ISIR-BEEGSIGA LAASCAANOOD | JAALIYADDA KHATUMO BIRMINGHAM UK OO WEERARTAY SOMALILAND | XASAASI!!

Isir-Beegiga Laascaanood | Jaaliyadda Khatumo Birmingham Uk
Oo Ammro Dul Dhigtay Maamul Ku Sheegga Usoo
Xaydxaytay Inuu Xabaalo Taariikhda Daraawiishta
khatumo state of Somalia - tarxiilka laascaanood..
Camera by: Gamaadiid
Produced by @ABDIASKARITUBE
-----------------------------
1- ISMAIL YUSUF
2- ASAD ABDIHAMID
3- ENG MOHAMED JIBRIL
4- ISMAIL MOHAMED OMAR
5- FARHAN JAMA
----------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on Twitter @ / abdiaskaritube​
Email: abdiaskaritube@gmail.com

Пікірлер: 122

  • @ramatgan1
    @ramatgan12 жыл бұрын

    I live in Erigabo. What happened to Laascaanood has shocked us and made us very angry. How can Somalis be treated like this. Is this not their country? This is truly shameful. We will never accept somaliland qabilism.

  • @khadramusse3725
    @khadramusse37252 жыл бұрын

    Reer lascaanood idinka rali ka ah , in laga guro magalaada maxa amuusiyeey shacaabka sawta aad 18may malinta washinka aad soo baxdan Wayo aad u soo baxi weydeen Munafaqnimada

  • @warfaaxildiid286

    @warfaaxildiid286

    2 жыл бұрын

    Ayaan daro waxaa ah hadlkaaga sidu sax u yahay

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Khadra qof kasta o xuman ku amusan wa la mid

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni35762 жыл бұрын

    Qof walboo Soomaali dhab ah oo waddani ah waa inuu joojiyaa isticmaalka xawaaladda iyo bangiga cunsuriga ah ee Soomaali diidka ah ee Dahabshiil iyo Somtel

  • @ubahdahraan4494

    @ubahdahraan4494

    2 жыл бұрын

    Waan kugu raacay wall jazaakalaah.

  • @yoha2023

    @yoha2023

    2 жыл бұрын

    Calaacal 😂😂😂

  • @roblealimohamed1954
    @roblealimohamed19542 жыл бұрын

    Somaliland State Government , you have eliminated your brothers, sisters, mothers, fathers and your father and mother in-laws from their home soil. but remember the foreigners (sheysheye) that your friendly welcoming are your first enemies.

  • @KhalidAlirunsheeg

    @KhalidAlirunsheeg

    2 жыл бұрын

    No you are our enemies the same way you’re your own enemies blowing and killing yourselves daily

  • @thejokhadaar

    @thejokhadaar

    2 жыл бұрын

    Shut up ilmha Dacishland iyo Alshababland iyo Amisomland iyo qaraxland

  • @souguehfard1858
    @souguehfard18582 жыл бұрын

    Reerkan somaliyey meelkasta aad joogtaan wa inaad iska so saartaan oo ganacsigooda ka mamnucdaan dhulkiina kanaso masafurisaan.

  • @ishwaaqcaddeey4986
    @ishwaaqcaddeey49862 жыл бұрын

    Subxanalaah waa yaab

  • @fay6834
    @fay68342 жыл бұрын

    Dadka Dalka Jooga Waa Bahalo, waa dad cawaan ah, waa dad aan naxariis lahayn, waa dad aan kala dameyn lahayn waa askar aan discipline, caruur iyo Rag iyo dumar isma dhaamaan, xaraan cun, macsi,been,dil intaba waa yihiin Ee sharkooda illaahay Gees hanaga mariyo 😰😭

  • @Loml-chi
    @Loml-chi2 жыл бұрын

    Illaahow nabad nasii yaarabi

  • @thomharrison4389
    @thomharrison43892 жыл бұрын

    War dhul bahante isagaa lahaste una baahan inla xoreeyoee yaanla eedey nin waxba masixi karaan eewaxaa ku dhax jira jin hargeysa kayimid ee halaga fooxi kaas waaye amni darada ugu wacahafana leh hala raafo daka

  • @xariiromar8367
    @xariiromar83672 жыл бұрын

    Walee garaska laaskiyo xudun iyo Nugaal godan galtiyadu ma jogan waa ino burco Insha Allah idoor wagaash wad kibidheen 💪🏽😡

  • @abdydz9565

    @abdydz9565

    2 жыл бұрын

    Wll inoo soo duceeya Bal 😭 sababtoo ah tolkey dhulbahante weey jabeen oo gun Ayaan isku badalnay sool waxey ahan jirtay gobonimada Somalia lkn maanta waxaan umuuqanaa gun gun dhashay ilhy hanoo sahlo 😭😭

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf2 жыл бұрын

    Horta reer Khaatumo waa dad wanaagsan oo u taagnaa Soomaalinimo loo laayey waxaa laga waayey Soomaali cid ugu hiilisa dhibkii lagu hayey baa hada dadkii kale u gudubtey

  • @shukrijama5399

    @shukrijama5399

    2 жыл бұрын

    You are right my sister

  • @hamdiali5929

    @hamdiali5929

    2 жыл бұрын

    Asc reer khaatumo hadey wanagsan yihiin maxaa dadkii lanoola oo magantoda ku jiray maxee aga dhiidhi wayen marka gariyada sidii xoolaha logu rayey why ee agaqaban wayen yaa hooo reer waqooye

  • @Aisha-yn3gf

    @Aisha-yn3gf

    2 жыл бұрын

    Hadii Soomaali ay reer Sool yihiin maxaa Soomaali nimaa loo laayaaye loogu hiilin waayey Maamul bay dhisteen lama aqoonsan iyadoo lagu raali gelinayo SNM waayo reer Khaatumo Jabhad ma lahayn maamul goboleedada kale waa la dhisaa anakana waa nalaku ciqaabaa in SNM la raali geliyo marka hadi dhibkii dadkii kale gaadhey wax wada qab waa aad

  • @Aisha-yn3gf

    @Aisha-yn3gf

    2 жыл бұрын

    @@hamdiali5929 Dee kuwan waala saaray anigoo ka xun in qof Soomaaliya lagu dulmiyo dalkiisa iyo meel kale toona maxaad Woqooyi u tidhi sowtii Koonfur laga qaxiyey ee weliba Waayeelk xataa la KUFSNAYEY dilku waaba roonyahay marka loo eego nin Hmuxaraamad kiisii lagu hor Kufsado hadana la dilo

  • @ubahdahraan4494

    @ubahdahraan4494

    2 жыл бұрын

    Iyagaa dhibka isku hayay oo fadlan ku shuba ahaa,,,, nineey soori kaa qaaday waa nineey seefikaa qaaday.

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.57072 жыл бұрын

    Reer laascaano raalibay kayihiin

  • @abdihassan4440
    @abdihassan44402 жыл бұрын

    Waa kawada xunahay somaliyey jaaliyada waxan idin kula talinaya hadey dhacdo in oromo timaado laasacaanood yaan la ogalaan hala tarxiilo

  • @khalifjama879
    @khalifjama8792 жыл бұрын

    anigaa idin baahayn rer goonfur galbeed galkacyo daga wellcom galkacyo dhulkini

  • @dahir022

    @dahir022

    2 жыл бұрын

    Meel haday dagayaan dhulkooda inay dagaan wax ooga fiican majidho, aniga aragtidayda markaan xaqiiqda kahadlo! Balse ayagay utaala tan lafiican💯

  • @khalifjama879

    @khalifjama879

    2 жыл бұрын

    @@dahir022 dhulkoodu waa somalia galkacyo waa kamid

  • @dahir022

    @dahir022

    2 жыл бұрын

    @@khalifjama879 haa waa runta laakin mar haday meel sifiican udagayaan meesha dadkoodu/ familkodu joogan ayaa ufiican. Shakhsi ahaan anigu umadiidani Galkacyo waayo waa dhul Somaliyeed! Cidnana kama xigo…..

  • @inantanr5215
    @inantanr52152 жыл бұрын

    Subxana'Allah waa wax laga naxo walaahi waana ka xunahay in waxaas oo kale ka dhacdo gobol ka mida gobolada soomaliya oo dad soomaliyeed sidaa loogu galo. Reer laascanood canbareyn keliya wax ma tarayso waa in aad wax ka qabatan waxan oo kale aan ahayn dee sheega in aydin awood lahayn oo laydin haysto period!

  • @lail111

    @lail111

    2 жыл бұрын

    @badeed xildiid The assassinations were carried out by Idoorland aka somaliland don't use these people as scapegoats btw I'm reer lascanood and Lascanood is part of Somalia.

  • @zubairyawle5059

    @zubairyawle5059

    Жыл бұрын

    @@lail111 laascanod is territory of somaliland ( Ex British somaliland protectorate ) waadku qasbantihin Like Ethiopian somalis and kenya somalis

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    @badeed xildiid tarxilka ka dib ya dila dadka hada

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed4742 жыл бұрын

    Imagine Somali born somalis all over the world, one day deported to Somalia? This is beyond embarrassing and disgusting. Illahi ha na cafiyo, Subhanallah, Subhanallah, Subhanallah…

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan44942 жыл бұрын

    Dhulbahante waxa heystaa waa cuqubadeey Majeerteen ka galeen ee daayay hala adoonsadee.

  • @ismailmohamed1251
    @ismailmohamed12512 жыл бұрын

    Hala Dhaco Baan Leeyahay Dahabshiiil Halaga Saaaro Isaaaqa Sool Sanaag Iyo Cayn

  • @AhmedDaariq

    @AhmedDaariq

    2 жыл бұрын

    dee kaalay adigu rid hadaad awood hayso

  • @cawilfaanto8994

    @cawilfaanto8994

    2 жыл бұрын

    Fulay aakhiro xata isaaq baa kuugu talin ifka daayoo ciil qabe isaaq sool iyo sanaag waykula deganyihiin ceerigabo ma hooyadaa leh Caynaba, oog ceel afwayn, garadag iwm

  • @souguehfard1858

    @souguehfard1858

    2 жыл бұрын

    Dhulkaas uun mahine dhulka 4 soomaliyeed waa in reerkan laga saaro.jabuuti ha ugu horayso dds konfur iyo nfd meel ay somali dagantahay reerkan hala tagooro.

  • @AhmedDaariq

    @AhmedDaariq

    2 жыл бұрын

    @@souguehfard1858 djibouti deegaan ayay kayihiin rer tolkood ayaan degan oo ciise weyne ah maaha meel faqash leedahay, kililka shanaad waa meel dowlada itoobiya mamusho oo waa loo siman yahay somalida degan oo dhan not faqash nfd xeryaha qaxoontiga wax jooga mabaan arage kkkkkkkk waxaas oo dhan waxa ka dhow faqasheey inaad tidhaahdo laascanod ayaan ka sarayaa tasaa kaaga dhow kkkk

  • @souguehfard1858

    @souguehfard1858

    2 жыл бұрын

    @@AhmedDaariq halkeed ciise tol ku noqoteen sowka wasiirku gabadha ciise ku dhex cunsuriadeeyay hargeisa u waliba abtiga ku yahay.adeer somali way isku dhex noolayd ee isaaq badan oo somalida itoobiya kuwa kenya iuwa jabuuti kuwa konfureed intaba waad ku dhex nolaydeen ee hadeed sidaas unba nili dhaqmi doona.

  • @ishwaaqcaddeey4986
    @ishwaaqcaddeey49862 жыл бұрын

    Waa rutiis magan magan mabaridiso shaftinay dileen wlhi

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan32422 жыл бұрын

    Somaliland iyo somaliyey quseysa arintan reer laascaanood shaqo Kuma laha runta halkeda loogu taga

  • @ubahdahraan4494

    @ubahdahraan4494

    2 жыл бұрын

    Dhoor askari oo Somaliland miyaa dadkaan soo bara kiciyay oo yaqaanay mise degaankaa gacan ka geystay? Beenta daa fadlan ku shubayohow.

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka25782 жыл бұрын

    Laas caaanod turned to burco suburbia I

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar32852 жыл бұрын

    Somaliland guuul

  • @souguehfard1858

    @souguehfard1858

    2 жыл бұрын

    Isaaqu dhulka soomaliyeed ayay kuwada nool yihiin lakin manta laga bilaabo waa in laydin masafuriya jabuuti ba bilaabi doonta.

  • @hamdaomar3285

    @hamdaomar3285

    2 жыл бұрын

    @@souguehfard1858 beedee canfartaa ku wasta

  • @hamdaomar3285

    @hamdaomar3285

    2 жыл бұрын

    @@souguehfard1858 jabuuti yaa maamula? ma waxaad u haysataa dhulkii uu ka talinaayey kalidii taliyihii farmaajo 👎

  • @hamdaomar3285

    @hamdaomar3285

    2 жыл бұрын

    @@souguehfard1858 somaliland way saaraysaa wixii soo galooti ahba,

  • @souguehfard1858

    @souguehfard1858

    2 жыл бұрын

    @@hamdaomar3285 jabuuti baad adiga dhan ka sadaqaysta oo sogalayti ku tahay markasad dadkale ku sheegaysa sogalayti waa wax lala yaabo.

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar32852 жыл бұрын

    Khaatumo khayr ma leh wixii aan u dhalan wadan waa laga saarayaa waryaaa

  • @aayanaayan6338

    @aayanaayan6338

    2 жыл бұрын

    Khaatumo guul

  • @farhiajama5944
    @farhiajama59442 жыл бұрын

    Daad kamaarmikartaa iskadaaya

  • @albaaniali7387
    @albaaniali73872 жыл бұрын

    Baydhabo wasaa

  • @abuukurhussein2908

    @abuukurhussein2908

    2 жыл бұрын

    Ana adan ku wasa garacyahow garacu dhaley🖕🖕🖕🖕

  • @albaaniali7387

    @albaaniali7387

    2 жыл бұрын

    @@abuukurhussein2908 𝕙𝕙𝕙𝕙

  • @albaaniali7387

    @albaaniali7387

    2 жыл бұрын

    @@abuukurhussein2908 ma qowmu luudaad tahay adeer ree baydhabo waa dad qaniya ee maxay dhulkooda qaniga an ka keenay

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul2 жыл бұрын

    Waar kuwan yaa yidhaa shaydaanka iska naar Isaaq 1991 ayuu nabad idinla galay idinka oo la saftay maxamad siyaad Bare oo magaalooyinkii Isaaq dhulka la simay dadkoodiina xasuuqay hadana Isaaq shaydaanka ayuu iska naar 1991 halka uu Hawiye darood xasuuq xun ugaystay markaa waxa aan leeyay nimanka meesha ka dhurmaya ubadkiina iyo dumarkiina ha u soo jiidina godob. Somaliland way jiraysaa oo way joogaysaa mardanbe Isaaq hadii loola yimaado dagaal waa la iska ogyay cida ka qaxaysa deegaanadooda iyo magaalooyinka isaaqa jooga wajaale Lughaya ilaa Ceerigaabo ayaa iskugu iman xadaka Somaliland iyo Somalia waxaan shaki ku jirin in ay qixi ilaa Gaalkcayo.

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    2 жыл бұрын

    Cabdul farah adigaba dad badan o somali wad laysen teda kale hadad so qixiso adigana sow kama yabtid in lagu si qixiyo hanjabad bad haysa

  • @jawariguulet4929

    @jawariguulet4929

    2 жыл бұрын

    Dhuusad jooji 🦨💨💨👃

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    @@jawariguulet4929 maxad la caytame awod wan u leyahay isaq inan dds iyo nayrobi ka so qixiyo ama o waliba niyu bolis an dhulbante madax uga dhigo

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Жыл бұрын

    Dad kalamareyn karaan radiyaha iiqado badalkisa sharad lacagta gub qado lacagta lasocoto hargeysa lacag goni ugogol xaraneysa markale calan

  • @abdihassan4440
    @abdihassan44402 жыл бұрын

    Sck jaaliyada waa mahadsantihiin ilaah ajir ha idinka siiya , Qoryooley deriskeena baad aheeden 1974 ilaa 1990 marka yaan la idin wasakheeyn sonali wa somali gaar ahaan reer laasa caanood halganka somaliya iyo xoriyada waa laga sheekeya taas baa la disdain yahay ilaah ha idin karab galo iinsha alah

  • @saidaden5783
    @saidaden57832 жыл бұрын

    Dhulbahana maanta kadib waar Isaaq no more Daarood 🤮🤮

  • @idilmaxamuud2189

    @idilmaxamuud2189

    2 жыл бұрын

    Bal adiga orodka dhig iidoor wagash war orod cacda mesha kala tag qofne wax usan aheyn ma noqdo

  • @axmedabshir4544
    @axmedabshir45442 жыл бұрын

    86 men and women of our leading figures has been killed in Lasanood for the last one decade. So,I want to ask the people who oppose this issue who killed our inocent dignataries in Lasanood ?

  • @a.m.k9976

    @a.m.k9976

    2 жыл бұрын

    Ask yourself killings hapen evry where intire in Somalia whose resposible??

  • @lail111

    @lail111

    2 жыл бұрын

    Duh Idoor who else?

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf2 жыл бұрын

    Soomaaliyeey wixii nalaku hayey ee aad nooga kaalmayn weydeen baa idiin soo gudbaye nala arka dadkan iyagoo nool baaba la diraye anaka qofkastoo la dilo gurigiisa dhiniciisaa lagu dilaa marka anana hanaloo kaalmeeyo waayo waxa nalaku haystaa waa Soomaali nimaan rabanaa

  • @mubarikvivasland676

    @mubarikvivasland676

    2 жыл бұрын

    Sharafta reer Sool meel hakaga dhicin

  • @Aisha-yn3gf

    @Aisha-yn3gf

    2 жыл бұрын

    @@mubarikvivasland676 Eyda Sharafta Sool meel uga dhacaad ka mid tahay laakiin aduun iyo aakhira idinkaa sharaf waayi

  • @mubarikvivasland676

    @mubarikvivasland676

    2 жыл бұрын

    @@Aisha-yn3gf Islaan iska wareersan oo qabyaaladu waashay

  • @togannetoosane5878
    @togannetoosane58782 жыл бұрын

    Midgo iga dheh isaaq iyo dhulbahante. Uf oo hadana uf. Gabdhahooda guur ma leh. Halkee lagu arkey haween iyo caruur argaxisinimo looga masaafurinayo dalkoodii hooyo. Midgo isaaq iyo dhulbahante waxaad soo wadaana la arki doonee. Ka daroo dulli noqde isaaq iyo dhulbahante.

  • @kassimare8048
    @kassimare80482 жыл бұрын

    Balabala hadaal waxba maqabanayo

  • @yazzielul9977
    @yazzielul99772 жыл бұрын

    Walhi waa ayaan daro

  • @axmedcabdi5212
    @axmedcabdi52122 жыл бұрын

    Inadhilo

  • @guureguurre338
    @guureguurre3382 жыл бұрын

    Waxay rabaan somalidu ha sheegto lkn waa in dadkii Laascaano lagu laayey lakenaa kuwuu laayey iyo kuwii kadanbeeyeyba! dadbaa inta la iska laayo laraba in lagu hilmaamo eelay la raafay. Tankale waa in Puntland dadkan u gudbiso goboladoodii eyn lagu siiday wadanka.

  • @warmurtieed411
    @warmurtieed4112 жыл бұрын

    We don’t wanna listen to qurbajoogs

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE2 жыл бұрын

    Ree Laascaanood Waa Magan Buu yidhi Ugaas ismaaciil..Hadal nin wayn..

  • @vp106cy4
    @vp106cy42 жыл бұрын

    Munaafaqiin igadhe

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur61182 жыл бұрын

    Shirkadaha reer waqooyiga waxay ka shaqaystaan koonfurta somaliya dadkoodana way ka shaqaystaan. Dahabshiil ha laga bilaabo albaabada ha isku dhufto.iyo somtel yaan laga isticmaalin koonfurta

  • @kuuliokool5492

    @kuuliokool5492

    2 жыл бұрын

    Ma markanu idin rafi laheynba tan wa laaska maha burco iyo hargeysa aayar fadhiso

  • @faayali1097

    @faayali1097

    2 жыл бұрын

    Dadka waa rafesin ayaa shikadi wax ka gadanyo walaahi waa isku dirteen somaaliyo dhan Soraafa kuli lakiin kofur wax maraafeso saas ogada . Walee reerkofur 30 waa caaynesen wana kashaqeeysaneyseen lakiin.somaali waa ogtahay mahan dhubahase.walee cidaa ceebowday

  • @khalidaxmed146

    @khalidaxmed146

    2 жыл бұрын

    Dahab shiil haku waso

  • @abdirisaqnur6118

    @abdirisaqnur6118

    2 жыл бұрын

    @@khalidaxmed146 odayga dhiigshiil miyaa kaa garaacay yaa qoomuluud warkiisaad leedahay

  • @AhmedDaariq

    @AhmedDaariq

    2 жыл бұрын

    @@faayali1097 argagaixsanimadayada qariya laydinka yeeli maayo mooryaantay dahabshiil guskiisa ayuu ku joogaa maxaad ku samayn kartaa intaan ku rafno ayaa kugu dul ganacsanaynaa dameer dameer dhalay

  • @abdihassan4440
    @abdihassan44402 жыл бұрын

    Duqa aniga baa aqaan i famil reer jaamac boodhe qoryooley iyo xamar Isla daganeen

  • @zahraahmad3603
    @zahraahmad36032 жыл бұрын

    nin la leeyahay nin ma magan geli karo is xoreeya marka hore

  • @ayaninjeebe5148
    @ayaninjeebe51482 жыл бұрын

    Dhulbahante awalba waxba maad nad aheen dadkaa raafteen waxa ay kasoojeedan gobol gani ah uff

  • @nuursaleebaan6568
    @nuursaleebaan65682 жыл бұрын

    Xoolo Xoolo dhalay 83,qof oo dadkaagii ah ayaa dil qarsoon iyo qarax lagu diley maxaad uga hadliweyday idinkaa ka danbeeyey dilka iyo waraxa dadkiina Balse idinka waxba ladinka weydiinmaayo laascaanood waa dhul somaliland hadaad wax ka qabankaraysaan kaalaya idinkana aan idinka mastaafurinee

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    2 жыл бұрын

    Nuur adinka sow ma ogid inlaga masafurin karo 5ta somali

  • @nuursaleebaan6568

    @nuursaleebaan6568

    2 жыл бұрын

    @@hodanc6255 maxay carataa cagaba malehe yaa igaraafi kara anaaba laascaanood lehe awoodna cid iigu iman karataa ma jirtee wallaal inanbaa tahaye qoladan fecbook yay ku waalin laascaanood dadkii lahaa baa jooga cidina kuma haysato

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    2 жыл бұрын

    @@nuursaleebaan6568 dadki ku kibir jabin jiray ba 10 lagaga so dira niyu bolis

  • @zubairyawle5059

    @zubairyawle5059

    Жыл бұрын

    @@hodanc6255 hhhh liyu police makuwa xabashida ushaqeya miya ee jabhadii xoraynaysay dili jiray war kuwaasi Ethiopia ha iska xoreyaan meshan somaliland baa ladhahaa aniga oo kaliya ayaa kadanbaaba 5ta somali eed shegayso somaliland baa kamid ah

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    @@nuursaleebaan6568 5ta somali ban ku iri wa ogahay inad lascanod haysato lakin dhulbante lama zinidin waxad la siman tihin kablalax wana awodna dds iyo nfd nayrobi inan ka tarxilo

  • @faysalbushaar5595
    @faysalbushaar55952 жыл бұрын

    War baxa gun yahay guntu dhashay haday bixi wayayen waa la suqaarinayaa

  • @azakzaak1691
    @azakzaak16912 жыл бұрын

    Dhulbahantaha laascanood degan qiimo maleh sababto ah dhulkoodii ayaa dad soomaaliyed lagu dulmiyey oo ay daaficiwaayeen taariikh madow oo soomaali ilaawi doonin ayaa idiin qorantay runta sheega oo waxaad tiraahadaan waana la haystaa oo gumaystaa oo xoog baan nalagu hesytaa waxba kama qaban karno waa la idiin garaabayaa laakiin waa in aad qirataan.

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    2 жыл бұрын

    Dhulbahantane Wala Gumaystaa Ogaaw Asaga LA So Raafayaa Mar Dhaw Iiiga Qor

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar32852 жыл бұрын

    Somaliland guul 💚🤍❤

  • @cawilawcabdi1115
    @cawilawcabdi11152 жыл бұрын

    Iska hadaloo in higare ama hadala ama aamusa ,madaafiicdii iyo diyaaradihii iyo marakiibtii iyo awoodii ciidanka xooga dalka soomaliyeed ayaad nagu garacdeen weli cid wax idinka waydiisayna ma jirto wali waydinkaa aduunka debadiisa medraysanaya dagaalkiihore markii aad ku jabteen syaad hadda u bedesheen fadhi ku dirir xafalado laga hadlo, illaahay mooyaane cid wax naga qaadi kartaa nacnacda meela ka soo dira ,daraawiishtu noociina nacasyada ah oo keli may ahayn

Келесі