No video

iyada oo ilmaynaysaan albaabka ka furay

nagala soo xidhiidh:
cabdimaalig3@hotmail.com
cabdimaalig@gmail.com
sindibaad,
+252634431955 ama +252659300984
twitter: abdilmaalik
Skype:abdilmaalik
facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

Пікірлер: 114

  • @mohamedalcadaala6860
    @mohamedalcadaala68604 жыл бұрын

    Cabdi maalik Taalaa laguu dhisaa Argtidaada Darteed farxad la ilmeeya😢😢 Farxad iyo caafimaad iyo cimri dheer Aakhirane janada in sha Allaah

  • @sacdiyokhaalid3781
    @sacdiyokhaalid37814 жыл бұрын

    Allhow cabdi malikow xabsiga kaa siidaaa ay cadowgagu kugu hayaaan 🤲🤲🤲🤲🤲 waa malin ramadaneee 28/4/2020

  • @zahrazahraa3778
    @zahrazahraa37784 жыл бұрын

    Ilahayow abdi maalik cadowga ka sii daa wa haben jimcaye😭😭🤲

  • @a.rahmanmohamed2922

    @a.rahmanmohamed2922

    4 жыл бұрын

    Walal maxaa kudhacay walalkeena

  • @jihaanliban7135
    @jihaanliban71357 жыл бұрын

    ooooyin walhi hooyo macan aaamus walaaahi hadaa wax heysan lahaaa mamooyin badan ma oooylaheeen hah ilaaah dhibka naga bixi

  • @wiilwaalwiilwaal9948

    @wiilwaalwiilwaal9948

    7 жыл бұрын

    Jihaan Liban aamiin wll ilaahow hooyooyinkeena dhib ka dhowr

  • @jihaanliban7135

    @jihaanliban7135

    7 жыл бұрын

    wiilwaal wiilwaal aaaamin walal

  • @dalmaroffical2956

    @dalmaroffical2956

    4 жыл бұрын

    Aamin yarabi

  • @abdallaahmed9105

    @abdallaahmed9105

    4 жыл бұрын

    Ilaahay dhibka haynaga saaro, dhulkeni oo xolo iyo macdan ka buxaan iyo baderni o kaluun iyo lulu iyo marjaan ay ka buuxan oo garayaa billions of dolars ayaan sida uga gajeysanahay.

  • @dhagardiidnasruallaah4213

    @dhagardiidnasruallaah4213

    4 жыл бұрын

    Qabyaalada hadaan kagudubno dadkeenu waxbaan u qaban laheyn soomaaliyey qabyaalada qabyaalada war qabyaalada tola ayoo tolla ay iska iloow qabiilkaaga hadaad kheer dooneysid maanta aaway cabdi maalik 😡

  • @bashirsaidhassan7541
    @bashirsaidhassan75417 жыл бұрын

    Walala Abdimaalik Alle ajar iyo xasanada ha kaa siiyo . waan la ilmeeyeye markaan daawadey hooyadan somaliyeed ee dhibaateysan. Ninyahow alle ha ku gargaaro , hana ku naxariisto. waxaad tahaya qof wanagsan oo samefale ah.

  • @ibraahinxamarichannel5391
    @ibraahinxamarichannel53917 жыл бұрын

    Umada soomaliyed ee qurbaha iyo dalkaba joogto waxan ka codsanaya walalayal fadhi inoma yaalo qofkasta waa ino hooyadan wax udira isla hada sidegdega xaalad adagba haysata cabdimalik halogu hagajiyo isaga radinaye waa bil ramadan walalayal aynu isku naxarisano markasu alle ino naxarisanaya

  • @dulmidiid6998
    @dulmidiid69987 жыл бұрын

    *Hooyo Ha ooyin Qayr babayaal Ugar gaara Insha Allah Allah baa gargaaree*

  • @hafsaaadan7294
    @hafsaaadan72947 жыл бұрын

    subxaana allaah hooyo ilaahay haku kaalmeeyo if iyo aakhiraba

  • @samirofayah4160
    @samirofayah41607 жыл бұрын

    WALLAAHI haa xuxeyn xasan walal aad baan ugu duceeya umadeena oo dhan aad baad umahadsan tahay JISAA KALLAAH hkayr habaryar

  • @samirofayah4160
    @samirofayah41607 жыл бұрын

    ALLAAHU AkBBAR cabdi maallik WALLAAHI ducada afka maaha geeridii kudishaa geedkeed habo'o waan la oooyeey WALLAAHI awood aan waxku tarana malihi coldooooonooooow guuuuuul auto

  • @hussenhassanabdirahim9924

    @hussenhassanabdirahim9924

    7 жыл бұрын

    Samiro Fayah abaayo hadhihin Awood malihi naftadana haxaqirin waxad ku kaalmen kartaa ducada waxad udhax Mari kartaa shacabka aad lanoshaha eraydan oo kale ka ilaali Naftaada hana adeegSan negative words

  • @abdullahiahmedmohamed3925
    @abdullahiahmedmohamed39257 жыл бұрын

    لاحول ولاقوة إلا بالله. ilahayow dadkeyga u gar gaar war dal sidaan u khyraad bdn oo dadkiisuna ay sidan u baahanyihiin. badeena kaliya ayaa sanadkii waxan laga heli karaa #20Billion. war walaalyalow maan hishiino oo dalkeena aamino war ilaah baan idinku dhaarshe hooyo somaliyed oo saan u oynayso bcz of faqri ma wax la daawan karaa. walaahi dalkan madax aa ka noqaya waana la arki doona waxa aan qabto. لا إله الا انت سبحانك إنا كنا من الظالمين. لاإله الا انت سبحانك إنا كنا من الظالمين.

  • @jihaanliban7135

    @jihaanliban7135

    7 жыл бұрын

    Abdalla Axmed mash alah kartidada waaaa dareeemi karaa ilaaah wax qeyr qawo hasoo yeeeriyo

  • @abdullahiahmedmohamed3925

    @abdullahiahmedmohamed3925

    7 жыл бұрын

    Jihaan Liban mahadsanid abayo mahadsanid

  • @jihaanliban7135

    @jihaanliban7135

    7 жыл бұрын

    Adaaaa inbadan mudan

  • @xaajimasaleh8837

    @xaajimasaleh8837

    4 жыл бұрын

    Abdalla ahmed l love ducadaada allah haku barakeeyo walaahi qalbigaan ka ooyey waxaase la joogaa waqtigii la iska soo gabagabeyn lahaa naxliga oo somaliya ay ka weynaan laheyd xumaanta ay la garab joogto somaliland all of us kheyr insha allah

  • @ahashi7828
    @ahashi78284 жыл бұрын

    Illaahay waxaan ka barinay in jeelka aad ku jirto imika lagaa soo saaro oo sidaad u caawin jirtay masaakiinta aad sii wadato Aamiin Aamiin

  • @ahmedissack9550
    @ahmedissack95507 жыл бұрын

    Masha ALLAH jazakumu ALLAHU kher akhi cabdimalik

  • @jsjshhdhshs4232
    @jsjshhdhshs42327 жыл бұрын

    jasakumulahu khayr wllo ale haidin gacan qabto wllo sad dadka kurbada uga qadeen ale ha idinka qado wllo gacaliye

  • @adammahamud5445
    @adammahamud54457 жыл бұрын

    Alle haw gar garo umada islamaka melkasto ay jogan aamiin

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere13037 жыл бұрын

    Ax shiit allow hooyooyinkeeena garab qabo gacan bil adam wax matarto wlhi 😭😭😭😭😭😭 allow adigan ku kalmi wedisanenaaaaaa allow Ma garab qabo 🙏🙏🙏 Amin yaaa allah

  • @heyfaiyohelan9865

    @heyfaiyohelan9865

    4 жыл бұрын

    Amiin uu gargar hoyo kasto waa xanun

  • @abdullahiahmedmohamed3925
    @abdullahiahmedmohamed39257 жыл бұрын

    dawlada somaliya waa in ay coldoon miizaniyad siisaa farmajo mamulka gobolka banadir waxa soo gasha 180M bishii musuq iyo waxan loo jogin bey ku dhamataa waa in ay cabdi maalik u diraan bil walba ugu yaraan 1M $. Ol ole taager coldoon la yirahdo waa in aan xamr ka sameena inshalah

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi2187 жыл бұрын

    Ilaahay haku xafido walal cabdimalik jazakalahu kheyr

  • @fowziajama4741

    @fowziajama4741

    7 жыл бұрын

    Filsan Abdi ,aamiin walaal waa qof qaali ah illaahay dambigiisa ha dhaafo aamiin

  • @filsanabdi218

    @filsanabdi218

    7 жыл бұрын

    Amiiin Amiiiin yarabi walal fozia jama

  • @alfainternet4630
    @alfainternet46304 жыл бұрын

    mashalah ilahay ajar hakasiiyo caawintaas teedakale qof waliba oo wanaag saidaas oo kale ayaa looxiraa maxaayeelay dowlada biixi waxay kuxirtay abdi maalik why aad u caawisaa dadka anaga dowlada ahba macaawinee maxaa dadka inoogu soo jeedinee. alla jaahilnimada intaa la eg illa eega bal duf kubaxa dheh.

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed29224 жыл бұрын

    Wlhi wan ooyey markan arkeey Hooyo ooyneesa Allow walalkeena xabsiga kasoobixi 😭😭😭

  • @lajecellajecelcadey4532

    @lajecellajecelcadey4532

    4 жыл бұрын

    Aaamiin wll

  • @youngmoney2458
    @youngmoney24587 жыл бұрын

    allah ha uu GarGaaro hooyooyinkaa dhiban wlhi waa wax laGa damqadoo #abdimalih Jazakalah wlo baardhere waa meeel foog safar dheer ayy soo gashay wlhi ax 😭😭😭😭😭

  • @maxamedfaarax2954

    @maxamedfaarax2954

    4 жыл бұрын

    Baardheere maaha zxb waa baaladhaye waa xadka somaliland iyo itoobiya balli dhiig iyo gaashaamo

  • @IMAANSHO
    @IMAANSHO7 жыл бұрын

    Masha Allah wlll Alle haku garabgalo Insha Allah

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel66534 жыл бұрын

    Allow cabdimaalik museums coldoon noosoodah oo hanoo caafiyo cadowgiisanah hajebiyo aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲🤲we love him ❤️🌹🌿👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🖐 forever

  • @aishaibrahimahmed4920

    @aishaibrahimahmed4920

    4 жыл бұрын

    Walaal xafiskoodi mu jiira weli mise wa la xidhay

  • @maxamadaxmad2838
    @maxamadaxmad28384 жыл бұрын

    لاحول ولا قوة الا بالله C.maalik ilaahaw ka,abaal mari aakhiro iyo aduunka dhibkana kadul qaad

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo74702 жыл бұрын

    Allahu akbar

  • @umuayman4285
    @umuayman42854 жыл бұрын

    Cabdi maaligoow Wallaale kurba alla kuma tuso howdka nabiga s.c.m kacab 😭😭😭😭😭😭

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan59617 жыл бұрын

    ilahay ha kaa abaal mariyo wll cabdi maalik masaakiinta ilahey hau gar gar gaaro

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya40484 жыл бұрын

    Bal dhowr iyo tubanka caruurta ah,iyo kuwa foolanaya waa kuwaasoo way dhibaataysanyihine dameeradii wax dhalay aaway?

  • @allamaganilkacase204
    @allamaganilkacase2047 жыл бұрын

    ax ax ax ax hooyo ooyoysaa waa calool xanuun wllo aynu caawino waa bil ramadaane

  • @mahadibrahim8426
    @mahadibrahim84264 жыл бұрын

    Mashaalaha

  • @yusufabdulahi9013
    @yusufabdulahi90137 жыл бұрын

    masha alah sxb

  • @xardaye
    @xardaye7 жыл бұрын

    Allaahu Akbar kuwa hogaamiyayaal isku sheegaya ee umadan xaqooda baaba'asaday ee qabiilka loogu sacabo tumayo Alle ha ka qabto nooloow coldoon.

  • @noradinomer5457
    @noradinomer54574 жыл бұрын

    Ax ax ax wllkana samafale abdimalik manta ma hayysto xoriyad wuuu momoyinkenas uu ku samafalo ama uu ku cawi wana haben ramadan ah waxan alle ka baryayaa hadan ahay adoonkiisiii an usomana maanta oo dhan inuu iGa aqbo ducadayda iyo intiii somaliyed ee u ducaYnayza inuu alle kasii daayo jeelka uuna siiYo xoriyadisa wllo aYnu Ducayno wllken Waxana ubahan mommoyinkena an hayzan waxay ku afuran

  • @abdisheikh6791

    @abdisheikh6791

    4 жыл бұрын

    jøž3vNoradin Omar aamiin walaahi wax lasheego lama garanayo! Hadii maanta qof islaam sheeganaya u xiranyahay samafala haasi!

  • @samsungg6galaxy366
    @samsungg6galaxy3666 жыл бұрын

    Cabdimaalik muuse khyre aan dhamaan allaha kusiiyo sida umada aad ucaawinaayso allaha kuu caawiyo

  • @samirofayah4160
    @samirofayah41607 жыл бұрын

    ALLAA yaxfidak bello kuma aragto coldiidooooow

  • @kaltumqasim7920
    @kaltumqasim79204 жыл бұрын

    Alla xanun badnaa hooyo amu insha allah was kabixi dhibka insha allah

  • @wariscadow1532
    @wariscadow15324 жыл бұрын

    Ilaahoow cabdi maalik caafi aamiin yaa allaah

  • @shukrijamac6239
    @shukrijamac62396 жыл бұрын

    Hooyoyinka wey dhiban kiin ilaahey ha u gar gaaro

  • @rahmaajamma7051
    @rahmaajamma70514 жыл бұрын

    Allow ugargaar umada islaamka

  • @maxameddeeq4115
    @maxameddeeq41157 жыл бұрын

    hodan ilahay danbigeeda ha dhaafo

  • @kaltumqasim7920
    @kaltumqasim79204 жыл бұрын

    Illahow cadawga kaqabo Cabdi malig masakin kalmeye illahow xabsiga awodada uga Soo Saar rabiyow raxmanoow raximow

  • @mahadibrahim2586
    @mahadibrahim25867 жыл бұрын

    Ilaahay umadiisa hakasaaro dhibaatada iyo abaaraha.

  • @fatimadirie7520
    @fatimadirie75207 жыл бұрын

    ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ilaahayow unaxariso yaa Rabi yaa Allah

  • @abshirmohamed405
    @abshirmohamed4057 жыл бұрын

    ilaahayoow umada islamka dhibta kasaar 😢😭😭

  • @beckyyzbeez4887
    @beckyyzbeez48876 жыл бұрын

    Allahu akbar wallahi umada somaliye way dhibantahay madadx doduna daro dhadher ayay dhisten kharo iyaga lawsydin

  • @qaasimcabdisheekh7975
    @qaasimcabdisheekh79757 жыл бұрын

    ilaahow u gar gaar umadaada wlh waa aafo inagu habsatay hadaan umadda soomaaliyed ilaahow gacantaada ayan sugeynaa

  • @khalidbulshaawikhalidyare5181

    @khalidbulshaawikhalidyare5181

    7 жыл бұрын

    zxp waad mahad santahay waxsiinta iyo soobandhigista masaakiintaa lagugu Nacee

  • @khalidbulshaawikhalidyare5181

    @khalidbulshaawikhalidyare5181

    7 жыл бұрын

    Guul zxp waad mahad santy

  • @ahashi7828
    @ahashi78284 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiib

  • @fadumocismaan114altaqwa3
    @fadumocismaan114altaqwa37 жыл бұрын

    allah usaqiro amuraheda allah ha wafajiyo qerka aamiin cabdi malik walalo xage somariya inta alle i karsiyo

  • @fadumocismaan114altaqwa3

    @fadumocismaan114altaqwa3

    7 жыл бұрын

    cafwn walal wa helay qoralka maba egin

  • @mahmooddaud3956
    @mahmooddaud39567 жыл бұрын

    Cabdilmalik coldoon, Ilaahay ha ka abaal mariyo samafalkaa uu wado, wallaahi intuu u qabtay danyarta reer Somaliland inaanay dawladihii Somaliland iyo madaxdii soo martoo dhammi u qaban.

  • @ahashi7828
    @ahashi78284 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @nabadatv6128
    @nabadatv61286 жыл бұрын

    Abdimalik rabi haku xifdiyo

  • @hafsaaadan7294
    @hafsaaadan72947 жыл бұрын

    wllo nomerka loogudirayo iisheega idinkoo iga raaliya

  • @xafsociisenaaaleye2920
    @xafsociisenaaaleye29203 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 coldoon jiroo joog waligaa gesi somaliyed

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed91054 жыл бұрын

    It is so Sad in maamouinkenii sida u gaajeysanyihiin, dadki wax tarayeyna la xidhay dadka xidhayna aysan biyo cidna ka waraabin.

  • @abdisheikh6791

    @abdisheikh6791

    4 жыл бұрын

    Abdalla Ahmed Madaxda maanta joogta in ay caafimaad qabaan u malaynmayo. Sababta oo ah...muslim iyo gaal midkood na sidaas uma dhaqmo! Shaqsi Cabdimaalik oo kale ah oo umada ba ku yar in xaqdarro loo xiro. In uu dad kale u xiranyahhay na waa suurta gal!

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi5977 жыл бұрын

    ax ax ax ilahayaw u gargaar umadaada 😢😢😢 yaaaa allaaàh

  • @braveheart4280
    @braveheart42807 жыл бұрын

    subxaanallah

  • @alhadafboon351
    @alhadafboon3514 жыл бұрын

    Walaal cabdimaalik allaha kaso bixiyo jeelka

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan7 жыл бұрын

    ajar Iyo hasanaad Allah idin Kasiiyo kaalme Kuwaan

  • @hamsefoosi8420
    @hamsefoosi84207 жыл бұрын

    allah akbar

  • @ddsitupe9205
    @ddsitupe92057 жыл бұрын

    Ax wlhi aad ayaan oga xumaaday alow ugargaar umada dhibateysan 😭😭😭😭😭😭

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan98654 жыл бұрын

    Alh ilhow hoyo ilha ha ku sacido

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi58174 жыл бұрын

    Ninki wanaagaas falaayay maxaa loo xiray

  • @cabdixakiinahmad7073
    @cabdixakiinahmad70736 жыл бұрын

    Ax ax hooyo mcn ilahay janada ha kugu nasjyo

  • @maxamedxoosh4121
    @maxamedxoosh41213 жыл бұрын

    Alle qacanta cadawga hakaaso furto cavdoow

  • @nasraosman2736
    @nasraosman27364 жыл бұрын

    Raabow u gar gar umadada yaa allah yaa raabi amiin amiin yaa raabi

  • @naciimajaamac4426
    @naciimajaamac44267 жыл бұрын

    allaw umadaada caawi oo cidhiidhiga iyo caydhaba kasaar . c.maalikna cadawgiisa jabi

  • @aishaibrahimahmed4920

    @aishaibrahimahmed4920

    4 жыл бұрын

    Iso jawaba walaal

  • @hassanabdillahi4087
    @hassanabdillahi40877 жыл бұрын

    SUUMXAANALAAH

  • @hanasharraf9327
    @hanasharraf93277 жыл бұрын

    ilaahow ugargaar umada soomaaliyeed.

  • @hawaalimohamed3769
    @hawaalimohamed37697 жыл бұрын

    walaal nubarkad soo qor

  • @jaamacmaxamed140
    @jaamacmaxamed1403 жыл бұрын

    C maliki-wad-heli-abalaka-malin-ayad-dita

  • @AbdulAziz-vl9pu
    @AbdulAziz-vl9pu7 жыл бұрын

    Allow u aqbalo ducadooda kana Saar dhibaatada iyo faqriga

  • @jabarticaydiid4000
    @jabarticaydiid40004 жыл бұрын

    War ma ninkaas bad xidheeen oo xanibteen.kuwiinii ladoortay waxay samayn waayeen buu sameeyay.

  • @maxameddeeq4115
    @maxameddeeq41157 жыл бұрын

    dawladii meedaay lahayd 18 may ayaa loo ururinayaa lacag dadka lagu siinaya xoolo

  • @saynabcabdi328

    @saynabcabdi328

    6 жыл бұрын

    Ascilhayaknxrsdo

  • @abdikariinmaxamedwarsaame2233
    @abdikariinmaxamedwarsaame22336 жыл бұрын

    numberka isii walal

  • @fatimadirie7520
    @fatimadirie75207 жыл бұрын

    umadaada

  • @Suhaybkaofficial
    @Suhaybkaofficial7 жыл бұрын

    Taageersanhy wllhi brnmijkan

  • @khaasimdiriye4022
    @khaasimdiriye40224 жыл бұрын

    Sorry sorry

  • @awoahmed4608
    @awoahmed46086 жыл бұрын

    Ax zory hooyo mcn am zory wlhi waad ka bixid daruufta

  • @farahjamac7276
    @farahjamac72767 жыл бұрын

    Alle ugargar umadaada

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud94706 жыл бұрын

    ax ax hooyo ale h akuu gargaaro wlahi waan ooyeyba

  • @awraabi9338
    @awraabi93384 жыл бұрын

    Ax ax ax ax alle haw gargaraaro

  • @amiraabdiaziizyuusufamiraa5430
    @amiraabdiaziizyuusufamiraa54304 жыл бұрын

    War dowlada somaliland mxaa ka qalsan ninkaan dad masakin u gargarey xarig u quureen

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq95147 жыл бұрын

    ilahay maskinta haw gargaaro

  • @ibrahimali9691
    @ibrahimali96914 жыл бұрын

    omg😭😭😭😢

  • @faahiyeofficials2461
    @faahiyeofficials24614 жыл бұрын

    Ilaahaw umadada u gar gaar 😭😭😭😭

  • @hodanali1335

    @hodanali1335

    4 жыл бұрын

    Ala eeda macaan uso ducey

  • @ibraahinxamarichannel5391
    @ibraahinxamarichannel53917 жыл бұрын

    Coldoon sxb marka laso cawiyo mamadan kasaar muuqalkeda KZread si samcadeda iyo ta ubadkeda aad u ilaliso waa iga talo

  • @abdiazizmideeye8664
    @abdiazizmideeye86644 жыл бұрын

    Eebe wayne haka siidayo umada kuhaysata waxad tahay halyay qaran wase lagaran wayey qiimaha aad ledahay

  • @barotech4015
    @barotech40157 жыл бұрын

    Alha Haku Garab Galo MAAMO

  • @zuhuurgacal1263
    @zuhuurgacal12637 жыл бұрын

    😢😢😢😢😢

Келесі