdirisaakck8610
    @cabdirisaakck8610 Жыл бұрын

    Asad game marka dheelyso qaraarka jooji fadlan cayda wa ku gafaysaa mrkuu wx ku waydiinayoh sideeda ugaga jawaab su'aashu doono inuu ku waydiiyo xaquu u leeyhy Sorry king cayda😢😢

  • @user-bo5hz9lr5i

    @user-bo5hz9lr5i

    Ай бұрын

    😢😢😅

  • @user-ji4vl5rl2r
    @user-ji4vl5rl2r Жыл бұрын

    Asad qaladad badan a gamekan kujiro qofka sual hadukuweydiyo ina laguceliyo qalad waye sido kale qofka hor shego youtuberka qofkas a pointiga leh micnaha roundkas walagabadiyey si qaldan audeleysan Asad legend keep going marwalbo ❤ #beta squad #sharky guess who

  • @Lilzak1627

    @Lilzak1627

    Жыл бұрын

    Yeah there is a lot of mistakes in the game Asad has to stop cheating also shout out to ceyda been patient and humble

  • @sakinahss3237

    @sakinahss3237

    Жыл бұрын

    Agreed Asad suasha wuxu dhahay laguma celinayo lakin Asad wa ku celiye Caydana waka diidey. Which is wrong

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Жыл бұрын

    Niyow asadkani khayaano badanaa horta markasta arintaa waan ku arkaaye oo ceyduhu miskiin sanaa 😂 Hadda Wiil mise gabar Wuu udiiday oo Anaa suaashaa kaaga hor maray ayuu dhahay hadana isla su,aashii kuxigtay isagu Wuxuu waydiiyay qaaraduu joogaa Waa isla tii uu ceyda waydiiyay 😢 Miskiin ceyda Wlhi zxp

  • @ruweydahadem5179

    @ruweydahadem5179

    Жыл бұрын

    😂😂Wlhi aniba iminka soo qoray cayda waa miskiin caadi buu U khayaanay su'aalaha qaarna wuu ka diiday

  • @abdirahmanofficial3382

    @abdirahmanofficial3382

    Жыл бұрын

    Cayda isaga qof dhoohan ah wlhy Waxaa loo sheegay in uu qofkaas KZread kusoo biiray sanad ka hor 😂 markaasu kooko oo shalay kusoo biirtay qabsaday 😂

  • @zabnaacaddey2199

    @zabnaacaddey2199

    Жыл бұрын

    ​@@abdirahmanofficial3382ma aragtay bo😂😂waba layaabe😂

  • @fadumaNoor1448

    @fadumaNoor1448

    Жыл бұрын

    Wuxu dhahay suasha wiil iyo gabar ma ahane inta kale waa kuso celin karta ma maqlin ceydana qaaradaha maba kala yaqano dhibkasu qaba malesia eurobe ine kutalo u umaleya😂😂

  • @fadumaNoor1448

    @fadumaNoor1448

    Жыл бұрын

    @@abdirahmanofficial3382😂😂😂😂 maba fikiraayo

  • @halimaahmed719
    @halimaahmed719 Жыл бұрын

    Kharaar haku dheelin asad cayaarta bowe suaalkasta qofku wu ku waydiin karaa😂😂😂

  • @onelove7853

    @onelove7853

    Жыл бұрын

    Qaraar kama ahan ee wixii dhib ka imaan karo uu iska ilaalinaya 😅😅

  • @omaari155

    @omaari155

    Жыл бұрын

    ​@@onelove7853 waa qaraar qeebta kowaas asigo dhahay ima weydiin kartid su aal ku weydiiyay uu hadane weydiiyay su aal ceyda uu weydiiye

  • @Coco17044
    @Coco17044 Жыл бұрын

    Asad Wuu qaraare 😂sualaha Ceyda kama jawaabin

  • @fjtube2456
    @fjtube2456 Жыл бұрын

    Asad kharaar wada gamka daawada ka nqo ama caadi u dheel 😂😂

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Жыл бұрын

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤❤🎉🎉🎉

  • @hanadkingmd3758

    @hanadkingmd3758

    10 ай бұрын

    scw scw scw❤❤❤

  • @ruweydahadem5179
    @ruweydahadem5179 Жыл бұрын

    😂😂AsadooW kharaarka jooji su'aalaha mxd Udiidi mida kale ma gabar baa mise wa wiil adiga waydiiyey cayda markagiina wad waydiisay isagana waad ka diiday😂😂

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 Жыл бұрын

    Xeerarka Ciyaarta Waxoogaha Ku Yara Noqda Sida Immisa Suaalod Ayuu Qofkiba Leeyahay.

  • @ahmedm2787
    @ahmedm2787 Жыл бұрын

    Ceyda wuu wareeray Round 3, America kuma noolo aya la dhahy kadib sawirkiisa iyo sawirka Isha ayu laabey 😂. America miyad ku nooshihiin Ceyda Adi iyo Isha 😂

  • @KingHamada1

    @KingHamada1

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @kawzermohmed1775

    @kawzermohmed1775

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @Saraqurux-kl1zb

    @Saraqurux-kl1zb

    Жыл бұрын

    😂😂😂 wuu wareeray cawa

  • @radwaAhmed351

    @radwaAhmed351

    Жыл бұрын

    😂😂😂mida kle koko soo isku meel kuma noolo😂

  • @munishmohaz5928

    @munishmohaz5928

    Жыл бұрын

    Ceyda 2 round ayuu ku dheeley

  • @user-um6ik8xc6m
    @user-um6ik8xc6m Жыл бұрын

    Asad ciyaartan Mar kale nosoo Celiya adiga iyo cumar ama sida loo yaqaano arrimaheena keep going wllkey caafimaad Tam Wan kuu rajeynaa insha Allah

  • @inahmahdiofficial8891
    @inahmahdiofficial8891 Жыл бұрын

    عليك أفضل صلاه وأتم تسليم يا حبيب يا رسول الله ❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Жыл бұрын

    Asad Hagio is not easy 🥰🥰 2M coming soon 🎉❤iinashaallah 🥰🥰🥰💯💯💯👍

  • @abassabdul8
    @abassabdul8 Жыл бұрын

    Congratulations Once again 1.5millon my brother Asad Hagio

  • @qoobeey909
    @qoobeey909 Жыл бұрын

    Two legends Asad and king ceyda 🎉

  • @marryme4690
    @marryme4690 Жыл бұрын

    Game Waaka Helay but Asad Qofka kasoo Horjedo Waxuu Qabsade Noo sheeg Madax Hanag Wareerin😂😂 Next Dad kala Duduwan Kasoo Dhig😊

  • @Ahmett_updi

    @Ahmett_updi

    Жыл бұрын

    Haa wlhi ciil kugu dila waw qara

  • @maxamedhuseen9891

    @maxamedhuseen9891

    Жыл бұрын

    Cayda qiyanole wye

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Жыл бұрын

    MANSHALLAH legend ALLAH HAFID shaqo Aad u qeymo badaan ❤❤

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Жыл бұрын

    Asad your editing is so good ❤

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 Жыл бұрын

    Wlhi is the best youtuper in the world ASAD HAGIO❤ Team 27 keep going❤🥺

  • @AbdiQorshe
    @AbdiQorshe Жыл бұрын

    Millionaire NOLOSHA LAGU AASAY😮 SOO FIIRI ❤❤

  • @NojoomMix-pn4nc
    @NojoomMix-pn4nc Жыл бұрын

    Waa game fiican, lkin Asad waxyaabaha qaar ka badal marka danbe. Suaasha mid ku daysta, ma vlogerbaa ma weriyaa mar keliya ha odhanin. Suaal keliya weydii. Marka qofka 2 usoo hadhaan yuuna markaba ku nasiibsan ee doorka danbe uu qofka kale kasoo wareegto ha sheego qofkiisa u danbeeya uu ku nasiibsanayo

  • @zuuzujama
    @zuuzujama Жыл бұрын

    Asad ciyaarta waa macaan lkn cayda maskiin waaye ha gaadin 😂❤waa idin salaamay❤

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Жыл бұрын

    Go forward brother team 27 ❤

  • @sumayoyusuf2209
    @sumayoyusuf2209 Жыл бұрын

    𝐂𝐢𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐗𝐚𝐦𝐫 𝐈𝐬 𝐧𝐨𝐭 𝐞𝐚𝐬𝐭 🇸🇴💪

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Жыл бұрын

    Keep going legend Asad is not easy ❤❤❤❤❤

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq Жыл бұрын

    This Game is so good 😂😂 ❤

  • @miskicarab1396
    @miskicarab1396 Жыл бұрын

    Challenge gan wxan ku dawan jiray wiil carab ah wow asad keep going

  • @ZakariyeGantaal
    @ZakariyeGantaal Жыл бұрын

    😂asadow khiriirka dhaaf suaalaha saa rabta maa pagu weydinaa taliyow, ceyda su aasha atariisho badiyo asaa xaq ulahaa suu rabo kuu weydiiyo😮 waa ka liftey walahi

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    Two legends always asad hajio and king ceyda best KZread's i can't wait prt 2 coming soon insha allah 😍📤👍😅❤💯💯

  • @Wllyuupoi
    @Wllyuupoi Жыл бұрын

    King ceyda legend alaways is legend❤😂

  • @user-abdullahiadam
    @user-abdullahiadam Жыл бұрын

    Haddii aad tahay taageero ronaldo io messi Qiyaamaha labaduba wax ay kuu tarayaan malahan balse Sunnada Nebigeena scw haddan gcanta midig ku qabsato waa hubaal inaad liibaaneyso i.a❤❤❤

  • @samirasamani8298

    @samirasamani8298

    Жыл бұрын

    💯xaqiiq m.a allah ku barakeeyo wllo

  • @IlhanAbdi-mw7xg
    @IlhanAbdi-mw7xg Жыл бұрын

    Cayda is Adkeey Yaqey Taliye Caadi Aa laguu gadoowaa😂😂😂😂😂

  • @daakirnour9294

    @daakirnour9294

    Жыл бұрын

    Markii ladhahay asiga si oo America kunool yahay oo kale oo isgidii kokone woo reeway

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg Жыл бұрын

    Ayy amazing game wllkee asad keep going zxp you tuberka kaliya aa ku faano aa thy😢❤😎👏

  • @user-tb2yp3xu1f
    @user-tb2yp3xu1f Жыл бұрын

    Ankusalino nabigena moxamad salalahu caleyhi wasalama halolabto asxabta ismujiya❤❤

  • @amiraamisha7149
    @amiraamisha7149 Жыл бұрын

    Plz sidan cadaalad mahan wixii adi kuu roon umbad ka dhigtay ee cadalad samee keep going legend baa tahee

  • @yussufbishar8832
    @yussufbishar8832 Жыл бұрын

    These boys are challenges creater.Good job.

  • @faizoxuseen2824
    @faizoxuseen2824 Жыл бұрын

    Wow masha lah wllhi kama dalo inan idin duceyo alle ha idin barakeyo weligina farxad kuwada jora xasid iyo cadow alle idin makeno

  • @zidinoofficial5023
    @zidinoofficial5023 Жыл бұрын

    Cayda ma washay wllhi gamekan Guriga ku ciyarnaaa easy weyeh😂😂😂

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh7684 Жыл бұрын

    Asad markad kuwaydiiyay Ceyda KZreadrkaga Europe Miyu ku nool yahay mise Africa? Waxaad dhahday Labaduba kuma noola. Hada markad waydiisay KZreadradiisu may dheertahay mise way gaaban tahay? Xaq buu uleyahy inuu kudhaho labaduba mayo( mise waa dhax dhaxaad).

  • @yourboiwali4072
    @yourboiwali4072 Жыл бұрын

    Great game, We need part 2 boss.

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Жыл бұрын

    🎉Alcadaala show🎉 Wxn idinka codsanaynaa in aad nagu soo biirtaan wxn soo wadnaa Xogo badan ku anfaci doon Cimaamada nagu tuur wxn doonaynaa in 10k dhakhso u Gaar Guul iy Gobonimo insha Allah

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 Жыл бұрын

    Warceyda hada kadib saan dheh intuu ku noolyahy? Wadsnka haba weydiin😂 Asad waa maskax fiican tahy masha allah

  • @Nazzy_61
    @Nazzy_61 Жыл бұрын

    I saw this game on beta squad it’s so cool and fun hope to see more

  • @KaifKalem

    @KaifKalem

    Жыл бұрын

    I saw it too😂

  • @farhiamohamed2185
    @farhiamohamed2185 Жыл бұрын

    Ahamed nashiid game kisaa😮 marar badan inaa ku dhaho waa jeclaaaa no so sameee asago carbi ayaa fiirsan jirya keep going wlllka🎉🎉

  • @Royall113
    @Royall113 Жыл бұрын

    Talanted waaye asad pro keep gowing ❤

  • @ruuniitaamussa9234
    @ruuniitaamussa9234 Жыл бұрын

    What a game😂😂😂😂 Markaa sheegaysaan sawirka meesha soo saara magacana ku qora dhaga qabo waa la is gaadi karaaa azad😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kevinpoi8470
    @kevinpoi8470 Жыл бұрын

    Game kan another level waaye next Arimaheena soqabo💪

  • @najimamohamed9095
    @najimamohamed9095 Жыл бұрын

    Ciyaartan wa azal lk qofkaad doratid sawirkisa halka hore ka dhigo isago halka hore haku tagnado

  • @noorabshir8456
    @noorabshir8456 Жыл бұрын

    Ceyda & asad nio qosol igu disheen wllhi 😂😂😂

  • @zakiyooz_vlogs
    @zakiyooz_vlogs Жыл бұрын

    Ilaahow Haday Cidi Iga Soo Horaysay Aan Kaa Yeelo😂

  • @farhanmose1270
    @farhanmose1270 Жыл бұрын

    Big You tubers Asad and cayda I can't wait part2❤🎉

  • @saciidnoor4624
    @saciidnoor4624 Жыл бұрын

    the legends Asad and ceyda ❤

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw 🕋📿❤📿🕋📿❤❤❤

  • @taarikh24
    @taarikh24 Жыл бұрын

    Ceyda caadibey uga wareertey Su aasha 3 aad😂😂😂

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Жыл бұрын

    Asad hagio wahli waan ku wataa hore usoco 🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @MOHAMMEDNOT07
    @MOHAMMEDNOT07 Жыл бұрын

    We love you my brother keep going ❤❤❤❤

  • @anzalxasan3706
    @anzalxasan3706 Жыл бұрын

    Allah is one❤

  • @user-mk7yv7zl1o

    @user-mk7yv7zl1o

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤is a great ❤❤that is a great

  • @mustafecabdirashiid2518

    @mustafecabdirashiid2518

    Жыл бұрын

    YES YES ALLAH AI ONE ALLAHU AKBAR I LOVE ALLAH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hubiyeey143
    @Hubiyeey143 Жыл бұрын

    Asad tuug waaye su allaha wuu diidaa 😂asna wuu weydiinaa Qayaano waaye 😂

  • @ILYAASMOHAMUUTAHMET
    @ILYAASMOHAMUUTAHMET Жыл бұрын

    Dunidaan qof ka feecan masoomarin nabi maxamed scw

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 Жыл бұрын

    King Cayde aa si fiican ciyaarta u fahansanaa

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 Жыл бұрын

    Wx walpa waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤

  • @samirasamani8298

    @samirasamani8298

    Жыл бұрын

    Of course

  • @Marishbeauty-my6fq
    @Marishbeauty-my6fq Жыл бұрын

    Ala asad qiyane cawada ceyda cadii usehisee😅😅ather wise keep going

  • @Hafza3636
    @Hafza3636 Жыл бұрын

    Wow muchallh Keep going 💪 wll asad💯⚘️

  • @hanaudgoon4966
    @hanaudgoon4966 Жыл бұрын

    Wiil io gabar midke yihiin Ha is waydiinina nh👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @bukhaaribadmaah5967
    @bukhaaribadmaah5967 Жыл бұрын

    Party 2 labo labo qof u ciyaarsi❤

  • @abdullahisulpha
    @abdullahisulpha Жыл бұрын

    Legend always Legend ❤

  • @sadaamabdicawke5443
    @sadaamabdicawke5443 Жыл бұрын

    LGD asadoow chalangegaan Nosoobadi lph sare 2m insha allaah❤⭐️🔥

  • @hachontire3125
    @hachontire3125 Жыл бұрын

    Zxpayal teaM 27 Dadal aya wadan m.a ❤NaXariStU wadhalad RABI kugu dhax aase🎉

  • @IstarAbdulqadir-tk8ie
    @IstarAbdulqadir-tk8ie Жыл бұрын

    Asad wixiisa waa qiyaano wllhi😮😮

  • @aishanur-lt3pk
    @aishanur-lt3pk Жыл бұрын

    Asad wiilka wad sirtay 😂😂

  • @salonimo7874
    @salonimo7874 Жыл бұрын

    Asaad round 2 ceydaa wine waye wa qaysntee wilka😂

  • @user-uq8sh7td8w
    @user-uq8sh7td8w Жыл бұрын

    Waa lays maqlaya marka aad qabsaro asad kakale yaa lasheegin❤

  • @shukrironow7
    @shukrironow7 Жыл бұрын

    It's comfortable to watch this trio ❤❤

  • @nabiilaibrahim4351

    @nabiilaibrahim4351

    Жыл бұрын

    Ceyda mida ka maqan waxaa laga rabay in aad dhahdo qufka wax barty miya mise quf wax anan baranin

  • @nabiilaibrahim4351

    @nabiilaibrahim4351

    Жыл бұрын

    Caadi u garan laheyd

  • @engdaauud
    @engdaauud Жыл бұрын

    Game anagaba waan ku jirnaaye labadaba qari (hidden) codsi 🙏

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 Жыл бұрын

    Cayda waad isgaaday Koko sanad kahor kumaysobirin yutupe nagadaa ciyaarta Asad wad ku khaldantahy inad tirahdo wiil iyo gabadh kuyahy kumashegayo inad tiraahdo

  • @mucaawiyecabdulaahi7693
    @mucaawiyecabdulaahi7693 Жыл бұрын

    Geemkaan soo badiya waan kehalay wlhi

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Жыл бұрын

    Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya 🙏

  • @Cabdimaaalik
    @Cabdimaaalik Жыл бұрын

    Part 2 inta sugeyso❤

  • @Captainmajid97
    @Captainmajid9711 ай бұрын

    Asad fiiri qareerka dhaaf keep going ayaan ku leeyahay

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 Жыл бұрын

    Asad waa kaa diidnay sababtoo ah su'aalo aan ku weydiinay aa na weydiisay

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil7687 Жыл бұрын

    Interesting game 👏🏽

  • @akramkhanofficial9522
    @akramkhanofficial9522 Жыл бұрын

    Allaah Is One ❤❤❤❤

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    Жыл бұрын

    O ya yiri allah is two war niyaw dadkan wan layabay😂😂😂

  • @malyuunhussein1020

    @malyuunhussein1020

    11 ай бұрын

    @@SALMAANN-m2twxaad dhaheeso ka fiirso wa danbi

  • @ruqiaali5716
    @ruqiaali5716 Жыл бұрын

    waaaw waxaan ku jeclaa barnaamijkan oo waligay i dhaafi jirin wiil la odhan jiray أحمد النشيط oo baxrayni ah, horaan ka soo cararay markaan arkay Asad oo samaynaayaa. Saan u fahan sanahay malayn maysid haddaa ciyaari lahaa waa badin lahaa, laakiin Asad saxdo waxa weeye qof hor sheegaa badiyay roundkaa waaxay iska sii wada shadani😅😅😅

  • @user-kt3si1ym2w
    @user-kt3si1ym2w Жыл бұрын

    Ku saliya nabiga Scw ❤❤❤❤

  • @hilaalsaid7941
    @hilaalsaid7941 Жыл бұрын

    Rule: hadii lagaa hor sheego wax dhibco ah ma lihid Shaxda hala kala badalo oo isku Mid yaan laga dhigin 😂

  • @omerahmed5003
    @omerahmed5003 Жыл бұрын

    Allah is one 😢😢😢❤❤❤❤

  • @CabdulaahiAxmed-wl5zk
    @CabdulaahiAxmed-wl5zk Жыл бұрын

    Asad khiyaanada ku nacay inuu sharcigu asagu badalo uu kenay maskiinkanah iskama celinayoh..... Khasab su asha maxaara qofku hdii lagu waydiyoh waa inad ka jawabta Laba ka badan madhashay ayuu yiri Mama waye idheh kuma lahooo😅😅😅😅😅

  • @riyaaqmaxamed8864
    @riyaaqmaxamed8864 Жыл бұрын

    Asad wiilka wa qiyanosa su aalaha uga j.a wexe raban ha noqdaan😂😂😊

  • @nadaaayaan5486
    @nadaaayaan5486 Жыл бұрын

    ASAD HEESTA SO SAARATAY WAKU WATAAA SXP 😂❤❤❤❤❤❤🎉🎉TAGEEERNIMADA WIILKA UMUUJISAY😊😊😊❤

  • @Moosow1

    @Moosow1

    Жыл бұрын

    Commentigaan a radinayay 😂

  • @nadaaayaan5486

    @nadaaayaan5486

    Жыл бұрын

    @@Moosow1 dadkan team 27 dagaalka waa.moog yahiin islaha lkn waa legend wllhi asad

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Жыл бұрын

    Imisa qofood ayaa challenge gaan heshay 👍 Asad Hagio🔥

  • @user-kl2jm3ue6f

    @user-kl2jm3ue6f

    Жыл бұрын

    Me