Jaceelka Beenta Ah (Tababar Maskaxdaada)

Jaceelka Beenta Ah
Tababar maskaxdaaada
Janaalkaan Waxaad Ku Ogaan Wax Badan Ee Maskaxdaada Ka Maqan.
Waxeeynu Nahay Bulsho U Baahan Caafimaad iyo Nolol Farxad Leh Si Dunida Aan Fikir Cusub Ugu So Kordhino
Fikirka Cusub Waxa Uu Ka Yimaadaa Maskax Caafimaad Qabta
Maskaxda Caafimaad Qabtana Waxee Timaadaa Markaad Naftaada Hagi karto
Waa Sxb Kaa Shaahid Beesaani

Пікірлер: 179

  • @ilhaanmohamed2544
    @ilhaanmohamed25444 жыл бұрын

    Wlhi sidii waalidkeen ay wax noo gu sheegaan ayaad noogu sheeg tay alle ha ku xafido wllo 🙏🤗❤

  • @nadarcijeey9682
    @nadarcijeey96824 жыл бұрын

    Www masha allaah shaahid marwlbo meela qurux badan ayaad joogtaa❤ 👏 jawi dagan ah shukran waxbadan ayaa noofaaideesaa 👏👏👏

  • @zucdiabdullahi9465
    @zucdiabdullahi94654 жыл бұрын

    Masha Allah aboowe qali ah ilaah ha ikaa xafido ilaah dartii ku jclhy farxad igu nolow ilxun kuma aragto walig aduun iyo aqirba ilaah haku xafido aqiro jannofardoos ilaah haku sahlo aamin yaa rabi ilaah waxa dhib kuma tusiyo aboowe qali ah

  • @fatimaabdi574
    @fatimaabdi5744 жыл бұрын

    Mansha Allah Allah ha ku xifdiyo amiin walalkye qaali Allah tarti ayan ku jecelahy nolw waliga 💞✅♥️💯 wad mahadsanthy

  • @filsaninah5713
    @filsaninah57132 жыл бұрын

    Hooy shucuureey Sharkaadi ayaa batee!!!! Shab ha igu dhaxsiin Shartu meesheey ka iman!!! Like dheh wall ❣

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi29044 жыл бұрын

    Tababar maskaxdaada taxane iga gadan....💕 Xaqiiqada waxeey tahay qofkii naftiisa jecel ayaa naf kalana jclaan kara✌️

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo86604 жыл бұрын

    mahadsanid wll shaahid waxd mooda talada ad nala wadaagtay inay kusoo aday waqti an u baahna illahy caqliga iyo cafimadkaba ha ku barakeeyo hore u soco 👏👏

  • @luluah9566
    @luluah9566 Жыл бұрын

    Dheeri galin🥺 intana igu filin wlhi thanks wll ✅👍👏😍😍

  • @sacdaankarar7836
    @sacdaankarar78364 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin you make me feel better wlh markasta 🙏

  • @hamdihassan4766
    @hamdihassan47664 жыл бұрын

    Thank u so much wllkey sida quruxda bdn aaad wax no fahansiisey💚🙏💚💞💚🙏

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon7464 жыл бұрын

    Masha allah Tabaraka laah wallkey jasaaka laah qeyral jasaa mahadsnid allaha ku karaameeyo sax waye

  • @ikramahmed3798
    @ikramahmed37984 жыл бұрын

    waa mark ugu horeysa oo aan 1 video aan 2mar ku soceyshoto cajiib masha Allah thanks huno.

  • @fardowsaabdi6372
    @fardowsaabdi63724 жыл бұрын

    Tabaraha maskaxdeyda M.a alle hku xfdo hry usoco kuleeyhy one love 💙💙💙🙏

  • @quensusu719
    @quensusu7194 жыл бұрын

    Mashallah dhiiragaliyaheena iyo macalinkena mahadsanid🙏

  • @rahmoruun127

    @rahmoruun127

    3 жыл бұрын

    Msha allha allha ku xafido wllky hore u soco dhiiri geliyeheena qaliga ah hore usoco ayaan ku leyhy mar labaad

  • @ayaanabdi4172
    @ayaanabdi41723 жыл бұрын

    Thanks my brother wlh m.a qof aqon badan ayatahy oo waxa lagafamikaro Allah hakuhafido

  • @almaqurux5867
    @almaqurux58674 жыл бұрын

    Masha Allah Allaha ku xafido wll waxa tahy dhiiri galiyahena🙏❤

  • @sihamm908
    @sihamm9084 жыл бұрын

    Masha Allah sxb beezani sxbka nolosha horey USOCO

  • @salmaabdinasiradam426
    @salmaabdinasiradam4264 жыл бұрын

    shukran wllo 🙏💖 Allha kuu siyaadiyo maskaxdada 😘

  • @faraxzanhasan5258
    @faraxzanhasan52584 жыл бұрын

    Masha'Allah wllkey Allaha ku xafido garadkga allh ku siyaadiyo

  • @nimcoqaali6533
    @nimcoqaali65333 жыл бұрын

    Xaqiiq wlhi thankz wllky qof qiimo badan baadtahay

  • @idmanshariif3157
    @idmanshariif31574 жыл бұрын

    Masha allah alllha noka barakeyo

  • @salahahmed2553
    @salahahmed25533 жыл бұрын

    Hadal aad u xikmad badan oo runti Aan is leeyahay tolow adiga ayuuba ka hadlaya ayad nala wadaagtay ilaah Caqliga iyo garashada hakuu siyaadiyo aad baan ugu helay wacyi gelintaada Big Respect🙏

  • @jamiilomumtaz3949
    @jamiilomumtaz39494 жыл бұрын

    Maansh allah walal hore usoco guleyso insh allah waad mahadsantahy sida noo dhiira galiso mar waliba 👏

  • @anisokaahiye1110
    @anisokaahiye11104 жыл бұрын

    Wow m.a respectful speech🤗🤗

  • @missdayax489
    @missdayax4892 жыл бұрын

    Tnx u😊 wax yaabo badan ayn kaa faiday🥰horay usoco one day i wish u one million😌

  • @sarahfarah5106
    @sarahfarah51063 жыл бұрын

    thanks jizakallaah walahiwax badan ayaa iga badashay

  • @drayuush3624
    @drayuush36244 жыл бұрын

    M.alh wa sax wlhi saxipken shaahid beesani allh kuxafido

  • @shamsomohamedabdi9425
    @shamsomohamedabdi94254 жыл бұрын

    Manshaallah tabarakalah wllo caqliga hawayin 😍

  • @anisatiigare9409
    @anisatiigare94094 жыл бұрын

    M.a wllky nolosheyda wax yabo badan ayad kuso kordhisay jazakalh ❤🙏

  • @user-sm7gt6kg3k
    @user-sm7gt6kg3k4 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك

  • @hoodosaalax2921
    @hoodosaalax29214 жыл бұрын

    Mnsha allah majestic ilahay ha ku barakeeyo wlo

  • @mohamedmowled7653
    @mohamedmowled76534 жыл бұрын

    you’re talking real life

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus93 жыл бұрын

    Thank you shahid

  • @Susu1234
    @Susu12344 жыл бұрын

    Manshllah walaal jazaka allah qeyr

  • @ibrahimmohamed7507
    @ibrahimmohamed75073 жыл бұрын

    Masha Allah wll wlhi wax bdn ayaa igu sokordhisay jasakalah

  • @aminasalah4418
    @aminasalah44184 жыл бұрын

    MAsha allah shukran walalkey mcn

  • @cabdirashidcawilcabdulahi208
    @cabdirashidcawilcabdulahi2084 жыл бұрын

    Masha alah 👌👌 bro horumar wacan aya ku rajeynaa in bdn aya ka faideystay chanellkada 👍👍👍💕💕💕

  • @followrodareal
    @followrodareal3 жыл бұрын

    Excellent 👏 waa heer sare waanadaada wllo mhdsnid inbdn

  • @curadaamina8436
    @curadaamina84363 жыл бұрын

    Realy talk keep going bro

  • @user-ep8zk8oq6c
    @user-ep8zk8oq6c3 жыл бұрын

    Masha allaah akhii ilaahey haku xifdiyo walaahi wa runtda

  • @ahanaismail7010
    @ahanaismail70104 жыл бұрын

    masha allah guleyso wll qali waxa tahy qf kudayasho mudan❤

  • @fatxiilyaas1260
    @fatxiilyaas12604 жыл бұрын

    Masha Allah walhi hadlkada wan ku faaidaa alle ha ku xifdiyo aqligada

  • @sihamabukar7
    @sihamabukar74 жыл бұрын

    Thanks wllky ❤

  • @aaminacilmi7764
    @aaminacilmi77644 жыл бұрын

    Walaal alle hakaa ajirsiiyo insha allaha janada in aad gasho ayaa kuu rajeyna

  • @filsaninah5713
    @filsaninah57132 жыл бұрын

    ( Shucuur) ka adkoow shucuurtaada yes Ka adkoow shucuurtaada ❣❣

  • @fawziaabdirizak9210
    @fawziaabdirizak92104 жыл бұрын

    Mahdsanid ustaad

  • @noorkheire8043
    @noorkheire80434 жыл бұрын

    mashaaa Allaaah Alle cadaw hakaa hayo

  • @fatimarowda8861
    @fatimarowda88614 жыл бұрын

    Masha allaah allah hakuxifdiyo wll ❤❤❤❤👌

  • @niciimaibraahim7159
    @niciimaibraahim71593 жыл бұрын

    Mnsha allaah wllo jisaakalaah khayrran jisaa

  • @ayandarwiish7114
    @ayandarwiish71143 жыл бұрын

    Mansha allh wallalky alla hakusharfo video gan wanqatay mansha allh

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein39618 күн бұрын

    Thanks my pro ❤

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Жыл бұрын

    Thank you 🙏✅

  • @dehaabdiaamiin9871
    @dehaabdiaamiin98714 жыл бұрын

    Masha allah wllkey

  • @ikraahmed5970
    @ikraahmed59704 жыл бұрын

    Mnshaaa allah wllky

  • @sahromoha6488
    @sahromoha64883 жыл бұрын

    Keep going wll qali ❤🙏

  • @suhuurqalanjo6398
    @suhuurqalanjo63984 жыл бұрын

    Wll qaaliya alle aqliga hakuu barakeeyo

  • @munajirde3183
    @munajirde31834 жыл бұрын

    Waad mahadsantay wll allah yacisak

  • @umuhananabdi9962
    @umuhananabdi99624 жыл бұрын

    Shukran wll mcn

  • @faaiza143mahamoud5
    @faaiza143mahamoud54 жыл бұрын

    Taba baraha caqliyadeena dr la taliye maskaxed hormar wacan

  • @Dhuuxow
    @Dhuuxow4 жыл бұрын

    M.a wlhi wa sax wd mahadsanthy wll

  • @musehomer449
    @musehomer449 Жыл бұрын

    Video sidu noqoshayda u bedelay wllhi wan kuu mahadnaqa anoon ku aqoon shp mhdsnid😢 mudo ka hor waxan ah qof u dhiban qof kale lkn waxa iga dhigtay qof kali istaaga😊 am strong now shp

  • @muniiratuuryare6719
    @muniiratuuryare67194 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal qaali ❤️💜🧡💙

  • @aishaabdullahiomar7350
    @aishaabdullahiomar73504 жыл бұрын

    Mhdsanid abwe mcn 🥰💯💯❤️

  • @kadraisse1415
    @kadraisse14154 жыл бұрын

    Mashaa allaah waa wiil caqli badan!!

  • @amiinaabdulahi1543
    @amiinaabdulahi15434 жыл бұрын

    Kama daalo wacya kalintaada mahadsanid wll ❤️👍👍👌👍👌

  • @abdulahi252
    @abdulahi2523 жыл бұрын

    Wlh shp mar walpa waxa tahay ruux aan dhiiri galintiisa i taabato alle haku sharfo waan ahaadona kuwa ka dhabeeyo hadafka eey nolasha ka leeyahin zhp🙏❤

  • @naftaxaajinaftaxaaji3326
    @naftaxaajinaftaxaaji33263 жыл бұрын

    sax wllhi dhiiri galainta wa jeclhy wllkeyga qaliga waa iska kaa jeclhy iinolow ♥🌹💝🥀♥💓❣️💗💖❤💕💞🙋‍♀️💖

  • @abdirahmanibrahim5669
    @abdirahmanibrahim56693 жыл бұрын

    Video waxan ku arkay Facebook 5 bil ka hore waan radiyay wan wayay meeel walbon ka radiyay ugu dambayn wan helay alx shukran wllka so jeediyay dhiira galintaada

  • @lamhibak6818
    @lamhibak68184 жыл бұрын

    #Legend 🧠 mashaa Allah

  • @qaaliladaninaxersi951
    @qaaliladaninaxersi9512 жыл бұрын

    Thanks 😊 wll waxan kuh mahad celiyo

  • @deeqayousf7313
    @deeqayousf73134 жыл бұрын

    Mash allah wllo alle haku xiftiyo talo fican iyad bixisy caqliga alle haku dayo wa marki igu horysay videogaga horumar wacn iyan ku leyahy

  • @hamdishariff3012
    @hamdishariff30124 жыл бұрын

    Mahadsanid wllo🥰🙏

  • @Kowsar15
    @Kowsar152 ай бұрын

    waa runtaa 🏃‍♀️💯🥰

  • @habiibahassan1169
    @habiibahassan11694 жыл бұрын

    mahadsanid walal🙏❤

  • @najaxcabdi6453
    @najaxcabdi64534 жыл бұрын

    Allah ha ku dhawro 😍🤗😘

  • @maryanabdi9059
    @maryanabdi90594 жыл бұрын

    Masha Allah tabarakllh

  • @sainabbin1362
    @sainabbin13623 жыл бұрын

    Mashaallh mashaallh illahey hakubarakeyo

  • @aminalsalafi6217
    @aminalsalafi62173 жыл бұрын

    شكرا يا اخي الكريم

  • @xayatosman6210
    @xayatosman62103 жыл бұрын

    Mhdsnd wll shaahid wlh waa xaqiiqo allah ku dhaafo

  • @ISCO2
    @ISCO22 жыл бұрын

    Pro wxa igu qasbtay in aan dib udaawado vidoes ki hore si aan wax uga faaido waka so daahay sxp ky soco 💯💯

  • @zagalcabdiyuusuf3157
    @zagalcabdiyuusuf31578 ай бұрын

    Thanks wllo

  • @maryemarye3396
    @maryemarye33964 жыл бұрын

    Maasha allaah bro

  • @simanahmed5293
    @simanahmed52934 жыл бұрын

    Beautiful advice ❣️

  • @qadrohassan5395
    @qadrohassan53954 жыл бұрын

    Sax weyan shukran

  • @nasradheemancali9118
    @nasradheemancali91183 жыл бұрын

    Masha Allah wlky 😍😍😍

  • @umumaisun867
    @umumaisun8674 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @Ugbad904
    @Ugbad9043 жыл бұрын

    Mashallah hore usoco bro❤

  • @xikaasmoha2314
    @xikaasmoha23144 жыл бұрын

    Masha Allah wll waxa thy dhiri gliyaha qaska ah

  • @saidoalimohamud8808
    @saidoalimohamud88083 жыл бұрын

    Alla maxad runta sheegtay FaFavourite legend Allah kuxufdiyo

  • @baseman9995
    @baseman99954 жыл бұрын

    Masha Allah saxa wa❤🌹💗💝💞💕💟💚💓💜💔💗💘

  • @najmamohamed3244
    @najmamohamed32444 жыл бұрын

    Mncha allha wllo 🥰👌

  • @faliseey8495
    @faliseey84953 жыл бұрын

    Masha allh wll

  • @najmamohamed3244
    @najmamohamed32444 жыл бұрын

    Mocha Allha wllo 🥰👌

  • @suhaamcabdi6904
    @suhaamcabdi69044 жыл бұрын

    Walhi waa arin xaqiiq ah wll hadad qoralkeyga aragto waxan ka raba tashitan

  • @naimamohomed5245
    @naimamohomed52454 жыл бұрын

    Aboowe mahadsanid ❤️❤️❤️

  • @sacdiyocabdiomar3524

    @sacdiyocabdiomar3524

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir35832 жыл бұрын

    M.a wll Allha ku xafiido xaqiiq dadka qar qalbiyadoda moda inad ka hadlaysi😢🙏🙏

  • @amiiracadey711
    @amiiracadey7114 жыл бұрын

    Msha Allah

  • @mariaakhadir6802
    @mariaakhadir68024 жыл бұрын

    Respect 💖❤❤❤

  • @fardowsaabdi6372
    @fardowsaabdi63724 жыл бұрын

    Wcs wll 💙😘

  • @amaaniaxmed4123
    @amaaniaxmed41234 жыл бұрын

    Mahadsanid

Келесі