No video

Jabuti OO U Xil Sartaya Galbeedka Somaliland Saadaq Joon ???

Пікірлер: 142

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069Ай бұрын

    Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚▪️❤️💪🏾

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368Ай бұрын

    Absolutely, waa in la xidhaa xuduuka jabuuti right now before it’s too late ⏰.

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ftАй бұрын

    Waxba inaga qadi mayaan ,somaliland guul iyo gobonimo

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ibАй бұрын

    Somaliland guuuul Somaliland hanoolaato cadowgu hajabo idamka alee

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Ай бұрын

    Xuseen cabdi eedo guuuuulayso geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qq2ll6zs8h

    @user-qq2ll6zs8h

    26 күн бұрын

    Wasax.wakasaaraynaa..safarada.jabuuti..teeniiba.waysaareen

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517Ай бұрын

    Guul Somaliland don’t worry soo soco siraadey

  • @zainabguleed3949
    @zainabguleed3949Ай бұрын

    Jabuti wa Xaasid Allaha jabsho amiin yarabbi

  • @naimajama5303
    @naimajama5303Ай бұрын

    Waa run hawiye maxa ino keeney? Dhul iyo xuduudna ma wadaagno wey gardaranyahiin hawiye mey iska celiyaan argagaxiidada. Meeshan Somaliland wey ku dhiman donan haddi isku imaadan.

  • @naimajama5303
    @naimajama5303Ай бұрын

    Safarad maha ee weyna jajuusanyan hala saro. Xududahana halaga xidho Djibouti. Haddi xukumadu waxba ka qaban weydey shacabku ha iska xidhan kuwa joogana diyaada hala saro.

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd471Ай бұрын

    الله ينصر بلادنا صوماليلاند

  • @naimajama5303
    @naimajama5303Ай бұрын

    Waxba ma qadayaan Djibouti hore bey Somaliland ku soo dusheey lakiin Djibouti wey jabtey meydkoodi ba batey.

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2seАй бұрын

    SOMALILAND GUUL

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Guuuuuuuuul somaliland viiva

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926Ай бұрын

    Diyaar baynu unahay

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332Ай бұрын

    guul guul soomalilqnd jabouti somaliland waxba ka qaadi mayso iyaday udaran tahay wqlqhi

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248Ай бұрын

    Ilaahayba jira

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102Ай бұрын

    HUSSEIN ABDI. GUULAYSO GEESI QARAN

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416Ай бұрын

    Guul Somaliland Down Cadowga Somaliland

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cnАй бұрын

    ADER JABUTI JIBRIL ABOKOR AYA KU FILAN 2 MAAL MOD DAGAALKU QAADAN MAYO

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391Ай бұрын

    Kaliya waxay dab sudhayaan meesha yar ee jibuuti layidhaa lkn Somaliland way kaguulaysanaysaa insha allah cadawga xaq darada ugusoo duulay ee baadilka kutaagan

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1oАй бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk wey soo lug goynayaan jareerkaa

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152Ай бұрын

    Ilahay reer Somaliland ha is fahan siiyo iyaga isku jeede

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaringАй бұрын

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤ ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤guuul iyo gobanimo somailand insha allah

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206Ай бұрын

    Somaliland guuuuuuuuuuuul 🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    Ай бұрын

    Soo socò kkkkkkkkkkkkkķ

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    Ай бұрын

    Nin kanì tiisii baa dhamaatay

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5qАй бұрын

    Geesi guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤xuusen cabdi 🎉🎉🎉🎉🎉💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01Ай бұрын

    Adeer kii Jabuuti meesha u joogay iyo shaqaalihii ba dhowr bilood ka hor bay guureen..

  • @zainabguleed3949
    @zainabguleed3949Ай бұрын

    Guul Somaliland❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4eiАй бұрын

    Soo soco dheh saadiqooow wedkii delayed baa ku sugaaye. Saadiqzero

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Ilaahay Idamkii sidii kabtan faalso ayaynu mayd kiisa wadh ilaahay idan kii

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nmАй бұрын

    suxufi xuseen cabdi janan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912Ай бұрын

    Absolute that's true

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1nАй бұрын

    Somaliland guul ❤❤❤❤itoobiya guul ❤❤❤❤❤itoobiya our brothers somaliya iyo jabuuti waa cadawga somaliland alaha haligo

  • @siciid....cumar.....waraabe.
    @siciid....cumar.....waraabe.Ай бұрын

    Walakiraystay.nin.nagiwado.iyo.awr.awr.wadomidnakamabadh.soco.

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227Ай бұрын

    Allah ha jabiyo cadowga Somaliland guul insha Allah 🎉🎉🎉

  • @MaxamedMany
    @MaxamedMany29 күн бұрын

    Geesi qaran dhe Suxufi Xuseen TV. Guulayso inta guuli jirto. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691Ай бұрын

    Guul iyo goobanimo somaliland insha allah reer somaliland ❤❤❤❤❤❤ciidwaba way iskaciilinayaan guushan iga leh suxufe xussen geese garan

  • @queency7943
    @queency7943Ай бұрын

    Ha u baqin Somaliland illahay baa ilaashanaya cadawgeeduna liibaani maayo ee waa in looga dhabeeyo heshiiskii oo Ethiopia laga siiyo bada xadka jabuuti Somaliland la leedahay reer Somaliland dalkiina haku eegina dawlad ee dalkiina ka difaacda ismaciil gofane guul iyo gobanimo Somaliland

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤ soo soco kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ninrageed

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vuАй бұрын

    Suxufi xuseen TV geesi qaran noolow walaso qaban inanla yaalka bareback walaga furi sidii jaamac❤❤❤

  • @HIBOHERSI
    @HIBOHERSIАй бұрын

    Geesi qaaran MashAllah Guul Somaliland ❤❤❤

  • @fadumoissa532
    @fadumoissa532Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤guuul Somaliland guuul Indr geesi geesi dhalay ❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280Ай бұрын

    WAXAA LA RABAA IN ARGAGAXISO LAGU ABUURO SOMALIAND

  • @engab001
    @engab001Ай бұрын

    Xukumad safaarad saaraysaa ma jirtee. Shacabka reer Hargeisa haday dhiig leeyihiin ha gubaan.

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Maxay u jiri wayday adaaba cadaw ku ax xukumada

  • @horijoogmedia
    @horijoogmediaАй бұрын

    Thank you suxuufi hussein

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6wwАй бұрын

    Suxufi xuseen ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going on

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064Ай бұрын

    GUUL GUUL IYO GOBONIIMO SOMALILAND ❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488326 күн бұрын

    Saadiq waa Arsenal Somalilandeeey

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lpАй бұрын

    Meelkastab ha ka keene waa reer jabuuti cid insoo weerartaa saadiq joon waa nin reer jabuutiya waan layska celinayaa

  • @safiahirsi1228
    @safiahirsi1228Ай бұрын

    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Geeeeeeesi waa runtaa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488326 күн бұрын

    Somaliland Haxidho Xuuduudeeda Have close the boarder immediately 😯

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513Ай бұрын

    NINKAN WAXA UU AHAA MOORYAN TUUGE OO GACAN KUU DHEGLE XAMAAR BAA LAAGE EERYE SOUTAFRICA AYAA DUKAN LOOGA FUURYE DEB UGSO NOOQDYE XAMAAR XIIRFADA CIIDANE MAALE HAA SOO DONTO SOMALILAND WUU KUU DHIMAN

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488326 күн бұрын

    Hadiitani Runtahay Xilihoraa Shaxdanlaynodegey 💯

  • @user-tu8in2sk3t
    @user-tu8in2sk3tАй бұрын

    General saadiq Joon kusondha waada reer Somaliland hadii aad yihiin Wana wiilki dhaley muuse biixi siiyey haybado Cumer geele IYO sida oo kale xeedha muqadas Hargeysa loga qaadey saw maha, General saadiq wuxuu maanta difaacaya ninki geele ahaa eevgabadhisa siiyey ee waliba Somaliland ay feed fadhiga ka aheyd ee Bal ii sheegay waxaad maanta UGA qeylineysan ?

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Isha Allaa ceeshkii iyo iyo Muqumadii baa qaban bariiskayaguu cunoo buruud keenaa kawayn

  • @user-wr5pm8sb8x
    @user-wr5pm8sb8xАй бұрын

    Good 👍 job that's the true!

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317Ай бұрын

    Dadkaa reer jabuti ee so xaqa baxaay 72 h hala siyooo sidaay u noqdaaan hawadaa iyo dhulkana hala xidhoo sidi xiligi ciigaal haday dowladi samayn wadoo shacabku Haa banan baxan iyago jabuti tusaay waxay wadoo inaay gardaro taaahy xududkana haaa waydistaan xukumadaa inaay xidho

  • @faysalahmed9622
    @faysalahmed9622Ай бұрын

    Xuseen wariye sare hore usoco

  • @husseinjamac4757
    @husseinjamac4757Ай бұрын

    Hussein Abdi Geesi

  • @shukrisaban4216
    @shukrisaban4216Ай бұрын

    Soomalilad guul guul guul guul guul guul 💚🤍💚🤍♥️💚🤍🖤♥️😍🥰👏👏🫶💪🤲🤲🤲👍👍👍🧿🤩🤩🤩🧿🧿🧿🧿🧿🤲🤲🤲💪👍👍🤲

  • @Hooda36
    @Hooda36Ай бұрын

    Saadaq Jone Soosoco Siradaay Hurry Up Siraaday We Are Waiting ✋️ For You Siraaday 😅😅😅😅

  • @madarcali122
    @madarcali12218 күн бұрын

    Somaliland guuul

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01Ай бұрын

    Adeer Saaqid Joon bankii buu ku surmiyi xagaayada e iska illow..

  • @idirisabdi2515
    @idirisabdi2515Ай бұрын

    Saadiq.ela.tariya.haiska.celiyo.ama.canfarta.ha.ladagaalamo

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8dfАй бұрын

    Mnsh allah hambalyo xuseenow awood umalaha saadaq joon inuu indhaha isku sooqabto

  • @AnisaWarsame-jx5xy
    @AnisaWarsame-jx5xyАй бұрын

    Cadow giluilmi wada gilaysan mayo cid uuyahayba❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @SharkoAhmed
    @SharkoAhmed26 күн бұрын

    Djibouti

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9tАй бұрын

    Shacabow udiyaar garoba difaaca dalkiina soo gudbiya wixii saqadh dareentaan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280Ай бұрын

    MAR HADII DHAQDHAQAAQ BILAAMAY WAA IN XADKA LA XIDHAA CIIDANKANA H3EGAN LA GALIYO

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725Ай бұрын

    ILLahay markuu Cagayanka ka dhigay ee lugaha ku tiray wuxu ogaa inaad inlays munafaq ah tahay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488326 күн бұрын

    Saadiq Joon Waaninkii Banaadir Soodhameeyey

  • @awgeele
    @awgeeleАй бұрын

    Geesi qaran suxufi hussein noolow.

  • @suldanahmed6454
    @suldanahmed6454Ай бұрын

    Guul somaliland

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8fАй бұрын

    Ma nin hawiye ah baa maanta loo xil saaray xotaynta.awdsl waa aduunyo gadoon samatoon muqdidho 1991 waxay ku khasbsnayen insy dheegtan.jibtiil abokor

  • @saamiaden7451
    @saamiaden7451Ай бұрын

    Saadaq john somaliland ma wuxuu moodaya xilkiii farmaajo laga qaadayey ismaciil imer gele ma inanku sodoga u yahay ayuu galaafanaya oo uu dilaya😂

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725Ай бұрын

    Kuwasi waa kuwii hub ka dhigista ku samayn lahaa hambadii kasoo hadhay goojacade ee argagixisada soomalilan

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Ай бұрын

    Wax uu inaga qaadi karaa ma jiro saadiq. ismacil iyo xasan macaac ha ciyaan cadogeenu ha jabaan

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655Ай бұрын

    Weriye sare Huseen Abdi, halgamaa geesi ah oo dalkiisa cadawga ka jira, hambalyo. Cadawgaa isasoo bahaystay ee dhagarqabe Ismacil Geele iyo xasanGurguurtaha Xamar soo abaabuuleen, dhagartaasi waxay keenaysaa in Ethiopia iyo Somaliland labaduba xuduudahooda wixii soo gala iska buufiyaan sida duqsiga iyo kaneecada.Guul JSL.

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-VibesАй бұрын

    Somaliland ma koobi karto, mana samayn karto khalad siyaasadeed

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139Ай бұрын

    Waxba jsl lagama Qadi karo jsl guul

  • @amiira8902
    @amiira8902Ай бұрын

    alle ha qabto daalimiinta donaya daldad muslin ah. dal kooda dumiyaan alle haqabto

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280Ай бұрын

    Gobolkii aqoonta ayaa la rabaa in argagaxisadii somaliya lagu abuuro

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636Ай бұрын

    Sunduuq Jon 😂 hadii u sidaas ka yeelo Ismaciil buurane waa ba’isi iyo xabaashisi u soo doontey

  • @safiyai2843
    @safiyai2843Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamseCabdiaadan-tm2yt

    @XamseCabdiaadan-tm2yt

    Ай бұрын

    Sxb.habalyo

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mcАй бұрын

    REER AWDAL STATE WAAN SOO DHAWEENAYA HADDI LA NOO SHEEGAY IN SOMALI LAND {{{ MULKIYADA }}} ISAAQ OO KALIYA AY LEYIHIN XUSEENOW WALIGA AF MISHAARE HALKA KU QAYI DUQN NIMADAD NA MUUJI WALI MA MUQATO😂😂😂😂😂😂

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317Ай бұрын

    Xududka dhulkaa iyo ka hawadaba halaa xidhooo

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127Ай бұрын

    dee ma inantiisii ayaa nacday oo tidhi aabe kan iga dil marabee

  • @choukriali1710

    @choukriali1710

    Ай бұрын

    Kkkkk haa malaha kkkkk

  • @januarySl2024
    @januarySl2024Ай бұрын

    Marka cadawgaa iyo ciidan kaasi duulaan ku soo hayo ee sababtu tahay saldhiga militari ee Somalilaand Ethiopia ka siinayso xeebta Lughaye iyo Buuloxaar u dhexays, Ethiopiana dawladnimada Somalilaand aqoonsanayso, Ethiopia miyay iska daawanayaaa, illeyn waxa Somaalia, Jabuuti, iyo Masar waa burburinta heshiiska MoU Saw in Ciidanka Ethiopia iyo ka Somalilaand oo tiradii iyo hubkii cuslaa wataa ay xuduuda difaac ka galaan maaha ?

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01Ай бұрын

    Fellow daaq oo maalinta ad ganboor daawo ayaa la buu yaabaa..

  • @engab001
    @engab001Ай бұрын

    Markuu John soo talaabo madaxa ka toogta.

  • @user-fp2ld1lu3y
    @user-fp2ld1lu3y17 күн бұрын

    Shibir.dul.dul.badani.marbay.af.libaax.gashaa.ninka.samaroon.maha.waxa.xiijiya.ayaan.layaaba.ninka.kkkk

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638Ай бұрын

    Sadiq john soomaali land ma yaqaana xabaashisa ayaa ka soo horaysa

  • @abdifarah4017
    @abdifarah401729 күн бұрын

    Baqbaq horgal Adigu Ethiopian bad tahai e orodo gogti iyo wixi kashisheya xoraiso hadad nag ledahai

  • @abdifarah4017

    @abdifarah4017

    29 күн бұрын

    Hadad naf ledahai

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    Cadaw masoo tooydo soomaliland government ĝuuuul mahadsanid

  • @user-dl3ny3bl8u
    @user-dl3ny3bl8uАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomeyАй бұрын

    Awal maanu ahayn kuu siiyey m biixi inanta ma jareer buu ahaa???

  • @makebravo7133
    @makebravo7133Ай бұрын

    NINKASU WA HAYBADO KU NAQAANA SOSOCO DHE

  • @safiyai2843
    @safiyai2843Ай бұрын

    Nin nagi wado iyo awr awr wado midna kama beydhaan

  • @maxamedxaashi7996
    @maxamedxaashi7996Ай бұрын

    Waa runtaa wll

  • @samiakheyre762
    @samiakheyre762Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289Ай бұрын

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    Waa fulay madaxaa laga tooganayaa

Келесі