JADWELKAYGA SUBAXNIMO IYO SAAKA WAXAAN QABTAY

Пікірлер: 49

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi77774 күн бұрын

    Ilmo kula dheeldheelo oo cidlo aad dareemin allh aku siyo abyo❤

  • @NawaalXaashi
    @NawaalXaashi4 күн бұрын

    Asc asxawey 😢😢😢😢iso boqda Janalkaan okuqoran UMU SHUHEYMA CHANNAL SOMALIYA WAX ISKU YIHIIN ❤❤😢😢

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay4 күн бұрын

    Abaayo sidaa Malaysia ku tagtay nooga soo sheekey waligaa miyaad jeclayd inaad tagto Malaysia mise ceeshkaaga ka qornaa mida kale wadamo kale oo aad tagtay majiraan inaad soo jawaabtaa rajaynayaa insha Allah abaayo

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v4 күн бұрын

    Byo ifraaxey illeyn waxa dhashay wiil mansha allah allaha ku xifdiyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali4 күн бұрын

    Maasha Alaah IFRAAH Khaliiff WAA kusalaamey. Adiga maalin LAHAADA❤❤

  • @niciimacqaadir
    @niciimacqaadir4 күн бұрын

    manshlh manshlh ilhy haku dhwro

  • @UbahAbuukarmaxamed
    @UbahAbuukarmaxamed3 күн бұрын

    m.a qurux dumar ❤❤❤❤

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy4 күн бұрын

    Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf45054 күн бұрын

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik

  • @ShukriAbdi-ml1zs
    @ShukriAbdi-ml1zs4 күн бұрын

    Masha allah waan kuwata gabadha subscrip usara KZread ka

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf45054 күн бұрын

    Allah haydin badiyo oo haydin barakeeyo ❤❤wllo

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye64524 күн бұрын

    Masha Allah waxaa soo gadataa alwaaxa alaabta qoyan lagu qalajiro

  • @user-hi5kd4tq3f
    @user-hi5kd4tq3f4 күн бұрын

    Mashaalah xapiptty ifrah khalif 🎉❤

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi77774 күн бұрын

    M.a gaariyad ifrax

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe54 күн бұрын

    Masha allh abyo hore u soco love ❤️ you 😘

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12284 күн бұрын

    Manshalah cidlada alah idin saaro carur caafimad leh inshallah ifrah Khalif wiilkaga keenso 😊😍

  • @user-of4fq1fl6v
    @user-of4fq1fl6v4 күн бұрын

    Mash aalh abyo

  • @sahraabdulkadiribrahim14
    @sahraabdulkadiribrahim144 күн бұрын

    Mashallah sharafeey ❤

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v4 күн бұрын

    Mansha allah

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman29254 күн бұрын

    Masha allha ❤❤❤

  • @ifraaxabdulkadir3917
    @ifraaxabdulkadir3917Күн бұрын

    Wcs ifraxey hoyadey aya ad kutagerto malinkasta gabdhaha guriga ayey kudhahda kalaya gabadhan kabarta dhaqalaha iyo nidamka wax isku adinta masha allah alle hakubarakeyo lakin hoyo malintey aragtay adigo barandhada ad ufiqayo ayey dhahdya ifrax manta weykudheshay shekada😂😂😂

  • @user-lp1fg7md1p
    @user-lp1fg7md1p4 күн бұрын

    Oo ma wiil baa leedahay wllo mnsha Allah ilaahy ha barkeeyo

  • @xalwocabdirixman7198

    @xalwocabdirixman7198

    4 күн бұрын

    Haa hppti wil baa ujooga

  • @Yusro2m
    @Yusro2m4 күн бұрын

    Marwo masha alaah barakooba family

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf45054 күн бұрын

    Wllo adkaarta subixii galabkii Iyo habeen kiiba waa la akhristaa ❤kudadadaal wllo❤

  • @HalimaCali-nl7pr
    @HalimaCali-nl7pr4 күн бұрын

    M.a allha

  • @user-ok6od1if4r
    @user-ok6od1if4r4 күн бұрын

    Dumashiyo❤😇

  • @hafsamurshit5760
    @hafsamurshit57603 күн бұрын

    Ifraah salanta igaqaad

  • @user-hi1hq4nb7r
    @user-hi1hq4nb7r4 күн бұрын

    Abaayo hadaa labad8ba bestihiin cunada Hal mar iska Kari suqaarko kle iyo sugada Hal mar wax badan kar8 caagaga cuntada fridgeka lagu galiyo so gado fhawr bari iska cuna maxaq subax walba iyo qad9 walba ku dhibay naso

  • @CaaishoCabdiqdir
    @CaaishoCabdiqdir4 күн бұрын

    Wlshy mcn ifrax cdy farxad igu nolow❤❤

  • @user-dj4pd8ct9x
    @user-dj4pd8ct9x4 күн бұрын

    Ifraxey walalo kiligan kii ayeyday Alle ha unaxariiste ku karsanjirty u eeg iga cun iga badal intana xuman ha u arkin dumashi bilaney mid qurux badan so gado

  • @nihaa79602
    @nihaa796024 күн бұрын

    Wlhi wn jeclhy rotinkaaga 😊❤❤

  • @HamzaOli-op9qy
    @HamzaOli-op9qy4 күн бұрын

    Ifrax. Horosoc

  • @roodoarab6684
    @roodoarab66844 күн бұрын

    Inanta waa iska jeclahay routine keeda

  • @AyaanAhmed-lk6gl
    @AyaanAhmed-lk6gl4 күн бұрын

    Ala ifraxeyy routine kaga jecliya❤❤❤❤😂

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v4 күн бұрын

    Birta allaha ku hagajiyo

  • @user-hi1hq4nb7r
    @user-hi1hq4nb7r4 күн бұрын

    Wlahy ilmo waaa hawl ala hano days to labaa ujoogta subax saan u ustaagi habern laygu gaaraa ano daal nar lah guri ku toosi maayo hada ha gaaji hada waa wasakh

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x4 күн бұрын

    Ifraax waa socota maaha alaah 170.mareysay arooskadii mida kale abay heylka bdn wax ma carfiyo afar xabo fcn

  • @user-ue9jd6cq3c
    @user-ue9jd6cq3c4 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @HamzaOli-op9qy
    @HamzaOli-op9qy4 күн бұрын

    Asc

  • @user-dj4pd8ct9x
    @user-dj4pd8ct9x4 күн бұрын

    Kili waxan unaqaan jamlada shaaha ifahan

  • @user-uk1jb1dv1y
    @user-uk1jb1dv1y4 күн бұрын

    Ifr

  • @user-yb9qe6lx4b
    @user-yb9qe6lx4b4 күн бұрын

    Abaayo iskuulada qaxootiga kaso hadal

  • @maxamedcali5776
    @maxamedcali57764 күн бұрын

    Asv

  • @anfacabdinaasir
    @anfacabdinaasir4 күн бұрын

    Abyoy musiga oohin ad ku bilabaysid is dhaf😢

  • @HodanMuuse-j8l
    @HodanMuuse-j8l4 күн бұрын

    Qolka jifka natus

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37424 күн бұрын

    Ifraax KZread ka ma dhaqaaqyo maxaa siya🤔

  • @UbahAbuukarmaxamed
    @UbahAbuukarmaxamed3 күн бұрын

    m.a qurux dumar ❤❤❤❤

  • @maxamedcali5776
    @maxamedcali57764 күн бұрын

    Asc