Ismaaciil Haniya ayaa jeediyay goordhaw hadal kanixiyay israil kana Farxiyay Falastiniyiinta iyo

Ismaaciil Haniyah ayaa jeediyay goordhaw hadal ka nixiyay israi kana farxiyay Falastiiniyiinta, tolow muxuu sheegay? Faah faahin. Xaalada Gasa, Iyo warar kale oo muhiim ah.

Пікірлер: 273

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h3 күн бұрын

    Allaahu ismaciil haniya gesi aakhiro iyo aduunba rabi ha xafido Ilaahayna ha u siyaadiyo iimaanka qani ga ah ee eebe wayne ku arsaaqay

  • @user-wq7fj6ql5o
    @user-wq7fj6ql5o3 күн бұрын

    Yuhuudu waxay wado waa isir sifayn cad dhamaan muslimiinta ree falastiin ee la dilay ALE haw naxariisto dhawacana ALE ha caafiyo aamiin aamiin❤❤❤

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi14873 күн бұрын

    Rabiyow xoree rer falastin 🇪🇭🇸🇴🇪🇭🇪🇭🇸🇴🇪🇭🇪🇭🇸🇴 guuleysta inshallah

  • @FardussYussuf

    @FardussYussuf

    3 күн бұрын

    Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487

    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487

    2 күн бұрын

    Amiiiiiiin yaa rabiyow guusha gacanta xamas kor kayel

  • @luulluul1427
    @luulluul14273 күн бұрын

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ALLAHA U NAXARIISTO JANO FARDOWSA ALLAHA KA WARAABIYO SHAHIID WEEYE CALOOSHA ALLAHA U ADKEEYO DHAMMAANTOOD INSHA ALLAAH GUUL AYEY KU DAMBAYN DOONAAN FALASTIIN INSHA ALLAAH GUULAYSTA INSHA ALLAAH ALLAHA IDIN ILAALIYO INSHA ALLAAH

  • @abdirizackshukri7265

    @abdirizackshukri7265

    3 күн бұрын

    Aamiin aamiin aamiin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi93 күн бұрын

    Ilaahey ha u naxariisto ismaaciil haniya qoyskiisa inta dhaawaca alaha caafiyo

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y3 күн бұрын

    allah burburiyo mareykan yahuud aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin aamiin

  • @FardussYussuf

    @FardussYussuf

    3 күн бұрын

    Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @munahaji8716
    @munahaji87163 күн бұрын

    ilaahey ha u naxariisto dhamaantoda 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭😭😭😭😭🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe33343 күн бұрын

    Allah samir iyo iiman haka siiyo qoyskiisa HANIYA waa nin iimam leh

  • @aminabirik5764

    @aminabirik5764

    3 күн бұрын

    Amiin

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan53 күн бұрын

    Caloosha Alaaha u adkeyo inta dhimaty Alaaha unaxaristo inta nool Alaaha badbaadiyo amiin amiin amiin yaa Alaah ♥

  • @abdirizackshukri7265

    @abdirizackshukri7265

    3 күн бұрын

    Aamiin aamiin aamiin allow naga aqbal ducada aamiin aamiin

  • @MaxamuudCraxmaan-tb4eb

    @MaxamuudCraxmaan-tb4eb

    3 күн бұрын

    😊😊😊😊​@@abdirizackshukri7265

  • @Mukhtaar2004

    @Mukhtaar2004

    3 күн бұрын

    Aamiin ya rabi

  • @FardussYussuf

    @FardussYussuf

    3 күн бұрын

    Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @FarxiyoJamac-uv3zt

    @FarxiyoJamac-uv3zt

    3 күн бұрын

    Iùuúh😅I i

  • @fhuddle2311
    @fhuddle23113 күн бұрын

    Ilaahay Qoyska Netanyahu Balaayo ha ku rido ,Shil Baabuur iyo mid Diyaaradeed Ilaahay ha u keeno .dhul Gariir ilaahoow u keen Yuhuudda Telvev ku nool oo dhan aamiin aamiin aamiin

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o3 күн бұрын

    Ilahayow samir ku irsaaq shuhadadaasna unaxariiso Aamiin ❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fardowsamohaned8897
    @fardowsamohaned88973 күн бұрын

    Alle hau naxariisto inta dhimaty alle haka aqblo shahadadoda inta dhawaca ah alle hacafiyo

  • @ugaasocismaan733

    @ugaasocismaan733

    3 күн бұрын

    Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi

  • @maxamudcali2236

    @maxamudcali2236

    3 күн бұрын

    ilahay haunariisto shacabka laxasuuqay ilahay hajabiyo yuhud

  • @hassanadan-1766
    @hassanadan-17663 күн бұрын

    Falastin illah garab siiyo Inta dhimatay nah allah ya rahma

  • @khadiijomaxamedcawaali7789
    @khadiijomaxamedcawaali77893 күн бұрын

    غفر الله لكل الشهداء الفلسطينيين في غزة العزة والكرامة وفي فلسطين

  • @wiilMaariinOfficial
    @wiilMaariinOfficial3 күн бұрын

    Guusha ALLAH Ayaa Kadhigay dhankooda guuleysta yaashana waa Ayaga Allah Ayaana lajira REER PHALASTIIN

  • @wiiloaden506
    @wiiloaden5063 күн бұрын

    Asc qaraabo illaahay shahadada ha ka aqbalo Ismail hania family 🤲

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi69143 күн бұрын

    Maasha Allah.allaha.guusha siiyo yuhuuda allaha.jabiyo yuhuud maraykan iyo ingiriis iyo inta gacanta siiyaba qashinkooda oo dhan.

  • @user-wc1sb6wu6t
    @user-wc1sb6wu6t3 күн бұрын

    ونحن نحزن ليل نهار عن إخواننا الفلسطين لكن الله هو أقرب منا.

  • @genaralhadraawi5830
    @genaralhadraawi58303 күн бұрын

    illlahay haunaxaristo amin amin

  • @safiaabdulle3827
    @safiaabdulle38273 күн бұрын

    Allow u gargaar walaalaheena reer falastin Illaahow Guul sare guardarsi yahuuda iyo xulufadeeda baabi.i oo balaayo daran dam ha siiso Aamiin yaa Rabbi

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi96163 күн бұрын

    Inaalillaahi wa Inaaillayhi raajicuun illaahay ha u naxariisto Marti lajecelyahay illaahay haka dhigo dadkaas ehelkiina qalbiga ha uga reebo

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi93 күн бұрын

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed alaha baabiyo

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia3733 күн бұрын

    Ilaahay dam haka siiyo yuhuuda

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d3 күн бұрын

    Inta dhimatey Allah haunaxaristo 😭😭😭

  • @zamzam5255
    @zamzam52553 күн бұрын

    ILLAAHAAYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW CAAWII WALAHEEN PALESTIN YAA ALLAAH YAA RAABII YAA YARAXMAAN YAA RAXIIM ADAA AWOOD LEEH ILLAAHAAYOW

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o3 күн бұрын

    Allaha u naxaristo amiin amiin yaa rabi 🤲 😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲yaaaa allaah guuuul xamaas

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc3 күн бұрын

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan53 күн бұрын

    Kulu Nafsumi daaiqatul mood qof walba way dhadhaminaya dhimasho janatul fardowso allaha ka warabiyo amiin

  • @ishodahir279
    @ishodahir2793 күн бұрын

    Ilaahow unaxariiso dhamaantood yaa rabul caalamiin

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa3 күн бұрын

    ❤wcs ❤tacsi ❤ismaciil haniya laguna gasa ehalkiisa lagu dilay samiir iiman ❤alha uu naxariis❤jana doows❤ amiin Amiin ❤alahu akbar ❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche37823 күн бұрын

    Allaah u naxariisto shuhada reer falastiin 😢 iyo dhamaan falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🤲🤲🇵🇸🇵🇸☪️☝️💪

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k3 күн бұрын

    Allahuma ansur falastin

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c3 күн бұрын

    Guul allha garsiiyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @genaralhadraawi5830
    @genaralhadraawi58303 күн бұрын

    illahay haunaxaristo intakudhimatay gaza illahayow kadulqad cadowga

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam92353 күн бұрын

    illaahay ha Burburiyo yahuud io maraykanka dhamaan inta Taageersan illaahay ha u gargaaro walalaheen Reer Falastiin illaahay ha u naxariisto dhamaan shuhadaas la dulminaayo illaahay ha u hiiliyo guushana ha siiyo Akhiro io Aduunba Allaahuma Amiin 🤲🥲🥲💔

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed33013 күн бұрын

    Nadaara mahadsanid❤❤❤

  • @zeinabs678
    @zeinabs6783 күн бұрын

    Allaah ha u gargaaro inti ku shahiidayna janatul fardowsa allaah haka waraabiyo

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah19923 күн бұрын

    ASC ALLAHA ALLAHA ALLAHA HA U NAXRISTO JANATUL FIRDOSA ALLAHA HA U BESHARIYO. ALLAHA DUL QAADO CULEESKA IYO MURUGADAN. ALLAHA ALLAHA ALLAHA HA JABIYO YAAHUUDA IYO AMERECA

  • @aminayusuf8794
    @aminayusuf87943 күн бұрын

    Ilaahey ha u naxriisto intii dhimatey isaga iyo dadkodii oo dhan ilaahey Samir iyo iimaan ha ku siiyo

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi3 күн бұрын

    CIIDAN MAREEYKAN, #DHULKAAN, NABAD UGAMASOO NOQONDOONAAN, ...MEESHII #TAATAR-KII KUDANBEEYEEN AYAY MARIDOONAAN, INSHAA ALLAAH

  • @tratraijonache5050
    @tratraijonache50503 күн бұрын

    Inalilallah sa rajuin

  • @BacnanBacno
    @BacnanBacno3 күн бұрын

    Allah yaaraxma dhaman rer falastiin ugargaar ❤❤❤❤nadaara guul

  • @fardowsaahmed4978
    @fardowsaahmed49783 күн бұрын

    Allow unaxaristo rer haniya illaw cadawga kaduqad cadowga rerfalastin Allahuma Amin ♥️ Amin ♥️ Amin ♥️ Amin yarabi

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol3 күн бұрын

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka iyo Famiga Ismacil Haniya Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf3 күн бұрын

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @doog880
    @doog8803 күн бұрын

    Illahow guusha sii falastiin aamin ya rabi 😢

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia3733 күн бұрын

    Anagana waan u tacsiyeeynaynaa dhamaan reer falastiin🎉🎉🎉

  • @user-ug9zc1kv9f
    @user-ug9zc1kv9f3 күн бұрын

    Ilaahey haw naxsriisto ismaciil haniya qoyskiisa oo cadwga ilaahey iyo islaamka yuhuuda ay kudishey qasa

  • @zamzam5255
    @zamzam52553 күн бұрын

    REER PALESTINE 🇵🇸 ADUUNKA AYEEY KU DHIIBTODEEN JANAADA ILLAAHEEY HAA UGU BADAALO

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele45893 күн бұрын

    Allaahu Akbar

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi4533 күн бұрын

    May Allah grant them highest jannah Fardousa alaa 🤲🏽

  • @halimaahmed8756
    @halimaahmed87563 күн бұрын

    ALLAH ha baabi'iyo yahuuda, bassaasiin ayaa shegey, kuwaana ALLAH ha kajaro

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75602 күн бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto walaalaheen falastiiniyiinta dhamaantood, intii dhimatay iyo inta noolba, ilaahay ha jebiyo israel iyo gaalada iyo kuwa raacsan insha allah

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame76283 күн бұрын

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @sadio949
    @sadio9493 күн бұрын

    Allah samir iyo iimaan saadiqa sii haniiya malin malmaha kamida ayuu guuleysan doonaa xornimaduna jiif kuma imaato mideeda lke nadaarow dhalinyaradii ay qabqabteen sahnuuniyadu waxaan maqleynaa inay eeyo ku diren si ayu farahmxumeeyan subxaanallah.wallaahi wax maalinkasta maqleynaa wax aan loo dulqaadakarin

  • @fardowsamohaned8897
    @fardowsamohaned88973 күн бұрын

    Alle ha guuleyo wllha rer falastiin

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official3933 күн бұрын

    Alle ha u naxariisto 😢😢 qoskiisa mujaahidka gasa cismaanciil haniya waad guuleysan doontaan insha allaah🙏🙏

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman84633 күн бұрын

    Ismaaciil hanoya iyo dhamaan xamaas iyo Falastiin cimdheer caafimaad risaaqad waasac ah dhaawacoodana illaahay dhawaatiirtiisa ha u Soo diro in tii ka dhimatayna safka Rasuulkeena janada la galayo illaahay ha ka mid yeelo aamiin❤scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk3 күн бұрын

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-zd4mb4sx3r
    @user-zd4mb4sx3r3 күн бұрын

    Halkaa waxa ka cad in yuhuudii laga adkaaday , 11:16 caruurta iyo dumarka ayay ku meeraysanaya inshaa allaa guuuuuuuuuuuuuuul falastiin

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah84173 күн бұрын

    اللهم لك الحمد ومنك الفرج وإليك المشتكى وأنت المستعان وعليك التكلان أسألك ان ترنا عجائب قدرتك على الظالمين عاجلا هذا الساعه واجعل كيدهم في نحورهم وتدبيرهم في تدميرهم وصل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين سبحانك اللهم وبحمدك تبارك إسمك وتعالي جدك ولا إله غيرك يا ذا الجلال والإكرام.

  • @Hassan12473
    @Hassan124733 күн бұрын

    Allahu akbar

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye20243 күн бұрын

    Allahuma. Yaa. Rabi. Amiin. Allahuma. Yaa. Rabi. Amiin. Allahuma. Yaa. Rabi. Amiin

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher8593 күн бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم انصر اخواننا المجاهدين و المستضعفين المظلومين في الفلسطين يا حي يا قيوم أمين أمين يارب العالمين ياقوي ياعزيز ودمر أعدائنا واعداء الدين يا حي يا قيوم أمين أمين

  • @xamsecumar843
    @xamsecumar8432 күн бұрын

    جزاك الله خيرا الجزاء Wariye Cabdiqaacir Nadaara Illaahay ha ku barakeeye, waad ku mahadsan tahay Sidaad barnaamijyada noogu so diyaariso Xaaladaha Aad noola socodsiiso Muslimiinta dhamaan Illaahay ha u gargaaro. Illaahayow Reer Falastiin guule اللهم انصر اخواننا في فلسطين . اللهم آمين Mahadsanid

  • @bisharharunHussain
    @bisharharunHussain3 күн бұрын

    Allah yaarxam dhamaantood walaaleeheena falastiin

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf56243 күн бұрын

    Ismail Haniyah waa geesi Muslimta usoo baxay✊🏿✊🏿✊🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸, Nin Yahuuudu ay qalbi jebin karaan mahan. Illahow Guusha siih Maqaawimada iyo Ismail Haniyah 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b3 күн бұрын

    واللهم انصر إخواننا في غزؤ عزة يا الله وكن لهم عونا ونصيرا ومعينا وحفيظا😢😢😢😢❤

  • @user-oi7dk4ot9p
    @user-oi7dk4ot9p3 күн бұрын

    Que dieu vs protège Ismaël

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan66583 күн бұрын

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @sahroali2547
    @sahroali25473 күн бұрын

    Inaalilahi wa inaa ilayhi rajicuun qalbiga Allaha u qaboojiyo dhaman reer Falestine gaar ahaan reer Gaza. Yanyada Allaha jabiyo

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir563 күн бұрын

    Yaaayarabi yaaraxmaan ugargaar walaalaheen falastiin

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi4533 күн бұрын

    Allah swt ha unaxariisto 😢🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4iz3 күн бұрын

    Alle ha jabiyo yuhuuda iyo cadawga islaamka muslinkana alle ha mideeyo 🤲 Nadaara big legend 🙌

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh46443 күн бұрын

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXADA manta ajirka (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @sahroali1196
    @sahroali11963 күн бұрын

    Ilaahey.janatulfardowsa.hakucasimo Waa.shahiidin.ilaahow.samir.kuirsaaq

  • @user-oj2sd5uc7q
    @user-oj2sd5uc7q3 күн бұрын

    Guul falastiin in Sha allah

  • @abdisharif8315
    @abdisharif83153 күн бұрын

    Allaah ha u wada naxariisto dhamaan shuhadada reer falastiin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan7333 күн бұрын

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed6893 күн бұрын

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad94123 күн бұрын

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @sadam1318
    @sadam13183 күн бұрын

    samir iyo iimaan allaha ka siiyo dhamaan intii ka dhimatay ismail haniya iyo

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad94123 күн бұрын

    اللهم صل وسلم على سيدنا

  • @user-rl8vt7cp9x
    @user-rl8vt7cp9x3 күн бұрын

    Ilaahay hau naxariisto

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile3 күн бұрын

    Allaha guuleyo falasatina

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem99003 күн бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمه شهداء ويشفي جراحه. وحسبنا الله ونعم الوكيل على كل ظالم

  • @sahromudey6415
    @sahromudey64153 күн бұрын

    Wcs ilaahey shahaadadooda ha aqbalo cadow ka gardaran ayaa dilay ilaahey gaaladaas ha baabi,iyo ilaahey caruurtooda halaayo cudur xun allaha ku rido aamiin waa runtiis ismaaciil haniya balaayo ku qaaday dal walba meesha dhaqaalaha ku jiro ayuu qabsanaa Suu u dhoco dhaqaalaha wadankaa

  • @haachannel8793
    @haachannel87933 күн бұрын

    فَإِذَا جاء اجلهم لا يستاخرون ساعة و لا يستقدمون

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud81353 күн бұрын

    Ilaahow u naxariisto dhamaan shuhadada😢reer falstiiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed89433 күн бұрын

    Maasha allaah wcs mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤

  • @alidahir467
    @alidahir4673 күн бұрын

    Allah subxaanuhu watacaalaa Haunaxariisto dadkaas kufaartu dishay ee reer Palestine

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf4713 күн бұрын

    Ilaahay swt haw naxariisto dadka shuhadada qaatay ee reer Gaza Ismail haniya iyo dhamaan reer Palestine ilaahay swt samir iyo imaan haku irsaaqo amiin

  • @user-wp7ub1ul9l
    @user-wp7ub1ul9l3 күн бұрын

    Allaha unaxariis dhamaan inta dhimantay inta dhaawac allaha cfm intakale xor allaha kadhigo yuhuud xulufuud allow jabi jabxun

  • @ayansamatar
    @ayansamatar3 күн бұрын

    Ismacil haniya alle samir iyo haga siiyo familykisa alle how naxaristo dhaman islamka inti dhimatey yuhud iyo wiixi la socoda alle baan ku deyney hog iyo halaga alle haku rido amin

  • @nasramurad-qq1xf
    @nasramurad-qq1xf3 күн бұрын

    Ilahay ha u naxariisto

  • @user-if4dp6bx3c
    @user-if4dp6bx3c3 күн бұрын

    M mashallah ❤❤❤

  • @caadilcade
    @caadilcade3 күн бұрын

    Wcs Nadaara Show

  • @snw9257
    @snw92573 күн бұрын

    Illahay Samir iyo iiman haka siiyo 😢😢😢😢😢😢🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💔💔💔🥲

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali69233 күн бұрын

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em3 күн бұрын

    Israel iyo mareka waa isukumid🤲🤲🤲🤲🇵🇸

Келесі