No video

Itoobiya oo loo diray Fariin Culus "Soomaalida Maraykanka oo difaacaya Badda Soomaaliya"

Itoobiya oo loo diray Fariin Adag "Soomaalida Maraykanka oo difaacaya Badda Soomaaliya"

Пікірлер: 706

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84046 ай бұрын

    Ragii oo nago noqday oo somaliland ganbadh ugu soo fadhistay oo todobaadkii caadada ku jira dawada somalia... from saylac city . muse bixi waa libaax walee mar hadii ilaa maraykan lawada wajaqay oo business kaygu gaadhay haday i maalgashanayaan oo dano iga leeyihiin dhagaxii nabi daa'uud dhigay ayaa wali sidii u yaala maantaaban ethioia helay nassibkayga ilaahay muse hay daayee ...

  • @greatshidane

    @greatshidane

    5 ай бұрын

    Hadii soomali islaam xalal ah tahey maxaad Ethiopia hormar iyo barwaaqo uga raadineysaa ? Ma garaneysa ethiopia waxa idin dhex marey as somali😂 go and search all the world but not 🇪🇹

  • @Sam_Saylici

    @Sam_Saylici

    5 ай бұрын

    Reer Saylac ma tihid ee hadi reer saylac dhaba tahay maad ogolaateen in Ethiopia oo waligeedba Saylac rabtay ay qaadato anago reer Saylac aya u dagaalamayna waana difacayna dhulkena shareka diyaaraded lagu badashay

  • @hassanadan6834

    @hassanadan6834

    4 ай бұрын

    😊

  • @hassanadan6834

    @hassanadan6834

    4 ай бұрын

    😊

  • @user-wx2sm5vs9m

    @user-wx2sm5vs9m

    Ай бұрын

    @@Sam_Saylici Bismilah umadda soomaliyeed allaha Mideeye ❤😂😂xoogooda iyo quluubtooda

  • @user-jl2bd9lo6q
    @user-jl2bd9lo6q5 ай бұрын

    ❤❤❤❤maasha alla soomaaliya soomaali baale vivi soomaaliya soomaaligala bedana haladoono soomaaliyee

  • @abdigah5364
    @abdigah53646 ай бұрын

    Viva Somaliland-Ethiopia neighbourly brotherly mutually benificial relations and ports deals

  • @greatshidane

    @greatshidane

    5 ай бұрын

    Then u should be habasha😂

  • @abdigah5364

    @abdigah5364

    5 ай бұрын

    @@greatshidane But Habasha was blessed by Mohamed of Islam

  • @abdigah5364

    @abdigah5364

    5 ай бұрын

    @@greatshidane KKKKK. Even Hassan-qoslaaye survives in house only under the protection of the blessed Habasha/Ethiopian soldiers

  • @AbdiPianoChannel

    @AbdiPianoChannel

    5 ай бұрын

    We owned Somaliland and Somaliland sea. Somalia is a failed state. There's nothing they can do about our relationship with Ethiopia.

  • @AbdiPianoChannel

    @AbdiPianoChannel

    5 ай бұрын

    Ethiopians are better for us than any Daarood out there

  • @abdikariimdhagayste1470
    @abdikariimdhagayste14706 ай бұрын

    Qiiro jaban 😂😂😂

  • @lit7189
    @lit71896 ай бұрын

    Guul somaliland 👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚kanaxwo nafat waa cadawga dhabaraka hakajabo

  • @aminafaisahassan5731
    @aminafaisahassan57316 ай бұрын

    Guul Guul Somaliland bada waa Somaliland orod mugdisho xorey argagaxiso

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali6 ай бұрын

    🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹somaliland

  • @ibrahimhassangagale6923
    @ibrahimhassangagale69236 ай бұрын

    Dacwo ayaa ku socoto America. Idanka ayaa ka xun Itoobiya. Waxaad tihiin daalim waana la idiin diyaar. Weligiin kamaydaan hadlin gummaadkii iyo burburburintii Siyaad Barre markaas baad maanta noo sheeganaysaan wadaninyiin. Car u soo dhawaada Somaliland.

  • @Iphone20249
    @Iphone202496 ай бұрын

    ❤💚❤💚somaliland guul cadowgeedu caamiya indhala hajaban❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚

  • @Puntland1
    @Puntland16 ай бұрын

    Ethiopia waxa xukuma 1. Orthodox church 2. Cidanka 3. Sirdoonka. Archive Ethiopia waxa ku qoran inay helan bada SOMALIYEED OO dhan.

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e6 ай бұрын

    Munaafiqiin. Markuu Farmaajo 4 dekadood siinaaye maxaad uga hadliwaydeen

  • @Malik3544

    @Malik3544

    6 ай бұрын

    Alle ka baq MWH Farmaajo Xabiibul malayiin iyo Culimda sharafta badan Afkaadi ka dhowr oo haku danbaabin

  • @meecaad
    @meecaad6 ай бұрын

    Halkan Annaa ka talinayee, u tasho meeshaad, waayo waxba ma wado lihin

  • @user-ln4tx6tx3c
    @user-ln4tx6tx3c6 ай бұрын

    Walaahi Dagaal aa Somaliland kusoo qaadaan waa kaa ku jabi lahaydeen. Allah ka cabsada oo dhiigiina hanoola imaanina. Allahuma Balaqtu. Somaliland is ready and will Prevail again and again Somaliland Guul iyo Gobonimo 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l6 ай бұрын

    Yaahuuu waar dalka Somaliland ciidaiisa hawadiisa BADDIISA anagaa leh malaha wax ma maqashaane ANNAGAA. LEH WAANU KIRARNAY cidna noo ÿeedbin mayso❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @hawohosh9198

    @hawohosh9198

    5 ай бұрын

    Allah inuu ku aqoonsado ka barya xabashi kuma aqoonsan kartee

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel5 ай бұрын

    1964 iyo 1977 dagaaladaa reer sheekh isaxaaq number 1 ayay ka ahayayeen. Meesha ay kamaqanyihiin guuli kafog. Kuwani qabyaalad daashay ayay wadaan. Badda anagaa leh. Haddii aanu rabno dab ayaanu qabadsiinaynaa. Daaroodow horta ugadeenka soo xoreeya. Dhuusada joojiya. Isaaq ayagaa Ethiopia gubi kara ayagaana laheshiin kara. In aanu Ethiopia Somalia siino ayaanu awoodnaa. Cayaarta iyo dhuusada yareeya

  • @ahmedismail201

    @ahmedismail201

    5 ай бұрын

    Guul Somaliland

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed63746 ай бұрын

    Somalinimo ma Jirtee, Waa Qabiilleystayaal sheekhnimo iyo Qabyaalad isma Gasho,Cadaawada Ay Reer somalilnd u HayaaN Aya issu keentey,Somalilnd Guuuul

  • @MohamedHanad-ys8lt

    @MohamedHanad-ys8lt

    5 ай бұрын

    Waxaad u baahantahay wax barasho qabkaad u hadlayso iyo qaabkaad wax u qoreyso Aya Laga arkaa..... Kaalay I gumayso oo I was ma Laga qaban la,ahay.

  • @runloow2202
    @runloow22026 ай бұрын

    Halheyska Madaxweyne Xasan Sh. ee ah Abiyoow bad waad heysataaye usoo mar wadada saxda ah HAKA TOWBAD KEENO, KANA TANAASULO. itoobiyaan weligeed riyo xattaa kuma heleyso TAAKO SOOMAALI LEEDAHAY!

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed76226 ай бұрын

    😂😂😂 NacanacMaxay hayanb Faqshtu S/land waysocoty Dhulkeda iyo badeeda kiraynysa, iibinaya, maxad kabadalikarta , Dalada dad qalatada, dilka, dhaca, boobka, kufsiga ,Qaraxa, eesagalka meelod ukal fadhida Leader,s Alshabab hakuwareerina Midinimana hasuguna waana lagukala yaacaya, aduunkuna wuu ogyey. Odaga jabuuti ka soo saqidy ad runmoodysan.

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir6 ай бұрын

    Sheikh Abdirahman Bashir hadalkisu waa malab iyo labeen allaha ku xafido

  • @faryarmuusa9323

    @faryarmuusa9323

    6 ай бұрын

    😂😂😂 munafaqa minafiqinta ugu weyn

  • @iftin2024
    @iftin20246 ай бұрын

    😢tiisaba daryeelaa tu kale ku dara xamarbaa difaac idiinka baahan waxba America ha ka dhex hadlina markaad tiina xalisaan u soo hanqaltaaga somaliland, villa somaliya xabashi iyo African Union baa kugu ilaaliso waad reyoonaysaan markaad soo toostaan soo hadla maanta somaliland way socotay ha ku dabalumina, cadowga somalilad cagta hoostiisa.

  • @maxamudismaciil9325
    @maxamudismaciil93256 ай бұрын

    Munaafaqiin isutagay ooculimo sheeganaaya todobada cadaabood taga kahoseey ayaaloobalanqaaday inlagu abaamarinaayo ee alekabaqa culumo iblees ayaatihiin ne alehaydinqato

  • @hawohosh9198

    @hawohosh9198

    5 ай бұрын

    Oo hadda inaad saan dhan u xiiqdo oo culimada saan u caaydid oo itobiya u hiiliso maxaa kugu qasbaayo

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud55636 ай бұрын

    Beentaa iskadaaya fanijeerkaa idiinbuuxa dhamaan waxaad tihiin xaasidiin Allah haydin cadaab if iyo Aakhiraba Aamiin

  • @ayannafarhan8901

    @ayannafarhan8901

    5 ай бұрын

    Bilaa aqli batahay wlhi sas miyad ninku tahay😢 Ethiopia waa cadaw waligedba kuriyota dhulkaga sideebu kuu aqoonsan nin raba inu dhulkaga qato miyuuse isuurto galaysa haysa shada dhulkaga hadii ad dawlad madaxbanan noqoto cida khasaraysa waa Ethiopia maha somaliya waligedna aqoonsi kuma raadinayan

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor4896 ай бұрын

    Ma calankii tawxidka laha ayuu yodhi gudafada ayaan ku ridey subxana laah

  • @suaadmohamed4316

    @suaadmohamed4316

    6 ай бұрын

    Waa bilaal caqli halayaabin Somaliland forever ❤

  • @Borama1960

    @Borama1960

    6 ай бұрын

    He is a paid actor. Anyone who works with Faqash is either paid actor or they have a secret on them. Guul Somaliland always. 💚 🤍 ❤️ 🎉🎉🎉 Report this terrorist to the American law enforcement officers.

  • @AA-ze7zk

    @AA-ze7zk

    6 ай бұрын

    MA CARABKA ALLE SWT KU BARISID OO KU DUCESATID AYA KU XANTANTA DADKA KU MAAGTA MA QALBIGA KA MADOW?

  • @cismaanafgaab3018

    @cismaanafgaab3018

    6 ай бұрын

    Kan reer jabuuti intuu ka hadlaayo shaqo aan loo diran muu ka hadlo oo guubaabiyo ciisaha dhulkiisii canfari boqolaal km ka qaadey itoobiya iyo somaliland alle ayuunbaa wax ka qaadi kara labada dalna dahooda cidna udaba fadhiisanmaayaan ka naxa ama haka nixina kkkk wixii intaa kasoo hadhaa waa sheeko prank

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v6 күн бұрын

    Maxaad lacag ugu deeqeysan Hassan Asgaa Billionaire ah😂😂😂😂😂

  • @user-sm8fs5nw9d
    @user-sm8fs5nw9d3 ай бұрын

    Mansha insha allah gol

  • @lit7189
    @lit71896 ай бұрын

    Asc umada kuwasi waxa uyedhinayan halke joogatan yala hadalasan somaliya maha somaliland somaliland ana maha somaliya wyo are you where are you from maxa iidika galayi somaliland shadamiyahay

  • @greatshidane

    @greatshidane

    5 ай бұрын

    Waxa xabashi ka galey ayaa inagana inaga galey we will never allow xabshi to conquer dhul ay somali leedahy any more adinkana cuqdad iska daaye aduunka wadamo badan baa jogto la macaamila la shaqeysta lakin not 🇪🇹😂

  • @nucmanabdiraxman7893
    @nucmanabdiraxman78936 ай бұрын

    Waa hare ayaan ana somalia qashinka ku riday waa talabaade bad aad leedihiin dihiin difaacda xaahiishyahow

  • @FjTi-wn3qm

    @FjTi-wn3qm

    6 ай бұрын

    ❤❤❤❤🎉🎉👍👍👍👍

  • @MuniiraXasan-bn8bb

    @MuniiraXasan-bn8bb

    6 ай бұрын

    Oromo tahay nio malaha

  • @KawsarAhmeth

    @KawsarAhmeth

    5 ай бұрын

    Inagu markaynu qashinka ku darnay may dhawayn faqash anaga idin cuna

  • @FardussYussuf

    @FardussYussuf

    5 ай бұрын

    Adiga maxa bada aad ledahay xagey ku taala oroomo itobiya lagugu ceelin

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle2 ай бұрын

    مشاءالله۔

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw6 ай бұрын

    Failed state Xin iyo Xaasidnimo u xiinyo weynaa, Alle idinsoo qabey🤲🤲🤲

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd5 ай бұрын

    Soomaaliya iyo itoopiya waxeey isdagaalayeen 600 oo sano iyo kahor sidaas ogaada walaalayaal

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed51046 ай бұрын

    Somaliland is for peace and progress. We shall develop and prosper 🎉🎉🎉

  • @ismaaciilmaxamed9608

    @ismaaciilmaxamed9608

    6 ай бұрын

    Somalilandta aad sheegaysa waa tee

  • @hdA7573

    @hdA7573

    6 ай бұрын

    @@ismaaciilmaxamed9608laascaano ila wajaale😂😂😂😂

  • @xaalidahir8268

    @xaalidahir8268

    6 ай бұрын

    @@ismaaciilmaxamed9608waa taa ciilka ku badaay 😉

  • @nasirhudleh2682

    @nasirhudleh2682

    6 ай бұрын

    Wa ta Guss Hoyoda ku hayssa ee Guss Wayanaaha aah

  • @umalkhyremohamed5308

    @umalkhyremohamed5308

    6 ай бұрын

    @@ismaaciilmaxamed9608 ADU SOMALI DAA SHEGAYSA HALKE KUU TAALA MAFIA AL SHABAAB MASHUUCI SOMALILAND KUU CUUNIJIRTEN QABILEYTASHASHI DHIIGA SOMALILAND UU HAMUUMAYA CIYAARI WAA GEELIN DANBE

  • @sahraahmed7214
    @sahraahmed72146 ай бұрын

    Somaliland aya bada leh somaliya bada ma laha

  • @lit7189
    @lit71896 ай бұрын

    Kuwada washa somaliland guul somaliland guul shacabaka somaliland guul iinsha allha cadawga somaliland waa somaliya cadawga somaliland waa somaliya cadawga somaliland waa somaliya somaliland malaha cadawga kale oon ahayain somaliya waa cadawga somaliya

  • @AxmedMaxmud-qs6ty
    @AxmedMaxmud-qs6ty6 ай бұрын

    Ururkii al ictisaaamka ee minosottal USA. Ee culumada iska dhigaya .

  • @princesshawd6859
    @princesshawd68596 ай бұрын

    ARGAGIXISO

  • @fahimaahmed6126
    @fahimaahmed61266 ай бұрын

    Xaasidiin uf

  • @abdirahmanali3185
    @abdirahmanali31856 ай бұрын

    I will defend Somalia,As a Minnesotan I'm ready to defend my motherland.Somalia is raising.Ethiopia we been at war for centuries,So a warning don't mess with us !!!!!!

  • @AhmedMohammed-zk9ms
    @AhmedMohammed-zk9ms6 ай бұрын

    SUBXAAN ALLAAH. CALANKA TAWXIIDKA LEH EE QASHINKA LAGU RIDEY.

  • @ibrahimnour4221

    @ibrahimnour4221

    6 ай бұрын

    Inta loo dambey siyay haadana leyka lagu damiyay.

  • @user-oi6tg3bc2r

    @user-oi6tg3bc2r

    5 ай бұрын

    Nio calanka alshabaab BA waxaa Ku qoran towxiidka maxaa ay Ku Kala duwan yihiin teeda kale uqdada la idin qabo maxey tahay Somalia xeebeheeda anaga leh bey taagan yihiin teeda kale dagaal kow nooma ahaan ayuu dhahay markaa waxa waxa Ka socda ma aragtay ani waan rabaa in itoopiya ay Somali ladagaasho waxa waxa laga gooyey inaa iyaga kajarno diyaar unahay maa daama aan Gali Karin qaza nio teeda kale dagaal caadiyaa maaha waa dagaal diimeed miyaadan Muslim aheyn teeda kale hargeysa guryaha ayee xaar idin dhigaan maxaa uga hadlo weyseen oromo anaga ayaa kaxureynay itopiya hadane anagee noo Bax Bax sanayaa nio muse Uma diidin dowlada nimo wadamada kale hishiis hala Galo oo bada lakiin itoopiya Maya Maya walaalayaal waan ogola nahay itoopiya ma igolin turkiga mareekanka wadama kale gala waan ogolnahay waxan jeclaan lahaa xataa in Somali land ictiraaf lasiiyo lakiin itoopiya Maya Maya walal

  • @user-fy3fq2gh1s

    @user-fy3fq2gh1s

    5 ай бұрын

    SOMALUA SOOMAALI BAA LEH. EINDE VERHAAL.😅

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI5 ай бұрын

    Soomaaliland qofkaan taageersanayn waa cirka utuur....culimo mahadsanidiin waan idinku ixtiraamayaa hadalkiinaa .

  • @Averagetdfan
    @Averagetdfan6 ай бұрын

    Ken rare jibouti maxa ka galay somalia

  • @SaadaqAbdi-pq6pn

    @SaadaqAbdi-pq6pn

    6 ай бұрын

    Waa xaqlaha koowaad adiga ma kaarka soomalinimada ayaa bixisaa tan kale markaan ku qiimeeyay inaadan somali ahayn ayaa isoo baxday Sinjiga soomali ayaa geeska wax laga waydiin doona ha sugi waayin Somalia soomali baa leh

  • @maryamdirie6842

    @maryamdirie6842

    6 ай бұрын

    Arsaqadi januuti aya go aysa va marka Ethiopia Somaliland la xidhato. Waxay kabaqanaya gajo 😭😭😭

  • @user-lp5ms3nd6z
    @user-lp5ms3nd6z5 ай бұрын

    WAARYAA ANAA WASA WIXII CALANKA SHAYDANKA SITA.

  • @user-pg6uz1qd9m
    @user-pg6uz1qd9m6 ай бұрын

    Somaliland is the best country of East africa

  • @axmedcabdiaxmed-th2yr
    @axmedcabdiaxmed-th2yr5 ай бұрын

    Asc marka hore wax somali la isuyidhaa hada majiro culimadiina qabyaaladii way kagudbi kari wayday c/raxman bashir hada ma dan umadasoomaliyeed ayuu kadayaa mise dan jabuuti nimanka kalana dano daarood ayay kahadlayaan somalilaand guul guul gull❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samaterroble5166

    @samaterroble5166

    4 ай бұрын

    ,,😅,3,3,,😮,,,,

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan89426 ай бұрын

    Allaahuma Baarik jamiican Somalia Somali ba leh ❤ Somali Power 🇸🇴❤️🇸🇴

  • @AyaanIsmail-ro6ir

    @AyaanIsmail-ro6ir

    6 ай бұрын

    Somaliya Somali baa lehe kaalay HARGESA walaahi in adoo nool lagu aasi

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi

    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi

    6 ай бұрын

    @@AyaanIsmail-ro6ir😂😂😂😂

  • @endoferagoat2393

    @endoferagoat2393

    6 ай бұрын

    Ayaan gabadh ayaa tahay waxaas hakuwareerin

  • @Sirad-hk5gx

    @Sirad-hk5gx

    2 ай бұрын

    ٨ ​@@AyaanIsmail-ro6ir

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed59036 ай бұрын

    Masha Allah soomaaliya culumo iyo aqonyahano iyo wax garad dhalinyarada wiilal iyo gabdhaba hadalkiina iyo go ankiin aad garten waa idinku raacsan nahay waana ku sharfan yihiin.

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my6 ай бұрын

    Mar hadi xasidnimo isku kin kenty wlh SOMALILAND wey gulaysanayan GUUL SOMALILAND

  • @user-ln9yu2xi1t

    @user-ln9yu2xi1t

    5 ай бұрын

    Somaliland itoobiya qadanisa, Walahi mar hore bay map soo dhigeen

  • @Janno190
    @Janno1906 ай бұрын

    Tuugtan ciil.qabayaasha ah ee magaca somalilland ka dhimanaya waa in la dacweeyaa

  • @kingmo9457
    @kingmo94576 ай бұрын

    الله أكبر الله أكبر ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari6 ай бұрын

    Faqash

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf6 ай бұрын

    🎉🎉❤GUUL ABIY AHMED GUUL MUUSE GUUL MUSTAFE CAGJAR GUUL MUUSE BIIXI ❤🎉🎉🎉

  • @user-vl7rt7dc1v
    @user-vl7rt7dc1v6 ай бұрын

    Ethiopia waxa wata imaarad hassan waa saaxib imaraad. Ethiopia iyo imaaraad waa in laga eryo Somalaia inshaALLAH

  • @user-sr6tt3ri3b
    @user-sr6tt3ri3b6 ай бұрын

    Meesha ugu horaysa ee lagu shahiidaya waa halkee marka hadii axmar lanecen yahay dawlad deeganka kasoo bilaaba somaliland wax isqarxiya uma baahne

  • @user-sh8cy4fm2u
    @user-sh8cy4fm2u6 ай бұрын

    War beeta ika daaya xag jirkow ee kaalaya dagaalama

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed50026 ай бұрын

    Dadka reer Minisotta Culimada Aqoonta Diinta iyo midda Tarikhda kuxusan soo jeediyay,walal waxan soo jeedin,in Gudi Iskaqabattan Europe Carapta Africa Australiya iyo inta Somalida qurba kukala sugan,soo wada maro dhaqalo dib u dhiska Masajidka Zeylac oo aan filayo in Turkiga Kuwait Sacudiga Khadar dhaqalo laga soo qaado Dhalinta deganadas lagu Ababulo,Ina Cumar Gelle oo Aff Cadd laga soo helo HSM oo lagalataliyo in siyasadd dhexdhexaad uu qaato Immaradka heshiska uu hoganka oogu dhiibay uu dib u eegis lagu jojinayo faragalinta dadban,HSM oo kudhirado fursadda Allaha waafajiyay oo uu horkaco,hajojiyo Arrimaha dastur xiligan,hana qaato mideynta dalka,tanazul iyo mamul wanag talada bulshada Somsliyeed Gudaha iyo dibadaba uu tixgaliyo.

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi6 ай бұрын

    Viva Jamhuuriyada Somaliland 🙏✌🤲💪💖❤❤❤❤❤❤

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim34876 ай бұрын

    Towxiidku waa lagu midoobaa

  • @souadelmi5470
    @souadelmi54706 ай бұрын

    wlh culumo badhan oo sharaf leh aya ka hadashay siba sheikh aan aad uu jecelehay dr Hassan jamici allah haa idhin barakeyo guul Somali oo dhan ha1 midowdo from dalki hooyo Djibouti jaano ❤

  • @hawohosh9198

    @hawohosh9198

    5 ай бұрын

    Kuwa meshan ka caytamaayo oo culimada caayaya oo Itoobiyana ka ku taagerayo laba eray ureeb

  • @abdillahiali3778
    @abdillahiali3778Ай бұрын

    Asalaam alaykum family gaga soomaaliyed. Waan ku jiraa difaaca dalkeen hooyo

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel6 ай бұрын

    DHAMAAN DADKA SOMALIYEE ISOO CAWIYA ILAAHEY WAXAN AHEY AABE CURYAAN OO DHALEY LABA CARUUR AH WALI SAAXIBI CIYAAL AH ILAAHEY DARTII IGU CAWIYA PLEASE

  • @iftin2024
    @iftin20246 ай бұрын

    Habar fadhida legdini wax uga fudud hambo faqash hanjebaada joojiya, muuse biixi is not easy 😂

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare59366 ай бұрын

    12:06 anagu hadan nahy dhalinyarta somali galbeed waxa no balana hadii ad kubada dhinicina talaa ad so lagtan inan shabaqaa galino tas o ay kamicno tahy hadii ad dagalka no bilowdan waan ku jirna ❤❤❤❤❤guul somalia ❤❤

  • @user-tt6rd7jg3b
    @user-tt6rd7jg3b6 ай бұрын

    Asc walaalayaal hadal marabno hadal ee ficil sameeya kahortaga itoobiya

  • @khayrecali-rp4se
    @khayrecali-rp4se5 ай бұрын

    ETHIOPIA AND SOMALILAND VERY GOOD 0.01.2024

  • @maxamedxasan5506
    @maxamedxasan55066 ай бұрын

    Waa umada kaliya ee faan iyo tookh ka adag hal qof oo ku dhiiradana lama helo 😂😂😂😂

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon90186 ай бұрын

    Waa run taasu laakiin soomaalidii hore wey ogaayeen taariikhda weyn ee soomaaliya

  • @hassanibrahimali1963
    @hassanibrahimali19635 ай бұрын

    Somali galbet wa halyeyyiyal waaye oromo iyo urkedi naga dhafa kheyraatki Somali galbet amxaar iyo oromo macunayan

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia6 ай бұрын

    Culumada minnesota iyo siyaasiyiinta minnesota somali oo dhan bad matashan oo somaliland ka ku jirto hadii aad ku dhax milantan siyaasada somaliland iyo somalia u dhaxaysa walaahi sheekh noqonayn amba siyaasi somali ku mataya minnesota waydun ka qamoomayn doonta Isha allaa

  • @nurowehliye23
    @nurowehliye235 ай бұрын

    Waa noqaar ma isledahay Dageelka itoo biye qwaa kii somaliye mideenlahaa

  • @faduma8191
    @faduma81915 ай бұрын

    OKADO XASSAN IMMARAD AYA LACAG SISO BADDA ANA SIN LAHA WA NINKI YIRII SOOMALIYEY IMMARAD WAA ITIOPIYA BAAD BEY URABTA SEYLAC XASSAN ALLAHA NAGA HORRWAREGIYO

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi6 ай бұрын

    Masha allaah Allaahu Akbar

  • @AliGramGrammaire
    @AliGramGrammaire3 ай бұрын

    Vous ces touts fecilitations

  • @zakariamuse1000
    @zakariamuse10005 ай бұрын

    I am witnessed that ''how' that this Sheikh ref

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed53086 ай бұрын

    KUWAAN DIINTI BAAYE CEEBEEYEEN WAA TUUL MAFIA AH KAAN MADAXA CUURIGA AH LEE MUU MR GEELLE ISKA XOOREYA SOMALILAND BADEEDA WAA UU XIIRE HAA DAALINA🤣🤣😂😂😂 KUWAAN DREAM BAAYE KUU JIIRAAN

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3bАй бұрын

    Isaaq ayaa somaali somaali ka dhigay 1960 1991 na isaaq ayaa dhulka la dhacay somalia walaahay qadaad weyn ka ooya halkaa waa daaroodkii iyo hawiyihii qaqwanaa baroorta isaaq kaa maaran isaaq kaa maaran isaaq kaa maaran qudhun iyo qadaad weynba waan qubnay

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw6 ай бұрын

    Shiikh waxaa maxkamad lageeyaa Dhul laysku Haysto lkn ninkaan Bada xoog Ayaan wax ku doonanayaa

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow21245 ай бұрын

    sax weeye

  • @alix02511
    @alix025116 ай бұрын

    Long live Awdal state and the Somali nation United we stand divided we fall 🇸🇴💪🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Borama1960

    @Borama1960

    6 ай бұрын

    Nacas.

  • @garada6921
    @garada69215 ай бұрын

    HADAANAHAY UMADA SOOMALIYEED MA WAXAAN KA LIIDANAA ERATARIA WAA MAYA WAA MAYA SISTAM WAA MUHIIM ❤ HADAAN NAHAY SOOMALI WAYN GED UP SOOMALIYEEY

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial31915 ай бұрын

    Masha Allah rab wax bartey ❤🇸🇴💪🏼 ishaad ka rideen Ethiopia gaajo 😏 iyo oromo injirey 1977😎🦁🇸🇴

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v6 күн бұрын

    Hadalka macaan waa tii 1960ki lanagu so khayaanay, mid kale lanagu khayaani maayo? Aaway Cariirti iyo Walidiinti gesiyadi Ethiopia jabiyay? Aaway Ciidanki Formajo 🇪🇷 Eritrea ku so tababsrtay, is weeydiya maxaad uga hadli weeysen marki Xassan Sheikh uu Xasuuqay ama uu tir tiray? Ma waxaad doneysaan in dheefta idinka qaadatan difaaca Dadka dhibateysan aad u dirtaan in uu idin daafaca si aad malabka ku cuntid kuwa doqomiinta warkaaga ku dahaal gala? 1993di Dagaalki Muqdisho ka dhacay waxaa qaxooti nimo loo so qaads Ogaden iyo Somaliland iyo Majeertenka, Kuwii dhibka xasuuqa ku dhacay lama so qaadin illa hadda ayeey dhib iyo xasuuq ku jirta?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kaysenur1592
    @kaysenur15926 ай бұрын

    Nin maraykan ka qaylinaya wax saamayn ah hadalkiisu ma laha. yaa difaacaya dhulka kuwii lahaa ayaa la heshiiyaye.

  • @guledjirde2818
    @guledjirde28185 ай бұрын

    Aslcaleykum inaadeer kuwani markii horeba teelo ineymey digan soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta alaahu akber ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmedsomali77
    @Ahmedsomali776 ай бұрын

    Kalaya Jihaaada Haye maraykan haka dhaqdhaqlayninee

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw6 ай бұрын

    Wadaado bidcooley ah oo argagixiso ah haddan gaalo ka dawarsata Alle idin soo qabey guri dad ayey rabaan in ey dab galiyaan. Somali waa xaasid maluuqan.

  • @user-xg6dk6is1t
    @user-xg6dk6is1t3 ай бұрын

    Waa biyo kama dhibcaan warkaagu shiikh soomaali nimaa bada iyo dhulka dadka lagu difaaciraa

  • @qurbaawi909
    @qurbaawi909Ай бұрын

    Allaahu akbar

  • @HassanhusseinFuluto
    @HassanhusseinFuluto2 ай бұрын

    Ilaahey hamideeyo

  • @kingmo9457
    @kingmo94576 ай бұрын

    الحمدلله ❤❤❤الله أكبر ❤❤❤

  • @qazaliali7302
    @qazaliali73025 ай бұрын

    Qiiro jaban iyo laab lakac wax laguma difaaco, policy and true commitment

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr6 ай бұрын

    Masha Allah guul Somalia Allaha namideyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙👍👍👍👍👍👍

  • @mohazat5009
    @mohazat50093 ай бұрын

    Somalia somali baa leh

  • @abdillahiali3778
    @abdillahiali3778Ай бұрын

    Aniga oo ah nin soomaaliya ah oo ku nool dalaka ingiriiska

  • @ASAD-988
    @ASAD-9886 ай бұрын

    homeless ka xamar baa lagasoo dhaweeya taga dee dadkan meesha iskugu imiday waa wada dabad meer somali waxba uma soo kordhin karaan qaxoontigooga la caqli yihiin😂😂😂😂😂

  • @user-vb4tv2wv6j
    @user-vb4tv2wv6j5 ай бұрын

    Nasha allah guuleysta walaalaha soomaaliyeed meel kastood joog taan

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia6 ай бұрын

    Calanka tawxiidka hadii aad qashin ku riday casi bad tahay alle iyo dadkiisa ka go.ay

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw6 ай бұрын

    Maa Lagu Jihaado Muuse biixi oo meesha laga saaro sidaas ayay ku dhamaanaysaa

  • @Cirguje1

    @Cirguje1

    6 ай бұрын

    Itoobiyaanka Iyo kenyatiga iska xoreeya horta markaa Somaliland ka hadal

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir6 ай бұрын

    Culumo dhiig rabta waa kow akhiiru sabaan

  • @hooyo783

    @hooyo783

    6 ай бұрын

    culimo maaha

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up6 ай бұрын

    Benaleh yaal wada caado qatayaal ah oo munafi qiiin ah

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed6896 ай бұрын

    Ilaahay ajar ha idinka siiyo Shukran walaalo fiyoow

  • @AhmedMohammed-zk9ms
    @AhmedMohammed-zk9ms6 ай бұрын

    Illeyn qaxootiguna sidaas way u hadlaan

Келесі